M.M Qabridahar Iyo Tababar Kusaabsan Nidaamka Beerashada Casriga Ah Oo Loo...
Qabridahar(cakaranews)Sabti, 6da January 2017.Waxaa Magaalada qabaridahar ee xarunta gobolka qoraxey lagu soo gabagabaeeyay Tababar uu soo agaasimay xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka...
View ArticleAdeegii Qaliinka Indhaha Iyo Daawaynta Bilaashka Ahaa Oo Maalintii 3aad Galay
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 7da January 2018. Waxaa maalintii 3aad galay adeegii qaliinka iyo daawaynta indhaha ee bilaashka ahaa oo ka socda cusbitaalka wayn Ee jaamacada jigjiga ee Meles Memorial...
View ArticleGudiga Qabanqaabada Ee Shirwaynaha Raaso
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 7da January 2018. Shirwaynaha wadatashiga XDSHSI iyo shacabwaynaha deegaanka oo ay kasoo qaybgalayaan in kabadan 2,500 oo shaqsi oo isugu jira ergooyinka xisbiga, qaybaha...
View ArticleKulanka Wadatashiga Xukuumada DDSI iyo Beesha Gabooye
Jigjiga,(cakaaranews),Axad, 7da January, 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadhici doona kulan wadatashi iyo wacyigalin isugu jira oo ay xukuumada deegaanku la yeelanayso beesha...
View ArticleLa taliyaha MW Oo Ka Warbixiyay kaalinta Ay qurba joogta DDSI ku leedahay...
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 8da, January, 2018. La taliyaha madaxwaynaha DDSI ee Dhinaca Xalinta cabashooyinka ahna wasiirka xafiiska xidhiidhka arimaha qurba joogta DDSI mudane Cabdirisaaq Saxane...
View ArticleWar Naxdin Leh Oo Ka Imanaya Soomaalida Dagan Galbeedka Harargee.
Balbalayti(Cakaaranews) Isniin 8da January 2018. War xaqiiq ah oo naga soo gaadhaya galbeedka harargee ee deegaanka oromada ayaa waxaa dhacday in Dadkii soomaalida ahaa ee daganaa galbeedka harargee ka...
View ArticleXafiiska Waxbarashada DDSI Oo Tababar U Soo Gabagabeeyay Shaqaalaha Xafiiska.
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 8da January, 2018. Xafiiska waxbarashada DDSI ayaa tababar ku saabsan taaba galinta iyo hirgalinta barnaamijka halbeega waxqabadka isku dheeli tiran ee loo yaqaano...
View Articleአስደንጋጭ ዜና፤ በምዕራብ ሐረርጌ ዞን በሚገኙ የኢትዮ-ሶማሌ ንጹሃን ዜጎች ላይ በተደረገው የምግብ ማቀቡ ለዜጎች ሞትና...
ከምዕራብ ሐረርጌ(cakaaranews)ሰኞ፤ታህሳስ 30 ቀን/2010ዓ.ም.አሁንየደረሰንመረጃ እንደሚያረጋገጠው፤በኦሮሚያክልልምዕራብሐረርጌዞን በዳሩለቡና በሀዊ ጉዲና ወረዳዎች የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ተወላጅ ንጹሃን ዜጎች በኦሮሚያ ክልል ውስጥ የሚገኙና እራሳቸው ቄሮ ብሎ የሚጠሩ አሸባሪ ቡዱን በሶማሌ ንጹሃን ተወላጆች...
View ArticleAnother New Massacre of Somalis
Balbalayti(Cakaaranews) Sunday 8th January 2018 . Avery horrific and scared news from West Hararghe Zone that 4 innocent Somalis were killed no means today by Qerroo and Oromo police in Hoyade and Kore...
View ArticleOGEYSIIS: DHAMAAN QURBAJOOGTA DDSI EE WAQOOYIGA AMERICA
Minneapolis(Cakaaranews) Isniin 8da January 2018. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta DDSI ee kunool wadanka maraykanka inuu jiri-doono shirwayne balaadhan oo kadhici doona Mineapolis maalinta...
View ArticleRaysul Wasaaraha JDFI Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Sudaan.
Addis-ababa,(cakaaranews), talaado, 9ka January, 2018. Raysul-wasaaraha JDFI mudan Hailemaraim Dessaleng ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday wadanka suudaan oo uu hogaaminayay abaanduulaha...
View ArticleHanti-dhawrka Xafiisyada Oo Tababar Loo Qabtay
jigjiga(cakaaranews)Talaado,9ka January 2018. Tababar uu soo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI ayaa tababar uqabtay 75 xubnood oo dhawaan lagu meelayay hantidhawrka gudaha ee...
View ArticleWasiirka Horumarinta Waraabka iyo Doxooyinka DDSI Oo Ka Warbixiyay Guulaha...
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 9ka January, 2018.Wasiirka xafiiska horumarinta waraabka iyo dooxooyinka DDSI mudane Suldaan Maxamed Xasan oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka ayaa ka...
View ArticleOGAYSIIS: DHAMAAN QURBA-JOOGTA DDSI EE WAQOOYIGA AMERICA
Minneapolis(Cakaaranews) Arbaco 10ka January 2018. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta DDSI ee kunool wadanka maraykanka inuu jiri-doono shirwayne balaadhan oo kadhici doona Mineapolis maalinta...
View ArticleMW CMC IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO KA DAGAY MAQALE.
Maqale (Cakaaranews),Arbaca, 10ka January,2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayay oo ka koobnaa 25ka xubnood ee mudadii ugu dambaysay ku jiray shirarkii...
View ArticleMashruuca Dhismaha Guryo-Wadareedka Garabcase Oo Gabo-Gabo Maraya
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 10ka January 2018. Xukuumada DDSI oo dadaal oogu jirta siday bulshada iyo shaqaalaha deegaanka ooga haqabtiri lahayd dhanka guryaha ayaa waxay aas-aastay wakaalada...
View ArticleQiimayntii Waxqabadkii Rubucii 2Aad Ee Degmooyinka Gobolka Faafan Oo ka...
Awbare,(cakaaranews), Arbaca, 10ka January, 2018. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 2,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka maamulka iyo maamul magaalooyinka gobolka faafan ayaa ka furmay...
View Articleገረብ አሴ የጋራ መኖሪያ ቤቶች ግንባታ በማጠናቀቅ ላይ ይገኛል
ጅግጅጋ(cakaaranews)እሮብ፤ጥር 2/2010.የኢ.ሶ.ክ.መ.በክልሉ ማህበረሰብ የሚያጋጠሙ የመኖሪያቤቶች እጥረት በዘላቂነት ለመፍታት የክልሉ መንግስት የቤቶች ልማት ኢንተርፕሬዝ ማቋቋሙ ይታወሳል። ኢንተርፕሬዙ ደግሞ በክልሉ ርዕስመዲና የሚኖሩ የማህበረሰብ ክፍሎች በመኖሩያ ቤቶች በኩል የነበረውን ችግር በመቅረፍና...
View ArticleShirwaynihii 7aad Ee Xisbiga TPLF Oo Si Rasmi ah Ufurmay
Maqale(Cakaaranews) Khamiis 11ka January 2018. Waxaa si rasmi ah xarunta deegaanka tigray ee magaalada maqale uga furmay shirwaynihii 7aad ee xisbiga TPLF ee deegaanka tigray oo ay kasoo qaybgaleen in...
View ArticleWareegii 2aad Ee Daahfurka Kahortaga Ololha Talaalka Cudurka Poilioda Oo...
Jigjiga (cakaarenews)khamiis 11ka January 2018. Waxaa madasha shirarka ee xafiiska caafimaadka DDSI lagu qabtay kulan lagu daahfurayay wareega 2aad ee daahfurka kahortaga ololaha talaalka ee cudurka...
View Article