Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulshada Iyo Maamulka Degmada Waqooyiga Jigjiga Ayaa Sheegay In Sarac Kabadan...

Haroorays(cakaaranews)Axad, 31ka December 2017. Bulshada kudhaqan degmada waqooyiga jigjiga ee horoorays  ayaa sheegay in sanadkan uu u soo go’ay sarac kabadan waxsoosaarka sanadihii hore kaasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Qabribayax Iyo Dhalinyarada Oo Lasiiyay Lacagihii Daynta Ahaa Ee Shaqo...

Qabribayax(cakaaranews)Isniin, 1da January 2018. Kulan balaadhan oo ay kasooqaybgaleen wasiirka dhalinyarada iyo ciyaarhaha DDSI ahna lataliyaha Madaxwaynaha ee dhanka saxaafada, kusimaha maayorka MM...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhalinyarada Gobolka Faafan Oo Yeeshay Kulan Lagu Dar-dargalinayo...

Jigjiga,(cakaaranews),isniin, 1da January, 2018. Xukuumada DDSI  ayaa sanadihii ugu dambeeyay Dajisay  istiraatijiyadaha iyo xeeladaha cilmiyaysan oo   lagu gaadhayo hadafka iyo himilada deegaanka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Balaadhan Oo Dood Cilmiyeed Ah Ayaa Ka Furmay Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 1da January, 2018. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo  madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በክልሉ ርዕስመዲና በጎጂ ልማዶች የሚትኮር የሲምፖዝየም መድረክ ተጀመረ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሰኞ ታህሳስ 23ቀን/2010ዓ.ም.በክልሉ ርዕስመዲና በመስተዳደር ጽ/ቤት ጊቢ በሚገኘው በካሊ1 አደራሽ በጎጂ ልማዳዊ ድርግቶች የሚወያይበት የሲምፖዝየም መድረክ  ተጀመረ።በምክክር መድረኩ ላይ የክልሉ ከፍተኛ አመረር አባላት የክልሉ ፕሬዝዳንት አቶ አብዲ መሀሙድና የክልሉ ም/ቤት አፈጉባኤ አቶ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC OO U AMBABAXAY XARUNTA DALKA EE ADHISABABA

Addisababa(Cakaaranews) Talaado, 2dii january 2018. Wafti uu hogaaminayo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo kakooban 25 xubnood ayaa saaka magaalada jigjiga uga ambabaxay dhanka xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ፕሬዝዳንት አብዲ መሀሙድ ኡመር ወደ አገሪቱ ርዕስመዲና አመሩ

አዲስ አበባ(Cakaaranews)መክሰኞ፤ታህሳስ 24ቀን 2010ዓ.ም.በኢ.ሶ.ክ.መ. ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር የሚመራና 25 የክልሉ ካቢኔ አባላት ያቀፈ ከፍተኛ ልዑካን ቡዱን ከክልሉ ዋና ከተማ ወደ የሀገሪቷ ርዕስመዲና የሆነችው አዲስ አበባን አቀኑ። ልዑካን ቡዱኑ ከአዲስ አበባ ወደ መቀሌ ከተማ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar ku saabsan BSC Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Waxabarshada DDSI...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 2da January, 2017. Xafiiska waxbarashada DDSI ayaa dhamaan shaqaalihiisa u qabtay tababar ku saabsan taaba galinta iyo hirgalinta barnaamijka  halbeega waxqabadka isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MMQ Iyo Bulshada Kunool Oo Soo Dhawaysay Ardayda Cusub Ee Lagu Soo Qoray...

Qabridahar(cakaaranews)Arbaco, 3da January 2018. Waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyay magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxay ardaydii ugu horaysay ee nasiibka uyeelatay jaamacada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tareenka Ethio-Djibouti Oo Si Rasmi Ah U Bilaabay Safarkiisii iyo waliba...

Addis Ababa, (cakaaranews) Arbaco, 3da January 2018 shirkada isgaadhsiinta  tareenada ayaa sheegatay in uu si rasmi ah tareenku u bilaabay adeegii safarka ee Ethio-Djibouti iyadoo shirkaduna ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyeyaasha xisbiyada ku bahoobay xisbiga EPRDF ayaa sheegay in midnimada...

Addis ababa (cakaaranews) Khamiis 4ta,January  2018. Afarta gudoomiye ee xisbiyada kubahoobay xisbiga EPRDF ayaa cadeeyey inay shacabka ugu shaqaynayaan fikirka midaysan ee ay urarada xisbigu hada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Ururada Kubahoobay Xisbiga EPRDF Iyo Xisbiyada Bahwadaagta la ah Oo...

Addis-ababa,(cakaaranews), khamiis, 4ta January,, 2018, Kulan ay yeesheen 4ta xisbi ee kubahoobay xisbiga EPRDF iyo 5ta xisbi ee bahwadaagta la ah xisbiga EPRDF ee soomaalida, canfarta, benishangul,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynaha Wadatashiga XDSHSI Iyo Shacabwaynaha DDSI Oo Lagu Qaban Doono...

Jigjiga,(cakaaranews), khamiis , 4ta, January, 2018. Waxaa magaalada Raaso ee xarunta degmada Raaso ee gobolka afdheer lagu qabandoonaa todobaadka soo socda haddii alleh-idmo shirwayne balaadhan oo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ahaa Oo Ka Furmay...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 4ta December 2018. Waxaa si rasmi ah ooga furmay cusbitaalka wayn Ee jaamacada jigjiga ee Meles Memorial referal hospital ol-olihii Daawaynta Iyo Qaliinka Indhaha ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ ዴሞክራሲያዊ ፓርት በራሶ ከተማ ከህዝቡ ጋር ሰፊ የጋራ መግባባት መድረክ የአካሄዳል

ጅግጅጋ(cakaaranews)hሀመሙስ ታህሳስ 26/2010ዓ.ም.በቀጣዩ ሳሚንት በአፍዴር ዞን በራሶ ወረዳ መቀመጪያ በራሶ ከተማ የክልሉ መሪ ድርጅት ኢ.ሶ.ህ.ዴፓ. ከክልሉ ህዝብ ጋር ክልሉ ባለፈው 7አመታት ባሳለፈው የልማት፤የመልካም አስተዳደርና የዴሞክራሲ እንድሁም የታዩ ተግዳሮትና በቀጣይ የልማት፤የጸጥታና የመልካም...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg-deg Ah

Addisababa(Cakaaranews) Khamiis 4ta January 2018. Xisbiga EPRDF ayaa maanta shaaca ka qaaday markii ugu horaysay taariikhda abid inay ka doodeen sidii ay ururad bah-wadaagta ah ee sida XDSHSI ay EPRDF...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ነጻ የአይን ህኪምና አገልግሎት በጅግጅጋ ከተማ ተጀመረ

ጅግጅጋ(Cakaaranews) አርቢ ታህሳስ 27/2010.በጅግጅጋ ከተማ አስተዳደርና በአከባቢው የሚገኙና የተለያዩ የአይን በሽታ ችግር ያለባቸው ዜጎች ነጻ የአይን ህኪምና አገልግሎት የሚያገኙበት ፖሮግራም በዛሬ እለት በጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ የመለስ ዜናዊ መታሰቢያ ሪፊራል ሆስፒታል ተጀመረ የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ፕሬዝዳንት...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Shacabka DDSI Oo Kormeer Qiimayn Iyo...

Qabridahar (cakaaranews)Jumce, 5ta January 2018.Gudiga joogtada ah ee golaha wakiilada shacabka DDSI ee qaabilsan dhanka qiimaynta iyo dabagalka mashaariicaha ayaa kormeer qiimayn iyo dabagal ah ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkada Maalgashiga Wayn Ee Dangote Group Ayaa Sheegtay In Ay Sii Laban...

Adhisababa (cakaaranews)Jumce, 5ta January 2018.Dangote Group oo ah shirkadaha Afrika ee hogaaminaya shirkadaha iyo warshadaha qaarada ayaa ku dhawaaqday in qorshayaal lagu kordhinayo maal-gashigooda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Ku Xigeenka Horumarinta khayraadka Biyaha DDSI Oo Ka Warbixiyay...

Jigjiga,(cakaaranews), sabti, 6da January, 2018 Wasiirka ku xigeenka xafiiska horumarinta khayraadka biyaha DDSI mudane Cabdixaliim Axmed Ismaaciil oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>