Mw Cmc Iyo Waftigii Somaliya Oo Wada Qaxweeyay.
Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 11ka August , 2016 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu wehelinayo gudomiyaha XDSHSI ahna afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI mudane Maxamedrashiid Isaaq...
View ArticleMW Soomaaliya Oo Booqday Jaamacada Jigjiga
Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 11ka August 2016. Madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo waftigiisa oo uu horkacayo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud...
View ArticleHadiyado Lagudoonsiiyay Waftigii Soomaaliya
Jigjiga(cakaaranews)jimce 12ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna Gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq iyo...
View ArticleMW CMC Oo Sagootiyay MW Soomaaliya
Jigjiga (cakaaranews) Jumce 12ka August 2016. Masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada oo uu ugu horeeyo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna...
View ArticleXaflad Lagu Daah Furay Iskaashatada Kulmiye Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews) sabti, 13ka August, 2016, Xaflad lagu daah furay iskaashatada kulmiye oo ah iskaashato ay ku midoobeen hogaamintii hore ee deegaank oo ay ka mid yihiin madaxwayne yaashii hore ee...
View ArticleMunaasabada Guusha Ciidanka Gaarka ah Oo Bilaabatay
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 13ka August 2016. Waxaa wakhti xaadirkan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan si rasmi ah uga bilawday Munaasabad lagu maamuusayo Guusha ciidanka gaarka ah ee liyuu- booliska...
View ArticleTababar ku Saabsan Maamulka iyo Dabagalka Mashaariicaha Oo la soo Gabagabeeyay.
Jigjiga(cakaaranews) sabti, 13ka August, 2016, Waxaa lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar mudo 20 tan maalmood ah socday oo ku saabsan nidaamka...
View ArticleWafti Ka Socday Wasaarada Beeraha Heer Federal Oo Gaadhay Tuulada Gila
Qabribayax ( Cakaaranews ) Sabti 13ka August 2016.Wafti ka socday wasaarada beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee heer federal iyo heer deegaan oo ay Horkacasay wasiiru dowlaha wasaarada fursadaha...
View ArticleDalacsiin Iyo Munaasabadii Guusha Ciidanka
Jigjiga(cakaaranews) Sabti, 13ka August 2016. Sidaad warkayagii hore kula-socoteen waxaa hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan kabilaabtay munaasabad lagu maamuusayo guushii ciidamada gaarka ah ee...
View ArticleWaftigii Ka Socday Wasaarada Beeraha JDFI Oo Gaadhay Tuulad Gode.
Erer(cakaaranews) Axad, 14ka August, 2016, Waftigii ka socday wasaarada beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee JDFI ee ay hogaaminasay wasiiru dawlaha wasaarada Beeraha iyo khayraadka Dabiiciga ah ee...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Layeeshay Qurbajoogta Gaashaamo
Jigjiga( Cakaaranews ) Isniin 15ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan Hogaan kuxigeenka xafiiska nabadgalyada, maamulka iyo cadaalada DDSI mudane Ibraahim...
View ArticleWasiirka Arimaha bulshada DDSI oo kulan la yeeshay dhalinyaro soo baratay...
Jigjiga(cakaaranews) Isniin 15ka August, 2016, Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada DDSI mudane Axmed Maxamed Koore ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay dhalinyaro ka soo qalin jabisay...
View ArticleMashiinada Sameeya Bulikeetiga Oo La soo Iibiyay
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 16ka August 2016. Wakaalada horumarinta shirkadaha yaryar ee DDSI ayaa soo iibisay Mashiinada sameeya bulukeetiga (Block Making Machine) islamarkaana kushaqeeya electriga...
View ArticleTababar Ku Salaysan Maamulka Cududa Shaqo Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga (cakaaranews) Talaado, 16 ka, August, 2016. Xafiiska adeega shacabka iyo kobcinta cududa shaqaalaha DDSI oo ka duulaya taabo galinta qorshaha labaad ee koboca iyo isbedelka dhaqaalaha dalka...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Dardargalinta Horumarka Iyo Arimaha Xisbiga Oo ka...
Awbare(cakaaranews) talaado, 16ka August, 2016. Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee magaaada Awbare ee xarunta degmada awbare kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sii xoojinta hawlaha horumarka,...
View ArticleQurbajoogtii Gaashaamo Oo Kahadashay Kulankii
Jigjiga( Cakaaranews ) Talaado 16ka August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan hogaan kuxigeenka xafiiska nabadgelyada, maamulka iyo cadaalada DDSI mudane Ibraahin...
View ArticleKulan Wadatashi ah Oo Lagaga Hadlayay Wakaalada Shaqo Abuurka Iyo Damaanad...
Jigjiga(cakaaranews) Arbaca, 17ka August, 2016 Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan ee caasimada jigjiga kulan balaadhan oo lagaga tashanayay hirgalinta shaqooyinka ay fulinayso...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Layeeshay Wafti Kasocday Somaliland
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 14ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayeen afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq,...
View ArticleKal-fadhigii Golaha Xildhibaanada Oo Galay Maalintii 3, aad
Jigjiga (cakaaranews)Khamiis 14ka July 2016. Kal-fadhigii golaha xildhibaanada oo mudo 2 maalmood ah si habsami leh ugasoo socday madashada shirarka ee qaryaan dhoodaan ayaa galay maalintiisii 3, aad....
View ArticleOgaysiis Dhamaan Qurbajoogta
Jigjiga (cakaaranews)Khamiis 14ka July 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta kakalatimid qaaradaha aduunka ee kusugan xarunta DDSI ee magaalada jigjiga in habeen danbe lagabilaabo 12:00 ka...
View Article