Jigjiga(cakaaranews)Sabti 13ka August 2016. Waxaa wakhti xaadirkan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan si rasmi ah uga bilawday Munaasabad lagu maamuusayo Guusha ciidanka gaarka ah ee liyuu- booliska ee ay ku soo gunaanadeen kuna soo afjareen ururadii argagixisada ahaa ee UBBO iyo wixii lahalmaala.
Hadaba, munaasabadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo ah marti sharafta khaaska ah oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Generalka guud ee ciidanka qaranka qaybta koonfur Bari General Abraham wolde-mariam, major general Mahari Zewdu, major general Ibrahim Jalil oo kasocda wasaarada gaashaan-dhiga JDFI, jeneraalka Guud ee ciidanka gaarka ah ee liyuu booliska General C/raxmaan Cabdulaahi Buraale, Golaha wasiirada, odayaal dhaqameed, heerarka kaladuwan ee shaqaalaha xafiisyada heer deegaan, qurbajoog, dhalinyaro, dhamaan saraakiisha ciidanka gaar ka ah ee liyuu booliska iyo marti sharaf kale.
Sidaas darted, munaasabada ayaa wakhti xaadirkan ka socota hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan.
Faahfaahinta munaasabada kala soco:- www.cakaaranews.com