Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii 7aadka Dakhliga Iyo Jibriyada Oo Galay Maalinkiisii 2aad

Jigjiga(cakaranews)Sabti 4ta February  2017. shirkii 7aadka dakhliga iyo Jibriyada ee heer qaran islamarkaana kasocday xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ayaa galay maalinkiisii 2aad iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wacyigalin Kusaabsan Cudurka HIV-AIDS Oo Loo Qabtay Ardayda Kuliyada Jigjiga...

Jigjiga(cakaarnews)Axad 5ta February 2017. Shir balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska kahortaga iyo xakamaynta HIV-AIDS islamarkaana ujeedadiisu tahay wacyigalinta cudurka Dilaaga ah ee HIV AIDS,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ICT ga Deegaanada Dalka Oo Loo Soo Gabagabeeyay Qiimayn U socotay

Adhisababa,(cakaaranews)Axad 5ta February 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen dhamaan wakaaladaha iyo geedisocodyada xogaha iyo technologiyada casriga ah (ICT) ee 9ka deegaan iyo labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Lacag Boqol Milyan Oo Birr Ah Lagu GudoonSiiyay Eheladii Dadkii Ku...

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 5ta February 2017. Munaasabad ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Kabaneega...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Bisha Caafimaad Qabka Hooyada Oo Laga Xusay Jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 6da February, 2017  Munaasabad lagu xusayay bisha caafimaad qabka hooyada oo ah munaasabad sanadkiiba halmar bisha Tir laga xuso dalka  ayaa ka dhacday jigjiga gaar ahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim ah: Shacabka DDSI Dal Iyo Dibadba

Jigjiga (Cakaaranews) Isniin, 6da February 2017. Sida lawada ogsoonyahay, Waxaa deegaankeena kajira abaaro saameeyay qaar kamid ah gobolada deegaanka oo ay keentay isbadalka cimiladu islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis: Dhamaan Ganacsatada Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin, 6da february 2017. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan ganacsatada deegaanka heer kasta oo ay yihiin inuu jiro shir muhiim ah  4ta bisha yekaatiit oo ku aadan maalinta sabtida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo sameeyay Fanaaniinta dalka Jabuut.

Jigjiga, (cakaaranews),talaado, 7da February, 2017.  Waxaa xaflad hadhimo sharafeed ah  loogu sameeyay Huteelka City Crown ee magaalada jigjiga fanaaniinta caanka ah ee  dalka Jabuuti. Xafladan hadhimo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololaha Dawo Qaybinta cudurka Bakoorada Oo Ka Bilowday Senterka Goboblay Ee...

Gobobley(Cakaaranews) Talaado 7da February 2017. Ololaha dawo qaybinta cudurka bakoorada oo uu wado xafiiska caafimaadka DDSI oo kaa shaynaya wasaarada caafimaadka JDFI iyo Hay’ada caalamiga ah ee ITI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad lagu daah-furay hirgalinta nidaam casriya oo lagu bixinayo lacagta...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 8da February 2017. Xaflad lagu daah-furay hirgalinta nidaam casriya oo lagu bixintoona lacagaha uu gaadhsiiyo dadka danyarta ah  ee ka faaiidaysta mashruuca PSNP ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

53 Gaadhi Oo Sida Calafka Xoolaha Oo U Ambabaxay Gobolada Ay Abaartu Saamaysay

Jigjiga (Cakaaranews) Khamiis 9ka February 2017. Iyadoo baryahanba Xafiiska Horumarinta Xoolaha iyo Reer-guuraaga oo kaashanaya xukuumada DDSI uu ku hawlanyahay gargaarka bulshada deegaanka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Lagaga Hadlayay La Dagaalanka Musuqa Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Diridhaba.

Diridhaba,(cakaaranews) , khamiis, 9ka February, 2017. Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada deridhiba shir muddo 3 maal-mood ah socday kaasi oo ay  ujeedadiisu ahayd sidii loo sii dar-dargalin lahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis: Dhamaan Ganacsatada Degaanka.

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 10ka February 2017. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan heerarka kaladuwan ee ganacsatada deegaanka inay yimaadaan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan bari aroorta 2 saac oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Luuqada Afka-Hooyo Ee Gobolka...

Godey(cakaaranews)Jumce 10ka February 2017. Tababar ay si wada jir ah Usoo agaasimeen wasaarada waxbarashada JDFI, Xafiiska waxbarashada DDSI iyo Hay’adaha RTI,USAID, iyo Hay’ada SCI  islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Ka Socday Somaliland Oo Si Meeqaam Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyay jigjiga

Jigjiga(cakaaranews) Sabti,  11ka, February, 2017. Wafti balaadhan oo ka socday soomaliland oo uu hogaminayay gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna musharaxa madaxwaynaha xisbiga kulmiye ee haya talada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar ku saabsan istaraatiijiyada Waxbarashada baahida gaarka ah

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 12ka February 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI oo loo qabtay 50 macalimiin ah ujeedadiisuna yahay kor uqaadida barayaasha waxbarashada  baahida gaarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ganacsatada DDSI Oo 32 Millyan Oogu Deeqay Bulshada Ay Abaaruhu Saameeyeen.

Jigjiga (Cakaaranews) Axad 12ka February 2017. Kulan ay ujeedadiisu tahay sidii ganacsatada DDSI uga  qaybqaadan lahaayeen  gar gaarka la gaadhsiinayo bulshada DDSI ee ay abaaruhu saameeyeen oo ay soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hadhimo Sharafeed Loo Sameeyay Wafti Ka Socday Somaliland.

Jigjiga, (cakaaranews), Isniin, 13ka February, 2017. Wasiirka xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI  marwo Raxma Suldan Maxamud Haybe ayaa Maanta xaflad  hadhimo sharafeed gurigeeda ugu samaysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M.M Qabridahar iyo Tababar Looqabtay Macalimiinta Luuqada Afka-Hooyo

Qabridahar(cakaaranews)Isniin 13ka February 2017. Tababar Kor loogu qaadayo aqoonta barayaasha luuqada afka-soomaaliga islamarkaana ay soo agaasimeen wasaarada waxbarashada JDFI, Xafiiska waxbarashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha JDFI Iyo Masuuliyiin Kale Oo Si Heer Sare Ah Loo soo Dhaweeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 13ka February 2017. Waxaa galinkii danbe ee maanta garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee garaad wiilwaal Air-port si heer sare ah loogu soo dhaweeyay madaxwaynaha JDFI mudane...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live