Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Loo Qabtay Masuuliyiinta Ka Qaybgalaysa xuska...

Jigjiga(cakaaranews), Isniin, 13ka February, 2017. waxaa caawa ka dhacay barxada wayn ee kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI xaflad casho sharaf ah oo lagu soo dhawaynayay  masuuliyiinta ka qaybgalaysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska 5aad Ee Ciidamada Difaaca Qaranka JDFI Oo Si Heer Qaran ah Loogu Xusay...

Jigjiga, (cakaaranews), talaado, 14ka February, 2017. Waxaa maanta si qurux badan oo heer qaran ah  loogu dabaal dagay caasimada DDSI ee jigjiga gaar ahaan  garoonka kubada cagta ee jigjiga munaasabada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabineetka MM Godey Oo Loo soo jeediyay Barnaamijka Ciidanka Horumarka...

Godey(cakaaranews)khamiis 16ka February 2017.  Shir ay isugu yimaadeen xubnaha kabineega Maamulka magaalada Goday islamarkaana lagu soo jeedinayay dhismaha barnaamijka ciidanka horumarinta caafimaadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Macalimiinta Luuqada Afka-hooyo Ee Gobolka Af dheer

Jarati(Cakaaranews) Khamiis 16ka February 2017. Tababar Kor loogu qaadayo garaadka aqooneed ee barayaasha luuqada afka-soomaaliga islamarkaana ay soo agaasimeen wasaarada waxbarashada JDFI, Xafiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Shaqaalaha Barnaamijka Public Work Ee Xafiiska Horumarinta...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 17ka February 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah DDSI waaxdiisa khayraadka dabiiciga oo ay kasoo qaybgaleen shaqaalaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Godey Iyo Shir Kusaabsan Dhisida Ciidanka Horumarka Caafimaadka

Godey (cakaaranews)Jumce 17ka February 2017. Shir balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta maamulka magaalada godey, dhamaan maamulka xaafadaha magaalada godey, maamulka xaafad hoosaadyada, iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Macalimiinta Luuqada Afka-hooyo Ee Gobolka Liibaan

Filtu(Cakaaranews) Sabti 18ka February 2017. Tababar Kor loogu qaadayo garaadka aqooneed ee barayaasha luuqada afka-soomaaliga islamarkaana ay soo agaasimeen wasaarada waxbarashada JDFI, Xafiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Xafiiska Ka Hortaga Iyo U Diyaar Garowga Masiibooyinka DDSI Oo Ka...

Jigjiga(cakaaranews), Sabti, 18ka February, 2017.  Wasiirka xafiiska ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka DDSI mudane Xuseen Maxamed Xasan oo xafiiskiisa ugu waramayay shabakada wararka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Hayay Macalimiinta Luuqada Afka-hooyo Ee Gobolada Faafan,Jarar,...

Jigjiga (Cakaaranews) Axad 19ka February 2017. Tababar Kor loogu qaadayo garaadka aqooneed ee barayaasha luuqada afka-soomaaliga islamarkaana ay soo agaasimeen wasaarada waxbarashada JDFI, Xafiiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarumo Caafimaad Oo Xadhiga Laga Jaray.

Gurdumi(cakaaranews) Isniin, 20ka February, 2017. Masuuliyiin isugu jira heer deegaan heer, gobol iyo heer degmo oo ay ka mid yihiin Wasiirka caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil Cali iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Dawooyin iyo Qalab Caafimaad Ku Wareejiyay...

Galxamur,(cakaaranews),Isniin, 20ka February, 2017. Masuuliyiin ka socday xafiiska caafimaadka DDSI ayaa dawooyin iyo qalab caafimaad oo kala duwan gaadhsiiyay xarunta caafimaadka ee degmada galxamur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warshada Biyaha Ee Aqua Dire Oo Deeq 8 Gaadhi OO Calaf Ah Iyo Lacag Soo...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 20ka February 2017. Waxaa maanta xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga soo gaadhay deeq 8 gaadhi ah oo isugu jira calafka xoolaha iyo raashin iyo waliba 400,000 (afar boqol...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii Golaha Kabineega DDSI Oo Furmay

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 20ka February 2017. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha DDSI ka furmay Kal-fadhigii caadiga ahaa ee golaha kabineega DDSI oo uu hogaaminayay  madaxwaynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Maaraynta Miisaaniyada Iyo Diyaarinta Qorshaha Istratijiyadeed

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 21ka February 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen 49 xubood oo kakalasocda xafiisyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Doorka ay Hay’aduhu Ku Leeyihiin Ka Qayb-qaadashada...

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 21ka, February, 2017. Kulan uu soo diyaariyay xafiiska caafimaadka DDSI oo lagu gorfaynayay  sidii haay’adaha aan dawliga ahayn ee ay  bah-wadaagta yihiin xafiiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buundada Caalamiga Ee Geeldoox Oo Si Rasmi Ah Xadhiga Looga Jaray

Geeldoox(Cakaaranews) Talaado 21ka February 2017. Waxaa si rasmi ah xadhiga looga jaray buunadada caalamiga ee geeldooxd  kuna baxday lacag dhan 6.3 million oo dollor dheerarkeeduna dhanyahay 79.3m...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Gobolka Doolo Iyo Cusbitaalka Magaalada Wardheer Oo Bulshada...

Wardheer (cakaaranews) Arabco 22ka February 2017. Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Gobolka Doolo iyo Cusbitaalka Magaalada Wardheer ayaa Deeq kakooban Haamaha biyaha lagu kaydiyo ugu deeqay bulshada ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii Wadatashiga Iskaashiga DDSI Iyo Somaliland Oo Ka Furmay Jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews),khamiis, 23ka February, 2017. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga ee caasimada DDSI  gaar ahaan madasha  shirarka ee qaryaan dhoodan kulankii wadatashiga ahaa  ee xoojinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Federalka Ah Oo 16 Gaadhi Oo Raashin Ah Ugu Deeqay Somaliland

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 23ka February 2017. Dowlada federalka ah oo wakiilatay xukuumada DDSI ayaa deegaanka dariskeena ah somaliland ay abaartu saamaysay ugu deeqay 16 gaadhi oo raashin ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

kal-fadhigii Caadiga ahaa Ee Golaha Dhexe Ee XDSHSI

Jigjiga(Cakaaranews) Jamce, 24kii February 2017. Waxaa si rasmi ah hoolka shirarka ee kaali2 uga furmay kulankii caadiga ahaa ee golaha dhexe ee XDSHSI oo lagu qiimaynayay waxqabadyada qorshayaashii...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>