Bulshada kudhaqan Degmada Bilcil-buur Oo Bogaadisay Taakulaynta Iyo Daryeelka...
Bilcilbuur(cakaaranews)Jumce 24ka February 2017. Bulshada kudhaqan nawaaxiga Centerka golsololeey ee hoosyimaada degmada bilcilbuur ee Gobolka Jarar ayaa siwayn u soo dhaweeyay taageerada iyo garab...
View ArticleTababar Ku Saabsan Nidaamka Ka Hortaga Musuqa Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga, (cakaaranews), jumce, 24ka, February, 2017 Waxaa lagu soo gabagabeeyay caasimada DDSI ee jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar ku saadsan...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Oo Sheegay In Uu Xoojinayo Daryeelka Caafimaadka...
Jigjiga,(cakaaranews), Sabti, 25ka February, 2017. wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil Cali oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta DDSI ayaa sheegay in xafiiska caafimaadka...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Arrimaha Xuquuqul Insaanka Oo Ka Furmay Jigjiga
Jigjiga (Cakaaranews) Sabti 25ka February 2017. kulankan oo uu soo diyaariyay xafiiska cadaalada iyo xeer ilaalinta guud ee DDSI iyo komishinka xuquuqul iinsaanka heer federal oo ay ka soo qaybgaleen...
View ArticleDegmada Qalaafo iyo Qoysas Kabadan 60 kun Oo Qoys Oo Sifiican Uga...
Qalaafo(cakaaranews)Sabti 25ka February 2017. Barnaamijka damaanad-qaadka cunada ee PSNP oo ah barnaamij loogu talagalay ladagaalanka saboolnimada islamarkaana bulshada danyarta ah ee deegaanka looga...
View ArticleMunaasabad Abaalmarin Lagu Gudoonsiiyay Ardayda Kaalmaha Hore U Galay...
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 26ka February 2017. Munaasabad abaalmarin lagudoonsiinayay ardayda kaalmaha hore u galay kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdulmajiid Xuseen islamarkaana ay kasoo...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Doolo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xirfadlayaal Caafimaad.
Wardheer(cakaaranews) Axad, 26ka February, 2017. Gudoomiyaha gobolka doolo mudane Maxamed Cabdi Bare (Buraale) ayaa si diiran u soo dhoweeyay 19 Xirfadlayaal caafimaad oo ka mid ah xirfadlayaashii...
View ArticleMW CMC Oo U Amba Baxay Xarunta Dalka
Addisababa (Cakaaranews) Isniin 27ka February 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka Xarunta Deegaanka uga amba baxay dhanka xarunata dalka ee magaalada addisababa isagoo...
View ArticleTababar Kusaabsan Nidaamka Faayo-dhawrka Ee WASH
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 27ka February 2017. Tababar kusaabsan nidaamka faayo-dhawrka ee ardayda iyo dugsiyada deegaanka oo laga fulinayay barnaamijka WASH ee Xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana...
View ArticleMW CMC Iyo Mas’uulyiin Heer Federal ah Oo Dhawaan Booqan Doona Goobaha Ay...
Jigjiga(Cakaaranews) isniin 6da March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya mas’uuliyiin heer federal ah ayaa todobaadkan soo socda gudihiisa socdaal ay ujeedadiisu tahay...
View ArticleSocdaalo Lagu Darsayo Xaalada Abaarta
Jigjiga(Cakaaranews) isniin 6da March 2017. Waxaa socdaalo dhaadheer oo lagu darsayo xaalada nololeed ee bulshada ay abaartu saamaysay ubaxay kooxo isugu jira hogaaminta xisbiga iyo xukuumada deegaanka...
View ArticleTababar Kusaabsan Nidaamka Ilaalinta Deegaanka Schoolada Iyo Guud Ahaanba...
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 6da March 2017. Tababar kusaabsan nidaamka ilaalinta deegaanka schoolada iyo guud ahaanba nadaafada dugsiga iyo ardayda ee deegaanka islamarkaana ay kasoo qaybgleen ,...
View ArticleKulan Looga Hadlayay Ka Hortaga Socdaalka Sharcidarnada Ah Oo Ka Furmay jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews), Isniin, 6da, march, 2017. Kulan lagaga wada tashanayay sidii looga hortagi lahaa socdaalka sharci darnada ah oo uu soo diyaariyay xafiiska shaqaalaha iyo arimaha bulshada...
View ArticleMunaasabada Xuska 19aad Ee X.D.SH.S.I Oo Si Balaadhan Loogu diyaar Garoobay.
Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 6da, March , 2017. Waxaa maalinta bari ah guud ahaanba deegaanka si wayn looga dabaaldagi doonaa munaasabada xuska sanad guurada 19aad ee X.D.SH.S.I taasi oo si...
View ArticleDhakhaatiir Jaamacada Jigjiga U Diray Gobolka Doolo oo Gaadhay Xarunta...
Wardheer(cakaaranews), Isniin, 6da, March, 2017. Waxaa gaadhay xarunta gobolka Doolo ee Wardheer 8(sideed) Dhakhaatiir iyo 14 daryeelayaal caafimaad (Nurse) oo ay jaamacada jigjiga u diray gobolka...
View ArticleMM Dhagaxbuur Iyo Munaasabadii XDSHSI
Dhagaxbuur (Cakaaranews) Talaado 7da March 2017. Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu xusayay sanad-guurada 19aad ee kasoo wareegtay aasaaskii XDSHSI oo ay kasooqaybgaleen...
View ArticleMunaasabada Xuska 19aad ee X.D.SH.S.I Oo Si Meeqaam Sare ah Looga xusay jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 7da, march, 2017 Waxaa maanta guud ahaanba deegaanka si balaadhan loogu dabaal dagay munaasabada xuska 19aad ee ka soo wareegtay aas aaskii XDSHSI. Iyada oo munaasbad...
View ArticleDegmada Qalaafo Oo Si Heersare Ah Looga Xusay Sanad-guurada 19aad Ee XDSHSI
Qalaafo(cakaaranews)Talaado 7da march 2017. Munaasabad ay kasooqaybgaleen dhamaan kabinetka degmada oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha degmada mudane maxamed khadar faarax, qaybaha kale duwan ee bulshada...
View ArticleMM Dhagaxbuur Iyo Tababar Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Macalimiinta Luuqada...
Dhagaxbuur(cakaaranews)talaado 7da March 2017. Tababar ujeedadiisu tahay sii xoojinta aqoonta iyo xirfada barayaasha deegaanka gaar ahaan macalimiinta luuqada afka hooyo islamarkaana macalimiinta...
View ArticleMunaasabada Xuska Sanadguurada 19aad Ee XDSHSI Oo Si Heer Sare Ah Looga Xusay...
Wajaale(Cakaaranews) Talaado 7da March 2017. Munaasabad ay kasooqaybgaleen dhamaan masuuliyiinta mm wajaale oo uu ugu horeeyo maayarka mm wajaale mudane Maxamuud Cabdi Muxumed, qaybaha kale duwan ee...
View Article