MMJ Oo 10 Force Ku Wareejiyay 10 Xaafadood Oo MMJ Ah
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 8da March 2017. Masuuliiyinta maamulka magaalada jigjiga ayaa gaadiidka nooca loo yaqaano forceda oo 10 xabo ah ku wareejiyay 10 xaafadood oo mm jigjiga ah kuwaas oon horay...
View ArticleDire Dawa Oo Si Balaadhan Loogu Xusay Sanad Guurada 19aad Ee X.D.SH.S.I.
Dire-dawa(cakaaranews)Arbaca, 8da, March, 2017. Waxaa si meeqaam sare ah loogu xusay caasimada ismaamulka magaalada diredhawa gaar ahaan stadium wayn ee deridawa munaasabada xuska 19aad ee ka soo...
View ArticleQurba Joog Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada jigjiga
Jigjiga, (cakaaranews),arbaca, 11ka January, 2017 Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Ee garaad wiil waal international Airport ee Magaalada Jigjiga Siweyn Loogu Soo Dahweeyay Wafdi Qurbajoog Uu...
View ArticleKal-fadhigii 4, aad Ee Golaha 5, aad Ee Xildhibaanada DDSI Oo Soo Gabagaboobey
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 12ka January 2017. Kal-fadhigii 4aad ee golaha 5aad ee xildhibaanada DDSI ayaa kadib markay goluhu xildhibaanadu talabixin kadhiibteen warbixintii waxqabadka xukuumada ee...
View ArticleOlolaha talaalka booliyada wareega 1aad Oo Ka Socda Degmada Jigjigada Koonfureed
Jigjigada Koonfureed(Cakaaranews) Khamiis 12ka January 2017. Ololihii talaalka boliyada wareega 1aad oo ka socday Guudahaanba deegaanka ayaa gaar ahaan ay degmada jigjigada koonfureed si habsami leh...
View ArticleGolaha Xildhibaanada DDSI Oo Tababar Loo Furay
Jigjiga (Cakaaranews) Jumce 13ka January 2017. Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen wasaarada xeer ilaalinta iyo cadaalada JDFI iyo xafiiska xeer ilaalinta iyo cadaalada DDSI islamarkaana loo...
View ArticleMadaxwaynayaashii Hore Oo lagu wareejiyay Furayaasha Guryo Si Casri Ah Loo...
Jigjiga(cakaaranews)Jumce 13ka January 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa si heersare ah ugu wareejiyay furayaasha guryo si casri ah loo dhisay madaxwaynayaashii hore ee Deegaanka...
View ArticleQiimayn Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Hor-Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga...
Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 13ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha Geedisocodyada kaladuwan ee xafiiska Horumarinta Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah Islamarkaana...
View ArticleXukuumada Oo Kulan Wadatashi Ah Layeelatay Odayaasha Beelaha Duubo Iyo Shabeele
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 14ka January 2017. Xukuumada DDSI ayaa kulan wadatashi ah oo lagaga wada arinsanayay kamidho-dhalinta hawlaha horumarka, Nabadgalyada iyo maamulka suuban layeelatay...
View ArticleWasiirka Horumarinta Waraabka iyo Dooxooyinka DDSI Oo Ka Warbixiya Waxqabadka...
Jigjiga,(cakaaranews),Sabti, 14ka January, 2017. Wasiirka houmarinta waraabka iyo dooxooyinka DDSI mudane Suldaan Maxamed (Suuldaan khayre) oo shabakada wararka ee CakaaraNews waraysi siiyay ayaa ka...
View ArticleShir Lagaga Arrinsanayay Hirgalinta Barnaamijyada Habaynta Shaqada iyo...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 14ka January 2017. Shir uu soo agaasimay Xafiiska Adeega Shacabka iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha DDSI kana soo qaybgaleen dhamaan mas’uulyiinta hay’adaha dawliga ah ee...
View ArticleMW CMC Oo Kadagay Pole International Airport
Addisababa(Cakaaranews) Axad 15ka January 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka, Isagoo howlo shaqo , shirar iyo howlo...
View ArticleTababar Loo Qabtay Shaqaalaha Barnaamijka Hab Nololeedka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 16ka January 2017. Tababar uu soo agaasimay Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciaga waaxdiisa damaanad qaadka cuntada barnamijkiisa hab nololeedka...
View Article35 Gaadhi Oo Sidda Calafka Xoolaha Oo U Anbabaxay Gobolka Doolo
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 16ka January 2017. Iyadoo baryahanba Xafiiska Horumarinta Xoolaha iyo Reer-guuraaga oo kaashanaya xukuumada DDSI uu ku hawlanyahay gargaarka bulshada deegaanka ee...
View ArticleQiimayn Loo Qabtay Shaqaalaha Iyo Macalimiinta Kuliyada TTC
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 17ka January 2017. Shir Qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen maareeyaha kuliyada, maareeye kuxigeenada, islamarkaana loohayay dhamaan macalimiinta iyo shaqaalaha qaybahooda...
View ArticleShir Qiimayn Ah Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Xeerilaalinta Guud Iyo...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 17ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha Geedisocodyada kaladuwan ee xafiiska xeer ilaalinta iyo cadaalada DDSI oo uu shir gudoominayay...
View ArticleMaareeyaha Wakaalada Horumarinta Guryaha DDSI Oo Ka Warbixisay Waxqabadkii...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 17ka January 2017. Xukuumada DDSI oo dadaal oogu jirta siday bulshada iyo shaqaalaha deegaanka ooga haqabtiri lahayd dhanka guryaha ayaa waxay aasaastay wakaalada...
View Article120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Xukuumada DDSI ayaa Lagu Soo Dhaweeyay...
Tog-wajaale(cakaaranews),talaado, 17ka January, 2017. Xukuumada DDSI ayaa sanadihii ugu danbeeyay deeq waxbarasho ku taageerta dawladaha aan dariska nahay ee Somaliland, Putland iyo somaliya, waxaana...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayay Shaqaalaha Xafiiska Ka Hortaga iyo u Diyaar Garowga...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 20ka, January, 2017. Si loo dar dargaliyo fulinta qorshayaasha horumarineed ee u dajisan xukuumada DDSI loona awood siiyo cududa shaqaalaha DDSI gaar ahaan xafiisyada...
View ArticleRaysal-wasaaraha Dalka Oo Lagusoo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Caalimiga ah...
Qabridahar(Cakaaranews) Talaado 24ka January 2017. Rayisalwasaaraha dalka mudane Hialemaryam Deselain ayaa waxaa si heer sare ah ugusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada...
View Article