Qiimayn Lagu Sameeyay Shaqaalaha Komishinka Anshaxa Iyo Ka Hortaga Musuqa DDSI.
Jigjiga,(cakaaranews) khamiis, 26ka January, 2017. kulan lagu qiimanayay shaqaalaha komishinka anshaxa iyo hortaga DDSI ayaa ka furmay hoolka shirarka ee isla komishirka anshaxa ka hortaga musuqa...
View ArticleShir Qiimayn ah Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Waxbarashada DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 26ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen dhamaan shaqaalaha geedisocodyada kaladuwan ee xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana uu shirgudoon ka ahaa...
View ArticleXarunta Caafimaadka Degmada Garbo Oo Sheegtay In ay Kor Uqadeen Dhanka Adeeg...
Garbo(cakaaranews) Sabti 28ka January 2017. Xarunta cafimaadka degmada Garbo ee Gobolka Nogob ayaa sheegtay in adeeg bixinta xarunta cafimaadka kor loo qaaday kadib markii maamulka xarunta iyo...
View ArticleWafti Heer Caalami ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wardheer.
Wardheer,(cakaaranews), sabti, 28ka January, 2017. Masuuliyiin isugu jira heer Deegaan, heer Gobol iyo heer Degmo oo ay ka mid yihiin wasiirka xafiiska ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka...
View ArticleXafiiska Waxbarashada DDSI Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Gobolada Ay Abaartu...
Jigjiga (Cakaaranews) Axad 29ka January 2017. Xafiiska waxbarashada DDSI oo kaashanaya xafiisyada bahwadaagta la ah iyo Hay'ada ha caalamiga ah sida hay'ada WFP ayaa deeq raashin ah oo dhan 10 gaadhi...
View ArticleKulan Ku Saabsan Nidaamka Horumarinta Khayraadka Xoolaha Oo Ka Furmay jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews) Isniin, 30ka January, 2017. Kulan wadatashiya oo ku saabsan nidaamka casriyaynta iyo kor u qaadida ka faa'iidaysiga khayraadka xoolaha ayaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan...
View ArticleGanacsade Xaaji Maxamed Xaaji Ismaaciil Oo deeq Raashin ah Gaadhsiiyay...
Gaashaamo(cakaaranews)Isniin 30ka January 2017. Iyadoo baryahanba ay socotay deeqda lagaadhsiinayo bulshada xoolodhaqatada ah ee ay saamaysay isbadalka cimaladu ee keentay roobyaraanta ayaa sidookale...
View ArticleKulan Qiimayn Ah Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Dugsiga Hoyiga Agoonta Magaalada...
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 30ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha Geedisocodyada kaladuwan, Iyo macalimiinta ee dugsiga hoyiga agoonta magaalada jigjiga oo uu...
View ArticleDeegaanka Tigray Oo 14 Gaadhi Oo Calafka Xoolaha Ah Soo Gaadhsiiyay Deegaankeena
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 30ka January 2017. Deegaanka tigrayga oo maalmihii udanbeeyay deeqo kala duwan soo gaadhsiinayay deegaankeena ayaa maanta soo gaadhsiiyay 14 gaadhi oo ah gaawaadhida waawayn...
View ArticleShirkii Qiimaynta Waxbarashada Heer Qaran Oo Ka Furmay Dase.
Dase,(cakaaranews), talaado, 31ka January, 2017. Shirkii qiimaynta waxqabadka waxbarashada Dalkeena itoobiya ee 6dii bilood ee sanad miisaaniyeedka 2009TI ayaa maanta ka furmay magaalada Dase oo ka...
View ArticleDeeqdii Raashinka Ahayd Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Gaadhay Degmada...
Gaashaamo(Cakaaranews) Talaado 31ka January 2017. Sidaad wararkaanagii hore kula socoteen deeqdii raashinka ahayd ee uu xafiiska waxbarashada oo kaashanaya ,xafiisyada bahwadaagta la ah iyo ha’ayadaha...
View ArticleTababar Ku Saabsan Diyaarinta Qorshaha Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka...
Wardheer,(cakaaranews),talaado, 31ka, January, 2017. Waxaa maanta ka furmay hoolka shirarka cusbitaalka magaalada wardheer ee xarunta gobolka Doolo tababarka tababar tayaasha ee nidaamka Diyaarinta...
View ArticleMaareeyaha Guud Ee Wakaalada Dakhliga DDSI Oo Ka Warbixiyay Waxqabadkii 6dii...
Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 1da, February, 2017. Maareeyaha guud ee wakaalada dakhliga DDSI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xasan oo xafiiskiisa ugu waramayay shabakada wararka ee CakaaraNews ayaa ka...
View ArticleKuliyada TVET ka Ee Qabridahar iyo Tababartayaal Cusub Oo lagu Soo Xareeyay
Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 1da February 2017. Xubno laga soo kalaxulay qaar kamid ah degmooyinka iyo maamul magaalooyinka Deegaanka islamarkaana loogu talagalay in ay bartaan xirfado kaladuwan...
View ArticleUHSI Ee DDSI Oo Dhalinyar Ku Wareejiyay Mashiinada Dharka Lagu Talo
Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis 2da Febuary 2017. ururka horumarinta somaalida itoobiya ee DDSI oo kaashanaya ha’ayada unicef dhalinyar deegaanka ah ku wareejiyay mashiinka dharka lagu talo...
View ArticleWasiirka Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews(,khamiis, 2da February, 2017. Waxaa soo gaadhay magaalada jigjiga ee xarunta DDSI wasiirka wasaarada caafimaadka Jamhuuriyada dimuqoraadiga faderaalka itoobiya mudane Prof Yifru...
View ArticleDeeqdii Raashinka Ahayd Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Gaadhay Degmooyin...
Danood(Cakaaranews) Khamiis 2da Febuary 2017. Sidaad wararkaanagii hore kula socoteen deeqdii raashinka ahayd ee uu xafiiska waxbarashada oo kaashanaya ,xafiisyada bahwadaagta la ah iyo ha’ayadaha...
View ArticleDhakhaatiirtii Deegaanka Tigray U Soo Diray DDSI Oo Gaadhay wardheer
Wardheer(Cakaaranews) Khamiis 2da Febuary 2017. Dawlada deegaanka tigray ayaa deeqo aan kala’go lahayn soo gaadhsiiyeen bulshada DDSI ee ku dhaqan degmooyinka ay abaaruhu saameeyeen, dhawaan ayay ahayd...
View ArticleXuska Todobaadka Dakhliga Heer Qaran Oo Ka Furmay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews), Jumce, 3da February, 2017. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan Madasha shirarka ee kaali2 ee xarunta madaxtooyada DDSI munaasabada xuska todobaadka dakhliga...
View ArticleWasiirka Wasaarada Dakhliga Iyo Jibriyada JDFI Oo Si Diiran Loo soo Dhaweeyay
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 3da February 2017. Waxaa gagida diraadaha caalamiga ah ee garaad wiilwaal airport lagusoo dhaweeyay Wasiirka wasaarada dakhliga iyo jibriyada JDFI mudane Kabede Chane,...
View Article