Degmada Hadhagaala iyo Kalfadhigii 8aad Ee Golaha Xildhibaanada
Hadhagaala (cakaaranews)Isniin 9ka January 2017. Waxaa hoolka shirarka ee golaha xildhibaanada degmada hadhagaala ee gobolka siti lagu soo gabagabeeyay kalfadhigii 8aad ee golaha xildhibaanada degmada...
View ArticleShirkii Qiimaynta Warbixinta Waxqabadka 6da Bilood Ee Gobolka Siti Oo Furmay
Shiniile(Cakaaranews) Isniin 9ka January 2017. Waxaa si rasmi ah uga furmay degmada shiniile xarunta gobolka siti Shirkii qiimayta warbixinta waxqabadka 6da bilood ee dhinacyada horumarka, nabadgalyada...
View ArticleGolaha Kaabineega DDSI Oo Kulan Yeeshay.
Jigjiga(cakaaranews),Isniin, 9ka January, 2017. Kulan ay yesheen Golaha Kabineega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee xafiiska...
View ArticleMunaasabad Lagu Daah Furayay Wareega 1aad Eee Ol'olaha Talaalka ka Hortaga...
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 10ka January, 2017. Waxaa guud ahaanba deegaanka ka bilaabmay wareegii 1aad ee ol-olaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha(Polio) ee sanadka 2017. Haddaba,...
View ArticleShirkii Qiimaynta Waxqabadka Gobolka Qoraxey
Qabridahare(cakaaranews)Talaado 10ka January 2017. Waxaa si heer sare ah u soo dhamaaday qiimayntii waxqabadka degmooyinka gobolka qoraxey oo maalmahanba kasocotay hoolka shirarka ee kuliyada...
View ArticleKooxaha Fanka Iyo Suugaanta DDSI Oo Nidaamka Bakhtiyaa Nasiibka ah Loogu...
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 10ka January, 2017. Waxaa maanta si rasmiya oo ah nidaamka bakhtiyaa nasiibka ah loogu wareejiyay kooxaha fanka iyo suugaanka DDSI furayaasha 64 gibi oo ah guryo...
View ArticleKal-fadhigii 4aad Ee Golaha 5,aad Ee Xildhibaanada DDSI Oo Furmay
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 11ka January 2017. Waxaa maanta si rasmi ah hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan uga furmay kal-fadhigii 4,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI. Hadaba kal-fadhigan oo...
View ArticleQurba Joog Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada jigjiga
Jigjiga, (cakaaranews),arbaca, 11ka January, 2017 Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Ee garaad wiil waal international Airport ee Magaalada Jigjiga Siweyn Loogu Soo Dahweeyay Wafdi Qurbajoog Uu...
View ArticleKal-fadhigii 4, aad Ee Golaha 5, aad Ee Xildhibaanada DDSI Oo Soo Gabagaboobey
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 12ka January 2017. Kal-fadhigii 4aad ee golaha 5aad ee xildhibaanada DDSI ayaa kadib markay goluhu xildhibaanadu talabixin kadhiibteen warbixintii waxqabadka xukuumada ee...
View ArticleOlolaha talaalka booliyada wareega 1aad Oo Ka Socda Degmada Jigjigada Koonfureed
Jigjigada Koonfureed(Cakaaranews) Khamiis 12ka January 2017. Ololihii talaalka boliyada wareega 1aad oo ka socday Guudahaanba deegaanka ayaa gaar ahaan ay degmada jigjigada koonfureed si habsami leh...
View ArticleGolaha Xildhibaanada DDSI Oo Tababar Loo Furay
Jigjiga (Cakaaranews) Jumce 13ka January 2017. Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen wasaarada xeer ilaalinta iyo cadaalada JDFI iyo xafiiska xeer ilaalinta iyo cadaalada DDSI islamarkaana loo...
View ArticleMadaxwaynayaashii Hore Oo lagu wareejiyay Furayaasha Guryo Si Casri Ah Loo...
Jigjiga(cakaaranews)Jumce 13ka January 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa si heersare ah ugu wareejiyay furayaasha guryo si casri ah loo dhisay madaxwaynayaashii hore ee Deegaanka...
View ArticleQiimayn Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Hor-Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga...
Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 13ka January 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha Geedisocodyada kaladuwan ee xafiiska Horumarinta Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah Islamarkaana...
View ArticleXukuumada Oo Kulan Wadatashi Ah Layeelatay Odayaasha Beelaha Duubo Iyo Shabeele
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 14ka January 2017. Xukuumada DDSI ayaa kulan wadatashi ah oo lagaga wada arinsanayay kamidho-dhalinta hawlaha horumarka, Nabadgalyada iyo maamulka suuban layeelatay...
View ArticleWasiirka Horumarinta Waraabka iyo Dooxooyinka DDSI Oo Ka Warbixiya Waxqabadka...
Jigjiga,(cakaaranews),Sabti, 14ka January, 2017. Wasiirka houmarinta waraabka iyo dooxooyinka DDSI mudane Suldaan Maxamed (Suuldaan khayre) oo shabakada wararka ee CakaaraNews waraysi siiyay ayaa ka...
View ArticleShir Lagaga Arrinsanayay Hirgalinta Barnaamijyada Habaynta Shaqada iyo...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 14ka January 2017. Shir uu soo agaasimay Xafiiska Adeega Shacabka iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha DDSI kana soo qaybgaleen dhamaan mas’uulyiinta hay’adaha dawliga ah ee...
View ArticleMW CMC Oo Kadagay Pole International Airport
Addisababa(Cakaaranews) Axad 15ka January 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka, Isagoo howlo shaqo , shirar iyo howlo...
View ArticleTababar Loo Qabtay Shaqaalaha Barnaamijka Hab Nololeedka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 16ka January 2017. Tababar uu soo agaasimay Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciaga waaxdiisa damaanad qaadka cuntada barnamijkiisa hab nololeedka...
View Article35 Gaadhi Oo Sidda Calafka Xoolaha Oo U Anbabaxay Gobolka Doolo
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 16ka January 2017. Iyadoo baryahanba Xafiiska Horumarinta Xoolaha iyo Reer-guuraaga oo kaashanaya xukuumada DDSI uu ku hawlanyahay gargaarka bulshada deegaanka ee...
View ArticleQiimayn Loo Qabtay Shaqaalaha Iyo Macalimiinta Kuliyada TTC
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 17ka January 2017. Shir Qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen maareeyaha kuliyada, maareeye kuxigeenada, islamarkaana loohayay dhamaan macalimiinta iyo shaqaalaha qaybahooda...
View Article