Addisababa(Cakaaranews) Axad 15ka January 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka, Isagoo howlo shaqo , shirar iyo howlo muhiim ah utagay xarunta dalka ee magaalada addisababa.
↧
MW CMC Oo Kadagay Pole International Airport
↧