Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI Ee Australia Oo Amaan Balaadhan Loosoo jeediyay

Australia ( cakaaranews ) Isniin 10ka October 2016. Shacabwaynaha deegaanka, xukuumada DDSI iyo XDSHSI ayaa amaan, bogaadin, iyo mahadnaq balaadhan usoo jeediyay guud ahaanba masuuliyiinta, Gudiyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kahadlay Xaalada Deg-Dega ah Ee Wadanka

Addis ababa ( Cakaaranews ) Isniin, 10ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kahadlay xaalada deg deg ah  (state emergency) ee uu raisal-wasaaraha dalka mudane Hailemariam...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaacinta Miisaaniyada Degmada Dhoobawayn

Dhoobawayn(cakaaranews) isniin 10ka, October 2016. Si isla xisaabtan iyo cadcadaantu u noqoto mid heersare ah ayaa waxaa caado u ah DDSI in sanad walba bilawgiisa heer deegaan ilaa heer dagmo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar kamid ah Macalimiinta TTI

Goday(cakaaranews)isniin 10ka October 2016. Tababar uu soo agaasimay geedi socodka horumarinta macalimiinta iyo hogaaminta waxbarashada ee xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana loo qabtay qaarkamid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaacinta Miisaaniyada M.M Jigjiga Ee 2009TI

Jigjiga (Cakaaranews )Talaado 11ka October 2016.Kulan balaadhan oo uu si heer sare ah usoo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta  dhaqaalaha M.M jigjiga islamarkaana ay kosoo qaybgaleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubucii 1aad Ee Degmooyinka Gobolka Siti Oo ka...

Shiniile,(cakaaranews) talaado, 11ka October, 2016. Waxa ka furmay hoolka shirarka ee magaalada shiniile ee xarunta gobolka Siti  shirkii qiimaynta waxqabadka rubucii 1aad ee sanad miisaayiyeedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakaalada Gudbinta WaxsooSaarka Casriga ah ee Dalka Oo Howlo Kawada Deegaanka

Jigjiga ( cakaaranews) Khamiis 13ka October 2016. Wakaalada gudbinta iyo waxsoosaarka casriga ee dalka ayaa deegaanka kawada khariirad usamaynta carada deegaanka si kor loogu qaado heerka waxsoosaarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calafka Xoolaha Oo Lagaadhsiiyay Degmada Gaashaamo

Jigjiga (Cakaaranews)khamiis 13ka October 2016.Xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah oo uu waheliyo xafiiska xoolaha iyo horumarinta reer guuraga ayaa calafka xoolaha gaadhsiiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Komishineerka Komishinka Musuqa DDSI Oo Sheegay In Ay Dhamaatay Xiligii...

Jigjiga,(cakaaranews) khamiis, 13ka, October, 2016. Komishineerka guud ee komoshinka anshaxa iyo ka hortaga musuqa DDSI mudane Maxamuud Cabdiqaadir Maxamuud  oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubaca 1aad Ee Gobalka Qoraxey

Qabri Dahar ( Cakaaranews ) Khamiis 13ka October 2016. Shirkii qiimaynta waxqabadka rubaca 1aad ee gobalka qoraxey oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan degmooyinka gobalka qoraxey ayaa kusoo gabagaboobey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubaca 1aad Ee Gobalka Siti Oo Soo Gabagaboobey

Shiniile ( Cakaaranews ) Khamiis 13ka October 2016. Shirkii qiimaynta waxqabadka rubaca 1aad ee gobalka Sitti oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan masuuliyiinta degmooyinka gobalka sitti ayaa kusoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Waxqabadka Degmooyinka Gobolka Faafan Oo La Soo Gabagabeeyay.

Awbare,(cakaaranews) khamiis, 13ka October, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay  magaalada awbare ee xaruna degmada awbare ee gobolka faafan shirkii qiimaynta waxqabadka rubucii 1aad ee sanad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubaca 1aad Ee Gobalka liibaan

filtu ( Cakaaranews ) jumce 14ka October 2016. Shirkii qiimaynta waxqabadka rubaca 1aad ee gobalka liibaan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan masuuliyiinta degmooyinka gobalka liibaan ayaa ka qabsoomay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hantidhawraha Guud Ee DDSI Oo Tababar U Furay Xifradlayaasha Hantidhawrka DDSI.

Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 14ka October, 2016.  Tababar  uu soo diyaariyay xafiiska hantidhawrka guud ee DDSI ayaa waxaa  loo qabtay shaqaalaha xafiiska hantidhawrka DDSI   gaar ahaan xirfadlayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagaxbuur iyo Kormeer lagu Soomaray Dhismaha Kuliyada TVET ka

Dhagaxbuur(cakaaranews)jimce 14ka October 2016. Mas’uuliyiin uu horkacayo wasiir kuxigeenka xafiiska tababarada xirfadaha iyo farsamada gacanta (TVET) ee DDSI ayaa kormeer indho indhayn ah kusoomaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duulimaadkii Garoonka Diyaaradaha Caalimaga Ah Ee qabridahar Oo Bilowday

Qabridahar ( Cakaaranews ) Jumce 14ka Actober 2016.Waxaa maanta si rasmi ah ugu dagay garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  xarunta gobalka qoraxey ee magaalada qabridahar diyaaradii ugu Horaysay oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Wakaalada Qurba Joogta DDSI Oo Amaanay Qurba joogta DDSI.

Jigjiga(cakaaranews) jumce, 14ka October, 2016. Maareeyaha wakaalada xidhiidhka qurba joogta DDSI mudane Cabdiwahaab Yuusuf Maxamuud  oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta DDSI ayaa si balaadhan u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis.. Ogeysiis..

Jijiga( cakaaranews ) Sabti, 15ka October, 2016. Iyadoo qurbajoogta wadanka Australia kunool looga mahadcelinayo guushii balaadhnayd iyo abaabulkii mudaaharaadkii ay sida wanaagsan uga qaybqaateen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Ku Soo Laabtay Xarunta DDSI

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 15ka, October 2016.Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta kasoo dagay gagida diyaaradaha ee garaad wiil waal international airport  ee magaalada jigjiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Degmooyinka Gobolka Nogob Oo La Soo Gabagabeeyay.

Ceelwayn,(cakaaranews), Sabti, 15ka, October, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay  magaalada ceelwayn  ee xaruna gobolka Nogob shirkii qiimaynta waxqabadka rubucii 1aad ee sanad miisaaniyeedka 2009TI ee...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>