Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Jaaliyada DDSI .

Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 7da November. 2016. Ogaysiis muhiim ah, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha  jaaliyada DDSI ee ka soo qayb-galay  shirwaynihii 9aad ee X.D.SH.S.I ee wakhti xaadirkan ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakaalada Dakhliga MM Godey oo agabka nadaafada ugu deeqay Hospitaalka Godey

Godey(cakaaranews)Isniin 7da November 2016. Xubno kamid ah masuuliyiinta maamulka magaalada godey oo uu horkacayo madaxa arrimaha Xisbiga MM Godey mudane  Axmed maki cabdulaahi oo uu waheliyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan lagu Xoojinayay Xidhiidhka Qurba Joogta DDSI Oo Ka Dhacay jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews) talaado, 8da November,2016. Kulan balaadhan oo uu hogaaminayay wasiirka ganacsiga iyo gaadiidka DDSI ahna madaxa arimaha XDSHSI mudane Khadar Cabdi Ismaaciil ayna ku wehelinayeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas’uuliyiinta Gobolka qoraxay oo kulan layeeshay ururka dhaliyarada

Qabridahar(cakaaranews)Talaado 8da November 2016. Kulan balaadhan oo ay kasooqayb galeen dhalinyarada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan degmada iyo mm qabridahar islamarkaana ujeedadiisu ahayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Lagu Xoojinayay Hirgalinta Ciidanka Horumarka Caafimaadka Oo Ka...

Jigjiga(cakaaranews),talaado, 8da November, 2016. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska caafimaadka DDSI oo ay ujeedadiisu ahayd xoojinta iyo hirgalinta ciidanka horumarka adeega caafimaadka ee maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga Iyo Warshada Saabuunta ee Tayo Oo Xadhiga Laga Jaray

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 9ka November 2016. Waxaa Deegaanka Kusoo badanaya warshadaha iyo maal gashiyada kaladuwan iyadoo maantana magaalada jigjiga si rasmi ah xadhiga looga jaray warshada saabuunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Tababar U Furay Hogaaminta X.D.SH.S.I

Jigjiga(cakaaranews), Arbaca, 9ka November, 2016. Tababar ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo gudoomiyaha XDSHSI ahna afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar Soo Gabagabeeyay

Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis 10ka November 2016. Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar usoo xidhay xirfadlayaasha caafimaadka ee ka howlgala xarumaha caafimaadka ee degmooyinka gobolka faafan,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Nidaamka Federalismka Oo Ka Furmay Diredhaba.

Diredhaba,(cakaaranews), khamiis, 10ka November, 2016. Waxaa maanta ka furmay ismaamulka magaalada deridhaba kulan balaadhan oo ay soo diyaarisay wasaarada arimaha federaalka iyo horumarinta xoolo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Ka Soo Dagay Garaad Wiil-waal...

Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 10ka, November, 2016. Waxaa garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal international Airport ee magaalada jigjiga  si diiran  loogu soo dhaweeyay wasiiru dawlaha wasaarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Nidaamka Maaliyadeed Ee Xarumaha Caafimaadka Oo la Soo...

Jigjiga,(cakaaranews), jumce,  11ka November, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga tababar mudo 4 maalmood ah u socday madax xafiiseedyada caafimaadka 19 degmo, maamulayaasha xarumaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis:Ogaysiis Waqooyiga America

North America (Cakaaranews) Jumce 11ka November 2016. Ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada north America inay kasoo qayb galaan xaflad lagu taageerayo Shirwaynihii 9aad X.D.SH.S I. ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha MMJ Ee Unug-aasaasiga XDSHSI Oo Yeeshay Kulan

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 12ka November 2016. Shir balaadhan oo ay soo agaasimeen hogaaminta unug aasaasiga ee shaqaalaha maamulka magaalada jigjiga islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaarkamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M.M Wajaale Oo Laga Hirgaliyay Mashiinka FAT Ka

Wajaale( Cakaaranews) Axad 13ka November 2016. Wakaalada dakhliga ee DDSI ayaa markii ugu hoaraysay ka hirgalisay mashiinka dakhliga ee FAT ka kasoo ka qaybqaadanaya dhinaca dakhli aruurinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalfadhigii 7aad Ee Golaha Xildhibaanada Degmada Hadhagaale Oo furmay.

Hadhagaale,(cakaaranews),jumce, 7da October, 2016. Waxaa ka furmay hoolka shirarka ee magaalada  hadhagaale  ee xarunta degmada  hadhagaale  ee gobolka Siti  kalfadhigii 7aad ee golaha xildhibaanada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Dhoobawayn iyo Kalfadhigii Golaha Xildhibaanada

Dhoobawayn(cakaaranews) Jimce 7da, October 2016. Kalfadhigii caadiga ahaa ee golaha xildhibaanada degmada dhoobawayn ee gobolka qoraxey ayaa si rasmi ah uga qabsoomay xarunta degmada ee dhoobawayn....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Horumarinta Warshadaha Iyo Iskaashatooyinka DDSI oo Ka...

Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 7da, October, 2016. Xukuumada DDSI ayaa sanadihii ugu danbeeyay qaaday  dadaalo balaadhan  oo kor loogu qaadayo nidaamka shaqo abuurka iyo tir-tirida camal-la'aanta, iyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaan bax Balaadhan Oo Ka Dhacay Melbourne.

Melbourne(cakaaranews), Sabti, 8da, October, 2016. Jaaliyadda DDSI ee ku nool wadanka Australia  ayaa soo agaasimay banaan bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Ururada  Nabad Diidka Ah Nolol Diidka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Amba Baxay Xarunta Dalka

Addis ababa ( Cakaaranews ) Axad 9ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  ayaa  xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addis ababa, Isagoo halkaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Waxqabadka Rubucii 1aad ee Degmooyinka Gobolka Faafan Oo Furmay.

Awbare,(cakaaranews) isniin, 10ka, October.  Shir balaadhan oo si toos ah diirada loogu saarayay warbixinta waxqabadkii rubucii 1aad Maamulka degmooyinka hoos yimaada  Gobolka Faafan  ee sanad...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>