Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10ኛው የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልል መንግስትና የህዝብ የጋራ የምክክር መድረክ በጂግጂጋ ከተማ 3ኛ ቀኑን ቀጥሏል

ጅግጅጋ (cakaaranews) ኡሁድ ጥቅምት 19/2010ዓ.ም ይህየምክክር መድረክ  በክልሉ ፕሬዚዳንት ክቡር አቶአብዲመሀሙድኡመር:  የኢሶህዴፓ ሊቀመንበር ና የክልሉ ምክርቤት አፈጉባኤ በአቶ መሀመድ ኢሳቅ መሪነት  የክልሉንአጠቃላይሁኔታ:  የልማትስትራቴጂዎችን; ሰላምናደህንነትንናመልካምአስተዳደርንእንዲሁምየክልሉንየ...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 10aad Ee Wadatashiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo La Soo...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 30ka October 2017. Waxaa maanta si rasmiya loogu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka kaali Ee xarunta madaxtooyada DDSI Shirwaynihii 10aad Ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

10ኛው የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልላዊ መንግስትና ህዝብ የጋራ ምክክር መድረክ በስኬት ተጠናቅቋል

ጅግጅጋ(Cakaaranews) ሰኞ ጥቅምት 20/2010ዓ.ም. ላለፉት 5ቀናት ቀናት በጅግጅጋ ከተማ ሲካሄድ የሰነበተውና የክልሉልማት፣ ሰላምናመልካምአስተዳደር እንቅስቃሴዎችን ለማጠናከር ታስቦ የተዘጋጀው የጋራ መድረክ ዛሬ በስኬት ተጠናቅቋል፡፡በካሊ አደራሽ በተዘጋጀው በዚሁ መድረክ ልዩ ልዩ የህብረተሰብ ክፍሎች የክልሉን...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10th Community and Regional State Consultation Meeting Was Finalized.

Jigjiga(cakaaranews) Monday 30th October, 2017. Today the 10th community and regional state Consultation meeting was Finalized at Kaali Conference hall in Jigjiga city. At the finalization of the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis: Dhamaan Ardayda Jaamacadaha Ee Soomaalida ah

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 31ka October 2017. Xafiiska waxbarashada ee DDSI  ayaa wuxuu ogaysiinayaa dhamaan ardayda soomaalida ah ee waxkabarata jaamacadaha kuyaala kali ah deegaanka oromada inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Sii Xoojinta Hawlaha Nabadgalyada Oo Ka Furmay Jigjiga,

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 31ka October, 2017. Tababar ku saabsan sii xoojinta iyo adkaynta nabadgalyada, ka hortaga isku dhacyada iyo xalinta khilaafaadka ka  iman kara xuduudaha deegaanka ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Dar-dargalinta Adeegyada Xarumaha Caafimaadka Gobolka...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 31ka, October, 2017.Kulan lagaga hadlayay adeeg bixinta xarumaha caafimaadka,rugaha  iyo cusbitaalka gobolka faafan  ayaa ka dhacay madasha shirarka ee huteelka nogob  ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Qiimayn Ah Oo Loo Qabtay Mulkiilayaasha iyo Xirfadlayaasha Xarumaha...

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 1da, November 2017. Kulan balaadhan oo uu soo agaasimay Wakalaada Dabagalka Cuntada, Daawooyinka iyo Adeegyada caafimaadka DDSI islamarkaana lagu qiimaynayo mulkiilayaasha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Daawa iyo Qiimaynta Rubaca Koobaad Ee SM 2010 T.I

Leeyi(cakaaranews)Arbaco, 1da November 2017. Shir lagu qiimaynayo waxqabadka rubaca koobaad ee sanad miisaaniyadeedka 2010 .T.I islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan dagmooyinka gobolka daawo ayaa si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar Usoo Xidhay 40 Xubnood Oo Tababar...

Jigjiga (cakaaranews)Khamiis 28ka September 2017. xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar u sooxidhay 40 xubnood oo in muda ahba qaadanaysay tababar laxidhiidha adeega daawaynta iyo xakamaynta cudurka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዚዳንት ከተለያዩ ህብረሰብ ክፍሎች ጋር በወቅታዊ ክልላዊና ሀገራዊ ጉዳዮች ተወያዩ፡፡

Jigjiga(Cakaaranews) ሀሙስ  መስከረም18 2010 ዓም.  በኢትዮጵያ ሶማሌና ኦሮሚያ አዋሳኝ አከባቢዎች የሚፈጠሩ ግጭቶችን ከመነሻው ለመፍታት የመሰረተ ልማት አቅርቦት ችግር ለማስወገድ ትኩረት ሰጥቶ መስራቱን የክልሉ ፕሬዚዳንት ተናገሩ፡፡ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሰት ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Amba Baxay Dhanka Gobolka Erer

Fiiq(Cakaaranews) Jumce 29ka September 2017. Madaxwanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka gobolka erer, Iyagoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Ladagaalanka Kontrobaanka Oo Kadhacay Degmada Shiniile

Shiniile(cakaaranews)Jumce 29ka, September 2017. Kulan balaadhan oo ay kasooqaybgaleen bulshada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan degmada shiniile islamarkaana lagagawada hadalay sidii  loola dagaalami...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Oo Gaadhay Magaalada Fiiq Ee Xarunta Gobolka Erer

Fiiq(Cakaaranews) Jumce 29ka September 2017. Madaxwanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa wajigii 2aad ee socdaalkii lamagcbaxay BBC uga ambabaxay  dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Lagu Daah-Furayay Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka Dabaysha Oo Ka...

Jigjiga, (cakaaranews), jumce, 29ka, September, 2017. Waxaa guud ahaanba maanta  ka bilowday deegaanka wareegii 1aad  ee sanadka 2010TI ee   ol olaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha (polio)  oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaabulka Waxbarashada Oo Si Balaadhan Uga Qabsoomay Degmada Dhagaxmadaw

Dhagaxmadaw(Cakaaranews)Sabti 30ka September 2017.Shirar kaladuwan oo kusaabsan abaabulka waxbarashada iyo sidii loodiwaangalin lahaa ardayda da’da waxbarashada gaadhay  ayaa kaqasoomay degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Wadada Wayn Ee Iskuxidha Fiiq Iyo Mayu Iyo Buundada...

Haarjano(Cakaaranews) Sabti 30ka September 2017.  Madaxwaynaha DDSI mudane  Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa saaka magaalada fiiq uga ambabaxay dhanka buuraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan balaadhan Oo inka badan 40, Millyan Loogu Ururiyay Dadkii Soo Barakacay...

Jigjiga,(cakaaranews), Sabti, 30ka September, 2017. Kulan balaadhan oo  deeqo iyo taakulayn   loogu uririnayay dadkii soomalida ahaa ee ka soo barakacay deegaanka oromada ee ay xukuumada DDSI dib u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Kuliyada Farsamada Gacanta Ee Magaalada Fiiq

Fiiq(Cakaaranews) Axad 1da October 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee ay ku wahelinayeen mas’uuliyiin heer deegaan ah ee ku gudajiray socdaalkii BBC2 ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubicii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Jarar oo Furmay

dhagaxbuur(cakaaranews) axad, 1da  October 2017, Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka gobolka jarar ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee maamulka magaalada...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>