Bangiga Aduunka Iyo Dalka Itoobiya Oo Kala Saxiixday Heshiis Lacageed Oo Dhan...
Adhisababa(cakaaranews)Axad, 1da october 2017. Si kor loogu qaado adeegyada horumarineed iyo kuwa kaabayaasha dhaqaalaha dalka ayaa waxaa dawlada itoobiya iyo bangiga aduunku ay kala saxiixdeen heshiis...
View ArticleOgaysiis: Ogaysiis.
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 2da October. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan cid kastoo ka qaybqaadanaysa taakulaynta iyo gargaarka dadkii soomalida ahaa ee kasoo barakacay deegaanka oromada in gudigii...
View ArticleXamaro Oo Caawa Heshay Laydhka 24ka Saac
Xamaro(Cakaaranews) Isniin 2da October 2017. Waxaa caawa degmada xamaro ee gobolka erer gaadhay laydhkii 24ka saac ahaa ee looga soo jiiday magaalada fiiq ee xarunta gobolka erer oo u jirta 54km....
View Articleበኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የገጠር መንገዶች ግንባታ የስኬትጉዞ!
Jigjiga(Cakaaranews) ማክሰኞ መስከረም 23,2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ ከአንባገነኑ ደርግ ውድቀት በኋላ በሀገሪቱ በተፈጠረው ፌደራላዊ ዲሞክራሲያዊ ሥርዓት የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ እራሱን በራሱ ለማስተዳደር በሕገ-መንግስቱ የተረጋገጠለትን መብቶች በመቀበል ከቀሪው የኢትዮጵያ ሕዝብ ጋር...
View ArticleGobolka Siti iyo Abaabulkii Waxbarashada Oo Sifiican Uga Socota
Erer (cakaaranews)Talaado, 3da October 2017. Shirar kaladuwan oo ku’aadan abaabulka waxbarashada iyo sidii loo diwaangalin lahaa ardayda da’da waxbarashada gaadhay, waxbarashada dadka-waawayn iyo...
View ArticleESRS Underlined the Reasons behind Oromo People’s War on Ethiopian Somalis
Jigjiga (Cakaaranews) Tuesday 3rd October 2017. Today consultation meeting held at Kaali conference hall in Jijiga. The participants of this meeting were traditional leaders and Somali regional state...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስትና አገር ሽማግሎች በኦሮሚያ ጥቃት ላይ የጋራ አቋም መግለጫ ይፋ አደረጉ
ጅግጅጋ(Cakaaranews)መክሰኞ መስከረም 23/ 2010ዓ.ም.የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት በጅግጅጋ ከተማ ካሊ1 አደራሽ ከክልሉ አገር ሽማግሎች ጋር በኦሮሚያ ጦርነት ዙሪያ አወያዩ፡፡በመድረኩ ላይም የክልሉ መንግስት ከፍተኛ አመራርና የክልሉ አገር ሽማግሎችም ተገኝቷል በዛሬው እለት የክልሉ መንግስትና የክልሉ...
View ArticleKulan Wadatashi ah Oo Kaduwan Kulamadii Hore
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 3da October 2017. Kulan wadatashi ah oo kaduwan kulamadii hore oo ay yeesheen xukuumada iyo odayaal dhaqameedka deegaanka ayaa kaqabsoomay madasha shirarka ee kali 1....
View ArticleAbaabulka Waxbarashada Gobolka Qoraxay.
Marsin,(cakaaranews), Arbaca, 4ta October, 2017. Dhawaan ayay ahayd markii uu xafiiska waxbarashada DDSI u kala diray 12 kooxood dhamaan gobolada iyo degmooyinka deegaanka kuwaasi oo soo hirgalinaya...
View ArticleGobolka Qoraxey iyo Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubaca 1aad Oo Kadhacay...
Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 4ta October 2017.Waxaa si habsami leh uga furmay xarunta Gobolka qoraxey ee magaalada Qabridahar Shirkii qiimaynta waxqabadka rubaca koobaad ee qorshaha Biyo, Baad, Beer,...
View ArticleXukuumada DDSI Oo Deeq Isugu jirta raashin,dawooyin iyo agab gaadhsiiyay...
Qolaji(cakaaranews), Khamiis, 5ta, October, 2017. Xukuumada DDSI ayaa deeq raashinka noocyadiisa kala duwan, dawooyin iyo agabka maacuunta gaadhsiisay bulshadii soomalia ahayd ee ka soo barakacday...
View ArticleShirkada Tacab iyo Maal iyo Tababar Loo Qabtay Dhalinyarada Deegaanka Oo Ka...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 5ta October 2017.Tababar kusaabsan shaqo abuurka dhalinyarada iyo waliba kamid noqonshaha shirkada Tacab iyo Maal islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhalinyar kakalayimid...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ ህብረተሰብ የምግብ፡መድኃኒትና የቤት ቁሳቁሶች እርዳታ ለገሴ፡፡
ቆለቺ(cakaaranews) ሀሙስ,መስከረም 25/2010ዓ.ም.የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት በቆለቺ ቀበሌ የሚገኙና ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ህብረተሰብ የምግብ፡የመድኃኒትና የቤት ቁሳቁስ እርዳታ ለገሴ፡፡ የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት መስተዳደር ፅ/ቤት ም/ቢሮ ኃላፊ አቶ ዴቅ አብዱላሂ፡የክልሉ...
View ArticleWakiilka UNDP U Fadhiya Dalkeena Itoobiya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay...
Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 6da, October, 2017. Waxaa si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee garaad wiil waal wafti ay hogaaminayso wakiil UNDP u fadhiya dalkeena...
View ArticleQiimayntii Waxqabadka Rubucii 1aad Ee Degmooyinka Gobolka Nogob.
Ceelwayne(cakaaranews), jumce, 6da, October, 2017. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka gobolka nogob ayaa ka furmay madasha shirarka ee xarunta gobolka...
View ArticleTalaal iyo Daawayn Laga Fuliyay Ceelasha Caanka Ah Ee Ceelxaar iyo Hadhaawe
Hadhaawe(cakaaranews)Jumce, 6da October 2017. Xafiiska xoolaha iyo horumarinta reerguuraga ayaa talaalka xoolaha iyo daawayn kabilaabay ceelasha caanka ah ee ceelxaar iyo hadhaawe kuwaasoo kamid ah...
View ArticleKulan Kusaabsan Taageero-siinta Bulshada Ladajiyay Tuulada Qoloji Oo...
Jigjiga (cakaaranews)Sabti, 7da October 2017. Kulan uu sooagaasimay xafiiska kahortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka islamarkaana kusaabsanaa taageero siinta dadka soomaalida ah ee ladijiyay tuulada...
View Articleበቆለቺ ቀበሌ የሚገኙ ተፈናቃይ ወገኖች በዘላቂነት እንድቋቋሙ መንግስታዊና መንግስታዊ ያልሆኑ ተቋማት ተሳትፎቸው...
ጅግጅጋ (cakaaranews)ኡሁድ መስከረም 28/2010ዓ.ም.በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የአደጋ መከላከልና ዝግጁነት ቢሮ አስተባባሪነት በቆለቺ ቀበሌ የመልሶ ማቋቋም መጠሊያ ጣቢያ የተደረገለትና ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ወገኖች በዘላቂነት እንድቋቋሙ ለማድረግ በክልሉ የሚገኙ መንግስታዊና መንግስታዊ...
View ArticleFiiq iyo Shaqo-abuurka Dhalinyarada Oo La Gudoonsiiyay Lacagahii...
Fiiq (cakaaranews)Axad, 8da October 2017. Waxaa xurunta gobolka Erer ee magaalada fiiq kaqabsoomay kulan balaadhan oo kusabsan shaqo abuurka dhalinyarada islamarkaana lagu gudoonsiinayay lacagihii...
View ArticleTababar loo Qabtay 70 Xubnood Oo kamid Ah Xoolodhaqato-beeralayda Degmada...
Doolocado(cakaraanews)Axad, 8da October 2017. Mashruuca DRDIPee kahawlagala xafiiska horumarinta beerahaiyo khayraadka dabiiciga ah DDSI ayaa tababar uqabtay qaar kamid ah xoolodhaqato beeralayda gaar...
View Article