Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Erer Iyo Kooxda Taakulaynta Iyo Taageeraha Xarumaha Caafimaadka Oo...

Fiiq(cakaaranews)Axad 22ka October 2017. Dhawaan ayay ahayd markii xafiiska caafimaadka DDSI uu kooxaha taageerada iyo taakulaynta xarumaha caafimaadka u diray dhamaan Gobolada deegaanka iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Illegal Hard Currency Seized

Jigjiga(cakaaranews)Sunday, 22, October 2017. Federal revenues and customs authority of Jigjiga branch with collaboration of security agencies seized an illegal foreign currency which is from the...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

በህገ ወጥ መንገድ ሲጓጓዝ የነበረ ገንዘብ ተያዘ

ጅግጅጋ (Cakaaranews) ሰኞ,ጥቅምት 13 2010,ዓ.ም በባቢሌ ከተማ አከባቢ በህገ ወጥ መንገድ ሲጓጓዝ የነበረ አንድ ሚልየን 753 ሺህ 652 የአሜሪካ ዶላር ጨምሮ የተለያየ ሀገራት የመገበያየ ገንዘብ የመያዙን የፌዴራል ገቢዎችና ጉምሩክ ባለስልጣን የጅግጅጋ ቅርንጫፍ ጽ/ ቤት አስታወቀ፡፡ የተያዘው ገንዘብ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Dhagaxbuur Iyo Shirwaynihii Waxbarashada Oo ka Bilawday

Dhagaxbuur(cakaaranews)Isniin, 23ka, October 2017. Waxaa degmada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar kabilawday Shirwaynihii 9aad ee waxbarashada islamarkaana ay kasooqaybgaleen masuuliyiin heergobol...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gobolka Jarar Oo kulamo Kaladuwan Layeeshay Bulshada Kudhaqan 3...

Daroor(cakaaranews)Isniin, 23ka, October 2017. Maamulka Gobolka jarar oo uu horkacayo gudoomiyaha Gobolka jarar mudane cabdi cali mataan ayaa kulamo kaladuwan layeeshay bulshada qaybaheeda kaladuan ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada DDSI Oo Gargaar Raashin Ah Gaadhsiisay Bulshada Kasoo Barakacday...

Salaxaad(cakaaranews)Talaado, 24ka October 2017.Xukuumada deegaanka soomaalida itoobiya ayaa qaybokamid ah raashinka iyo saliida gaadhsiisay bulshada soomaalida ah ee kasoobarakacday deegaanka oramada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayo Wax-qabadka Xarumaha Caafimaadka Gaarka Loo Leeyahay Oo...

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 24ka , October, 2017. Waxaa ka qabsoomay madasha shirarka ee xafiiska caafimaadka DDSI kulan lagu qiimayay waxqabadka xarumaha caafimaadka gaarka loo leeyahay oo ay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsanaa Gurmadka Saamaynta Waxbarasho Xiliyada Abaarta Oo Lasoo...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 25ka October 2017. Tababar loo qabtay xubno ka socday xafiisyada waxbarashada degmooyinka dhanaan, marsin, dhagaxmadaw, yoocaale iyo daraatoole, hay’adaha bah-wadaagta la ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WadadaTareenka Ee Isku Xidha Dalkeenan Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti Oo...

Adhisababa(cakaaranews)Arbaco, 25ka October 2017. Dhismaha wadada tareenka ee iskuxidha dalkeena itoobiya iyo dalka jabuuti ayaa ah wado tareen oo si casri ah loodhisay islamarkaana ladhamaystiray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ismaamulka Magaalada Addis Ababa Oo Lacag 10 Milyan Oo Birr Ah Oogu Deeqay...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 26ka, October 2017. Ismaamulka magaalada Addis ababa ayaa lacag 10 milyan ah ugu deeqay shacabka soomaalida ah ee kasoo barakacay deegaanka oromada. Hadaba lacagtan 10ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis Ababa City Administration Donated 10 Million to Ethiopian Somali...

Jigjiga(Cakaaranews) Thrusday October26th 2017. Today Addis Ababa City administration donated 10 million to Ethio-Somali people who displaced from Oromo region. Hence, the city administration handed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 10aad Ee Wadatashiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo Si Rasmiya U...

Jigjiga,(cakaaranews),khamiis, 26ka, October, 2017. Waxaa maanta si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 9aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10ኛው ህዝባዊ ኮንፈራንስ በጅግጅጋ ተጀምሯል

ጅግጅጋ (Cakaaranews) አርቢጥቅምት 17 2010 ዓ›ም .የኢትዮጵያ ሶማ ክልላዊ መንግስትና ህዝብ የጋራ ምክክር መድረክ ክልል መስተዳደር ጽህፈት ቤት ግቢ ካሊ አደራሽ በደማቅ ስነ ስርዓት ተጀምሯል፡፡ በዓመት ሁለት ጊዜ በሚካሄደው በዚሁ የውይይት መድረክ ላይ የክልሉ ፕሬዚዳንት በክቡር አቶ አብዲ መሐሙድ ኡመር...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ceelwayne iyo Dhalinyarta Iskaashatooyinka La isuguxidhay Oo la Gudoonsiiyay...

Ceelwayne (cakaaranews)Jumce, 27ka October 2017. Shir balaadhan oo ay kasooqaybgaleen dhamaan dhalinyarta shaqo abuurka loosameeyay ee degmada ceelwayne ee gobolka nogob islamarkaana ujeedadiisu tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulamo Lagu Taageerayo Shacabka Soomalida Ah Ee Laga Soo Barakiciyay...

Tog-wajaale,(cakaaranews),Jumce, 27ka, October, 2017. Xukuumada DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii deeqo taageero ah loo gaadhsiin lahaa bulshada soomalida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Waynihii 10aad Ee Wadatashiga Xukuumada Iyo Shacabka Oo Galay Maalinkii...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 28ka October 2017. Shirwaynahii 10aad aad ee wadatashiga xukuumada iyo shacabka oo galay maalinkii 3aad oo ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI  mudane  Cabdi Maxamuud Cumar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Jigjiga Iyo Munaasabad Lagu Maamusayo Abaalmarinta Jaamacadu Heshay

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 28ka October 2017. Dhawaan ayay ahayd markii jaamacadaha dalka itoobiya kulan loogu qabtay magaalada assosa ee xarunta deegaanka benshaanguul iyadoo kulankaasna darajooyin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

The 10th State and Community Consultation meeting is continuing its 3rd day...

Jigjiga (cakaaranews) Saturday 28th October 2017. The 10th regional state and community consultation meeting is continuing its third day at Jigjiga city.This consultation meeting led by ESRS president...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Dar-dargalinayay Adeegyada Caafimaadka Gobolka Siti Oo Ka Dhacay...

Shiniile,(cakaaranews), axad, 29ka October, 2017. Kulan lagaga hadlayay adeeg bixinta xarumaha caafimaadka,rugaha  iyo cusbitaalka gobolka siti ayaa ka dhacay madasha shirarka ee gobolka siti ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Liibaan Iyo Shirkii Qiimaynta Rubaca 1aad Ee SM 2010

Doolo-Cado(cakaaranews)Axad, 29ka October 2017. Shirkii qiimaynta waxqabadka Rubaca koobaad ee SM 2010 T.I oo ay kasooqaybgaleen dhamaan maamulada 7 Degmo ee gobolka  Liibaan ka kooban yahay ayaa si...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>