Qalabka Nidaamka Maaraynta Dugsiyada Oo Lagu Wareejiyay Dugsiga Hoyga Agoonta...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 14ka October 2017.Xafiiska adeega-shacabka iyo horumarinta cududa haqaalaha DDSI ayaa Barnaamijka nidaamka maaraynta ee looyaqaano school management system...
View ArticleShirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubucii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Faafan Oo Ka...
Harta-sheekha,(cakaaranews), sabti, 14ka, October, 2017. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka maamulka gobolka faafan ayaa ka furmay madasha shirarka ee...
View ArticleXafiiska Waxbarashada Oo Qabtay Shir Kusaabsan Udiyaargarawga Munaasabada...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti,14ka October 2017. Waxaa hoolka shirarka ee Xafiiska waxbarashada DDSI kaqabsoomay shir balaadhan oo kusaabsan udiyaargarawga munaasaada xuska maalinka caalanka heer qaran...
View ArticleKulan Lagu Shaacinayay Miisaaniyada MMJ Looguna Diyaar Garoobayo Munaasabada...
Jigjiga,(cakaaranews), sabti, 14ka, October 2017. Kulan balaadhan oo lagu shaacinayay miisaaniyada sanadka 2010TI ee maamulka magaalada jigjiga islamarkaana loogu diyaar garoobayay munaasabada 10aad...
View ArticleBulshada Dajinta Loo Sameeyay Ee Kudhaqan Tuulada Suufley Oo Soo Dhawaysay...
Iimey-galbeed(cakaaranews)Axad, 15ka October 2017. Nidaamka dajinta ee ay qaadatay xukuumada DDSI ayaa ah nidaam xoolo dhaqatadu ay kunoqonayaan xoolodhaqato beeralay islamarkaana ah mid bulshada uga...
View ArticleRaisal-wasaare Kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokonnen Iyo Wafti Balaadhan Uu...
Qoloji(cakaaranews)Axad, 15ka October 2017. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Raisal-wasaare kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokonen oo ay ku wehelinayeen mas’uulyiin ka socaday Xarunta dhexe ee EPRDF...
View ArticleDelegation Led by FDRE Deputy Prime Minister Dr. Demeke Mekonnen Had Arrived...
Qoloji(cakaaranews). Sunday 15th October, 2017. Large delegation led by FDRE Deputy Prime Minister H.E Demeke Mekonnen accompanied by EPRDF executive members and disaster prevention and preparedness...
View ArticleMunaasabada 10aad Ee Xuska Maalinta Calanka Dalka Oo Si Meeqaam Sare Ah Looga...
Jigjga,(cakaaranews), isniin, 16ka October, 2017. waxaa maanta si meeqaam sare ah looga xusay guud ahaan dalka gaar ahaana deegaanka soomaalida itoobiya khaasatan caasimada deegaanka jigjiga...
View ArticleThe 10th National Flag Day Was Celebrated at Jigjiga City
Jijiga,(cakaaranews). Monday, 16, October, 2017. The 10th national Flag Day has been celebrated across the country as well as Somali regional state. The ceremony event which the regional state has...
View ArticleAwbare Iyo Mashruuca DRDIP Oo Tababar U Qabtay 70 Xubnood
Awbare(cakaaranews)Isniin 16ka October 2017. Mashruuca horumarinta iyo kajawaabida saamaynta ay qaxootiyadu kureebaan bulshada magaciisana loo soo gaabiyo DRDIP islamarkaana hoosyimaada xafiiska...
View Article10ኛው የኢ.ፈ.ደ.ሪ. ሰንደቅ አለማ በዓል ቀን በጅግጅጋ ከተማ በድምቀት ተከብሯል!!
ጅግጅጋ (Cakaara News) ሰኞ, ጥቅምት, 06 2010ዓም “ራዓይ ሰንቀናል ለላቀ ድል ተነስተናል’’ በሚል መሪ ቃል በዛሬው ዕለት10ኛው የሰንደቅ ዓላማ ቀን ክብረ በዓል በደማቅ ስነሥርዓት በክልል ደረጃ በጅግጅጋ ስታድዮም ተከበሯል፡፡ በዚህ ክብረ በዓል ለይ የተደሙት የክልሉ ከፍተኛ አመራር አካላት የክልሉ...
View ArticleFanaanka Caanka Ah Ee Axmed Cali Cigaal Oo Lagu Soo Dhaweeyay Xarunta...
Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 17ka October 2017. Waxaa garoonka caalamiga ah ee magaalada jigjiga lagu soo dhaweeyay fanaanka soomaaliyeed ee caanka ah ee mudane Axmed Cali Cigaal iyadoo garoonkana ay...
View ArticleOgaysiis Dhamaan Shacabwaynaha DDSI Meelkasta Oo Ay Joogaan
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 14ka September 2017. Waxaa dhamaan shacabwaynaha DDSI ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba la ogaysiinayaa in shaqasi wata ciwaanka President Abdi Mahomud Omer uusan...
View Articleየኢትዮጲያ ሶማሌ ክልል መንግሰት በኣወዳይ የተገደሉት ንፁሃን ዜጎች የተሰማቸውን ጥልቅ ሀዘን ገልፀዋል፡፡
Jigjiga(Cakaaranews). ሀሙስ መስከረም 4, 2010 ዓም. የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልል መንግሰት እና የኢትዮጲያ ሶማሊ ህዝብ ዲሙክራሲ ፓርቲ ከፈተኛ አመራሩ የኢ.ሶ. ክ.መ. ፕሬዝደንት አቶ አብድ መሀሙድ ኡመር፣ የክልሉ ም/ቤት አፈጉባኤና የኢ.ሶ.ህ.ዴ.ፓ ልቃ መንበር አቶ መሀመድ ኢሳቅ አብራህምና የክልሉ...
View Articleማስታወቅያ
Jigjiga(Cakaaranews) ሀሙስ መስከረም 4, 2010 ዓም.ለመላው የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልልነዋሪዎችና ተወላጆች ከአዲስ አባባ ሲትመጡ ወይም ወደ አዲስ አባባ ሲትሄዱ በጀገጀጋ- ቱሊጉልድ- ሰመካብ- ሽኒሌ ወይም በጀገጀጋ- ቱሊጉልድ- ሰመካብ- ደምባል- ሽኒሌ- መንገድ ለጉዞ አመቺ መንገድ መኖሩን እና ክፍት መሆኑን...
View Articleበኣወዳይ ጫት ላይ የወጣ አሠቹኳይ ማሳሰቢያ!!
Jigjiga(Cakaaranews) ሀሙስ መስከረም 4, 2010 ዓም.በዛሬው እለት የተመረዘ አወዳይ ጫት በጅግጀጋ ከተማ ተይዞ ማንም ሳይቃሚበት ወደ ከመጣበት የኦነግ መነኻሪያ የሆነችው ኣወዳይ ተመሊሷል፡፡ በሌላ በኩል የኢትዮጲ ሶማሊ ህዝብ በመሰረቱም ነቄና የማይታለል ማህበረሰብ መሆናቸውን አይደለም የኦነግ መንግስትና...
View ArticleMagacaabis Cusub ..
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 15ka September 2017. Waxaa loo magacaabay lataliyaha madaxwaynaha ee dhanka saxaafada mudane Maxamed Bile Xasan isagoo xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI ee uu Wasiirka...
View ArticleNotice on Awaday Khat is Poisened
Jigjiga(Cakaaranews)Friday 15ka September 2017. It has been reported that AwadeyKhat had poisoned because only Somalis chew this type of Khat. The reason that other types of Khat were not poisoned is...
View ArticleInaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Shacabkii...
Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 15ka September, Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka jigjiga dadkii shacabka somalida...
View ArticleQiimayn Loo Qabtay Maamulada 229 Dugsi Oo Ah Dugsiyada Quudinta Leh
Jigjiga (cakaaranews)Sabti, 16ka September 2017. Qiimayn kusaabsan waxqabadka dugsiyada quudinta leh islamarkaana uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI oo kaashanaya hay’ada WFP ayaa lagu soo...
View Article