Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Qurba joog ah oo Booqday Gobolka Erer.

Fiiq( cakaaranews) sabti, 23ka July, 2016 Ka dib markii la soo gabagabeeyay kulanwaynihii todobaadka qurba joogta ayaa waxay qurba joogtii ka soo qaybgashay kulanwaynahaasi qaarkood   booqdeen gobolada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Kabineega DDSI Oo Kulan Layeeshay Wafti Heer Federal ah

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 24ka July 2016. Golaha kabineega DDSI oo uu hogaaminayo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha kulan kulayeeshay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Xidhay Xirfadlayaal Caafimaad.

Jigjiga(cakaaranews) axad 24da July, 2016, Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa  maanta tababar u soo xidhay  xirfadlayaal caafimaad oo muddo 12 maal mood ah tababar uga soday hoolka shirarka  Meles Memorial...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hantidhawraha Guud ee DDSI Oo Ka Warbixiyay Qorshaha Hantidhawr Ee Xafiiska.

Jigjiga(cakaaranews) axad 24ka July, 2016  Hantidhawraha guud ee DDSI mudane Aadan Kuusow Cali oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka ayaa ka warbixiyay qorshaha hantidhawr ee xafiiska kuwa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii 7aad Ee Golaha Baarlamaanka MMJ

Jigjiga (cakaaranews)Axad 24ta July 2016. Waxaa saaka hoolka shiraraka ee mm jigaga ka furmay kal fadhigii 7aad ee golaha xildhibaanada maamulka magaalada jigjiga. Hadaba Afhayeenka Baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Qurba Joog Ah oo Booqday Degmooyinka Waangay iyo Xamaro.

Waangay (cakaaranews) Insiin, 25ka July, 2016  Wafti Qurba joog ah oo maalmahan socdaal booqasha ah ku  joogay gobolka Erer  ayaa  gaadhay  Degmooyinka  Xamaro iyo Degmada Cusub waangey. Wafdigan qurba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Daryeelka Caruurta Xiliga Emergenciga

Jigjiga(Cakaaranews)Isnin 25ka July 2016. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI  ka furmay tababar kusaabsan daryeelka caruurta islamarkaana ay iska kaashadeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Gabagabadii Iyo Gunaanadkii Udenbeeyay ee UBBO

Jigjiga(cakaaranews)isniin 25ka July 2016. Munaasabad balaadhan oo loogu magacdaray gabagabadii iyo gunaanadkii UBBO laguna soo dhawaynayay guusha wayn ee uu ciidanka liyuu boolisku kasoo hoyiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Layeeshay Hormuudka Shaqaalihii Ladhaadhiciyay

Jigjgia(Cakaaranews) Isniin, 25ka Juy 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee xarunta madaxtooyada kulan kulayeeshay hormuudka shaqaalihii dhawaan loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

kulan Lagaga Hadlayay Dar dargalinta hawlaha Horumarka oo ka dhacay galxamur.

Galxamur(cakaaranews) talaado, 26ka July, 2016 Wafti  uu hogaaminayo gudoomiyaha Gobolka Doollo mudane Maxamuud Cali Axmed, masuuliyiin heer gobol, heer degmo iyo qaarka mid ah saraakiisha ciidanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Wadatashi ah Oo Ay Yeesheen Xukuumada DDSI Iyo Cuqaasha Gaashaamo

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado, 26ka July 2016. Kulan wadatashi ah oo ay wada yeesheen xukuumada DDSI iyo cuqaasha kasoo jeeda degmada gaashaamo ayaa caawa kafurmay hoolka shirarka khaaska ah ee xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Todobaadka Adeega Shacabka Oo laga xusay jigjiga.

Jigjiga (cakaaranews) Arbaca, 27da July, 2016 waxaa maanta si heer sare ah deegaanka iyo dalkaba looga xusay munaasabada xuska todobaadka adeega shacabka taasi oo sanad kasta la xuso 20ka bishan Hamle....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Shiniile Oo Tababar Loogu Qabtay Umiliso-dhaqameedyo

Shiniile(cakaaranews)Arbaco 27ka July 2016.Tababar kusaabsan sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta umuliso-dhaqameedyada islamarkaana ay ka sooqaybgaleen degmooyinka ayshica. shiniile. Hadhagaale iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Gunagado Oo Lagusoo Dhaweeyay qurbojoogta Gobolka Jarar

Gunagado ( Cakaaranews ) Arbaco 27ka July 2016.Waxaa maanta degmada gunagado si heer sare ah loogu soo dhaweeyay qurbajoogta u dhalatay gobolka jarar oo shalay ka ambabaxay xarunta deegaanka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis fursad Waxbarasho.

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 28ka July, 2016 Si looga midho dhaliyo istaraatajiyadaha, jihooyinka  iyo yoolasha lagu  hirgalinayo qorshaaha horumarinta magaalooyinka iyo warshadaha DDSI  ayaa   waxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Waynihii 2aad ee Xafiiska caafimaadka DDSI iyo hay'adaha bah-wadaagta...

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 28ka July, 2016 Waxaa maanta ka furmay hoolka shirarka huteelka City Crown ee magaalada Jigjiga  Kulan waynihii  labaad ee sanadkan 2008 TI kaasi oo ay  ujeedadiisu tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Soo Gunaanaday Kulankii Wadatashiga

Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 28ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo soo gunaanaday kulankii wadatashiga xukuumada iyo cuqaasha gaashaamo oo mudo laba maalmood ah socday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Tababar Usoo Xidhay Dhalinyaradii Soomaaliya

Jigjiga(Cakaaranews) jamce, 29ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  ayaa saaka tababar khibrad wadaag ah oo maalmahanba xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga socday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ka Socday Dhabrasayt Oo Soo Xidhmay

 Dhabrasayt ( Cakaaranews ) Jumce 29ka July 2016.Waxaa soo gaba gaboobay tababar ku saabsanaa Hanaanka diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah sida diwaangalinta dhalashada,dhimashada,guurka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Qiimayn iyo Tafatirid Lagu Samaynayay Buuga Luuqada Af-Somaliga Ee Heer...

Adhisababa(cakaaranews)Sabti 30ka July 2016. Kulan ay kasooqaybgaleen xubno ka socday xafiisyada iyo kuliyadaha qaarkmida deegaanada dalka islamarkaana qiimayn iyo tafatirid  lagu samaynayay buuga 5aad...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>