Deeqdii Raashinka Ahayd Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Gaadhay Degmada...
Gaashaamo(Cakaaranews) Talaado 31ka January 2017. Sidaad wararkaanagii hore kula socoteen deeqdii raashinka ahayd ee uu xafiiska waxbarashada oo kaashanaya ,xafiisyada bahwadaagta la ah iyo ha’ayadaha...
View ArticleTababar Ku Saabsan Diyaarinta Qorshaha Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka...
Wardheer,(cakaaranews),talaado, 31ka, January, 2017. Waxaa maanta ka furmay hoolka shirarka cusbitaalka magaalada wardheer ee xarunta gobolka Doolo tababarka tababar tayaasha ee nidaamka Diyaarinta...
View ArticleMaareeyaha Guud Ee Wakaalada Dakhliga DDSI Oo Ka Warbixiyay Waxqabadkii 6dii...
Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 1da, February, 2017. Maareeyaha guud ee wakaalada dakhliga DDSI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xasan oo xafiiskiisa ugu waramayay shabakada wararka ee CakaaraNews ayaa ka...
View ArticleKuliyada TVET ka Ee Qabridahar iyo Tababartayaal Cusub Oo lagu Soo Xareeyay
Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 1da February 2017. Xubno laga soo kalaxulay qaar kamid ah degmooyinka iyo maamul magaalooyinka Deegaanka islamarkaana loogu talagalay in ay bartaan xirfado kaladuwan...
View ArticleUHSI Ee DDSI Oo Dhalinyar Ku Wareejiyay Mashiinada Dharka Lagu Talo
Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis 2da Febuary 2017. ururka horumarinta somaalida itoobiya ee DDSI oo kaashanaya ha’ayada unicef dhalinyar deegaanka ah ku wareejiyay mashiinka dharka lagu talo...
View ArticleWasiirka Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews(,khamiis, 2da February, 2017. Waxaa soo gaadhay magaalada jigjiga ee xarunta DDSI wasiirka wasaarada caafimaadka Jamhuuriyada dimuqoraadiga faderaalka itoobiya mudane Prof Yifru...
View ArticleDeeqdii Raashinka Ahayd Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Gaadhay Degmooyin...
Danood(Cakaaranews) Khamiis 2da Febuary 2017. Sidaad wararkaanagii hore kula socoteen deeqdii raashinka ahayd ee uu xafiiska waxbarashada oo kaashanaya ,xafiisyada bahwadaagta la ah iyo ha’ayadaha...
View ArticleDhakhaatiirtii Deegaanka Tigray U Soo Diray DDSI Oo Gaadhay wardheer
Wardheer(Cakaaranews) Khamiis 2da Febuary 2017. Dawlada deegaanka tigray ayaa deeqo aan kala’go lahayn soo gaadhsiiyeen bulshada DDSI ee ku dhaqan degmooyinka ay abaaruhu saameeyeen, dhawaan ayay ahayd...
View ArticleXuska Todobaadka Dakhliga Heer Qaran Oo Ka Furmay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews), Jumce, 3da February, 2017. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan Madasha shirarka ee kaali2 ee xarunta madaxtooyada DDSI munaasabada xuska todobaadka dakhliga...
View ArticleWasiirka Wasaarada Dakhliga Iyo Jibriyada JDFI Oo Si Diiran Loo soo Dhaweeyay
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 3da February 2017. Waxaa gagida diraadaha caalamiga ah ee garaad wiilwaal airport lagusoo dhaweeyay Wasiirka wasaarada dakhliga iyo jibriyada JDFI mudane Kabede Chane,...
View ArticleShirkii 7aadka Dakhliga Iyo Jibriyada Oo Galay Maalinkiisii 2aad
Jigjiga(cakaranews)Sabti 4ta February 2017. shirkii 7aadka dakhliga iyo Jibriyada ee heer qaran islamarkaana kasocday xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ayaa galay maalinkiisii 2aad iyadoo...
View ArticleWacyigalin Kusaabsan Cudurka HIV-AIDS Oo Loo Qabtay Ardayda Kuliyada Jigjiga...
Jigjiga(cakaarnews)Axad 5ta February 2017. Shir balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska kahortaga iyo xakamaynta HIV-AIDS islamarkaana ujeedadiisu tahay wacyigalinta cudurka Dilaaga ah ee HIV AIDS,...
View ArticleICT ga Deegaanada Dalka Oo Loo Soo Gabagabeeyay Qiimayn U socotay
Adhisababa,(cakaaranews)Axad 5ta February 2017. Shir qiimayn ah oo ay kasooqaybgaleen dhamaan wakaaladaha iyo geedisocodyada xogaha iyo technologiyada casriga ah (ICT) ee 9ka deegaan iyo labada...
View ArticleMunaasabad Lacag Boqol Milyan Oo Birr Ah Lagu GudoonSiiyay Eheladii Dadkii Ku...
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 5ta February 2017. Munaasabad ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Kabaneega...
View ArticleXuska Bisha Caafimaad Qabka Hooyada Oo Laga Xusay Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 6da February, 2017 Munaasabad lagu xusayay bisha caafimaad qabka hooyada oo ah munaasabad sanadkiiba halmar bisha Tir laga xuso dalka ayaa ka dhacday jigjiga gaar ahaan...
View ArticleOgaysiis Muhiim ah: Shacabka DDSI Dal Iyo Dibadba
Jigjiga (Cakaaranews) Isniin, 6da February 2017. Sida lawada ogsoonyahay, Waxaa deegaankeena kajira abaaro saameeyay qaar kamid ah gobolada deegaanka oo ay keentay isbadalka cimiladu islamarkaana...
View ArticleOgaysiis: Dhamaan Ganacsatada Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin, 6da february 2017. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan ganacsatada deegaanka heer kasta oo ay yihiin inuu jiro shir muhiim ah 4ta bisha yekaatiit oo ku aadan maalinta sabtida...
View ArticleXaflad Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo sameeyay Fanaaniinta dalka Jabuut.
Jigjiga, (cakaaranews),talaado, 7da February, 2017. Waxaa xaflad hadhimo sharafeed ah loogu sameeyay Huteelka City Crown ee magaalada jigjiga fanaaniinta caanka ah ee dalka Jabuuti. Xafladan hadhimo...
View ArticleOlolaha Dawo Qaybinta cudurka Bakoorada Oo Ka Bilowday Senterka Goboblay Ee...
Gobobley(Cakaaranews) Talaado 7da February 2017. Ololaha dawo qaybinta cudurka bakoorada oo uu wado xafiiska caafimaadka DDSI oo kaa shaynaya wasaarada caafimaadka JDFI iyo Hay’ada caalamiga ah ee ITI...
View ArticleXaflad lagu daah-furay hirgalinta nidaam casriya oo lagu bixinayo lacagta...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 8da February 2017. Xaflad lagu daah-furay hirgalinta nidaam casriya oo lagu bixintoona lacagaha uu gaadhsiiyo dadka danyarta ah ee ka faaiidaysta mashruuca PSNP ayaa ka...
View Article