Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobolka Doolo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xirfadlayaal Caafimaad.

Wardheer(cakaaranews) Axad, 26ka February, 2017. Gudoomiyaha gobolka doolo mudane Maxamed Cabdi Bare (Buraale) ayaa si diiran u soo dhoweeyay 19 Xirfadlayaal caafimaad oo ka mid ah xirfadlayaashii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Amba Baxay Xarunta Dalka

Addisababa (Cakaaranews) Isniin 27ka February 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka Xarunta Deegaanka uga amba baxay dhanka xarunata dalka ee magaalada addisababa isagoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Nidaamka Faayo-dhawrka Ee WASH

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 27ka February 2017. Tababar kusaabsan nidaamka faayo-dhawrka ee ardayda iyo dugsiyada deegaanka oo laga fulinayay barnaamijka WASH ee Xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Mas’uulyiin Heer Federal ah Oo Dhawaan Booqan Doona Goobaha Ay...

Jigjiga(Cakaaranews) isniin 6da March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya mas’uuliyiin heer federal ah ayaa todobaadkan soo socda gudihiisa socdaal ay ujeedadiisu tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalo Lagu Darsayo Xaalada Abaarta

Jigjiga(Cakaaranews) isniin 6da March 2017. Waxaa socdaalo dhaadheer oo lagu darsayo xaalada nololeed ee bulshada ay abaartu saamaysay ubaxay kooxo isugu jira hogaaminta xisbiga iyo xukuumada deegaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Nidaamka Ilaalinta Deegaanka Schoolada Iyo Guud Ahaanba...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 6da March 2017. Tababar kusaabsan nidaamka ilaalinta deegaanka schoolada iyo guud ahaanba nadaafada dugsiga iyo ardayda ee  deegaanka islamarkaana ay kasoo qaybgleen ,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Looga Hadlayay Ka Hortaga Socdaalka Sharcidarnada Ah Oo Ka Furmay jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews), Isniin, 6da, march,  2017.  Kulan  lagaga wada tashanayay  sidii looga hortagi lahaa socdaalka sharci darnada ah oo uu soo diyaariyay xafiiska  shaqaalaha iyo arimaha bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska 19aad Ee X.D.SH.S.I Oo Si Balaadhan Loogu diyaar Garoobay.

Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 6da, March , 2017. Waxaa  maalinta bari ah guud ahaanba deegaanka si wayn looga dabaaldagi doonaa munaasabada  xuska sanad guurada 19aad ee X.D.SH.S.I taasi oo  si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhaatiir Jaamacada Jigjiga U Diray Gobolka Doolo oo Gaadhay Xarunta...

Wardheer(cakaaranews), Isniin, 6da, March, 2017. Waxaa gaadhay xarunta gobolka Doolo ee Wardheer  8(sideed) Dhakhaatiir  iyo 14  daryeelayaal caafimaad (Nurse) oo ay jaamacada jigjiga u diray gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubacii 2aad Ee Gobolka Faafan Oo Furmay

Xarshin (Cakaaranews) Isniin 9ka January 2017.Waxaa maanta madasha shirarka degmada xarshin ka furmay shirkii qiimaynta Rubuca 2aad ee waxqabadaka degmooyinka Gobolka Faafan ee sanad miisaaniyeedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Hadhagaala iyo Kalfadhigii 8aad Ee Golaha Xildhibaanada

Hadhagaala (cakaaranews)Isniin 9ka January 2017. Waxaa hoolka shirarka ee golaha xildhibaanada degmada hadhagaala ee gobolka siti lagu soo gabagabeeyay kalfadhigii 8aad ee golaha xildhibaanada degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Warbixinta Waxqabadka 6da Bilood Ee Gobolka Siti Oo Furmay

Shiniile(Cakaaranews) Isniin 9ka January 2017. Waxaa si rasmi ah uga furmay degmada shiniile xarunta gobolka siti Shirkii qiimayta warbixinta waxqabadka 6da bilood ee dhinacyada horumarka, nabadgalyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Kaabineega DDSI Oo Kulan Yeeshay.

Jigjiga(cakaaranews),Isniin, 9ka January, 2017. Kulan ay yesheen Golaha Kabineega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee xafiiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Lagu Daah Furayay Wareega 1aad Eee Ol'olaha Talaalka ka Hortaga...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 10ka January,  2017. Waxaa guud ahaanba deegaanka ka bilaabmay  wareegii 1aad  ee ol-olaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha(Polio) ee sanadka 2017. Haddaba,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Gobolka Qoraxey

Qabridahare(cakaaranews)Talaado 10ka January  2017. Waxaa si heer sare ah u soo dhamaaday qiimayntii waxqabadka degmooyinka gobolka qoraxey oo maalmahanba kasocotay hoolka shirarka ee kuliyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Fanka Iyo Suugaanta DDSI Oo Nidaamka Bakhtiyaa Nasiibka ah Loogu...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 10ka January, 2017. Waxaa maanta si rasmiya  oo ah nidaamka bakhtiyaa nasiibka ah loogu wareejiyay kooxaha fanka iyo suugaanka DDSI furayaasha   64 gibi oo ah guryo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii 4aad Ee Golaha 5,aad Ee Xildhibaanada DDSI Oo Furmay

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 11ka January 2017. Waxaa maanta si rasmi ah hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan uga furmay kal-fadhigii 4,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI. Hadaba kal-fadhigan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba Joog Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada jigjiga

Jigjiga, (cakaaranews),arbaca, 11ka January, 2017 Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Ee  garaad wiil waal international Airport ee  Magaalada Jigjiga Siweyn Loogu Soo Dahweeyay Wafdi Qurbajoog Uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii 4, aad Ee Golaha 5, aad Ee Xildhibaanada DDSI Oo Soo Gabagaboobey

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 12ka January 2017. Kal-fadhigii 4aad ee golaha 5aad ee xildhibaanada DDSI ayaa kadib markay goluhu xildhibaanadu talabixin kadhiibteen warbixintii waxqabadka xukuumada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololaha talaalka booliyada wareega 1aad Oo Ka Socda Degmada Jigjigada Koonfureed

Jigjigada Koonfureed(Cakaaranews) Khamiis 12ka January 2017. Ololihii talaalka boliyada wareega 1aad oo ka socday Guudahaanba deegaanka ayaa gaar ahaan ay degmada   jigjigada koonfureed  si habsami leh...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>