Addisababa (Cakaaranews) Isniin 27ka February 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka Xarunta Deegaanka uga amba baxay dhanka xarunata dalka ee magaalada addisababa isagoo halkaa utagay howlo shaqo islamarkaana kaga qaybgali doona howlahaas shaqo ee uu tagay xarunta dalka ee magaalada addisababa.
↧
MW CMC Oo U Amba Baxay Xarunta Dalka
↧