Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Waftigii Waqooyiga Ameerika Oo Dib Ugu Soo laabtay Xarunta Deegaanka Ee Magaalda Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaranews)khamiis, 17ka May 2018.Waftigii uu hogaaminayay madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI mudane khaddar cabdi ismaaciil ee uu ku wahlinayay maareeyaha xarunta daarasadka iyo cilmi badhista mudane guuleed awcali ayaa kadib markii ay usoodhamaaden shirarkii waqooyiga ameerika ayaa maanta si nabda dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga. Iyagoo ay wahelinayaan  qaarkamid ah hogaaminta sare ee jaaliyada waqooyiga America oo ay kamid yihiin mudane maxamed gaal-eri, mudane Cabdiraxmaan Daacad, iyo  mudane Cabdiwahaab Maxamud Daahir iyo waliba qaar kamid ah Hogaaminta Jaaliyaadka DDSI ee wadamada Scandenivianka oo ay kamid yihiin Cabdirisaaq Cabdi Cumar (mardoona) iyo Maxamed shugri Gadhcase. Kuwaas oo booqasho ku yimid xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>