Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 131746 articles
Browse latest View live

Training for Capacity Building of Ethio-Somali Journalists

$
0
0

From U.S Embassy Addis Ababa Page.

We just wrapped up our journalism training program in Jigjiga! Thanks to the participants for their eagerness to learn and great questions. As always thanks to our partners USAID Ethiopia CDC Ethiopia, and Ethiopian Media Women Association - EMWA for making this happen. In addition to Jigjiga, we've completed training in Samera, Assosa, Gambella, Bahir Dar, Mekelle and Addis - getting ready for Adama, Hawassa, and Dire Dawa!


በኢ.ሶ.ክ የአየር ንብረት በሚያስከትለው ለውጥ ለድርቅ ተጋላጭ ለሆኑት በኦሰትሪያ መንግሥት የሚደገፍ ፕሮጀክት ይፋ ተደረገ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዴሜ፤ሰኔ 16/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የአየር ንብረቱ የሚያስከትለውን ለውጥ ተከትሎ ለድርቀ ተጋላጭ በሆኑ አካባቢዎች የሚገኙ የህብረተሠብ ክፍሎች የኑሮ መሠረታቸውን ለመደገፍ፣ ለማቋቋም እና አቅማቸውን ለመገንባት የሚያስችል ፕሮጀክት ይፋ ተደረገ።

በተጨማሪም በዋርዴር እና ቀብሪደሀር ወረዳዎች ለድርቀ ተጋላጭ በሆኑ አካባቢዎች የሚገኙ የህብረተሠብ ክፍሎችን ለመደገፍ የሚተገበረው ይህ ፕሮጀክት ዛሬ በጅግጅጋ ከተማ የክልሉ ከፍተኛ የሥራ ኃለፊዎች፣ የሚመለከታቸው ሴክተር መ/ቤቶች፣ ለጋሽ ድርጅቶችና የተለያዩ ሲቪክ ማህበራት በተገኙበት በፕሮጀክቱ ዙሪያ የምክክር ዓውደ ጥናት መካሄዱ የክልሉ ውሃ ሃብት ልማት ቢሮ ገለፀ።

በዚህ የምክክር ዓውደ ጥናት ላይ የፕሮጀክቱን አስፈላጊነት፣ ጠቀሜታና አተገባበር በተመለከተ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የውሃ ሃብት ልማት ቢሮ ኃላፊ አቶ አህመድ አብዲ ማብራሪያ በሰጡበት ወቀት "የዛሬው የምክክር ዓውደ ጥናት በሃገራችን ድርቅ በተደጋጋሚ ከሚከሰትባቸው ክልሎች መካከል በተለይ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተጠቃሽ ነው። የዚህ ፕሮጀክት ድጋፍ የተገኘው ከኦስትሪያ መንግሥት ሲሆን በጀቱም ከ300 ሚሊዮን የአሜሪካን ዶላር በላይ መሆኑ ገልጿል። ይህ ፕሮጀክት ከተባበሩት መንግሥታት የልማት ድርጅት(UNDP) እና የዓለም የእርሻ ድርጅት(FAO)ጋር በመተባበር የሚተገበር ይሆናል። በተለይ በክልሉ ዶሎ እና ቆራሄይ ዞኖች በሚገኙት ቀብሪደሀርና ዋርዴር ወረዳዎች አከባቢ የሚኖሩ የህብረተሠብ ክፍሎች በተደጋጋሚ ለድርቅ ተጋላጭ የሆኑ በመሆናቸው ድርቅ የመቋቋም አቅማቸውን ለማሳደግ እና ህብረተሠቡን መልሶ ለማቋቋም የሚያስችል ፕሮጀክት ሲሆን በቀጣይም 

 

 

 

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፋፈን ዞን ባቢሌ ወረዳ ከተሠሩት የሠፈራ ፕሮግረሞች በክልልና ዞን ሃላፊዎች ተጎበኙ

$
0
0

ባቢሊ(Cakaaranews)እሁድ፤ሰኔ 17/2010ዓ.ም በፋፈን ዞን እና አካባቢው በሚገኘው ባቢሌ ወረዳ የተሠሩት የሠፈራ ፕሮግረም በክልልና ዞን ሃላፊዎች ተጎብኝተዋል። ሃላፊዎቹ በ2010 ዓ.ም የመንደር ማሠባሰብ ትግበራ ተዘዋውረው የተመለከቱ ሲሆን በባቢሌ ቆለጂ ቀበሌ ውስጥ ተገኝተው አባወራዎችን እና የሥራ ውጤታቸውንም ተመልክተዋል። የሃላፊዎቹ ጉብኝት በዋናነት በክልሉ በሚገኙ ወረዳዎች የተከናወኑትን የጥምር ልማት ሥራዎች አፈፃፀም ክትትልለማድረግ እንደሆነም ተገልጿል።

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የተፋሰስ እና መስኖ ልማት ቢሮ ኃላፊ አቶ ሱልጣን መሀመድ በጉብኝታቸው ወቅት ቅኝታቸውን እንዲህ ይገልፃሉ "በዋናነት ይህ ፕሮግራም በገጠራማ ቦታዎች ላይ በአርብቶ አደር ህይወት ላይ ጥገኛ የነበረውን ማህበረሠብ ወደ ከፊል አርሶ አደር የማምጣት አላማን ያነገበ ቢሆንም የኑሮ አቅማቸው ዝቅተኛ የሆኑትን በመመልመል፣ በአንድ ቦታ በማሰባሰብ፣ ቤት በመሥራት፣ የእርሻ ቦታ በማዘጋጀት፣ የከብቶች ማደሪያ እና ማደለቢያ በመስጠት ውሃውን በማስገባት እዚህ ቦታ የሚሠፍሩ አባወራዎች የተሻለ ጥሩ ህይወት እንዲኖራቸው ማድረግ ነው። እሱም ተከናውኗል ከዚህም በኋል እነሱ የቀጣይ ወይም የወደፊት ኑሯቸውን የተሻለ ለማደረግ ጠንክረው መሥራት ይጠበቅባቸዋል። ምክንያቱም ከዚህ በኋላ የተለያዩ ችግሮች ቢገጥማቸው እንኳን እራሳቸውን እና ከብቶቻቸውን ለማትረፍ አቅም የተፈጠረላቸው ስለሆነ ነው " ሲሉ ተናግሯል።

በተጨማሪም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የከተማ ልማትና ኮንስትራክሽን ቢሮ ሃላፊ አቶ ጀማል ፋራህ ጉብኝቱን አስመልክተው ይህን ብለዋል "ዛሬ እየጎበኘን ያለነው በባቢሌ ወረዳ የተሠራውን የመንደር ማሠባሰብ ሥራዎች ነው። በዚህ ቦታ አስር አባወራዎች ሠፍረዋል አስር ሄክታር የከበቶች መኖ(Sudan Grass) ዘርተዋል በሌላ በኩል ደግሞ የምግብ ሰብል በቆሎ ማሽላ ተዘርቷል ከዚህ በተጨማሪም የተለያዩ አትክልቶች እንደ ቲማቲም እና ጥቅል ጎመን የመሳሰሉትንም እየሠሩ ነው። ቦታው በመስኖ የሚለማ በመሆኑ ከምርታቸው ለገበያ የሚያቀርብም አቅም ይፈጥርላቸዋል እናም ይህ ፕሮግራም አቅማቸው ዝቅተኛ የሆኑ የህብረተሠብ ክፍሎችን የሚደግፍ እና እራሳቸውን እንዲችሉ አቅምን የሚፈጥርላቸው ነው"።

በተያያዜም በባቢሌ ወረዳ የተከናወነው የሠፈራ ፕሮግራም በክልሉ አብዘኛው ቦታዎች የተተገበረው ሥራ አንድ አካል ሲሆን በባቢሌ ወረዳ የሠፈሩት አባወራዎች ከዚህ አሁን ባገኙት ሁለገብ ድጋፍ በቀጣይም ህይወታቸው የተሳካ እና ያማረ እንዲሆን ጥረት ማድረግ እንደሚገባቸውም ሃላፊዎቹ ጨምረው ገልፀዋል።

 

Maanta iyo Banaanbax balaadhan Oo lagu taageerayo Waxqabadka RW Dalka Oo Kaqabsoomay Magaalada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Axad, 24ka June, 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga si wayn oo aan inaba caadi ahayn uga qabsoomay banaan bax balaadhan oo aysan u kala hadhin shacabwaynaha DDSI ee kudhaqan xarunta deegaanka ee magaalada Jigjiga islamarkana ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada kacaanka gaamuray ee HEEGO. Iyadoo banaanbaxanina ahaa mid lagu taageerayo waxqabadka Raisal-wasaaraha JDFI Dr Abyi Ahmed islamarkaana lagu canbaaraynayo qarixii foosha xumaa ee kadhacay magaalada Adhisababa. Waxaana banaanbaxan kala soo qaybgalay bulshada iyo dhalinyarada kacaanka gaamuray ee heego Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Hadaba, banaan baxan oo ahaa mid ururka dhalinyarada kacaanka gaamuray ee heego iyo bulshada kudhaqan magaalada jigjigaba ay ku muujinayeen taageeraha balaadhan ee ay lagarab taagan-yihiin xukuumada fedaraalka ah ee uu hogaamiyo raisal wasaaraha dalka JDFI Dr Abiyi Ahmed iyo waliba xukuumada DDSI ee uu hogaamiyo Madaxwayanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar islamarkaana ay canbaarayn kulul usoo jeedinayaan dadkii kadanbeeyay  falkii foosha xumaa ee shalay kadhacay magaalada adhisababa. Waxaana ugu horayn halkaas khudbad muhiim ah kasoo jeediyay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ugu horayn u mahadceliyay bulshada isu soobaxday ee ay ugu horeeyaan ururka dhalinyarada kacaanka gaamuray ee heego. Wuxuuna madaxwaynuhu canbaarayn kulul usoo jeediyay dadkii ka danbeeyay qaraxii foosha xumaa ee argagixisanimada ahaa ee shalay kadhacay  magaalada adhisababa. Sidookale madaxwaynaha oo hadlakiisa sii wata ayaa u tacsiyeeyay ehaladii iyo qaraabadii  dadkii uu dhibku kasoogaadhay qarixii foosha xumaa ee aragagixisanimada ahaa ee shalay kadhacay magaalada adhisababa.

Sidooakale, madaxwaynaha ayaa sidookale uga mahadceliayay dhalinyarada kacaanka gaamuray ee heego sida ay taageerahooda ay  u hayaan RW dalka Dr Abiyi Ahmed ay ugu muujiyeen banaanbaxan balaadhan islamarkaana ay u canaabraynayaan qarixii foosha xumaa ee shalay kadhacay adhisababa ee l ala beegsaday isusoobixii lagu taageerayay waxqabadka RW dalka Dr Abiyi Ahmed.

Dhankakale, intii uu madaxwaynuha khudbadiisa kuguda jiray ayaa wuxuu si mooral ah kor ugu dhawaaqay  odhaahyadan ay kamidka yihiin ‘’HEEGO HA WAARTO’’ ‘’HEEGO, HEEGO, HEEGO HA GUULAYSATO’’.

Hasayeeshee, isusoobaxan balaadhan oo ahaa mid aad u heersareeya ayaa waxay dhalinyarta heego kor ugu dhawaaqayeen halkudhagyo ay kamid yihiin ‘’Hadh iyo Habeenba waan garab-taaganahay waxqabadka balaadhan ee dalka iyo deegaankaba.’’ Waan garabtaaganahay xukuumada DDSI ee uu hogaamiyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, waxaan si wayn u taageersanahay waxqabadka balaadhan ee wakhtiga yar kuqabatay RW Dalka JDFI Dr Abiyi Ahmed Ali.  Waxaan cabaarayn kulul usoo jeedinayanaa dadki kadanbeeyay falkii foosha xumaa ee shalay kadhacay adhisababa waxaan utcasiyaynayna

Ugudanbayna, culimo-awdiinka, odayaasha iyo waliba waxgaradka kudhaqan magaalada jigjiga ayaa bogaadiyay waxqabadka mudadayar uu kuqabtay RW Daka Dr Abiyi Ahmed. Sidookale waxay canbaarayn kulul u soojeediyeen dadkii falka foosha xun ee aragagixisanimada ahaa kadanbeeyay ee shalay kadhacay magaalada adhisababa. Waxayna u tacsiyeeyeen eheladii iyo qaarabadii dadkii uu dhibku kasoogaadhay qaraxii foosha xumaa.

በኢሶ.ክ.መ. ርዕሰ መዲና ለጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ ደማቅ የድጋፍ ሠልፍ ተደረገ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)እሁድ፤ሰኔ 17/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሰ መዲና በሆነችው ጅግጅጋ ከተማ በዛሬው ዕለት የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀመድን ጨምሮ የክልሉ የመንግሥት ከፍተኛ  አካላት በተገኙበት ለክቡር ጠ/ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ በአማረና ደማቅ ሁኔታ የድጋፍ ሠልፍ መካሄዱ ተገለፀ።

ዛሬ እለትም የጅግጅጋ ከተማ ነዋሪዎች ከወትሮው ለየት ባለ መልኩ ከንጋቱ 12 ሠዓት ላይ የከተማዋን ጎዳናዎች ሞልተው ለክቡር ጠ/ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ የድጋፍ ሠልፍ ወደ ሚያደርጉበት ጅግጅጋ ስታዲዮም መታደም ጀመሩ። ቁጥራቸው እጅግ በርካታ የሆኑ የክልሉ  ወጣቶች ህብረት የሆነው ሄጎ በሚል መጠሪያ የሚታወቁት (የወጣት ማዕበል)፣ የሃገር ሽማግሌዎች፣ በተለይ የሶማሌ ሴቶች ለየት በሚለው እልልታቸውን ጨምሮ ህፃናት እና የተለያዩ የኢትዮጵያ ልጆች በአንድነት ድጋፋቸውን መግለፃቸው የክልሉ መንግስት አስታውቋል።

በተጨማሪም የክልሉ ወጣቶች “በጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ ከሚመራው የፌዴራል መንግስትና አቶ አብዲ መሀሙድ የሚመራው የክልሉ መንግስት ጎን ለዘላለም አንለይም”᎓᎓ “መቼም ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ እንደግፋለን ከጎኑም እንቆማለን” በሚል መፈክሮች እና ሌሎች  የተለያዩ አገር አንድነትን የሚያሳዩ መሪ ቃላት ይዞ ነው የታደሙት ።

በመድረኩ ላይ ንግግር ያደረጉት የኢ.ሶ.ክ.መ. ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀመድ ኡመርጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ ጠቅላይ ሚኒስትር ሆኖ ከተመረጠ ወዲህ በአጭር ጊዜ ውስጥ በሃገሪቱ በርካታ ስኬቶች፣ የብሔራዊ መግባባት እርምጃዎች እና ተግባራት እንደተፈጠሩ እንደተፈጠረ የማይካድ ሀቅ ሲሆን በዶ/ር አብይ አህመድ የኢ.ፌ.ዴ.ሪ ጠ/ሚኒስትር የሚመራውን የለውጥ እንቅስቃሴ ያለውን አድናቆት በመግለፅ ቀጣይ አንድነታችንን ለማጠናከር የተጀመረውን የለውጥ ጉዞ ከግብ ለማድረስ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥትና ህዝብ ከሃገራችን ህዝቦች ጎን በመቆም እንደሚሠራም አረጋግጣለው ብሏል።

አያይዞም ኢትዮጵያ በአሁኑ ወቅት የጀመረችውን ሃገራዊ መግባባትን በማጠናከር የተሻለች ሃገር ለመገንባት በሚደረገው ትግል የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ እና መንግሥት በዶ/ር አብይ አህመድ ከሚመራው የፌዴራል መንግሥታችን ጎን እንደሚቆምም ክቡር ፕሬዝዳንቱ ገልጿል።

በዚህም ሁሉም በትላንትናው እለት የድጋፍ ሠልፉን ለማክሸፍ በንፁሃን ዜጎች ላይ የደረሠውን አስጸያፊ የቦምብ ጥቃት እንደሚያውገዛቸውን ገልጸዋል።

ከዚህ በተጨማሪም በትላንትናው እለት የደረሠውን አደጋ ተከትሎ የክልሉ መንግት:የሃገር ሽማግሌዎች᎓ገራዶች᎓ኡጋሶች᎓ሱልጣኖችና የእምነ አባቶች  ለክቡር ጠ/ሚኒስትሩ ድጋፉን የገለፀ ሲሆን በተጎዱ ለሟች ቤተሠቦችና ዘመድ ወዳጆቻቸው መፅናናት ተመኝተው በዜጎቻችን ላይ አስነዋሪ ድርጊት የፈጸሙትም አሸባሪዎች በጠንካራ አቋም እንደሚቃወሙትም ሰልፈኞቹ ገልፀዋል።

MW CMC Oo Tababar U Furay 600 Oo Qof Oo Kamid Ah Hogaaminta Dhexe Ee Gobolada, MM Iyo Degmooyinka Deegaanka

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 25ka, June, 2018. Waxaa kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI si habsami leh uga bilawday tababar loo qabtay hogaaminta dhexe ee  gobolada, degmooyinka iyo MM deegaanka. kuwaas oo ay tiradoodu dhantahay 600 oo xubnood. Iyadoo tababarkana ay kasooqaybagleen hogaaminta ugu saraysa deegaanka oo ugu horeeyo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Afhayeenka Golaha Baarlamaanka ahna madaxa arrimaha Xisbiga ee Xarunta dhexe ee XDSHSI iyo waliba masuuliyiin kale.

Hadaba, tababarkan ayaa waxaa ugu horayn furitaankiisii kahadlay Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxmuud Cumar oo ugu horayn u mahadceliyay hogaaminta dhexe ee degmooyinka, mm iyo gobolada ee kasooqaybgalay tababarkan. Wuxuuna madaxwaynuhu sheegay in tababarkani yahay mid lagu kobcinayo garaadka aqoomeed ee hogaaminta dhexe islamarkaana lagu dardargalinayo korra loogu qaadayo awooda fulineed iyo gudashada waajibaadka shaqo ee hogaaminta dhexe ee degmooyinka MM iyo Gobolada.

Sidookale,  madaxwaynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in tababarkani yahay mid loogu talagalay hogaaminta dhexe islamarkaana uu san ahayn tababar arday iyo macalin ah balse uu yahay tababar cilmi iyo aqoon lagu kala faa’iidaysanayo. Kaas oo  la isku waydaarsanyo doodo iyo macluumaadyo badan. Wuxuuna carabka kudhuftay in tababartayaasha looga baahan yahay in qofkasta uu kaqaybqaato isagoo fikirkiisa khibradiisa iyo cilmigiisaba soo bandhigaya.

Ugudanbayna, Madaxwaynaha ayaa kula dardaarmay kaqaybgalayaasha tababarka inay ilaaliyaan wakhtiga iyo saacadaha casharka islamarkaana ay si fiican uga faaiidaystaan mudada uu tababarku socdo. Wuxuuna madaxwaynuhu carabka ku adkeeyay in hogaaminta dhexe ee tababarkan qaadanaysa looga baahan yahay in tababarkan cilmiga ay kabartaan ay usii gudbinayaan bulshadii iyo goobihii ay kakala yimaadeen.

MW CMC Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaasha Guryo Wadareedyada Laga Hirgaliyay Caasimada Deegaanka.

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado, 26ka June 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xadhiga kajaray dhismayaasha mashaariicyo horumarineed oo guryo wadareedyo si casri ah loo dhisay islamarkaana tiradoodu dhantahay 130 gibi oo uu gibigiiba ka koobanyahay ugu yaraan 9 qol.

Hadaba dhismayaashan guryo wadareedyada kala duwan ee laga hirgaliyay xarunta deeganka ee magaalada jigjiga ayaa noqon doono kuwo yareeya baahida guryo la’aaneed ee caasimada deegaanka maadaama uu heerka koradhka bulashada caasimada deegaanka ee  magaalada jigjiga uu marba marka ka danbeysa sii laba jibaarmayo, iyadoo mashaariicahan balaadhan ee uu madaxwaynuhu xadhiga ka jaray ay ku kala yaalaan xeeradii hore ee ciidanka qaranka ee loo yaqaanay garabcase balse xadhig kajarkii xaafadan cusub loo bixiyay xaafada shawli oo ah xaafada  cusub oo kusoo koradhay magaalada jigjiga islamarkaana wax wayn kabadali doonta bilacda magaalada jigjiga. Waxaana mashaariicahan mudadii ay socdeen kor uqaadeen kobaca dhaqaale ee bulshada ku dhaqan xarunta deegaanka ee ka faaiidaysanyay dhismayaasha mashaariicaha guriyaynta.

Sidoo kale madaxwayne Cabdi Maxamuud cumar  ayaa xadhiga kajaray dhismayaasha guryowadareedyo  G+1 ah oo  sida casri ah loo dhisay oo ku yaala xeradii hore ee  ciidanka qaranka qaybta cirka ee loo yaqaanay AYER HAIL oo ka kooban 30 Gibi oo G+1 ah oo uu midkiiba yahay 10 qol. Wuxuuna madaxwaynuhu u hambalyeeyay shirkadihii dawliga ahaa iyo kuwii aan dawliga ahayn ee fuliyay dhismayaasha mashaariicahan iyo waliba injineeradii fuliyay ee deegaanka, waxaa kale oo uu madaxwaynuhu ugu hambalyeeyay mudadii gaabnayd ee aan 3da bilood ka badnayn ee lagu dhisay mashaariicahan, isagoo madaxwaynuhu cadeeyay in dhismayaasha guryo wadareedyadan laga wado deegaanka aysan halkaas ku istaagi doonin balse lasii wado doono.

Waxaana xusid mudan in hirgalinta mashaariicaha guryo wadareedyadan laga fuliyay caasimada deegaanka aysan ahayn markii koobaad iyo goobtii 1aad ee laga fuliyay balse ay kamid yihiin qorashayaasha horumarineed ee GTP2 islamrkaana laga fuliyay degmooyinka iyo maamul  magaalooyinka deegaanka. Iyadoo barnaamijka guriyayntu uu kaalin muhiim ah kayahay bilacda iyo balaadhinta magaalooyinka deegaanka iyo waliba baahida guryo la’aaneed ka jira deegaanka.

Ugu danbayn Dhismayaasha guryo wadareedyada laga hirgaliyay xarunta deegaanka oo ah kuwo kamid ah qorshayaasha horumarineed ee guriyaynta ayaa wax wayn ka badali doono bilacda caasimada iyo baahida dhanka guryaha ee ka jira deegaanka.

የኢ.ሶ.ክ.መ.ፕረዝዳንት በክልሉ ርዕሰ መዲና የተገነቡ የጋራ መኖሪያቤቶች አስመረቀ

$
0
0

ጅግጅጋ(cakaaranews)ማክሰኞ፤ሰኔ 19/2010.የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕረዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ በክልሉ ርዕሰ መዲና በጅግጅጋ ከተማ በዘመናዊ መልኩ የተገነቡና እያንዳንዱ በውስጡ 9ክፈሎች ያቀፈ 130  የጋራ መኖሪያቤቶችን በዛሬ እለት አስመረቀዋል።

በተጨማሪም በክልሉ ዋና ከተማ በሆነችው በጅግጅጋ የሚኖሩ ህብረተረሰብ ቁጥር ከጊዜ ወደ ጊዜ እያደገ በመምጣቱ  የህዝቡ የመኖሪያ ቤቶች ጥያቄ በከፍተኛ ደረጃ የሚቀነስ ሲሆን የነበረውን የመኖሪያቤቶች እጥረትም በእጥፍ እንደሚቀርፍም ተገልጿል። በተያያዜም ይህ የጋራ መኖሪያ ቤቶች በቀድሞ የመከላኪያ ካምፕ በገረብአሴ ወይንም ሸውሊ በመባል የሚታወቀው አዲስ ሰፈር የተሰራ ሲሆን በከተማው ውበትም ትልቅ ሚና እንደምጫወትም የክልሉ መንግስት አስታውቋል።

በጋራ መኖሪያቤቹ ግንባታ ወቅትም በርካታ የከተማውና የክልሉ ወጣቶች ኑሮ በማሻሻል የኢኮኖሚያዊ ተጠቃሚነታቸውም እንዳሳደገም ተገልጸዋል።

ከዚህ በተጨማሪም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕረዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ ሞሀሙድ ኡመር በቀድሞ አየር ኃይል ሰፈር የተገነቡና እያንዳንዱ 10 ክፍሎች የሚይዝ 30 G+1 የጋራ መኖሪያ ቤቶችም አስመርቋል።በዚህም የጋራ መኖሪያ ቤቶችን አጭር ጊዜ ውስጥ ከሶስት ወራት በማይበልጥ በቀልጣፋና በአማረ መልክ  የሰሩት የክልሉ ቤቶች ልማት ኢንተርፕሬዝ ᎓የግል ኮንተራክተሮች᎓የክልሉ ኢንጅኔሮችና በጋራ መኖሪያቤቶቹ  ግንባታ ላይ ሌሎች ጥሩ አስተዋጸኦ ላደረጉት ባላሙያዎችና ድርጅቶችም ክቡር ፕሬዝዳንቱ የላቀ ምስገና አቅርበዋል።

ሌላ በኩል የጋራ መኖሪያ ቤቶች ግንባታ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ለመጀመሪያና ለመጨረሻ ጊዜ ሳይሆን የክልሉ ሁለተኛ እድገትና ትራንስፎርሜሽን እቅድ አካል ሆኖ በሁሉም የክልሉ ከተማ መስተዳደሮችና ወረዳዎችም በሰፊው እየተገነባና ካሁን በፊትም ተገንብቶ ለአገልግሎት ከማብቃታቸው ባሻገር የክልሉ ህዝብ የመስረተልማት ጥያቄ በአግባቡ የሚመለስ ከMሆናቸው በዘለሌ የከተሞች እድገትና ውበትም የላቀ ድርሻ ይጫወታሉ ተብሎ ይታመናል።

በመጨረሻም በጅግጅጋ ከተማ የተገነቡና የተጠናቀቁ የጋራ መኖሪያ ቤቶች የከተማው እድገት᎓ውበትና የህብረተሰቡን ጥያቄ የሚመለስ ነው ሲሉ የከተማው ነዋሪዎች ገልጸዋል።


MW CMC Oo Hogaaminaya Wafti Balaadhan Ayaa Ka Degay Magaalada Godey

$
0
0

Godey(Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminayo wafti balaadhan oo ka kooban   heer federal iyo heer deegaan oo wata diyaarad khaas ah ayaa dhanka xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga ambabaxay dhanka magaalada godey ee xarunta gobolka shabeele, iyagoo ugasii gudbi doona degmada eleele iyo kaalub oo ay maalinta bari ah xadhiga lagaga jari doono ceelal shidaal iyo kuwo saliid ah .

Golaha Kabaneega DDSI Oo Lacag 15 milyan Oo Birr Ah oogu deeqay …

$
0
0

Jigjiga (Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Kulan ay yeesheen golaha kaabaneega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo lagaga wada hadlay ajendayaal dhawr ah ayaa wuxuu goluhu codbuuxa ugu ansixiay deeq lacageed oo dhan 15 milyan  oo birr  eheladii iyo qaraabadii dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay magaalada addis-ababa.

Xaflad Ay Soo Agaasimeen Xog Haynta Sare Ee Ururka Dhalinyarada Kacaanka Gaamuray Ee Heego Ayaa Ka Qabsoomay Xarunta Deegaanka

$
0
0

Jigjiga (Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Xaflad balaadhan oo ay si heer sare ah usoo agaasimeen xog haynta sare ee ururka dhalin yarada kacaanka gaamuray ee heego oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 2500 oo ah xubnaha dhalin yarada heego ee caasimada deegaanka ee MM jigjiga, aqoon yahanka deegaaanka, qurba joogta, odayaal dhaqameedka, kooxaha fanka iyo suugaanta ee qaran joogta iyo qurbajoogta deegaanka ayaa ka qabsoomay xarunta dhalinyarada MMJ jigjiga ee haavana.

Hadaba Xafladan oo ay xog haynta sare ee ururka dhalinyarada kacaanka heego ay ku marti qaadeen Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu marti sharaf ka ahaa ayaa ahayd mid is barasho ah islamarkaana ay dhalin yarada kacaanka heego ku muujinayeen taageerada ay u hayaan xukuumada deegaanka iyo XDSHSI, Waxayna Si dareen iyo ficil ku dheehan tahay ay ku muujiyeeen dareenkooda ku wajahan ilaalinta nidaamka dimuqraadiyada maamulka suuban dibucurashada ee ka hanaqaaday guud ahaanba deegaanka, iyagoo dhalinyaradu ruxayay calanka deegaanka iyo ka federaalka sawaxan iyo hirar cod dheer ah ku muujiyeen taageerada ay u hayaan xisbigooda iyo xukuumadooda oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI  mudane Cabdi Maxamuud Cumar Waxayna dhalintan kacaanka heego wacad ku mareen in maalin iyo habeenba ay u taagan yihiin una taagnaan doonaan ilaalinta danaha shacabka ayna yihiin hirar xoogleh oo difaac u ah danaha dadka iyo neecawda nololeed ee ay midhaheeda ku indha dilaac sadeen.

Waxaa sidoo kale xafladan kaalin mugle ka qaatay oo kusoo bandhigay suugaan ka turjumaysa hadafka iyo ujeedooyinka dhalinyarada kacaanka heego kooxaha fanka iyo suugaanta deegaanka iyo fanaaniin ka timid qurbaha oo masraxa ruxay oo ka qaadeey Heeso muujinaya muhiimada iyo udub dhaxaadka ay u yihiin dhalinta kacaanka heego Ururka dhalinyarada kacaanka heego ee DDSI oo ah urur iyagu iskood isu aas aasay Kana abuurmay midhaha XDSHSI waxna ku bartay deegaanka iyo dalka ayaa gaashaan u ah ilaalinta midnimada nabad ku wada noolaansha hormarka bulsha waynta soomaalida itoobiya.

Ugu danbayn xafladan ay ay sida heerka sare ah usoo agaasimeen xog haynta sare ee ururka dhalin yarada kacaanka gaamuray ee heego ayaa si farxad iyo jawi wanaagsan ku dheehanatahay kusoo gabagaboobmay.

የኢ.ሶ.ክ.መ. ካቢኔ አባላት በአዲስ አበባው ቦምብ ፍንዳታ የተጎዱ ወገኖች የ15 ሚልዮን ብርለገሰ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ዕሮብ፤ሰኔ 20/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የስራ አስፈጻሚ አባላትና ካቢኔ አካላት በዛሬው እለው በክቡር ፕሬዝዳንት አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር መሪነት ባካሄዱት የአስቹኳ ስብስባ በመዲናችን አዲስ አበባ በመስቀል አደባባይ ባለፈው ሰኔ 16 ቀን በዜጎቻችን ላይ በተፈጸመው የቦምብ ፍንዳታ የተጎዱ ወገኖች የ15 ሚልዮን ብር ድጋፍ ለመሰጠት በሙሉ ድምጽ አጽድቀዋል።

Ceelasha Shidaalka Ah Oo Xadhiga Laga Jaray

$
0
0

Elele(cakaaranews)Khamiis, 28ka June, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee  isugujiray heer-caalam, heer-federaal iyo heer-deegaan ee ay ku wahelinayeen wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta JDFI iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada mudane Axmed Shide ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray qaar kamid ah ceelasha shidaalka ah ee Elele.

Wixii faahafaahin ah kala soco wararkayaga danbe ee cakaaranews.com

 

 

 

Xadhig kajarkii Shidaalka DDSI

$
0
0

Elele(cakaaranews)Khamiis, 28ka June, 2018. Mudo kabadan nusqarni ayaa shacabwaynaha DDSI ay naawilayeen intifaacsiga khayraadka-dihin ee ilaahay kumanaastay Deegaankooda kaas oo ay ugu horeeyaan noocyada kaladuwan ee shidaalka, balse nasiib wanaag maanta ayuu Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi maxamuud Cumar, oo ay waheliyaan wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta mudane males Alem iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada JDFI mudane Axmed shide ay si wadajir ah xadhiga uga jareen qaar kamid ah ceelasha shidaalka ah ee degmada Elele kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 6 ceel islamarkaana 3 kamid ah la dhamaystiray. iaydoo ceelashanina ay maalinkii soo saari karaan inta ay tijaabada kujiraan shidaal cadadkiisu  dhan yahay 800 oo barmiil oo ah shidaalka caydhin (cruel-oil)

Hadaba, shidaalkan maanta xadhiga laga jaray ayaa natiijadiisu ay soo jiitamaysay sanooyin badan islamarkaana ay shaqadiisa soomareen hay’ado iyo wadamo kaladuwan oo caalamka ah oo ay kamid yihiin Ruushka, Australia Maraykanka ingiriiska iyo malayshiya. Waxaana xusid mudan in xukuumada DDSI ee maanta ka arimisa deegaanka ay dadaal badan oo ilaa heernaf hurid ah, wakhti iyo latashi badan kubixisay islamarkaana mudo hada laga joogo 4 sano ay mashruuca qodista shidaalka ee ogaden gass ay gacanta ku qabatay shirkad laga leeyahay wadanka Chinaha oo loo yaqaano Poly-GCL. Taas oo ku guulaysatay dhamaan qodista iyo kamidho dhalinta shidaalka noocyadiisa kaladuwan islamarkaana natiijadan maanta kagaadhay.

Munaasabadan xadhig kajarka ah oo ay kasooqaybgaleen Mas’uulliyiin kala duwan oo isugujira heer-caalam, heer-dal iyo heer-deegaan oo ay ugu horeeyaan madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wasiiro heerfederaal ah, masuuliyiinta shirkada POLY-GCL, qaarkamdi ah generalada ciidamada difaaca qaranka, masuullyiin kasocday safaarada dalka shiinuhu kuleeyhay dalkeena itoobiya, odayaal dhaqameedka deegaanka qurbajoogta iyo martisharafkale ayaa si qurux badan xadhiga looga jaray qaarkamid ah ceelashii kuwaaso kuyaalay degmada elele ee katirsan gobolka shabeele iyadoo madaxwaynaha iyo wasiirrada JDFI ay sidookale bari  xadhiga kajari doonaan ceelasha shidaalka ee jeexdin ama kaluub.

xadhig kajarka kadib, ayaa madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi maxamuud cumar uu warbaahinta lahadlay isagoo madaxwaynuhu sheegay in maanta ay farxad wayn utahay in uu nasiib u yeesho xadhig kajarka  ceelashan shidaalka ah oo ah horumar balaadhan islamarkaana ay guud ahaanba shacab-waynaha deegaanku mudo ka badan nus qarni ay ku taamayeen. Wuxuuna tilmaamay in xadhig kajarka ceelasha shidaalka ah ee kaladuwan ay ka mid yihiin guulaha dalku gaadhay.   Islamarkaana ay aad ugu mahadcelinayaan allah u suurogaliyay natiijadan laga gaadhay shidaalka deegaanka. Wuxuuna madaxwaynuhu carabka kudhuftay in degmada elele ay noqon doonto meel loosoo shaqo tago. Wuxuuna kuduceeyay in degmadan elele uu ilaahay kadhigo tii horumarisa  deegaanka iyo guud ahaanba dalka.

Sidookale, wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta mudane males Alem iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada JDFI mudane Axmed shide oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in natiijadan iyo guushan maanta lagaadhay ay hormuud u yihiin shacabwaynaha DDSI iyo hogaamintiisa maanta ka arimisa deegaanka oo talo iyo dadaal badan kubixiyay islamarkaana heersare gaadhsiiyay horumarka iyo nabadgalyada ee ay maanta haystaan shacabka DDSI. 

Iskusoowada duuboo waxaa xusid mudan in shidaalkan kaladuwan ee isugujira gaaska dabiiciga  ah (natural gas) saliida qaydhin (cruel oil) si wayn looga faaiidaysan doono hawlo aan lasookoobi Karin oo ay kamid yihin warshadaha kaladuwan ee dalka. Iyo waliba in loo dhoofin doono dalka dibadiisa taasina ay kor uqaadi doonto guud ahaan dhaqaalaha dalka Iyadoo ay xusid mudantahay in dhismaha tuubooyinka shidaalka ee ceelasha  jeexdin, elele iyo xarunta dalka ilaa iyo jabuuti shaqadooda wakhtiyar gudihii lagu dhamaystiri doono.

Ugudanbayna, madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa lafilayaa inay xadhiga kajari doonaan ceelasha shidaalka ee ladhamaystiray ee kuyaala goobta looyaqano jeexdin ama kaaluub ee katirsan degmada dhoobawayn ee gobolka qoraxey.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የተገኛውን ድፍድፍ ነዳጅ በይፋ ተመረቀ

$
0
0

ኢለሌ(cakaaranews)ሀሙስ᎓ሰኔ 21/2010ዓ.ም.የኢትዮጵያሶማሌክልል ህዝብና መላው የሀገሪቷ ዜጎች በክልሉ ውስጥ የሚገኙ  እምቅ የፈጥሮ ሀብቶቻቸውን በተለይ በቀዳሚነት ለበርካታ የክልሉ አከባቢዎች የታደለው የተፈጥሮ ጋዝ᎓ፔትሮልየም እና ሌሎች የሀገሪቱ ማዕድናትም በአግባቡ ለመጠቀም  ከግማሽ ክፍለ ዘመን በላይ የሚሆን ጊዜ በጉጉት ሲጠበቁ የነበረውን የፔትሮልየምና የተፈጥሮ ጋዝ ሀብት በኢትዮጵያሶማሌክልል ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ ፤በኢፈዴሪ ማዕድን ᎓ፔትሮልየምና የተፈጥሮ ጋዝ ሚኒስትር ዴኤታ አቶ መለስ አለሙና በኢፈዴሪ መንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ጽ/ቤት ኃላፊ ሚኒስትር አቶ አህመድ ሺዴ በኢለሌ ወረዳ የተገኙት 6 የፔትሮልየምና ተፈጥሮ ጋዝ ጉድጓዶች መካከል ሙሉ በሙሉ የተጠናቀቁ ሶስት የድፍድፍነዳጅ(cruel-oil)ጉድጓዶች  በዛሬው እለት በጋራ ተመርቀዋል።ይህ የድፍድፍነዳጅ ጉድጓዶች በቀን 800 በርሚል ነዳጅ የማምረት አቅም እንዳላቸውም ተገልጿል።

በተጨማሪም በተለያዩ ሀገራት እንደ ራሺያ᎓አውስተሬሊያ᎓አሜሪካ᎓ኢንግሊዝና መሌዠያ ድርጅቶች በተለያዩ ጊዜያት የተለያዩ  አከባቢዋች የተለያዩ ነዳጅ ፈለጋ ጥናቶች ብያደርጉም ሳይሳከላቸው ቀርተዋል። ነገር ግን  የክልሉ መንግሥት የክልሉ ብሎም የሀገሪቱን ነዳጅ ሀብት ለማውጣትና የሀገሪቱ ህዝብ ተጠቃሚ ለማድረግ በወሰደውን እልህ አስጨራሽ ጥረትና በጉዳዩ ላይ በተሰጠው አቅምና እውቀት መሰረት ከ4 አመታት በፊት ከቻይናው የፖሊ ጂሲ ኤል (Poly-GCL) ድርጅት ጋር በኢትዮጵያሶማሌክልል በሚገኘውን የኦጋዴን ጋዝ ቁፈራ እንድያካሄድ ከስምምነት መድረሱን ይታወሳል።የፖሊ ጂሲ ኤል ባላሙያዎችም በአከባቢው በሚገኙ ሁሉም የነዳጅ አይነቶች አመርቂ ውጤቶች አስገኝተዋል።

በሌላ በኩል በሸቤሌ ዞን ኢለሌ ወረዳ የተገኘው የነዳጅና ተፈጥሮ ጋዝ ምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይ የኢትዮጵያሶማሌክልል ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ  ኡመር᎓የፌዴራልና የክልል ከፍተኛ የስራ ሃላፊዎች᎓የፖሊ ጂሲ ኤል ፔትሮልየም ድርጅት አመራር አካላት᎓አምስቱ የሀገር መከላኪያ እዞች ዋና አዛዠ ጄኔራሎች᎓በኢትዮጵያ የቻይና አምቤሲ አመራር አባላት᎓ሃገር ሽማግሎች᎓የክልሉ ዲያስፖራ አባላትና ሌሎች ጥሪ የተደገላቸው እንግዶችም ተገኝተዋል።በተመሳሳይም በነገው እለት ጄህዲን/ካሉብ የተገኙ የተፈጥሮ ጋዝና ፔትሮልየም ጉድጓዶችም በኢትዮ-ሶማሌክልል ፕሬዝዳንት እና በፌዴራል የስራ ሃላፊዎች እንደምመረቁም ተገልጸዋል።

በዚህም በዛሬው የነዳጅ ምርቃት መድረክ ላይ ንግግር ያደረጉት የኢ.ሶ.ክ.ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ "እስካአሁን ድረስ ምንም አይነት ችግር ሳይፈጠር ሠራተኛው እና ድርጅቱ በሠላም የፕሮጀክቱን ሥራ በማጠናቀቁ በመጀመሪያ ለአላህ ምስጋና እናቀርባለን። በመቀጠል ለኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ፣ ለሀገርመከላከያ ሠራዊትና ለክልሉ ፀጥታ ሃይሎች ብሎም ለፌዴራል መንግሥትና ለፖሊ ጂ.ሲ.ኤል ፔትሮሊየም ካምፓኒ ምስጋናዬን አቀርባለሁ። ነገር ግን አሁንም የክልሉ ህዝብ እና መንግሥት እስከ ፕሮጀክቱ ፍፃሜ ድርስ ቀን ከተሌሊት ደከመኝ ሰለቸኝ ሳይሉ ሁሉም የባለድርሻ አካላት በፌዴራልም ሆነ በክልልም ህዝቡም ተባብረን ድህነትን ታሪክ እናድርገው" ብሏል።

ፕሬዝዳንቱ ዛሬ ለክልሉ ብሎም ለሀገሪቱ ህዝብ አዲስ ምዕራፍ እንደተከፈተ ገልጾ በዛሬው እለት የኢለሌ ተፈጥሮ ነዳጅ በማስመረቃቸው እጅግ ደስተኛ መሆናቸውን ከመግለጻቸው ባሻገር ኢለሌ ወረዳ ለሀገሪቱ ህዝብ የሥራ ፈጣሪ እድል እንድትሆን በመመኘት ኢለሌ የክልሉና የሀገሪቱ ልማት መነሻ ትሆን ዘንድም መርቋል።

በተያያዜም የኢፈዴሪ የማዕድን᎓ፔትሮልየምና ተፈጥሮ ጋዝ ሚኒስቴ ሚኒስትር አቶ መለስ አለሙ ባቀረቡት ንግግር "በዛሬው እለት የኢለሌ ድፍድፍ ነዳጅ በረገጥናት የእናት ሃገራችን ከርሰ ምድር ወይም ደግሞ ፅንሰ ምድር ወደ አንድ ምዕተ ዓመት የተጠጋ ዘመን ሲፈለግ የነበረው ድፍድፍ ነዳጅ በዘመን ቀመር የዛሬዋ ዕለት የሃገራችን ምድር የመካንነት ጊዜ አብቅቶ የእርግዝና ምልክት የሚታይበት ታሪካዊ ቀን በመሆኗ እንኳን ደስ ያላችሁ እንኳን ደስ ያለን ለማለት እወዳለሁ" ተናግረዋል።አያይዞም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥትና ህዝብ እንድሁም ለክልሉ ጸጥታ አካላት ለፖሮጀክቱ ያደረጉትአስተዋፅኦሚኒስትሩ የላቀ ምስገና አቅርቧል።

የድፍድፍ ነዳጅ ሀብቱ ሀገሪቱ አሁን ከገባችበት የውጭ ምንዛሬ እጥረት ለማውጣት የምታደርገው ጥረት ለማገዝ ትልቅ አስተዋፅኦ እንዳለውና ነዳጁ ከኤክስፖርት ፋይዳ ባሻገር ለሀገር ውስጥ እንዱስተሪዎች እንደሚውል እንደሁም በቅርቡ የድፍነዳጅ ፓይፕ ዝርጋታ ሥራዎች እንደሚጠናቀቁም የኢፈዴሪ መንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ጽ/ቤት ኃላፊ ሚኒስትር አቶ አህመድ ሺዴ አስረድቷል።

በመጨረሻም በቆራሄይ ዞን ዶበወይን ወረዳ ጄህዲን ወይንም በካሉብ ፐተገኙ የተፈጥሮ ጋዝና ፔትሮልየም ጉድጓዶች በነገ እለት በኢትዮጵያ ሶማሌክልል ፕሬዝዳንት እና በፌዴራል የስራ ሃላፊዎች እንደምመረቁም ተገልጸዋል።

 

 

 

 

 

 

 


Ogayssiis, Ogaysiis Macalimiinta Kaqalinjabisay Kuliyadaha Macalimiinta Ee Jigjiga Iyo Qabridahar

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 29ka June, 2018. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan macalimiinta heerka diplomaha ah ee sanadkan 2010 T.I ka qalinjabisay kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi majiid xuseen iyo kuliyada tababarada macaliiinta ee qabridahar inay maanka ku hayaan islamarkaana ay u soo xaadiraan imtaxaanka qoraalka ah ee  xaqiijinta shatiga xirfada baranimo kaas oo maalinka Talaadada ah ee ku beegan  26ka, bisha-10,aad,  2010 .T.I kadhici doona kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi Majiid Xuseen ee magaalda jigjiga.

Hadaba, Geedi-Socodka Shatibixinta Iyo Cusboonaysiinta Xirfada Barayaasha Iyo Hogaaminta Waxbarashada Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI ayaa ogaysiinhaya macalimiinta diplomaha ah ee sanadkan 2010 T.I ka qalinjabisay kuliyadaha tababarada macalimiinta ee jigjiga iyo qabridahar in ay u soo diyaar-garoobaan imtaxaanka qoraalka ah ee xaqiijinta tayada xirfada baranimo ee license’ga.

Sidookale, Geedisocdka shatibixinta ee xafiiska waxbarashada DDSI ayaa macalimiinta ogaysiinhaya in macalimiinta hada qalinjabiyay ee aan wali is diwaangalinin ay barri iyo saadanbe oo ah sabti iyo axad ay iska diwaangaliyaan waaxda shatibixinta xafiiska ee waxabarashada DDSI. Islamarkaana ay imtaxaanka qoraalka ah ee shatiga xirafada baranimo ay ufadhiistaan kaasoo maalinka saalaasada ah ee ku beegan  26 bisha 10,aad  2010 .T.I kadhici doona  kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi Majiid Xuseen ee magaalda jigjiga.

Ugudanbayn, F.G: wixii faahfaahin ah ama talo iyo tusaale ah dheeri ah waxaa lagala xidhiidhi karaa teleefan Numberada kala ah +251252780359 / 0913304382/ 0973541718 / 0911763562, ,. Waa Xafiska Waxbarashada DDSI

MW CMC IYO Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Ku Sugan Xarunta Gobolka Qoraxey

$
0
0

Qabridahar(Cakaaranews) Jumce, 29ka June, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxauud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo ku gudajira socdaalka loogu magacdaray shidaalka iyo saliida ayaa kadib markii uu si wadajir ah xadhiga uajaray ceelasha shidaalka iyo saliida ee elele iyo kaaluub ayaa wuxuu waftigu  uhoydey degmada dhoobawayn ee gobolka qoraxey, iyadoo uu halaas madaxwaynuhu kulan kula yeeshay qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan degmada dhoobo-wayn.

Wuxuuna madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu shacabka degmada dhoobo-wayn usheegay in maadaama oo xadhiga laga jiray khayraadka shiidaalka deegaanka looga baahanyahay shacabka inay ilaashadaan islamarkaana ay sii xoojiyaan dadaaladii balaadhnaa ee lagu gaadhay guushan maantan. Madaxwaynaha ayaana intaa kudaray in mustaqbalka dhaw laga bixidoona cadawgeena koobaad oo ah saboolnimada, madaxwaynaha ayaana shacabka ku adkeeyay inaysan is dhiganin balse loo baahan yahay inay ka faaiidaystaan khayraadka kale deegaanka.

Dhankoodana waxaa iyana kulan ka hadlay qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan degmada dhoobowayn iyagoo ugu horayn ilaahay ugu mahadnaqay in maalintan taariikhda ah ay gaadhaan waxayna ka sheekeeyeen sida ay oogu faraxsanyihiin rajadii ay naawilayeen inay rumowdo iyagoo balan iyo wacad kumaray inay ilaashanayaan.

Intaas kadib ayaa waxuu waftigu usoo socdaalay dhanka ceelasha kaalub oo iyana la gaba-gabeeyay, isagoo madaxwaynuhu soo kormeeray   ceelasha shidaalka ee kaalub oo wakhti xaadirkan bilaabaya in dalkeenu dhoofiyo shidaalka noocyadiisa kaladuwan.

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxauud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo ku gudajira socdaalka loogu magacdaray shidaalka iyo saliida ayaa duhurnimadii maanta hadhgalay degmada shilaabo ee gobolka qoraxey, iyadoo uu hlakaas maxawaynuhu kulan balaadhan kula yeeshay qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan degmada shilaabo, wuxuuna madaxwaynuhu usheegay shacabka in la gaadhay xiligii uu shacabka deegaanku  jabinayay dhiisha fiqriga, wuxuuna madaxwaynuhu intaa kudaray in sidii shacabka reer shilaabo looga bartay ay u ilaashadaan mashruucan uu shacabka deegaanku ku jabinayo dhiisha fiqriga.

Kulankaas kadibna ayaa waxay madaxwaynaha iyo waftigiisu usoo caraabeen dhanka magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey iyagoo madaxwaynaha iyo waftigiisu u istaagayay shacabka ku teedsan tuulooyinka wadada laamiga ah ee udhexaysa shilaabo iyo qabridahar islamrkaana ay shacbaku kusoo dhawaynayeen laama qoyan iyo qablbi furan.

Ugu danbayna madaxwaynaha iyo waftiga balaadhan ee uu hogaaminayay ayaa usoo hoydey magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey, iyadoo ay shacabka magaalada qabridahar madaxwaynaha iyo waftigiisa kusoo dhaween duleedka magaalada qabridahar. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaana wakhti xaadirkan ku sugan magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey.

Degmada Waqooyiga Jigjiga Ee Harorays Oo Laga Qoday Ceel Riig Ah Oo Cusub

$
0
0

Haroorays(cakaaranews)Isniin, 21ka, May, 2018. Xukuumada DDSI oo mudnaanta siisay fulinta qorshayaasha biyaha 1aad ilaa 5aad si bulshada deegaanka wakhtigaaban gudahood looga haqabtiro baahida biyaha. Waxaana ceel riig ah oo cusub laga qoday degmada waqooyiga jigjiga ee haroorays kaasoo laqoday in kabadan 300 Miter islamarkaana halkii ilbidhiqsiba sootuuraya 8 liter oo ah biyo macaan. Iyadoo ceelkaasna ay kormeer kutageen masuuliyiin uu horkacayo wasiir kuxigeenka xafiiska Hor-Khayraadka Biyaha oo ay waheliso kusimaha gudoomiyaha degmada haroorays.

Hadaba, ceelkan cusub ee laqoday ayaa waxaa siwayn u soo dhaweeyay bulshada kudhaqan degmada haroorays. Waxayna sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin islamarkaana uu ceelkani yahay mid aad ubiyo badan. Waxayna tilmaameen in uusan ku filayn ceelkii hore ee uqodnaa, balse kani uu yahay mid wada kaafinaya dadka iyo duunyada degmada haroorays iyo waliba waxsoosaarka beeraha. Waxayna xuseen in ay kaga raysanayaan aroorkii dheeraa ee ay u aroori jireen gidhibka. Bulshada ayaana  mahadcelin balaadhan usoojeediyay Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Mxamuud Cumar, sida dhakhsaha ah ee daacadnimadu ku dheehan tahay ee uu uga jawaabay baahidoodii iyo codsigii ay ugudbiyeen mudayar gudaheed. Waxayna xuseen in 24ka saacba duco iyo taageero lagarab taagan yihiin xukuumada DDSI.

Sidookale, Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Cabdixaliim Cabdi Ismaaciil oo isna kahadlay ceelkan cusub ee laga qoday degmadaasi ayaa sheegay in ceelkani uu yahay mid uu qoday xafiiska horumarinta khayaraadka biyaha islamarkaana ah mid ay xukuumadu kaga jawaabayso codsigii bulshada. Wuxuuna tilmaamay in ceelkani yahay mid aad ubiyo badan islamarkaana ah biyo macaan soona tuuraya halkii ilbidhiqsiba 8 liteer oo biyo ah. Wuxuuna xusay in bulshadu aad usoo dhawaysay ceelkan islamarkaana ay aad ugu mahadcelinayaan xukuumada DDSI ee uu hogaaminayo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Mxamuud Cumar.

Dhankakele, Kusimaha Gudoomiyaha Degmada  Ahna Madaxa Xafiiska Maaliyada Iyo Hor-Dhaqaalaha Degmada Haroorays Marwo Ayaan Siyaad oo iyadna kahadashay ceelkan cusub ee riiga ah ayaa sheegtay in ceelakni yahay ceelkii ugu biyo badnaa ee laga qodo degmada abidkeed islamarkaana ah ceelkii 2aad ee laga qodo. Iyadoo ceelakn laqoday kadib markii degmada uu kufilaanwaayay ceelkii hore islamarkaan bulshada degmadu ay xukuumada kacodsatay in ceelkale looqodo. waxayna tilmaantay inceelkale laga qodi doono degmada.

Iskusoowada duuboo,  ceelkan oo ay gacanta kuhayso shrkada qodista ceelasha ee Tanaad ayaa maraya meel gabogabo ah wuxuuna ceelkani noqonaya ceelkii 2aad ee biyo macaan ee laga hirgaliyo degmada walaw ceelalkalana dhawaan laga qodi doono senterada hoosyimaada degmada ee kala ah tuurwacad iyo yoosle

12ኛውን የህዝብ እና መንግሥት የጋራ መድረክ የተሳተፉት የኢ.ሶ.ክ.ተወላጅ ዲያስፖራዎች ክልሉ እያሳየ ባለው ዘርፈ ብዙ ዕድገት እንደተደሰቱ ገለፁ

$
0
0

ጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ግንቦት 12/2010ዓ.ም. በአውበሬ ወረዳ በተዘጋጀው 12ኛው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሠላም ፣ የልማት፤የዴሞክራሲ ሥርዓት ግንባታና የመልካም አስተዳደር የህዝብና መንግሥት የጋራ መድረክ ላይ የተገኙ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በክልሉ እየታየ ባለው  ዘርፈ ብዙ የልማት ዕድገት መደሰታቸውን የገለፁት ተሳታፊዎች የጋራ መድረኩ ሁሉን ያሳተፈ እንደነበርም ተናግረዋል።

በተጨማሪም በአውበሬ ከተማ በተዘጋጀው 12ኛው የኢ.ሶ.ክ ህዝብና መንግሥት የጋራ መድረክ ላይ የተገኙ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች ከሁሉም የክልሉ ዞኖች፤ወረዳዎችና ከተማ አስተዳደሮች ለተውጣጡ የማህበረሰብ ክፈሎች ሃሳባቸውን ያለምንም ጫና በነፃነት በመለዋወጣቻው ከመጡባቸው አገራት ጋር ሲያነፃፅሩ የመድረኩ መሪ የነበሩት የክልሉ ርዕሰ መስተዳደር አቶ አብዲ መሀሙድ ወንድ ፣ ሴት ፣ ትንሽና ትልቅ ወጣትና ሽማግሌ ሳይሉ ከሁሉም የሚሰነዘሩላቸውን ሃሳቦች በአንድነት ተቀብለው ምላሽ ሲሰጡ በማየታቸው በእጅግ ደስተኛ መሆናቸውን ገልፀዋል።

 አያይዘውም ለዚህም ዋናው ምክንያት በክልሉ በተገኘው ሠላም ሲሆን ክልሉ ትላንት የት እንደነበር፣ ዛሬ ምን ላይ እንዳለና ነገን ደግሞ ምን ላይ ለመድረስ እንደምንፈልግ ከዚህ የጋራ ምክክር መድረክ ትልቅ ግንዛቤ እንደጨበጡ በመግለፅ ከአሁን በፊት በአደጉበት የክልሉ አካባቢዎች ስለነበረው የሠላምና የትምህርት መሠረተ ልማት ተደራሽነት እጦት ምክንያት ከተያዩ የሶማሌ ክልል ወረዳዎች  የተሰባሰቡ ወጣቶች ጋር በመሆን በሐረር እንደተማሩ የዲያስፖራ አባላቱ ተናግረዋል። ነገር ግን ዛሬ ላይ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ያሉት ወጣቶች  ባሉበት አከባቢ እስከ  ከፍተኛ ትምህርት ተቋማት ድረስ በክልሉ መንግስት በተመቻቸላቸው የትምህርት የትምህርት መሠረተ ልማት  ተቋማት እንደሚማሩና በጣም ዕድለኞች እንደሆናቸውም ገልጸዋል።

 በተያያዜም ከዚህ በተሻለ ሃገራችንም ክልላችንም ዕድገት እንዲያሳዩ እንፈልጋለን ምክንያቱም ከሌሎች ሠላማቸውን ካጡ ሃገራት ትምህርት መውሰድ መቻል አለብን ይህንንም ማስቀጠል የሁላችንም ድርሻ ከመሆኑ ባሻገር በሠላም የተረከብናትን ኢትዮጵያ እኛም በኩላችን በሰላም ፣ በፍቅርና በብልጽግና ለሚቀጥለው ትውልድ ማስረከብ ግዴታ ሲሆን ሀገራችን ኢትዮጵያ ማለት መፋቀር ማለት ነው። እኛን የኢትዮጵያ ሶማሌዎችን ከሌላው የሚለየን ችግር በሚገጥመን ጊዜ እንደሌሎቹ ሶማሌዎች ጎሳችንን አይደለም የምንለው እንጅ ሃገራችንን ነው የምንለው፤ ሃገራችን ማን ናት?ኢትዮጵያ ናት ደግሞም በኢትዮጵያዊነታችን እንኮራለን ሲሉ በጉባአው የተገኙት የዲያስፖራ አባላት ተናግረዋል።

የጋራ መድረኩ አጠቃላይ የክልሉን ነባራዊ ሁኔታን በመገምገም እና አበረታች ለውጥ የታየባቸውን ዘረፎች ለማስቀጠል ቃል የተገባበት ሲሆን የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ትናንት ከትናንት ወዲያ የሚታወቅበትን ሥም በመቀየር ዛሬ ላይ በክልሉ የሚታየውን የልማት ውጤቶችን ይበልጥ በማሳደግ ህዝብ እና መንግሥት በጋራ ሊሠራ እንደሚገባም ጉባኤው አቋም ወስዷል። 12ኛው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሠላም የልማት እና የመልካም አስተዳደር የህዝብ እና የመንግሥት የጋራ መድረክ ያስገኘው ውጤት ከፍተኛ እንደሆነም የተገለፀ ሲሆን ይህ ስብሰባ በዓመት ሁለት ጊዜ በክልሉ የተለያዩ ወረዳዎች እና ከተሞች ላይ እንደሚሰናዳም ይታወቃል።

Dhismaha Buundo Si Casri Ah Loo Dhisayo Oo Laga Wado Magaalada Dhagaxbuur

$
0
0

Dhagaxbuur(cakaaranews)Talaado, 22ka, May 2018. Waxaa si habsami leh u socda dhismaha buundo si casri ah loo dhisayo islamarkaana laga dul-dhisayo laagta wayn ee biyo mareenka ah ee dhaxmarta magaalada dhagaxbuur. Iyadoo buundadana dheerarkeedu dhan yahay 27 miter iyo 8 miter oo balac ah meesha joogeeduna yahay 7 miter. Waxayna  buundadani faaiido balaadhan u yeelan doontaa guud ahaan magaalada dhagaxbuur gaar ahaan xaafadaha  4aad, 5aad, 6aad iyo 7aad.

Hadaba, Gudoomiyaha Gobolka jarar Mudane Muxumed Xasan Suufi oo warbaahinta lahadlayayaa sheegayin si rasmi ah loobilaabay dhisamaha bunadada islamarkaana ay shaqadii dhismaheedu uu si fiican usocdo. Wxuuna intaas kudaray in buundadan  laga duldhisayo laagta wayn ee  biyo mareenka ah ee dhaxmarta magaalada dhagaxbuur. Iyadoo laagtanina ay ahayd mid bulshada kala xidhijirtay wakhtiroobaadka oo aysan isu gudbijirin xaafadaha iyo magaaladu. Wuxuuna tilmaamay inbuundadan balaceedu yahay 8 miter islamrkaana dheerarkeedu yahay 27 miter. Iyadoo joogga buundadanina uu yahay 7 miter.sidookale gudoomiyahaa ayaa xusay in dhismaha buundadani ay waxwayn katari doonto dhanka adeega bulshada. Wuxuuna carabka kudhuftay in buundadan ay dhisayaan  injineero aqoon durugsan u leh dhanka dhisida buundooyinka islamarkaana ay shaqo abuur kahelayaan dhalinyaro badan oo danyar ah.

Dhankakale, bulshada kudhaqan xaafadaha 4aad 5aad 6ad iyo 7aad oo dareenkooda kahadlay ayaa soodhaweeyay dhismaha buundadan islamarkaana sheegay in buundadani ay tahay codsigoodi ay kacodsadeen madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar markii uu socdaal kusoomaray dhawaan. Waxayna xuseen inbuundani ay faaiido balaadhan uleedahay hadaytahay isticmaalka buundada iyo haday tahay shiirkada iyo shaqalahan shaqada  fulinaysa oo ah dhalinyara reer dhagaxbuur.

 

Iskusoowada duuboo, dhismaha buundadan ee laga wado magaalada dhagaxbuur ayaa qayb ka ah horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee deegaanka iyo waliba kajaawaabida baahiyaha shacbka deegaanka. Iyadoo buundaninia ay faaiido balaadhan uleedahay shacabka magaalda dhagaxbuur islamarkaan ay door kaqaadanayso bilicda magaalada dhagaxbuur.

Viewing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>