Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 131746 articles
Browse latest View live

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የ8ኛ ክፍል ሚንስተሪ ፈተና በጥሩ ሁኔታ መጀመሩ ተገለፀ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሰኞ፤ሰኔ 11/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በሚገኙ 11 ዞኖች፣ 6 የከተማ አስተዳደሮችና 93 ወረዳወች የ8ኛ ክፍል ሚንስተሪ ፈተና በጥሩ ሁኔታ መጀመሩን የክልሉ ትምህርት ቢሮ አስታወቀረ።

ፈተናውን በክልሉ ከ33 ሺህ በላይ የሚሆኑ ተማሪወች እንደሚወስዱ በኢ.ሶ.ክ.የትምህርት ቢሮ ገልጿል። በክልሉ በሁሉም አካባቢዎች የ2010 ዓ.ም የትምህርት ዘመን የ8ኛ ክፍል ፈተና በአጠቃላይ በ547 ት/ቤቶች በተሳካ ሁኔታ ተጀምሯል።

በተጨማሪም የክልሉ ትምህርት ቢሮ ሃላፊ አቶ ኢብራሂም አደም መሀድ ፈተናውን መጀመሩን አስመልክተው በጅግጅጋ በሚገኙ ትምህርት ቤቶች በመዘዋወር የፈተናውን ሂደት ጎበኝቷል።

የክልሉ ትምህርት ቢሮ ሃላፊ አቶ ኢብራሒም አደን "ዛሬ በመላው ኢትዮጵያ ብሎም በክልላችን በሁሉም አካባቢዎች በተሳካ ሁኔታ የ8ኛ ክፍል ፈተና ተጀምሯል። በክልሉ በሚገኙ 11 ዞኖች፣ 6 የከተማ አስተዳደሮችና 93ወረዳዎች በሚገኙ 547 ት/ቤቶች ሚንስተሪ ብሔራዊ  ፈተናው ለ33,713 ተማሪዎች ይሰጣል፤በሠላምና በጥሩ ሁኔታ ይጠናቀቃል ብለንም እንጠብቃለን። በዚህም ለ3 ቀናት በሚቆየው ፈተና ላይ መላው የትምህርት አካላት ተማሪዎች፣ መምህራን እና ወላጆች እንዲሁም የክልል፣ የዞን፤የወረዳ አመራሮችና ባለሞያዎች ልክ እንደ 10ኛና 12ኛ ክፍል ፈተናዎች የሚጠበቅባቸውን ኃላፊነት እንዲወጡ አሁንም  የሚጠበቅባቸውን ኃላፊነት እንዲትወጡ እየጠየቅሁ ተማሪዎችም ፈተናውን በአግባቡ ተፈትነው እንዲያጠናቅቁ መልዕክቴን አስተላልፋለሁ" ሲሉ ገልፀዋል።  

ከዚህ በተጨማሪም 2133 ፈታኞች፣ ተቆጣጣሪዎችና የፈተና ማዕከል አዛዦች በፈተናው ላይ እንደምሳተፉም ቢሮ ኃላፊው ገልፀዋል።


Safaarada Dalka Maraykanka Oo Tababar Aqoon Koradhsi Ah Uqabatay Bahda Saxaafada Deegaanka

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado, 19ka June 2018. Safaarada dalka maraykana ee dalkeena itoobiya ee uu fadhigeedu yahay addis-ababa ayaa tababar aqoon koradhsi ah uqabatay qaarkamid ah shaqaalaha bahda warbaahinta deegaanka iyo bahwadaagtooda.

Hadaba tababarkan aqoon koradhsiga ah oo ay kasoo qaybgaleen wasiirka xafiiska xidhiidhka arrimaha dawlada DDSI mudane Idiriis Ismaaciil, maareeyaha wakaalada warbaahinta DDSI mudane Farxaan Maxamuud Axmed, qaar kamid ah wariyeyaasha ESTV iyo waliba qaarkamid ah shaqaalaha saxaafada bahwadaagta la ah warbaahinta deegaanka ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay wasiirka xafiiska xidhiidhka arrimaha dawlada DDSI mudane Idiriis Ismaaciil oo ugu horayn sheegay inuu tababarkan yahay mid aqoon iswaydaarsi ah islamarkaana kor uqaadaya garaadka aqooneed bahda warbaahinta deegaanka, wuxuuna wasiirku intaa ku daray in maadaama oo ay jiraan qodobo tastuurka kamid ah oo qeexaya in shacabku xaq uleeyihiin inay helaan warar sugan oo ku salaysan xaqiiqda.iyadoo uu wasiirku xusay in tababarkan oo ay bixinayaan khubura ka socda safaarada maraykanka ee dalkeena itoobiya uu socon doono mudo 2 maalmood ah.

Ugu danbayna wasiirka ayaa tababar qaatayaasha kula dardaarmay inay si fiican uqaataan cashirka mudada uu tababarku socdo maadaama uu tababarkani yahay mid muhiim ah islamarkaana xidhiidh la leh mustaqbalkiina shaqo, isagoo carabka ku adkeeyay in tababarkani yahay mid ay ku tartamayaan dhamaan dawlada deegaanada dalka islamarkaana deegaanka ku guulaystaa uu gacansiin fiican heli doono.   

 

Kulan lagu Daahfurayay Mashruuca taakulaynta habnololeedka qoysaska ay saameeyeen abaaruhu oo kaqabsoomay Magalada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 19ka June, 2018. Waxaa xarunta deegaanka kaqabsoomay kulan balaadhan oo lagu daahfurayay mashruuca taakulaynta hab-nololeedka qoysaska ay saameeyeen abaarihii kal hore islamarkaana ay fulintiisa iska kaashadeen xukuumada DDSI, hay’adaha UNDP IYO FAO. Iyadoo mashruucana maalgalintiisa laga helay dawlada Austria.

Kulankan daahfurka ah ayaa waxaa kasooqaybgalay wasiirka xafiiska Horumarinta Khayraadka biyaha mudane axmed cabdi maxamed, wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane ibraahim aadan mahad, masuuliyiin kasocday wadanka austeria. Wasiiro heerdeegaan ah, maareyayaal, agaasimayaal iyo waliba khabiiro kakala socday xafiisyada bahwadaagta ah.

Hadaba, kulankan ayaa waxaa warbaahinta uga waramay Wasiirka Xafiiska Horumarinta Khayraadka Biyaha mudane Axmed Cabdi Maxamed oo sheegay in kulankani ahaa mid lagu daahfurayay mashruuca hab-nololeedka qoysaska ay abaaruhu saameeyeen. Kaasoo ah mashruucu loogu talagalay kor uqaadista nolosha bulshada. Wuxuuna intaas kudaray wasiirku in mashruucan ay maalgalisay dawlada austeria islamarkaana ay mashruucan si wada jir ah u fulinayaan hay’adaha UNDP, FAO iyo hay’adaha dawliga ah ee deegaanka ee sida xafiisyada xoolaha, DPPP, beeraha, biyaha, caafimaadka iyo xafiiska maaliyada oo ah iskuxidhihii. Wuxuuna tilmaamay in mashruucani uu ka hawlgali doonaa degmada wardheer ee gobolka doolo iyo degmada qabridahar ee gobolka qoraxey. Sidookale wasiirka oo hadalkiisa siiwata ayaa tilmaamay in mashruucani uu yahay mid 2 sano ah islamarkaana uu kor uqaadi doono heerka nololeed ee qoysaska ay abaartii kalhore saamaysay islamarkaana uu kataageeri doono dhanka noloshaooda danbe isagoo siyaabo kaladuwan u taakulaynaya oo ay kamid tahay xoolo siin iyo waliba barashada kaafaa'iidaysiga ugu wanaagsan ee dhaqashada xoolaha iyo beerashadaba.

Dhanakale, masuuliyiinta kasocday wadanka Austria oo isna dhankooda kahadlay ayaa shegay in mashruucani uu qaybwayn kaqadanyo dadaalada lagu dhimayo saboolnimada islamrkaana lagu taakulaynayo bulshada ay abaartu saamaysay. Waxayna tilmaameen in mashruucu uu bulshada kataageerayo noloshooda islamarkaana uu usamaynayo dajin isagoo udiiyaarinaya xoolihii, beerihii iyo adeegyo kale.

Iskusoowada duuboo, mashruucan ayaa ah mid qayb ka ah ladagaalanka saboolnimada islamarkaana wax lagaga badalayo bulshada xoolodhaqatada ah ee ay abaartii kal hore saamasay. Wuuuna mashruucani ufaaiidayn doonaa qoysas tiradoodu kor udhaafayso 20,00 oo qoys.

በኢትዮጵያ የአሜሪካን ኤምባሲ ድጋፍ በኢትዮጵያ ሶማሌ ሚዲያና ኮሙኒኬሽን ባላሙያዎች የምርመራ ጋዜጠኝነት ስልጠና አዘጋጀ

$
0
0

ጅግጀጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ፤ሰኔ 12/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ የአሜሪካን ኤምባሲ ድጋፍ የሚደረግለትና በኢትዮጵያ የጋዜጠኝነት ሞያን ለመደገፍ ታስቦ በተዘጋጀ ውድድር ላይ ተሳታፊዎችን ለማብቃት የተዘጋጀ ስልጠና በዘሬው እለት በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በጅግጅጋ ከተማ መካሄዱ ተገለፀ። በስልጠናው ላይ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መገናኛ ብዙሃንን ጨምሮ የክልሉ ሚዲያና የኮሙኒኬሽን ባለሞያዎችም ተሳትፈዋል።

በተጨማሪም በሁሉም የሃገሪቱ ክልሎች ተግባራዊ የሚደረገው እና በሃገር አቀፍ ደረጃ የጋዜጠኞችን ሞያ ለመደገፍ ብሎም የክህሎት ውድድርን ለማጎልበት ታስቦ የተዘጋጀው ይህ ስልጠና የምርመራ ጋዜጠኝነትን በተለያዩ የልማት ፕሮጀክቶች ላይ ተግባራዊ ለማደረግ የሚያስችል ክህሎት በማሳደግ የጋዜጠኞችን ሞያና አቅም የማበልፀግ አላማ እንዳለውም የክልሉ መንግስት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ቢሮ ገልጿል። በዚህ ስልጠና ላይ ጋዜጠኞች የአሜሪካ ዓለም አቀፍ የልማት ድርጅት USAID እና የአሜሪካን መንግሥት የበሽታዎች ቁጥጥርና መከላከያ ማዕከል CDC በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ስለሚካሄዱት የሥራ እንቅስቃሴ ግንዛቤ በማስጨበጥ በእነዚህ ፕሮጀክቶች ላይ የጋዜጠኝነት ሞያን ተከትለው የምርመራ ዘገባ እንዲሰሩ ታስቦም የተዘጋጀ ነው።

በመድረኩ ላይም የክልሉ መገናኛ ብዙሃን ድርጅት ዋና ስራ አስኪያጅ አቶ ፈርሃን መሀሙድ፤የመንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ቢሮ ኃላፊ ኢንጅኔር ኢድሪስ እስማኢል እንድሁም የክልሉ ሚዲያና የኮሙኒኬሽን አመራርና ባላሙያዎችም ተካፈለዋል።በስልጠናው መክፈቻ ንግግር ያደረጉት   በክልል የመንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ቢሮ ኃላፊ ኢንጅኔር ኢድሪስ እስማኢል አብዲ  "በቅድሚያም ሁላችሁም እዚህ የተገኛችሁትን እያመሰገንኩ ይህ ስልጠና በመዘጋጀቱ ከፍተኛ ደስታ ተሰምቶኛል ስልጠናው በልማት ጋዜጠኝነት ላይ የልምድ ማጎለበቻ መሆኑን እየገለፅኩ በአቅም ግንባታ ስልጠናው የሚሳተፉ ጋዜጠኞች ከስልጠናው በልማት እና በምርመራ ጋዜጠኝነት ብዙ ልምድ ይቀስማሉ ይህም ለሚዲያ ባለሞያዎች ትልቅ ጠቃሜታን ያበረክታል። ከዚህምበተጨማሪ  በሕገ መንግሥቱ የተቀመጡትን የፕሬስ ነፃነት በመጠቀም የክልሉ ሚዲያ ተቋማት እየተከናወኑ ያሉ የሠላም፣ የልማትና መልካም አስተዳደር ብሎም የዴሞክራሲ ግንባታ ሥራዎችን ለህዝብ በማድረስ በህዝብ እና መንግሥት መካከል አገናኝ ድልድይ በመሆን የተጣለባቸው ሃላፊነት ይበልጥ እንዲወጡ የሚያስችላቸውም ነው። እንደሚታወቀው የክልላችን መንግሥት የማህበረሠቡን የሚዲያ አማራጮችን በማስፋፋት ከሚኒ ሚዲያ ጀምሮ እስከ ትላልቅ የሬዲዮ እና የቴሌቪዥን ማሰራጫዎች ተደራሽነትን እያስፋፋ ይገኛል። እነዚህ ተቋማትም ፈጣንና ወቅታዊ መረጃዎችን ወደ ሕዝቡ በማድረሱ ረገድ ስኬታማ ሥራዎችን እየሠሩ ይገኛሉ። በመጨረሻም ስልጠናውን ያዘጋጁትን የአሜሪካን ኤምባሲ አካላትን እያመሰገንኩ የስልጠናው ተሳታፊዎችም ስልጠናውን በአግባቡ እንዲከታተሉ አሳስባለሁ"  ሲሉ ተናግሯል።

በመጨረሻም ፕሮጀክቱ ሁለት ክፍሎች ሲኖሩት በመጀመሪያው ክፍል ከየክልሉ ለተውጣጡና በሥራ ላይ ከሚገኙ ጋዜጠኞች ጋር ለሁለት ቀናት የሚቆይ ስልጠና የሚሰጥ ይሆናል ይህም በጤና፣ ትምህርትና ግብርና ብሎም ሠብዓዊ እርዳታን በመሳሰሉት የልማት እንቅስቃሴዎች ዙሪያ የምርመራ ዘገባን መስራት የሚያስችሉ ክህሎቶች ላይ ትኩረት የሚያደርግ ይሆናል።  በሁለተኛው ክፍል ተሳታፊ ጋዜጠኞች በክልላቸው ልማት ተኮር ዘገባን በመሥራት በሃገር ዓቀፍ ደረጃ በሚካሄደው ውድድር ላይ እንዲሳተፉና ተጨባጭ የሆኑ ዘገባዎች እንዲያቀርቡ የሚያግዝ መሆኑን የስልጠናው አዘጋጆች ገልፀዋል።

Shaqaalaysiinta Si Bakhtiyaanasiib Ah Iyo Xirfadlayaashii Kuliyada Caafimaadka Ka Qalin Jabiyay Hada Oo Gacantooda Si Iskood Ah Isugu Meeleeyay

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 21ka, June, 2018. Barnaamijka bakhtiyaanasiibka ee gacantaada isku shaqaalaysii ayaa ah barnaamij 4 sano uun deegaanka kajira islamarkaana ah mid ay kudiirsadeen ardayda kasooqalinjabisa jaamacadaha iyo kuliyadaha dalka iyo deegaankaba. waxaana maanta gacantooda si bakhtiyaanasiib ah isugu meeleeyaay xirfadlayaal caafimaad oo tiradoodu dhanatahay 445 xirfadle islamarkaana 2 cisho kahor ka qalin jabiyay kuliyada caafimaadka ee jigjiga. Iyadoo nidaamkan nasiibka ah ee shaqaalaysiinta xirfadlayaasha caafimaadka uu kala soo qaybgalay Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Sidaasi darteed, barnaamijkan gacantaada iskumeelee ee sida nasiibka ah xirfadlayaashu isugu meelaynayaan ayaa waxaa soo agaasimay islamarkaana isku soo duba riday  xafiiska caafimaadka DDSI.

Hadaba, waxaa goobtaas ugu horayn ka hadlay Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ugu horayn xirfadlayaasha iyo kaqaybgalyashaba uga warbixyay faa’iidada iyo cadaalada barnaamijka gacantaada isku meelee. Wuxuuna sharaxaad kabixiyay sida loo soo agaasimay barnaamijka islamarkaana loosoo diyaariyay tirada xirfadlayaasha caafimaadka, nooca xirfadooda iyo waliba degmooyinka u baahan. Wuxuuna tilmaamay in degmooyinka ubaahan xirfadaha caafimaadka ay kala dhaw yihiin, kala adeeg fiican yihiin, islamarkaana ay lagama maarmaan tahay in maadaama xirfadlayaashu isku heer yihiin isku aqoona yihiin ay nasiib kuqaataan degmooyinkaas taasina ay cadalada tahay.

Sidookale, Madaxwaynaha oo hadal kiisa sii wata ayaa xirfadlayaasha ku booriyay faa’iidada sadaqada wuxuuna sheegay hadalka wanaagsan iyo shaqada fiicaniba ay tahay sadaqo. islamarkaana ay muhiim tahay in lagu dadaalo ficilada wanaagsan. wuxuuna madaxwaynuhu u soojeediyay xirfadlayaasha in sidaacad ah ay ugu adeegaan bulshadooda. Isagoo tilmaamay islamarkaana tusaale usoo qaatay xirfadlayaasha bartay umulasinimoda in ay daryeelan hooyada foolanaysa iyo ilmaha. Islamrkaana y ogaadaan Hadii dayacaad katimid xirfadlaha midwiveryga ah ay hooyadu wax u noqoto in isaga ama iyada ilaahay kala xisaabtami aakhiro sharciga dawlada kasakaw.

Dhankakale, Wasiir-Kuxigeenka Xafiiska Caafimaadka DDSI Mudane Caydaruus Axmed oo isna warbaahinta uga waramay diyaarinta barnaamijkan gacantaada iskumeelee si bakhtiyaanasiib ah ayaa sheegay in xafiisku uu soodiyaariyay dhamaan baahiyaha dhanka xirfadlayaasha ah ee kajira xarumaha iyo hospitaalada deegaanka islamarkaana ladiyaariyay dhamaan  Listiga magacayada xirfadlayaasha kaqalinjabiyay kuliyada caafimadka ee jigjiga mudo 2 cisho ah kahor kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 445 islamarkaana bartay xirfadaha kala ah Labrotory, clinical- nurse,  pharmacy, HIMS iyo Midwifery.

Wuxuuna tilmaamay wasiir-kuxigeenku in si cadaalad ah loo fuliyay shaqadan islamarkaana uu u rajaynayo xirfadlayaasha in si cadaalad ah oo daacadnimo kudheehantahay ugu adeegaan bulshadooda

Ugudanbayna, xirfadlayaahsii gacantooda sida bakhtiyaa nasiibka ah isugu meeleeyay oo dareenkooda kahadlaya ayasheegay in maanta aysan farxadooda qiyaasi Karin islamarkaana ay kuqanacsanyihiin degmada usoobaxday si daacad ahna ugu soo adeegayaan bulshadooda. Waxayna u mahadceliyeen madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar.

 

Kulan Lagu Qiimaynayay Waxqabadka Hay’adaha ka hawlgala Deegaanka Oo Lagusoo Gabagabeeyay Xarunta Deegaanka

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 21ka June 2018. Kulan balaadhan oo qiimayn iyo wadatashi isugujira oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta xafiisyda horumarinta  heer deegaan iyo hay’adaha aan dawliga ahayn ee ay bahwadaagta yihiin ee ka hawlgala deegaanka islamarkaana lagu qiimaynayay waxqabadka hay’adaha ka hawlgala deegaanka ayaa  lagusoo gabagabeeyay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.

Hadaba kulankan qiimaynta ah ee uu soo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI oo ay kasoo qaybgaleen in ka badan 20 hay’adood oo ah kuwa aan dawliga ahayn, deeqbixiyaaal iyo xafiisyada heer deegaan ee ay bah-wadaagta yihiin  ayaa waxaa kawarbixiyay wasiirka xafiiska horumarinta khayraadka biyaha DDSI mudane Axmed Cabdi oo sheegay inuu kulankan yahay mid ahmiyad muhiim ah leh islamarkaana sanadkii labo jeer lagu qiimeeyo waxqabadka hay’adaha ka hawlgala deegaanka, wuxuuna wasiirku intaa ku daray in kulankan qiimaynta ah  lagu qiimeeyo mashaariicaha kaladuwan ee ay hay’aduhu ka fuliyaan deegaanka, Isagoo wasiirku xusay in kulankan lagaga hadlay arrimo badan oo muhiim ah oo ay kamid tahay in ay hay’adaha deegaanka ka hawlgala ay  fursadaha shaqo abuurka siiyaan dhalinta deegaanka ee waxbartay iyo kuwa soo dhameeyay jaamacadaha. Sidoo kale wasiirka ayaa xusay in kulankan wadatashiga iyo qiimaynta isugu jira uu yahay mid sii xoojinaya wadashaqaynta hay’adaha iyo xafiisyada ay bah-wadaagta yihiin.

Ugu danbayn kulankan qiimaynta iyo wadatashiga isugujiiray  ee lagu qiimaynayay waxqabadka hay’adaha ka hawlgala deegaanka  oo maalmahanba ka socday xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ayaa  jawi fiican lagusoo gabagabeeyay.

Mas’uuliyiin Heer Deegaan Iyo Heer Gobol Ah Oo Kormeer Indho-indhayn ah Kusoomaray Qorshayaasha BBC ee Degmooyinka Gobolka Faafan.

$
0
0

Shabeelay(Cakaaranews) Khamiis, 21ka June 2018. Mas’uuliyiin isugujira heer deegaan iyo heer gobol  ayaa kormeer indho-indhayn ah kusoomaray mashruuca qorshaha BBC ee sanad miisaaniyeedka 2010TI ee laga hirgaliyay degmooyinka baabili iyo gursum iyo shabeelay.

Hadaba mas’uuliyiintan heer deegaan iyo heer gobol oo uu horkacayay wasiirka xafiiska horumarinta dooxooyinka iyo waraabka DDSI mudane Suldaan Khayre iyo wasiirka xafiiska horumarinta,dhismaha iyo magaalooyinka DDSI mudane Jamaal Faarax Warmooge ayaa sheegay inay ujeeadada kormeerkoodu yahay sida ay degmooyinkan ufuliyeen qorshayaasha mashruuca BBC ee sanad miisaaniyeedka 2010TI oo loogu talagalay in lagu maareeyo bulshada ay hayntooda yartahay iyadoo lasiinayo xoolo loona dhisayo gurigii ay ku noolaan lahaayeen, waxayna mas’uuliyiintu intaa ku dareen in qorshahan yahay mid muhiim u ah bulshada danyarta ah ee ku sugan degmooyinkan, mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale kormeerkooda ku tagay tuulada qoloji oo ay degmada baabili qorsho ahaan uqaadatay inay ka fuliso qorshaha BBC, waxayna mas’uuliintu usii dhaafeen beer laga hirgaliyay isla degmada baabili ee gobolka faafan oo lagu beeray raashin iyo calafka xoolahaba.

Ugu danbayna mas’uuliyiinta ayaa cadeeyay in mashruuca BBC ee sanad miisaaniyeedka 2010TI ee degmooyinkn ay soo kormeereen si fiican loo higaliyay islamarkaana ay bulshadu sidii loogu talagalay ooga faaiidaysan doonto, Iyadoo ay mas’uuliyiintu soo kormeeri doonaan sida loo hirgaliyay qorshaha mashruuca BBC ee degmooyinka qabribayax iyo mula.

Tababar Kusaabsan La qabsiga Saadaasha Hawada Ee Isbadalka Cimilada Oo Ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaranews)Jumce, 22ka June, 2018. Tababar ay siwadajir ah usoo agaasimeen waasarada beeraha ee JDFI iyo xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI oo loo qabtay qaar kamid ah bulshada xoolodhaqato beeralayda ah ee ku dhaqan degmada tuliguuleed iyo maamulka magaalada wajaale ayaa ka furmay hoolka shirarka ee isla xafiiska.

Hadaba, tababarkan oo ay kasoo qaybgaleen 40 xubnood oo xoolo dhaqato beeralay ah oo kakala socdey degmada tuliguuleed, MMW iyo waliba qaarkamid ah shaqaalaha xafiiska ayaa waxaa ugu horayn furay Agaasinka Waaxda Khayraadka Dabiiciga Ee Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga Ah Mudane Badal Keenadiid oo sheegay in uu tababarkan ujeedadiisu tahay sidii bulshada xoolo dhaqato beeralayda ah loo barilahaa laqabsiga  saamaynta isbadalka cimilada ay ku leedahay bulshada xoolo dhaqato beeralayda ah. Wuxuuna agaasinku xusay in loo baahan yahay in bulshada xoolodhaqato beeralaydu bartaan siday warbixin uga heli lahaayeen xarumaha saadaasha hawada xiliyada roobka iyo xiliyada kalaba.

Ugudanbayn, tababarkan oo socon doono mudo labo maalmood ah ayaa la filyaa inuu noqdo mid wax wayn kabadala qaab usocdka bulshada xoolodhaqato beeralayda ah ee ku dhaqan degmada tuli guuleed iyo MMW.


የጎዴ ግብሪና ፖሊ ቴክኒክ ኮሌጅ ለ15ተኛ ጊዜ 311 ስልጠናቸው ያጠናቀቁ ሰልጣኞችን አስመረቀ

$
0
0

ጎዴይ(Cakaaranews)ሰኔ,13/2010ዓ.ም.በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የጎዴይ ግብርናና ፖሊ ቴክኒክ ኮሌጅ   በ1994ዓ.ም ከተቋቋመ ጀምሮ በተለያዩ የስልጠና መስኮችን በመደበኛና አጫጭር ስልጠናዎች የሰለጠኑ  ተማሪዎችን አስመሪቆ ወደ ሥራ አሰማርቷል፡፡

ኮሌጁ የክልሉ ህብረተሰብ የሙያ ፊላጎት ለማርካት በተመለከተ በግብርናና ቴክኒክ ዘርፎች የሚተኮሩ ጥናቶችን በማድረግ በገበያ ፊላጎት ያላቸው ሙያዎች የክልሉ ወጣቶችን አሰልጥኖ ወደ ገባያ አሰማርተዋል፡፡ በዛሬ ዕለትም 311  መደበኛ ሰልጣኞችን እስከ ደረጃ አረት ብቃታቸው ከተረጋገጡ በኋላ የምረቃት ሥነ-ሥርዓት አደርጎላቸዋል፡፡ ተመራቂ ተማሪዎቹ 68 ሴቶች ሲሆኑ 243 ደግሞ ወንድ መሆናቸውን የኮሌጁ ዲን አስገንዝቧል።

በምረቃት ሥነ ስርዓት ላይ የተመራቂ ሰልጣኞችን ወላጆች፤የሸቤሌ ዞን አመራርና የጎዴይ ከተማ መስተዳደር ከንቲባ ተወካይ፤የተላያዩ የመንግስት ስራ ኃላፊዎች እንዲሁም ጥሪ የተደረጉለት እንግዶችም ተገኝተዋል፡፡

በምረቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይ ንግግር ያደረጉት የሸቤሌ ዞን አስተዳዳሪ አቶ መሀመድ አብዲ በሬ  ተገኝቶ  ሲያስተላለፉ “በዛሬው ዕለት እዚህ ቦታ ተገኝቼ የጎዴይ ግብርናና ፖሊ ቴክኒክ ኮሌጅ   የሚያስመርቁት ተማሪዎች የእንኳን ደስ አላችሁ  መልዕክተን ማስተላለፈን በጣም ደስ ብሎኛል፤ ምክኒያቱም ተመራቂ ሰልጣኞችሁ ለክልላችን እድገት ያላቸው ፋይዳ የላቀ መሆኑን ከመነሳት በበኩለ ደስተኛ ነኝ” ሲሉ ተናግሯል፡፡ በተጨማሪም በምረቃቱ ላይ የጎዴይ ግብርናና ፖሊ ቴክኒክ ኮሌጅ  ዲን አቶ አብድቃድር  መሀመድ የእንኳን ደስ አላችሁ መልዕክታቸው ሲያስተላለፉ “በቅድሚያ ለዛሬው ተማራቂው ሰልጣኞችን  እንኳን ደስ አላችሁ እላቿለው ክቡራንና ክቡራት ለዚህ ቀን ለአስራአምስተኛ ጊዜ የሚትመርቁ ተማሪዎች የኮሌጃችን ዋና አላማ ስላሳካችሁ በድጋሜ እንኳን ደስ አላችሁ እላለው”፤ በሃገራችን በየዘርፉ የተመዘገቡ ውጤቶቻችን ቀጣይነት በማረጋገጥና የበለጠ ውጤት በማስመዝገብ ሀገራችንን መካከለኛ ገቢ ካላቸው ሀገራትተርታ ለማሰለፍ የተነደፈው የዕድገትና ትራንስፎርሜሽን ዕቅድ በመተግበር ላይ ትገኛለች፤ ይህንን ተከትሎ ብቁ የሰው ኃይል ማፍራት የማይተካ ሚና እንዳለው በሃገር ደረጃ ግንዛቤ ተይዞ የሰው ሀብታችንን አቅም ለማሳደግ በሁሉም የሙያ መስኮች በአስተማማኝ የሰፈነባትን ሀገር ለመገንባትና የያዝ ነው የህዳሴ ጉዞ እውን ለማድረግ የትምህርትና ሥልጠና ሚና እጅግ የላቀ ነው” ብሏል

በሌላ በኩል የጎዴ ከተማ አስተዳድር ከንቲባ  ተወካይና ከተማ አስተዳደሩ የፋይናስና ኢኮኖሚ ጽ/ቤት ሃላፊ ወ/ሮ አያን ሀሰን  የጎዴይ ግብርናና ፖሊ ቴክኒክ ኮሌጅ  ለ15ኛ ጊዜ ካስመረቃቸው ሰልጣኞች መካከል ከፍተኛ ውጤት በማምጣት ለተመረቁት ሰልጣኞችን የተለያዩ የማበረታቻ ሽልማት አበርክቶላቸዋል።

በመጨረሻም ተመራቂ ሰልጣኞቹ ከብዙ ውጣ ውረዶች በኋላ ዛሬ ለዚህ ምርቃት በማብቃታቻውን እጅግ መደሰተኛ መሆናቸውን የገለፁ ሲሆን በቀጣይም የተጣለባቸውን ሃላፊነት በአግባቡ እንደሚወጡም ቃል ገብተዋል።

የቀብሪደሀር ከተማ የአዕምሮ ህሙማን ህክምና መስጫ ማዕከል ግንባታው መጠናቀቁ ተገለፀ

$
0
0

ቀብሪደሀር(Cakaaranews)ሐሙስ፤ሰኔ 14/2010ዓ.ም  በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ቆራሄይ ዞን ቀብሪደሃር ከተማ የተገነባው የአዕምሮ ህክምና መስጫ ማዕከል በሆስፒታሉ አንድ አካል ሆኖ የሚያገለግል ሲሆን ማዕከሉ የክልሉ ጤና ቢሮ ከቆራሄይ ዞን ተወላጅ ሴት ዲያስፖራዎች ጋር በመተባበር ያስገነቡት እንደሆነ ተገልጿል። የዚህ ማዕከል መገንባት በዞኑ ሆስፒታል ላይ የነበረውን ጫና እንደሚቀንስም የዞኑ አስተዳደር አስታውቋል።

በማዕከሉ ምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይም የቆራሄይ ዞንና የቀብሪደሃር ከተማ መስተዳድር አመራር አካላትን ጨምሮ የዲያስፖራ ተወካዮች እና የከተማው ነዋሪዎች መገኘታቸው ተገልጿል። የማዕከሉን መገንባትና አገልግሎት አስመልክቶ የቆራሄይ ዞን  ሊቀመንበር ተወካይና የቀብሪደሃር ከተማ ከንቲባ በማዕከሉ መገንባትና ለአገልግሎት መብቃቱን እጅግ በጣም ደስተኛ መሆናቸውን አስረድቷል። ለዚህ ስኬት በውጪ ሃገራት የሚኖሩ ሴት የቆራሄይ ዞን ተወላጆች በራስ ተነሳሽነት እና በተጨማሪም በክልሉ እየታየ ላለው ዘርፈ ብዙ ልማት ከክልሉ መንግሥት ጎን በመሆን አጋርነታቸውን ለማሳየት የበኩላቸውን አስተዋፅኦ ለማበርክት በመቻላው እንደተደሰቱ በማመስገን ገልፀዋል።

ከሴት የዲያስፖራ አካላቱ ተወካይ ሆነው የተገኙትም በማዕከሉ ግንባታ መጠናቀቅ እና ለአገልግሎት መብቃት መደሠታቸውን ገልፀው ይህንን ማዕከል ለክልሉ ጤና ቢሮ ካስረከቡ በኋላ በቀጣይም ለማዕከሉ የሚያደርጉትን እገዛና ድጋፍ እንደሚቀጥሉም ገልፀዋል።

የከተማው ነዋሪዎችም በውጭ ሃገር ነዋሪ የሆኑት የአካባቢው ተወላጅ ሴት የዲያስፖራ አካላት በራሳቸው ተነሳስተው ለማህበረሠቡ በማሰብ ባስገነቡት በዚህ ማዕከል ተጠቃሚ እንዲሆኑ በመቻላቸው መደሰታቸውን ገልፀው ለሴት ዲያስፖራ አከላቱ የላቀ ምስጋናቸውን አቅርበዋል።

ከጅግጅጋ ጤና ሳይንስ ኮሌጅ የተመረቁ 445 የጤና ባለሞያዎች በእጣ አወጣጥ የሥራ ምደባ ሥነ ስረዓት ተደረገ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)፤ሰኔ 15/2010ዓ.ም  በቅርቡ ከጅግጅጋ ጤና ሳይንስ ኮሌጅ የተመረቁ የጤና ባለሞያዎች የሥራ ምደባ እና እጣ አወጣጥ ሥነ ስረዓት መደረጉ ተገለፀ። በእጣ ማውጣቱ እና የቅጥር ክወና ሥነ ስርዓት ላይ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር የተገኙ ሲሆን የእጣ ማወጣቱ ሥነ ስርዓትም በእያንዳንዱ ባለሞያ በእራሱ እጅ እንደተከናወነ የክልሉ መንግስት ገለፀ።

የጅግጅጋ ጤና ሳይንስ ኮሌጅ በቅርቡ በተለያዩ የሞያ ዓይነቶች ያስመረቃቸውን 445 የጤና ባለሞያዎች በክልል፣ በዞን እና በወረዳ በሚገኙ ሆስፒታሎች፣ ጤና ጣቢያና ጤና ኬላዎች እራሳቸው በሚያወጡት የቅጥርና የምደባ ቦታን የማወቅ ሥነ ስርዓት በጅግጅጋ ከተማ ቀርያን ዶዳን የመሰብሰቢያ አዳራሽ መካሄዱ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ጤና ቢሮ አስታውቋል።

በመድረኩ ላይም የየኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት  ፕሬዝዳንት አቶ አብዲ መሃሙድ ኡመር፤ተመራቂዎቹና የተለያዩ የመንግስት የሥራ ሃላፊዎች ተገኝተዋል። ከዕጣ አወጣጥ ሥነ ስርዓቱ በኋለም የጤና ባለሞያዎቹ የቅጥር ደብዳቤ ተሰጥቷቸዋል።

በተጨማሪም ክቡር ፕሬዝዳንቱ ለባለሞያዎቹ የዕጣ አወጣጥ ሥርዓቱን አስመልክተው ፍትሃዊና ግልፅ ሂደቱን ባደረጉት ንግግር  "በተወሰነ መልኩ ስለ ዕጣ አወጣጠ ሥርዓቱ የተወሰኑ ነጥቦችን አነሳለሁ ምክንያቱም የተወሰኑ ማህበረሠባችን ውስጥ ትንሸ ግርታ አለና በመጀመሪያ የተከናወነው ሥራ የተመረቁበትን ሞያ እና ያሉትን ክፍተቶች ማጤን ነበር። በመቀጠልም በአዋላጅ ነርስ የተመረቁ ወንድም ሴትም ብዛታቸውን እና በዚህ ላይ ክፍተት ያለባቸው ሆስፒታሎች፣ ጤና ጣቢያዎችና ጤና ኬላዎች ይጣራሉ ይህም መለያ ኮድ ደሞዝ እና ቦታው በግልፅ የተቀመጠበት ነው። ይህን ስል ምናልባትም እናንተ በግልፅ ትረዱታላችሁ ነገር ግን የተለያዩ መረዳት ያልቻሉ ሠዎች የዕጣ እና ምድብ አወጣጥ ሥርዓትን ባለመረዳት አልያም ልምድ ሆኖባቸው ተቀምጠው ያልሆነውን እንዲህ ሆነ ለሚሉ በግልፅ እንዲረዱት ስለሚያስፈልግ ነው። አንዳንድ ጊዜ እኮ እዚህ ጠረጴዛ ላይ ወረቀት አስቀምጣችሁ በዓይኑ እያየ አይደለም የለም  የሚል ይኖራል። ስለዚህ የሠውን ልጅ በመጀመሪያ የሚያሳምነው ትክክለኛ እና ግልፅ የሆነ አሠራር ነው። በዚህም መሠረት ሁሉም እንደ የተማረበት ሞያ ጤና ቢሮም መቀበል በሚችለው አቅሙ ሁሉም የሚፈለግበትን ያሟላ በመሆኑ አንተ እዚህ ሂድ አንተ ደግሞ እዛ ሂድ ብሎ ማለቱ ፍትሃዊ ባለመሆኑ ልክ እንደ ዛሬው በግልፅ እያንዳንዱ ባላሙያ የሚደርሰውን ቦታ በእጁ ያወጣል ይሄ ደግሞ ግለሰቦች በሃሜት እንዲህ ተደረገብኝ ብለው እንዳይሉ ግልፀኝነትን ያሰፍናል። ሌላው አደራ ለማለት የምፈልገው በየደረሳችሁ ምድብ ቦታ ስትሄዱ የተጣለባችሁን የሞያ አደራ መንግሥት ስለቀጠራችሁ ወይም ፕሬዝዳንቱ ስለተናገራችሁ ሳይሆን በሞያዊ ሥነ ምግባርና ህዝብን የማገልገል ስሜት፣ በቅንነትና በታማኝነት እንዲሁም የተቀላጠፈ አገልግሎት እንድትሰጡ አሳሰባለሁ" ሲሉ ተናግረዋል።

በተያያዜም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ጤና ቢሮ ም/ቢሮ ሃላፊ አቶ አይደሩስ አህመድ የተሳካ እና ግልፅ የዕጣ አወጣጥ ሥነ ስርዓት እንደነበር ገልፀው በቀጣይም ለጤና ባለሞያዎቹ አሰፈላጊው ሁሉ ድጋፍ እንደሚደረግላቸውና ሁሉም ወደ የሥራ ቦታቸው በመሄድ የተጣለባቸውን ሃላፊነት እንዲወጡም መልዕክታቸውን አስተላልፈዋል።

በመጨረሻም ባለሞያዎቹ በበኩላቸው በዕጣ አወጣጥ ሥነ ስርዓቱ ደስተኛ መሆናቸውን በመግልጽ ወደ ተመደቡበት የሥራ ቦታም በመሄድ የተጣለባቸውን ሃላፊነት እንደሚወጡም ገልፀዋል።

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሚገኙ ሃገር በቀልና ዓለም አቀፍ ግብረ ሠናይ ድርጅቶች የሥራ አፈፃፀም ሪፖርት አቀረቡ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)አረብ፤ሰኔ 15/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልልፋይናንስና ኢኮኖሚ ልማት ቢሮ በዓመት ሁለት ጊዜ በሚያዘጋጀው የጋራ መድረክ ሃገር በቀል እና ዓለም አቀፍ ግብረ ሠናይ ድርጅቶችዓመታዊ የሥራ አፈፃፀም ሪፖርት እና ግምገማ መካሄዱ ተገለፀ።

በተጨማሪም የክልሉ የውሃ ሃብት ልማት ቢሮ ኃላፊ አቶ አህመድ አብዲ መሀመድ  የጋራ መድረኩን አስመልክተው የሰጡት  ግብረመልሲ "የዛሬው ስብሰባ አላማ እንደሚታወቀው በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የመንግሥት ድርሻን ሳያካትት እየተንቀሳቀሱ ያሉ ሃገር በቀል እና ዓለም አቀፍ የበጎ አድራጎት ድርጅቶች ከዕቅድ ጀምሮ ከክልሉ ሴክተር መ/ቤቶች ጋር በመተባበር  የድጋፍ በመሥራት ላይ ይገኛሉ። በአሁኑ ጊዜ ከ20 በላይ የሚሆኑ ሃገር በቀል እና ዓለም አቀፍ ግብረ ሠናይ ድርጅቶች በክልላችን የልማት ሥራዎች እያከናወኑ ይገኛሉ በመሆኑም በጋራ መድረኩ ላይ በእነዚህ ድርጅቶች የተከወኑ የልማት ሥራዎች ሪፖርት ከማቅረባቸው በተጨማሪም የተከወኑ የልማት ሥራዎች በተግባር እና ተጨባጭነት ባለው አግባብ ይገመገማል። በዚህ አካሄድ እንደሚታወቀው የ2010 በጀት ዓመት ማጠቃለያ እንደመሆኑም ጭምር በእነዚህ የበጎ አድረጎት ድርጅቶች የተሠሩ ሥራዎች መመዘኛ ይደረገባቸዋል በእኛ በኩልም ከጋራ መደረኩ ቀደም ብሎ የተከወኑ ሥራዎችን አስመልክቶ ቁጥጥር እና ክትትል በሚያደርጉ ባለሞያዎቻችን ከወረዳ እስከ ቀበሌ እንዲታዩ  በማድረግ በመድረኩ እያንዳንዱ የበጎ አድራጎት ድርጅት የሥራ አፈፃፀም ሪፖርት ካቀረቡ በኋላ ውይይትም ይደረግበታል" ሲሉ ገልጿል።

በሌላ በኩል በክልሉ እየተከናወነ ያለው ዘርፈ ብዙ የልማት ስራዎች በበጀት ዓመቱ የታቀዱ ስትራቴጂያዊ ዕቅዶችን እና የጋራ ፖሮግራሞች አተገባበርን በመፈተሽ ቀጣይ አቅጣጫ ለማሰቀመጥ እንደሚጠቅምም የመድረኩ ተሳታፊዎችና ባላድርሻ አካላቱ ገልጸዋል።

በመጨረሻም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሚገኙ ሃገር በቀልም ሆነ ዓለም አቀፍ ግብረ ሠናይ ድርጅቶች የሠው ሃይላቸውን በሚያደራጁ ጊዜ ለክልሉ ተወላጆችና ለሃገር ውስጥ ባላሙያዎች  ቅድሚያ መስጠት እንደሚገባቸውም አቶ አህመድ አብዲ አሳስበዋል።

Mas’uuliyiinta MMQ Oo Soo Kormeeray Mashruuca Laydhka 24ka Saac Oo Meelgabgabo Ah Maray

$
0
0

Qabridahar(cakaaranews)Sabti, 23ka June, 2018. Mas’uuliyiin uu horkaacyo maayorka MMQ ayaa kormeer indho idhayn ah kugaadhay warshada laydhka ama xarunta mashruuca laydhka 24ka saac ee qabridahar kaasoo ah mashruuc laydhgalin ah oo laga soojiiday magaalada godey. Waxayna masuuliyiintu sheegeen in dadaal badan ay samaysay shirkadu islamarkaana meel gabagabo ah ay marinayso mashruuca.

Hadaba, Maayorka MMQ mudane Yuusuf Xasan Cali oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in mashruucan laydhka ee qabridahar uu meel fiican oo gabagabo ah marayo islamarkaana shirkadu ay dadaal badan samaysay iyadoo MMQ dhankkiisana uu dabagal joogta ah kusameeyo mashruucqa. Wuxuun intaas kudaray in mashruucani yahay mid magaalada godey laga soojiidayo kaasoo ahaa in lasoo qotomiyo 219 tower oo biraha laydhka ah isalamarkaasna si quruxbadan loo dhamaystiray walaw ay dhiman tahay oo kali ah inyar oo u dhaxaysa dhanaan iyo godey. Wuxuuna tilmaamay in dhismaha mashruucani uu dhamaad kudhawayahay islamarkaana ay qiyaasayaan in bil kadib ay soo gabagabayn doonaan guud ahaan waxyaabaha kadhiman mashruucan, wakhti dhawna laga faa'iidaysan doono. Mayorka oo hadalkiisa sii wata ayaa carabka kudhuftay in mashruucani uu yahay mid faaiido badan u yeelan deena MMQ iyo waliba guud ahaan gobolka qoraxey. Dhankakale, Waxuu xusay in mashruucani uu bulsho badan oo tiradoodu kabadnatahay 500 uu shaqo abuur usameeyay.

Sikastaba ha ahaatee, mashaariicaha  fidinta quwada korontada ee lagu gaadhsiinayo magaalooyinka waawayn ee deegaanka  iyo wlaiba degmooyinka ayaa meel fiican maraya, walaw ay xusid mudan tahay in mashruuca quwada korontada 24ka saac ee MM dhagaxbuur uu isna meel gabgabo ah marayo. Iyadoo sidookalana degmada xamaro ee katirsan gobolka erer ay sitooosa u isticmaasho kadibmarkii dhawaan xadhiga lagajaray, loogana soo jiiday xarunta gobolka erer ee degmaada fiiq.

dhankaakle, hawlwadeenada shirkada dhismaha mashruuca gacanta kuhaysa ayaa dhankooda sheegay in mashruucu si xawlihi udhaqaatay bilihii udanbeeyay islamarkaana ay ku rajawayn yihiin in bil kadib ay dhamaystiri doonaan islamarkaana bulshada qabridahar ay wakhti dhaw kafaa'iidaysan doonaan maadaama, oo ay baahi badan u qabaan laydh 24 saac ah.

Iskusoowada duuboo, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee ay ugu horeeyaan quwada korontada ayaa ah kuwo xukuumada DDSI ay xaooga saartay sanadahan danbe islamarkaana si xawli ah kusocda.

Canbaarayn

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 23ka June 2018.  XDSHSI, Xukuumada deegaanka, golaha kabaneega iyo guud ahaanba shacabwaynaha DDSI oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxay si adag u canbaaraynayaan qaraxii maanta ka dhacay magaalada addis-ababa, iyagoo ku tilmaamay inuu ahaa mid umada itoobiya isku jabinayay iyo in cidii ka danbaysay iyo cidii soo abaabushay ay ahaayeen dad argo-gixiso ah oo ka shaqaynayay sidii ay umada itoobiya ukala qaybin lahaayeen.

Waxayna  XDSHSI, Xukuumada deegaanka, golaha kabaneega iyo guud ahaanba shacabwaynaha DDSI ay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii dadkii ku waxyeeloobay qaraxii maanta ka dhacay xarunta dalka ee magaalada addis-ababa.

Fariintii madaxwaynaha

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 23ka June 2018. Tan iyo intii loo doortay  raisal-wasaare Dr. Abiy Ahmed waxaa jira isfahano balaadhan iyo talaabooyin uu ku guulaystay mudo gaaban gudohood.

Hadaba anigoo ku hadlaya magacayga, magaca xukuumada iyo ka shacabwaynaha DDSI ayaa waxaan bogaadinaynaa  guulahaas iyo natiijooyinkaas  wax ku oolka ah ee uu raisal-wasaaruhu mudada gaaban gudaheed ku gaadhay.Hadaba waxaa xusid mudan in maanta oo ah oo maalin sabti ah  taariikhduna tahay 16ka bisha Sane 2010TI ama 23ka June 2018 inay malaayiin dad ah oo ku nool magaalada addis-ababa iyo nawaaxigeeda ay isugu soo baxeen banaanbax ay ku muujinayaan taageerada ay uhayaan raisal-wasaaraha ayaa iyadoo munaasabadii siwanaagsan uqabsoontay taagantahayna gaba-gabadii oo uu raisal-wasaaruhu qudbadiisii gaba-gabeeyay ayaa waxaa dhacay fal argagixsonimo ah oo qarax bom ah.

Ugu danbayna Wuxuu madaxwaynaha oo ku hadlaya magaciisa, magaca xukuumada iyo ka shacabwaynaha deegaanka uu si kulal u canbaareeyay falkaasi sida fulaynimada ah loo fuliyay ee ay ka danbeeyeen shaqsiyaadka argagixisada ah isagoo halkan tacsi tiiraanyo leh uu madaxwaynahu  uga dirayo dhamaan eheladii iyo qaraabadii dadkii ku wax yeeloobay qaraxaas iyo shacab waynaha dalkeena itoobiya islamarkaana cadeeyay inay xukuumada deegaanka ka gaysanayso taageerada kaga aadan.


የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት ዛሬ በአዲስ አበበ የደረሠውን የቦምብ ጥቃት እንደሚያወግዝ በከባድ አቋም ገልጿል

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሰኔ16/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ ዴሞክራሲያዊ ፓርቲ(ኢሶህዴፓ)የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት፣ የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድን ጨምሮ የክልሉ ካቢኔ አባላት እና መላው የክልሉ ህዝብ በዛሬው እለት በአዲስ አበበ በንጹሃን ዜጎቻችን ላይ የተፈጸመውን አስነዋሪ የቦምብ ፍንዳታ ያቀነባበሩትን፣ የፈጸሙትን እና ከዚህ አስጸያፊ አስነዋሪና ድርጊት በስተጀርባ ያሉትን ግለሰቦች የኢትዮጵያ ህዝቦችን አንድነት የማይወዱና የሀገራችንን ህዝቦች ለመበታተን፣ ለማፋጀት እንዲሁም ሊያባሉን የፈለጉ የአሸባሪዎች ድርጊት ነው ሲሉ መላው የክልሉ ህዝብና መንግሥት በከባድ አቋማቸው ማውገዛቸውን ገልፀዋል።

በመቀጠልም የኢሶህዴፓ፣ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት፣ የክልሉ ካቢኔ አባላት እና መላው የክልሉ ህዝብ በዛሬው እለት በአዲስ አበባ በደረሰው የቦምብ ፍንዳታ ለተጎዱ ወገኖቻችን እና ቤተሰቦቻቸው የተሰማውን ጥልቅ መራራ ሃዘን እየገለፀ አስጸያፊ ድርግቱን በከባድ አቋም እንደሚያወግዝ ይገልፃል።

Clan Based System For Administration Versus Renaissance In Ethiopian Somali Regional State

$
0
0

By- Mohamed Abdidheere - Jijiga, Ethiopia Cakaaranews, June 23, 2018.

For this article I will examine and unmask the clan-based system of governance opted by previous governments and how the region has crossed that line. also I will discuss the renaissance system of administration adopted by the current government and how it help to change the former appearance of the region.  I argue renaissance system of administration best known (dib u curasho) in Somali language is the right decision made by the government and very fit to developing regions.

Clan-based system of administration

Somali people were originally clan based society for a since their existence this system is informal social organization that most human being are life most commonly nomadic-pastoralist societies; because of its social identity that tells who person belongs to clan is sub part of ethnicity, which is the idea give birth to nationality. Its key organizing principle is kinship—initially of blood, and later also of brotherhood.  Its key purpose (or function) is to render a sense of social identity and belonging, thereby strengthening a people’s ability to band and survive.  A society cannot advance far (at least not in developmental terms) with a tribal organization.  The tribal form is particularly limited and inefficient for dealing with problems of rule and administration.

In Somali region of Ethiopia one of the main factor that was consider as a source of backwardness of the region was the clan based system of governance the region have adopted. It is a system that manipulates the head and heartless clan politicians and prevents honest politicians and nationalist from accessing power by any means. Political elites and other government officer are selected by clan identity rather than qualification and merit base. It is not secret that this system of clan based system of administration has deteriorated security, devastated development, violated justice and social interaction.

To cite a concrete example, I can point out factors like corruption and maladministration that reached where even thermometers could not read is the fruits inherited from clan-based system of governance.  Check and balance is not in place. Government officers were very loyal to their clan agenda rather than the common one. Meanwhile members of his clan will be a guard to keep in position.  It was a less opportunity to see a functional administration who is serving to its people equally.

Resource is not benefited equally to the dwellers of the district or the region.  Some of them were concerned as a first class citizenship and higher and powerful positions were reserved to them. Also the rest were considering as a second class citizenship, which do not have a right to lead higher offices.  On the other hand, those who have heavy muscle inside the politics will benefit all resources of the government to his clan. Having this culprit system of governance made the region backwardness and unstable region. It is a widespread believes clan-based system will not defeat anti peace elements rather it requires a concerted effort of Somalis’. Absence of that option eventually invited anti peace elements to make their base inside the region.   A system that can assure quality and justice among people is impossible under the clan based system of administration also nepotism was the only plausible thing.

Misuse of power and other public resources also amplified and augmented grievances among clans and reinforced insecurity and paralyzed development.

There was no a single district that had utilized government’s budget intended for development projects and salary of the district staffs. At that time jijiga commercial bank was the only bank that had been providing service to all districts. Soon after the district collected the money from the bank they will not go far. One of the jijiga hotels is used to rent by the district. There are a number of district staffs who have never seen the district but appeared on the pay time only.  If these ghost staffs got full amount of their salary, it was good, if not happened, they had no problem even they were ready to accept half of it.

Renaissance (dib ucurasho) administration system

Ethiopian Somali region was at a crossroads, and headed towards complete disintegration and the risk of being wiped out of the map of the world by two major forces: clannish politicians whose interest is to fill their bellies and a clan based system of governance. An honest politician and qualified person had no chance to hold a government position because of his clan or identity.

A few individuals agitated by the serious problem of the region caused by the unholy clan based system that we have opted, had launched a campaign to fight tooth and nail to end odds of maladministration, corruption and nepotism.  Among these heroes one was the sitting president of the region Mr. Abdi Mohimud Omar. In 2003 the first regional consultative meeting attended by regional elders, youth and woman took place in Jijiga capital city of Somali region.  A ten days of debating and discussing the serious problems that the region have experienced, both the government and representatives of the people have reached a conclusion of diagnosing the driving force of the long standing problem of the region is the clan based system  of governance that the region had been operating.

After elaborating, the devastating problem of clan based system, Somali region have started to search another means or administrative system to replace the clan system. The government of Somali region and the ruling party counseling with the segments of the community-elders, youth, and woman have agreed to set a new system of governance or administration  that can heal the wounds resulted by clan based system. Renaissance system of administration, best known in Somali language (dib u curasho), become the choice of all. Contrary to clan based system leaders are elected by merit base and qualification also his loyalty to the principles of the ruling party. Based on the renaissance system, it stated, No one will remain and work his place of birth where his/her clan settled. Each and everyone were replaced to another woredas randomly. With in short period of time development achievements was seen by everyone.  Problems of corruption, maladministration, and inequality decreased. Since they do not have close relatives, administrator’s threat people they ruled equally. Districts and government institutions that used clan and tribalism as a faith turned into a public office where no one claims his/her ownership. For the last seven years that Somali region have been practicing renaissance system have registered a tremendous achievements in areas of development, good governance and security improvement.

Social interaction was enhanced. Everyone moved from his/her turf and reached somewhere else where his behavior and character is the key to survive. He/she acquainted new people some may married his new working place which creates a linkage of two communities.

I myself got a golden chance to get out from the traditional box. I had been served as a finance head of Tuli-Guled district where the umbilical cord of this author was buried. At the time of Tuli Guled we were 20 cousins, despite we had different roles, and we did not act as government officers with regard to that we were vanguards of our sub clan agenda.  Most of our time was spent by quarreling to each other rather than setting a single timetable to develop our people. Fortunately enough, due to a policy adopted by the region I moved to Qubi district with same role. It was my first time I thought independently without the influence of clan elders.  I have begun to exercise my knowledge and competency. I learned a lot of knowledge about the culture and socio-economic of that people. If that is not a good friend of mine named FARHAN MOHAMED used to serve as a general manager of FIK WOREDA REVENUE AUTHORITY.  After a short period of time Farhan got promotion as direct general of Ethiopian Somali mass media agency. As soon as Farhan took the official letter of assigning as a director of mass media the first person he called was AMIN and hired as staff of ESTV.  So this is the least one that was benefited the system renaissance (dib u curasho)

To mention a few historical achievements and radical changes that has occurred in the region for the last seven years I can cite a vivid examples.  DDSI have registered impressive steady progress- road construction, building haferdams, airports, bridges and other significant jobs were implemented. Nepotism was eradicated-today graduate students do not face problems of hiring like nepotism. Students simply submit their document to concerned bureau. As writing this piece I watch news from ESTV covering 454 students that have hired on 20 June, 2018 by a system of taking a drop from a junk. Somali region embarked a new hiring system which applicants took a dropped letter.  Your luck will determine with whom office or district you are working. Also the wrong ideology of recognizing a group of people as a second class citizenship was ended. Today those who were considering yesterday as a second class citizenship are leading power full institutions. All of the People of the region are Utilizing resources irrespective of their clan and race. Anti-peace elements were defeated by the Somali people, and the region is as safe as other regions of the world. Corruption has been reducing for the last seven years.

The last one is the finance system of the region. It is clear as day light the improvement of finance made by the regional finance bureau. Today microfinance institution is working every district. Regional finance bureau sent district budget through microfinance which is open in all the district of the region. Ghost workers are not in place at this moment, so this it stands watershed.

The miracle and success stories of DDSI did come by nepotism and corruption but irreplaceable brothers and sisters have sacrificed their blood. Good governance and a way of welcoming and respecting the rights of everyone is main force behind the success of the DDSI.

My argument would be worthless if fail to mention the architect behind the miracle. A decency leader with conviction can turn a hell place into paradise place. The great leader who made our dream true is none but only the incumbent president ABDI MOHOMUD OMAR.

My concluding word is DDSI IS ON THE MOON AND NO ONE WILL STOP.

 

 

 

 

 

የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት የሃዘን መግለጫ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሰኔ 16/2010ዓ.ም ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ ጠቅላይ ሚኒስትር ሆኖ ከተመረጠ ወዲህ በአጭር ጊዜ ውስጥ በሃገሪቱ በርካታ ስኬቶች፣ የብሔራዊ መግባባት እርምጃዎች እና ተግባራት እንደተፈጠሩ እርግጥ ነው።

ስለሆነም በራሴ በክልሉ መንግሥትና በክልሉ ህዝብ ሥም ልገልፅ የምፈልገው በአጭር ጊዜ ውስጥ በጠቅላይ ሚኒስትሩ አማካኝነት በተገኙት አመርቂ እና ተጨባጭ የልማት ስኬቶች እንዲሁም ድሎች መመዝገብ በበኩሌ ላረጋግጥላችሁ እወዳለሁ ሲሉ ገልፀዋል።

በተጨማሪም በዛሬው እለት ሰኔ 16/2010 ዓ.ም ወይም እ.ኤ.አ ጁን 23/2018 በመዲናችን አዲስ አበባ በሚሊዮን የሚቆጠሩ የሃገሪቷ ህዝቦች ለጠቅላይ ሚኒስትሩ ያላቸውን ደጋፊነት በሠላማዊ ሰልፍ ባሳዩበት አስደናቂ መድረክ ጠቅላይ ሚኒስትሩ ተገኝተው ንግግራቸውን ባጠናቀቁበት ወቅት አሸባሪዎች በዜጎቻችን ላይ የሽብር ጥቃት ፈጽመዋል።

በመሆኑም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት በራሱ በክልሉ መንግሥት እና በክልሉ ህዝብ ሥም ሲናገሩ ፍርሃት በተሞላበት መልኩ የአሻባሪ ቦምብ ጥቃት የፈጸሙትን አስፀያፊዎች ድርጊት እያውገዙ በጥቃቱ ለተጎዱ ወገኖቻችን፣ ወዳጅ ዘመዶቻቸው እና ለመላው የሃገራችን ህዝቦች የተሰማውን ጥልቅ ሃዘን እየገለጸ ፤ በጥቃቱ ለተጎዱት ዜጎቻችን በሚደረግ ድጋፍ ሁሉ የክልሉ መንግሥት በቀዳሚነት የበኩሉን እንደሚወጣ ክቡር ፕሬዝዳንቱ ገልፀዋል።

 

A Condolence Message from Abdi Mohomud Omar.

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Saturday, 23th June, 2018. Dr. Abiy Ahmed took the highest office some sixty days before. With in short period of time, prime minister Dr. Abiyu ahmed  has gained a steady progress  and made a tremendous achievements in areas of security and development. On behalf of Somali region we are very happy for this progress.

Today a huge rally attended by thousands of addisababa citizens have taken place in addisababa. The aim of the rally was showing solidarity and welcoming the initiatives of the prime minister. Unfortunately, shortly after the prime minister spoke to the people, a bomb explosion that have shocked thousands of peoples occurred and affected lives of some peoples and some other causalities.

"I extend my heartfelt condolences to whole Ethiopian nations specially families of those who lost their life and those who were injured. I would also like to sincerely hope the early recovery of those who were injured", President Abdi said.

On behalf of my name, the name of the state-Ethio-Somali region, and the name of the ruling party-ESPDP and people of Somali region, I wish to express our solidarity with the victimized families. In this painful time, Ethiopian Somali region stands with those families who lost their beloved ones and lost their bodies lastly Somali region is determined to continuously combat heinous act including mayhem killing against Ethiopian people

Ururka Dhalinyarada Kacaanka Gaamuray Ee HEEGO Oo Banaanbax Kacodsaday MMJ, Canbaarayna Usoojeediyay Dadkii Kadanbeeyay Qaraxii Argagixisada Ahaa Ee Kadhacay Adhisababa

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 23ka June, 2018. Qaar Kamid Ah Xog Haynta Sare ee Ururka dhalinyarada kacaanka guumaray ee heego ayaa  dawlada hoose ee MMJ ka codsaday banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo waxqabadyadii raisal-wasaaraha dalka  Dr. Abiy Ahmed iyagoo dhanka kalena si kulul ucanbaareeyay qarixii naxdinta lahaa  ee maanta ka dhacay xarunta dalka ee magaalada addis-ababa. Waxayna sidookale u tacsiyeeyeen qaraabadii iyo ehelkii dadkii ku waxyeeloobay qarixii sida waxshinimada ah ee argagixisanimada ah looga fuliyay isusoobixii balaadhnaa ee barxada wayn ee maskal Squere ee magaalada adhisababa islamarkaana shaacab-waynaha adhisababa ku taageerayeen waxqabadka mudada gaaban uu ku qabtay RW Dalka JDFI Dr. Abiyi Ahmed.

Hadaba, Xoghaynta Sare Ee Ururka Dhalinyarada Kacaanka Gaamuray Ee Heego oo warbaahinta deegaanka u waramay ayaa sheegay in dawlada hoose ee maamulka magaalada jigajiga ay kacodsadeen banaabax ay kutaageerayaan waxqabadkii RW Dalka Dr. Abiy Ahmed islamarkaana lagu canbaaraynayo qarixii argagixisada ahaa ee lala beegsaday isu soobixii balaadhna ee shaacbwayanaha magaalada adhisababa  islamarkaana ay kumuujinayeen taageeraha RW dalka JDFI  Dr Abiy Ahmed iyo dawladiisa.

Waxayna intaas kudareen in codsigoodii laga aqbalay islamarkaana maalinka bari ah ay qabanayaan banaanbax aad u baladhan oo lagu taageerayo waxqabadka RW Dalka Dr Abyi ahmed. Waxayna xuseen in ay fariin udirayaan dhamaan Ururka Dhalinyarada Kacaanka Gaamuray Ee Heego ee deegaanka kunool ay kaqaybqaataan banaan baxas bari kaqabsoomi doona xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga. Waxayna tilmaameen masuuliyiintu in RW dalku uu ka deegaan ahaan inaga mudan yahay taageero islamarkaana uu yahay RW u heelan deegaanka soomaalida horumarkiisa iyo nabadgalyadiisa iyo dhamaan wanaagiisa oo dhan. Waxayna xuseen in booqashadii taariikhiga ahayd ee uu Raisal-wasaaraha dalku kuyimid jigjiga kasakow uu sidookalana RW dalku dhalinyarta Heego ku casuumay qasriga madaxtooyada dalka islamarkaana xurmo, jacayl iyo qadarin balaadhan intaba ay kala kulmeen. Waxayna carabka kudhufteen iyagoo kuhadlaya magacooda iyo magaca ururka dhalinyarta kacaanka gaamuray ee heego in wakhtiwalba ay taageero balaadhan lagarab taagan yihiin RW dalka JDFI Dr Abyi ahmed.

Ugudanbayna, xoghaynta sare ee ururka heego ayaa sidookale waxay canbaarayn kulul u soojeediyeen dadkii maanta qaraxa argagxisanimada ah ka gaystay caasimada Adhisababa fagaarihii bulshada aadka utirada badani isugu soo baxday kuwaasoo muujinayay taageeraha waxqabadka Raisal-wasaaraha Dalka JDFI Dr abiyi ahmed. Waxayna tacsi qiiro leh usoo jeediyeen eheladii iyo qarabadii dadkii ay dhibaatadu kasoogaadhay qaraxaas foosha xun ee sida fulaynimada ah looga fuliyay fagaarahaas malaayiinka qof isugu yimaadeen..

Viewing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>