Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 131746 articles
Browse latest View live

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubicii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Jarar oo Furmay

$
0
0

dhagaxbuur(cakaaranews) axad, 1da  October 2017, Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka gobolka jarar ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee maamulka magaalada dhagaxbuur.

Shirkan  qiimaytan   diirada lagu saarayo hirgalinta qorshayaasha  horumarka iyo maamulka suuban ee u dajisnaa degmooyinka gobolka ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamunta maamulka gobolka jarar oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha gobolka jarar mudane cabdi cali mataan  iyo masuuliyiinta maamulada dhamaanta degmooyinka hoos yimaada gobolka jarar,

Furitaankii shirkan  qiimaynta ah  ayuu gudoomiyaha gobolka jarar mudane Cabdi Cali mataan   si fiican ugu qeexay maamulada degmooyinka ujeedooyinka iyo ahmiyada kulanka qiimaynta ah isaga oo sheegay  qiimayntan xooga la saarayo fulinta qorshyaashii u dajisnaa maamulada degaayinka  oo ah kuwii heer deegaan lagasoo dhaadhiciyey iyo kuwii degmada u qorshaysnaa labadaba sida:  qorshaha dhinaca wax soo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha oo ah nidaam casiyo oo lagu hirgalinayo  qorshaha isku filnaanshaheena waan soo ceshan karnaa  iyo wacyigalinta bulshada, dakhliga, nidaamka cadcadaanta iyo islaxisaabtanka miisaaniyada, nidaamka gudi kushaqaynta isagoo gudoomiyuhu tilmaamay inay degmooyinku ku saleeyaan warbixintooda qotobada  sare kucad si ay wakhtiga uga faaiidaystaan.

Waxaana la guda galay dhagaysiga warbixinada waxqabadka rubuca 1aad ee maamulada degmooyinka maamulka gobolka jarar

 

 


Bangiga Aduunka Iyo Dalka Itoobiya Oo Kala Saxiixday Heshiis Lacageed Oo Dhan $ 1.3 Bilion

$
0
0

Adhisababa(cakaaranews)Axad, 1da october 2017. Si kor loogu qaado adeegyada horumarineed iyo kuwa kaabayaasha dhaqaalaha dalka ayaa waxaa dawlada itoobiya iyo bangiga aduunku ay kala saxiixdeen heshiis lacageed oo dhan $ 1.3 bilion doolar. Taasoo isugu jirta labo qaybood oo kala ah taageero iyo dayn iyadoo lacagta taageeraha ahi ay dhantahay 700 oo milion oo doolar meesha 600 oo milyana ay tahay lacag dayn ah oo uu dalku iska gudi doono.

Hadaba, heshiiskan lacageed oo uu dalkeena u saxiixay Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha JDFI mudane Dr Abraham Takesa ayaa sheegay in lacagtani ay waxwayn kaqaadanayso dhinaca adeegbixinta bulshada islamarkaana uu heshiiskani oo kakoobanyahay labo qaybood kaasoo ah dayn iyo taageero, iyadoo lacagta taageeraha ahi ay tahay 7boqol oo milyan oo doolar taasoo dalku u adeegsan doono horumarinta adeegyada aasaasiga ah ee biyaha, beeraha, jidadka iyo caafimaadka.. wuxuuna xusay in lacagta daynta ahina ay tahay lacag dhan 600 oo milyan.

Sidookale, wakillka baangiga aduunka oo fadhida dalkeenan ethipiopia marwo Misaker lene tariku oo iyadna dhankeeda kahadashay ayaa sheegtay in heshiiskani yimid kadib markii dalka itoobiya uu sidii loo baahnaa ufiliyay qorshayaashii baanka aduunka. Waxayna intaa kudartay in heshiiskani lacageed uu qayb mugleh kaqaadanayo hawlaha horumarka dalka.

Iskusoowada duuboo, daraasaadyada dhanka kobaca dhaqaalaha quseeya ayaa waxaa lagu sheegay in sanadihii ugu danbeeyay uu dalkan itoobiya kamid noqday wadamada kobaca dhaqaalahoodu xawliga ku socdo.

 

 

 

Ogaysiis: Ogaysiis.

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 2da October. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan cid kastoo ka qaybqaadanaysa taakulaynta iyo gargaarka dadkii soomalida ahaa ee kasoo barakacay deegaanka oromada in gudigii taakulaynta iyo gargaarka barakacayaasha ay xafiis ka furteen xafiiska xarunta dhexe XDSHSI.

Hadaba waxaa cid kastoo ku sugan dalka ama deegaanka gudihiisa islamarkaana lacag ku shubay accountiyada la ogaysiinayaa in ay rasiidada ay lacagaha ku shubeen keenaan xafiiska ay gudidu ka furteen xarunta dhexe XDSHSI. Sidoo kale cida wada lacag kaash ahna ay keenaan isla xafiiska xarunta dhexe ee XDSHSI.  

Xamaro Oo Caawa Heshay Laydhka 24ka Saac

$
0
0

Xamaro(Cakaaranews) Isniin 2da October 2017. Waxaa caawa degmada xamaro ee gobolka erer gaadhay laydhkii 24ka saac ahaa ee looga soo jiiday magaalada fiiq ee xarunta gobolka erer oo u jirta 54km.

Hadaba mashruucan laydh galinta 24 saac ee degmada xamaro oo ay gacanta ku haysay wakaalada dhismaha iibka iyo adeega gaarka ah ee booliska DDSI ayaa waxaa shabakada wararka ee cakaaranews ooga warbixiyay maareeyaha wakaalada dhismaha iibka iyo adeega gaarka ah ee DDSI mudane Axmed Maki Cabdulaahi iyo wasiir kuxigeenka xafiiska ganacsiga, gaadiidka iyo warshadaha DDSI ahna gudoomiye kuxigeenka gudiga dabagalka mashaariicaha kaabayaasha dhaqaale ee laydhka iyo telefoonada mudane Axmed Shugri  ayaa sheegay inuu mashruucan laydhgalinta ee xamaro uu yahay mashruuc ay gacanta ku haysay wakaaladu islamarkaana caawa loo fasaxay degmada xamaro lanasoo gabagabeeyay, Wuxuuna maareeyuhu intaa ku daray mashruucan laydhgalinta 24 saac ah ee degmada xamaro looga soo jiiday magaalada fiiq ee xarunta gobolka erer  uu dheerarkiisu dhanyahay 54km iyadoo mashruucan ay sidoo kale ka faaiidaysanyaan dhamaan tuulooyinka udhaxeeya fiiq iyo xamaro.

Ugu danbayna wuxuu maareeyuhu xusay in mashruucan laydhgalinta 24ka saac ee xamaro uu kamid yahay magaalooyinka u hor helay laydhka 24 saac ah islamarkaana ay xukuumadu ku  guda jirto sidii loo gaadhsiin lahaa magaalooyinka kale deegaanka. Barnaamijkan caalamiga ah ee laydhgalinta magaalooyinka iyo tuulooyinka deegaanka ayaa lagu wadaa inuu sida ugu dhakhso badan ku gaadhsiiyo degmooyinka kale ee deegaanka maadaama uu horumarka deegaanku yahay mid xawaare ku socda

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የገጠር መንገዶች ግንባታ የስኬትጉዞ!

$
0
0

 

Jigjiga(Cakaaranews)  ማክሰኞ መስከረም 23,2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ ከአንባገነኑ ደርግ ውድቀት በኋላ በሀገሪቱ በተፈጠረው ፌደራላዊ ዲሞክራሲያዊ ሥርዓት የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ እራሱን በራሱ ለማስተዳደር በሕገ-መንግስቱ የተረጋገጠለትን መብቶች በመቀበል ከቀሪው የኢትዮጵያ ሕዝብ ጋር በመፈቃቀድና በመከባበር ላይ በተመሠረተ ዴሞክራሲያዊ አንድነት ውስጥ እየኖረ ሲሆን በዚሁ መሠረት የሶማሌ ክልል ህዝብ ህገ-መንግሥቱ ባጎናጸፋቸው መብቶች ባለፉት 10 ዓመታት ውስጥ በተለያዩ ዘርፎች ማለትም በኢኮኖሚያዊ፤ በማህበራዊ፤ በፖለትካዊና እንዲሁም በፍትህ፤ በሰላም፣ ዴሞክራሲና የመልካም አስተዳደር ዘርፎች አመርቂ ውጤቶች አስመዝግቧል፡፡

 

በዚሁ መሠረት በመሰረተ ልማት ዘርፍ በተመለከተ ክልሉ ካስመዘገባቸው ውጤቶች ውስጥ መንገድን በተመለከተ በክልሉ ያሉትን መንገዶች በፌድራል የሚሰሩ መንገዶች፣ በክልል የሚስሩ መንገዶች እና የአከባቢዉ ማሕበረስብ (በክልሉ ህዝብ ተሳትፎ ) የተሰሩባቸዉ መንገዶች የሚከፋፈ ሲሆን በአጠቃላይ የመንገድ ርዝማት በ2002  ከነበረበት ከ1000 ኪሜ በመነሳት በ2009 ዓም ወደ 17600 ኪሜ ለማሳደግ ተችሏል፡፡

 

ከነዚህ መካካል 5096ኪሜ በአጠቃለይ በክልሉ አቅም የተሠሩ፣ መንገዶች ርዝመት 10200ኪሜ ደግሞ የአከባቢዉ ማሕበረስብና ህዝባዊ በሆነው ልዩ ፖሊስ አመከኝነት በጋራ የተሰሩ ናቸዉ ፡፡

 

ይህንኑ የመሠረተ ልማት ስራ የበለጠ ለማቀላጠፍና በተሻለ ጥራት፣ ጊዜ እና ወጭ እንድሰራ ለማድረግ ክልሉ የተለያዩ ኢንተርፕራይዞችን ማለትም የሶማሌ ክልል ልዩ ኢንተርፕራይዝ፣ ድዛይንና ቁጥጥር ኢንተርፕራይዝ እና የመንገድ ኮንስትራክሽን ኢንተርፕራይዝ የቋቋመ ሲሆን የተቋሞቹ ዋና ዓላማዎች ደግሞ በክልሉ የሚካሄዱ ግንባታዎች የክልሉ የመስፈፀም አቅም በላቀ ደረጃ ማስፈፀም ነዉ፡፡

 

የክልሉ መንግስትም ለተቋሞቹ መሽነሪና አስፈላግዉን ግባአቶችን አሞልቶላቸው እየተንቀሳቀሱ ይገኛሉ፡፡ ከዚህ በተያያዜም የክልሉ መንግስት በሰርቬይ፣ ድዘይን እና ቁጥጥር ራሱንችሎ በመስፈፀም ላይ ይገኛል፡፡

 

በሁለተኛ የእድገትና ትራንስፎርሜሽን ዕቅድ መሰረት የክልሉ መንግስት ዋና ትኩረት መስጠት ላይ የአዳረገው ድልድዮችን መገንበት እና ህዝቡን ከህዝቡ ጋር መስተሳሰር የሚችል መሰረተ ልማቶችን ተደራሽነት መድረግ ላይ ነው፡፡ከዚህ ጋር ተያይዞ በክልሉ የተገነቡ ዋና ዋና ድልደዮቹም የወንጌይ ድልድይ፣ ጌልዶህ ድልድይ፣ ሶራ ድልድይ፣ ሙላ ድልድይ፣ ቆራም ድልድይ፣ ደገህመደው (ኮርኡኤሊስ) ድልድይ እና ከቀብሪደሀር ድልድይ ተሰርተው ለህዝቡ አገልግሎት መብቃት ተችሏል፡፡

 

ከዚህ በፊት የክልሉ ህዝብ ብዙ ችግሮችን ሲያጋጥመው የነበረ ከመሆኑም በሻገር የክልሉ ህዝብ ከአንድ ወረዳ ወደ ሌላ ወረዳ ለመምጣት ረዥምና ዙሪያ ጥምጥም ጉዞ በመሄድ የማህበራዊና ኢኮኖሚያዊ ግንኙነት እንዳያደርግ የቆየ ነበር ፡፡

 

በአንደኛው የእድገትና ትራንስፎርሜሽን ዕቅድ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብመንገድ ለማገኘት ይወስድበት በአማካይ 30ኪሜ የእግር ጉዞ የነበረው ወደ 15ኪሜ መቀነስ ተችሏል ፡፡ በሁለተኛ የእድገትና ትራንስፎርሜሽን ዕቅድ መሰረት ደግሞ ወደ  5ኪሜ ለመቀነስ ተቅዶ፤ የተቀደዉ ምግቡን መምታት ችሏል፡፡

 

ከዚሁ ጋር ተያይዞ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በኤረር ዞን ሥር ከሚገኙ ወረዳዎች ሙሉሙልቆና ፊቅ ወረዳዎች የሚገኙ ህዝብ ከዚህ ቀደም በነበረው የመንገድ መሰረተ ልማት እጦት ሳቢያ ከዞኑ መስተዳር ጋር የማህበራዊና ኢኮኖሚያዊ ግንኙነት እንዳያደርግ እንቅፋት ሲፈጥርበት የነበረ ከመሆኑም ባሻገር በየጊዜው ሁለቱ ወረዳዎች ከኦሮሚያ መስተዳድር ጋር በሚዋሰኑባቸው አካባቢዎች በሚከሰቱት ግጭቶች ሳቢያ መሸሺያ በማጣት ለተለያዩ ኢኮኖሚያዊና ማህበራዊች ችሮች ይዳረጉ ነበር ፡፡

 

ለአብነት ያህል በሀመሮ እና በለገሂዳ ወረዳ የአለውርቀት 70 ኪሜ ሲሆን፤ በሁለቱም ወረዳ መሀል የሸቢ ሸበሌ ወንዝ ያልፍበታል፡፡ሆኖም ግን በለገሂዳ ወረዳ የሚኖሩ የክልሉ ህዝቦች ከክልሉ ህዝብ ጋር ለመገናኘት 3200 ኪሜ ደርሶ መልስ ይወስድበት ነበር ፡፡ በዚህም መሠረት በክልሉ መንገዶች ባለስልጣን ባለቤትነት እንድሁም የመንገዶች ኮንስትራክሽን ኢንተርፕራያዝ አስፈፃሚናት እና በክልሉ ዲዛይንና ቁጥጥር ኢንተርፕራይዝ አመካሪነት በኤረር ወንዝ ላይ በተገነባው ድልድይና እንዲሁም የመሬት አቀማመጡ ተራራማ፣ ሸለቆዋማና ለመንገድ ግንባታ አስቸጋሪ የነበረውን የመንገድ መሰረተ ልማት በመገንባት በሁለቱ ወረዳዎች የሚኖሩት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ ከዞን መስተዳድሩ ጋር በቀላሉ እንዲገናኙ በማድረግ ከዚህ በፊት ይገጥማቸው የነበሩትን ዘርፈ ብዙ ችግሮች ለመቅረፍ የተቻለ ሲሆን የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሰ መስተዳድር ክቡር አቶ አብዲ መሐሙድ ዑመር የተገነባውን የመንገድ መሠረተ ልማት አስመርቀው በይፋ ከፍቷል፡፡

 

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የመንገዶች ግንባታ ስኬት ጉዞ ለመስቀጠል በ 2010.ም በእቅድ ላይ ያሉ በርካታ መንገዶች እና ድልድዮች ተቅዶ በመከናወን ላይ ይገኛል፡፡

 

ከታቀዱት መንገዶች መካከል 98ኪሜ የሚሆን ከጅግጅጋ-ሲቲ ዞን መንገድ፣ 240ኪሜ የሚሆን አራርሶ-ዩኣሌ-አዋሬ-ዲግ ወረዳዎች የሚያስተሳሰር ፣ የ250 ኪሜ የጉረዳሞሌ-ቀርሰዱለ፣ 75ኪሜ ደግሞ በሁደት-ደዋወንዝ፣ 115 ኪሜ የሚሆን በቆልማዮ-አነበደን፣ 65ኪሜ የሚሆን የደገህቡር-ደገህመደው መንገድ፣ 28ኪሜ የሚሆን ሽላቦ-ኤርጉድበን፡፡ ከተቀዱት ድልድዮች ደግሞ የዳዋ ድልድይ፣ጎድ ኡስቦ ድልድይና የቁቢ ድልድይ ናቸው፡፡

 

ከዚህ ተያይዞ በፌዴራል መንግስት የሚከናወኑ የአስፋልት መንገዶችም ይገኙበታል፡፡ በአጠቃለይ ይህን ውጤት ለስኬት የአጎናፀፉት የክልሉ መንግስት ለለውጥ የሚያቅድ፣ ርዕይና ግብ በመቅረፅ፣ ዕሴትና ስልት መንደፍና የክልሉ ህዝብ አሳሚኖ መስራት የሚችሉ አመራር በማፍራት፣ የክልሉ ህዝብ ተሳትፎና ህዝባዊ በሆነውን ልዩ ፖሊስ አመከኝነት በጋራ የመጡ ውጤቶች ናቸዉ ፡፡

 

ጀማልአሊ፡-ነፃ ፀሃፊ

 

 

 

Gobolka Siti iyo Abaabulkii Waxbarashada Oo Sifiican Uga Socota

$
0
0

 

Erer (cakaaranews)Talaado, 3da October 2017. Shirar kaladuwan oo ku’aadan abaabulka waxbarashada iyo sidii loo diwaangalin lahaa ardayda da’da waxbarashada gaadhay, waxbarashada dadka-waawayn iyo waliba waxbarashada baahida gaar ka ah dadka qaba. Iyadoo abaabulkaasina ay kaqabsoomeen degmooyinka ay kamidka yihiin Ma’ayaso, Afdam, Gota-biki, iyo waliba qaar kamid ah tuulooyinka hoosyimaada degmooyinkaas.

Hadaba, shirarkan oo ay si wada jir ah u filinayeen qaar kamid ah masuuliyiinta Gobolka siti, masuuliyiinta degmooyinka iyo waliba koox kasocotay xafiiska waxbarashada DDSI  ayaa waxaa shabakada wararka ee cakaaranews uga warbixyay madax kooxeedka kooxda ka socotay xafiiska Waxbarashada DDSI mudane Cabdiwali Axamed Yaasiin oo sheegay  in abaabul balaadhan ay kasameeyeen degmooyinka Maa’ayso, Afdam, Gota–biki iyo waliba qaarkamid ah tuulooyinka hoosyimaada oo ay kamid yihiin Darceela, Gota iyo Hulaaboora iyo waliba kuwa kale. Wuxuuna tilmaamay in shirar kaladuwan ay layeesheen dhamaan bulshada qaybaheeda kaladuwan islamarkaana ay si wayn ugu booriyeen diwaangalinta waxbarashada ee sanad dugsiyeedkan 2010 T.I iyadoo ladiwaangalinayo caruurta dad waxbarashada gaadhay, waxbarashada dadka waawayn, iyo waliba waxbarashad dadka baahida gaarka ah qaba. Wuxuuna carabka kudhuftay in shaqooyinkan abaabulka ah ee aykooxdu wado ay sifiican ugala shaqaynayeen masuuliyiinta Gobolka Siti iyo waliba masuuiyiinta degmooyinkaas ay soo mareen.

Ugudanbayna, wuxuu xusay in meel fiican ay u marayso shaqooyinkoodii kuaadanaa abaabulka waxabarashada ee Gobolka siti islamarkaana caawa ay kusoo hooydeen Degmada erer iyagoo barii subaxana degmada erer kabilaabi doona kulamadii ay layeelanayeen maamulka iyo waxgaradka kudhaqan degmada.

 

 

 

ESRS Underlined the Reasons behind Oromo People’s War on Ethiopian Somalis

$
0
0


Jigjiga (Cakaaranews) Tuesday 3rd October 2017. Today consultation meeting held at Kaali conference hall in Jijiga. The participants of this meeting were traditional leaders and Somali regional state leaders. This consultation meeting has been discussed generally the current situation of the region and especially the continuous war that Oromo people perpetrating to Ethiopian Somali people. Accordingly, the regional state identified that Somali citizenries paid their lives and assets to the struggle that raided out Derg regime while not changing their name, language, religion and their culture. And also the regional state stated boldly that the Derg regime destroyed Somalis and also now a new version of Derg is emerged.


Meanwhile, the regional state indicated reasons behind this war; first reason behind this war is that Oromo is going forcibly land expansion and creating relationship to neighboring sea ports such as Somaliland and Somalia for importing heavy weapons for federal government destruction which Somali region become the only existing barrier confronted. The second reason is, the level of peace and security self-sufficiency that Somali region reached currently after ending terror groups like Al-Etihad, UBBO, ONAG and the like who just before stationed Eretria and using one boat to import weapons. The third reason is that Ethiopian Somalis opposed Oromo illegal upraising and re-establishing cruel Derg regime and also violating federal system and the supremacy of constitution. This illegal upraising was aimed to collapse current federal government that created peace, justice, equality and development that exist in the country.


Furthermore, the regional state expressed that Oromo feel sorry about the booming socio-economic development that the region implemented within short period of time especially the successes recorded in the infrastructural development such as roads and bridges construction, which made Oromo roads to be used no more in Some Somali woredas. For example Lagahida, Salahad, Qarsadhuule, Filtu and Mayamuluqo woredas were previously lack of roads that connects to the other part of the region but now the regional state built new roads and bridges which concluded the need to use other region’s road.

Moreover, the regional state told that a genocide event similar to Burma Genocide happened at Tulli-Gulled woreda where 8 boys wrapped together, poured fuel, and burned with fire. Like this event also 2 boys traveling at kebele called 147 near Moyale woreda were captured and also burned. The worst massacre is when 8 Somali patients at Yabelo Hospital collected and slaughtered.  Once more largest genocide which never happened inside Ethiopia took place at Awadey town where 18 people slaughtered to death, 300 injured and 27 individual are still missing. Simultaneously Oromo regional state didn’t respond that massacre occurred inside their region or they do not send even a condolence message. While Somali regional state, the federal government and human right organizations underlined that this genocide is not concerned border conflict.

 The regional state concluded their speeches that “we do not sit behind anybody to our citizenship and we are proud to be Ethiopian Somali and we are ready to fight everyone who wana violate our federalism. The state expressed that they neither need land nor property of other region. They added that they are valuing to live together peacefully with all nation and nationalities of the country in democratic order, as they planned to be the first, second and third prior plan of the Somali region.


Finally, Ethiopian Somali traditional leaders and former state presidents expressed deeply their thoughts and said that “Allah bestowed prosperous land, full of natural resources and larger than 353,000 KM2 which makes it the second largest region of the country. This is why we don’t need land of other region”. The traditional leaders stated their commitment to live together peacefully and brotherly with all Ethiopian people and their respect of national federalism. They added that they understood Oromo administration is pushing Oromo people and militias, also arranging continuous aggressive wars towards Somali people inside Somali region for land expansion but Somali regional state is respecting the national rule of law, supremacy of constitution and as well negotiation decisions that prime minister HE
Hailemariam Desalegn stated in keeping peace and stability. And also to respect media rules which fueling the conflict between two regions as well as to stop any act violating national peace and security. They identified that they are expecting the federal government to respond and take suitable action to whoever oppose the negotiation agreement. Therefore, Somali traditional leaders called to federal government that unfair protection given by federal only to Oromo region possible to create a collapse of our federalism and national oath.

 

የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስትና አገር ሽማግሎች በኦሮሚያ ጥቃት ላይ የጋራ አቋም መግለጫ ይፋ አደረጉ

$
0
0



ጅግጅጋ(Cakaaranews)መክሰኞ መስከረም 23/ 2010ዓ.ም.የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት በጅግጅጋ ከተማ ካሊ1 አደራሽ ከክልሉ አገር ሽማግሎች ጋር በኦሮሚያ ጦርነት ዙሪያ አወያዩ፡፡በመድረኩ ላይም የክልሉ መንግስት ከፍተኛ አመራርና የክልሉ አገር ሽማግሎችም ተገኝቷል

በዛሬው እለት የክልሉ መንግስትና የክልሉ ሀገር ሽማሎችሁ በወቅታዊ ክልላዊ ጉዳዮችና በተላይ ኦሮሚያ በኢትዮጵያ ሶማሊ ህዝብ ላይ በቋሚነት እየፈፀመች ያለው ጥቃትና ጭካኔ የተሞላበት በደል ዙሪያ ውይይት ተካሄዷል፡፡የኢትዮጵያ ሶማሊ ህዝብ በቀድሞ አንባገነኑ የደርግ ሥርዓት ለማስወገድ የተደረገው ትግል ስማቸው፡ቋንቋቸው፡እምነታቸውና አኩሪ ባህላቸውም ሳይለወጡ ሀብታቸውና ነብሳቸው መፀዋትነት የከፈሉ ህዝብ ቢሆንም በአዲስቷ ኢትዮጲያ አዲስ የደርግ መንግስት ተቋቁሟል ብሎ በመድረኩ ላይ ሰጥቷል፡፡

 

በሌላ በኩል የክልሉ መንግሰት አሮሚያ በኢትዮጵያ ሶማሌ ላይ በቋሚነት የሚታወጃው ተከታታይ ጦርነት መንሰኤዎች እንደሚከተለው ገልፀዋል፡-1ኛ ኦሮሚያ የኢትዮጵያ ሶማሌ መሬት በኃይል ለመወሰድና ከጎሮቤት አገራት እንደሶማሊላንድና ሶማሊያ ጋር ግንኙነት በመፍጠርና እንደሁም የጎሮቤት አገራት ወደብ በመጠቀም ኢትዮጵያ የሚያፈራረሱበት ጦር መሳሪያ ለማስገባት ሲሆን በአሮሚያ ሴራ የክልሉ መንግስትና ህዝብ ከባድ ማቀብ ስለሆነበት ነው፡፡2ኛው የኦሮሞ ጦርነት በስተጀርባ ያለው ምክንያቱ ደግሞ በኢትዮጵያ ሶማሊ ክልልን የፈጠረ ሰላምና ማረጋጋት እንደሁም በሻቢያ የጋራ መቀመጭያ የነበሩት  ፀረ-ሰላም ኃይሎች እንደ አልኢተሓድ፡አልኢጃራ፡ኦቦ(ኦብነግ)ኦነግና የመሳሰሉት ፅንፈኞች ኤርቴሪያ የሚትሰጠው ጦር መሳሪያዎችን በአንድ ጀልባ ሲትላክላቸው ስለነበርና በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ስለተደመሰሱና የጦር መሳሪያዎች ማስገባቱ ስለታገደባቸው በኦሮሚያ ክልል ላይ ቁጭት ስላሳድባታል 3ኛው የኦሮሞ ጦርነት ምክንያቱ ደግሞ በቅርቡ አሮሞችሁ ሌላ ሸሚዝ በመልበስ የአዲስቷ ኢትዮጵያ ፍትህ፡እኩልነት፡ሰጥታና ልማትን ያጎፀፈው ኢህዴግን በቀላሉ ለመቀልበስና የፈዴራሊዝም ሥርዓትና የህግ የበላይኒናን ለመተራመስና አንባገነኑ የደርግ ሥርዓት ለማስመለስ ኦሮሚያ እያደረገች የነበረው ቀውስና ብጥብጥን በኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብና መንግስት ስለተወቀሱ ነው ተብሏል፡፡ከዚህ በተያያዜም የክልሉ መንግስት ኢትዮጵያነታችንም ከማንም ጀርባ ሆነን አንለምንም ብሏል፡፡

 

በተመሳሳይም ከአሁን በፊት በክልሉ የሚገኙ ወረዳዎችና ዞኖች ለመሄድ በሌላ ክልል ተቋርጦ ከረጅም ጉዞ በሆላ ሲደርሱ የነበሩ የክልሉ ወረዳዎችና ዞኖች በክልሉ መንግስት በአጭር ግዜ ውስጥ የተከናወኑ ዘርፈ-ብዙ ልማትን በተላይ መንገድና ድልድዮች በመገንባትና ሁሉም የክልሉ ወረዳዎችና ዞኖች በማስተሳሰሩና ከሌላ ክልል መዞሩ በክልሉ መንግስት ማቅረፉ በኦሮሚያ መንግስት ላይ ቁጭት ስለፈጠርበትና በተላይ በመንገድ መስረተ ልማት እጥረት በኦሮሚያ ክልል ተቋርጦ ሲገኝ የነበሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ወረዳዎች እንደ ለጋሂዳ፡ሰለሃድ፡ቁቢ፡መዩሙሉቆ፡ቀርሳዱላና ፊልቱ ወረዳዎች ከክልሉ ዋና ከተማ በመንገድ መስረተ-ልማትና በትላልቅ ድልድዮች ከማስተሳሰሩ ባሻገር የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልል መንግስት በጥቅት አመታት ውስጥ በክልሉ ያከናወናቸው ትላሊቅ የውሃ ማቆሪያዎችና ሜጋ የመስኖ ግድቦችሁ ለግብሪና ምርትና ምርታማነትን ስለሚያገለገሉና ከኦሮሚያ ሲቀርብ የነበሩ አትክልትና ፊራፍሬዎችሁ በሶማሌ ክልል ገበያ እንዳይኖቸው የአሮሚያ ክልል መንግስት ለሶማሌ ገበያ የሚየቀረርቡት ምርት ትሊቅ ስጋት ስለሆነበት የኦሮሚያ ጦርነት አንዱ ምክንያት ተብሏል፡፡

 

በሌላ በኩል የክልሉ መንግሰትና አገር ሽማግሎች በመድረኩ ላይም 8 የቱሊ ጉሌድ ወረዳ ልጆችና በሞያሌ ወረዳ 147 በሚትታወቅ አከባቢ 2 የሶማሌ ልጆች ከመኪና አውሪዶ በላይ ላያቸው ጋዝ በማርከፍከፍና ጭካኔ በተሞላበት እንደቡርማዎችሁ በእሳት የተገደሉት ልጆች ኦሮሚያ መንግስት  የሀዘን መልእክት ባለመላካቸውን ሌላ ክፋት መሆኑም በመድረኩ ተገልፀዋል፡፡ሌላው በያቤሎ ሆስተፕታል ላይ እየታከሙ የነበሩትና በዶክተሮች በፊት ለፊት የታረዱት 8ቱ ሶዎችና በኢትዮጵያ ታሪክ ተሰምቶና ታይቶ የማይታወቅ በኣወዳይ ላይ በዘግናኝ መልክ በእሳት የተቃጠሉና የታረዱ18 ሶማሎች ሜቼም ከሶማሌ ህዝብና መንግስት ህልውና የማይጠፋ ቁሱል ከመሆኑ ባለፈ እስካሁን የት እንዳሉ ያልታወቁ 27 ግለሰቦችና በመከላኪያ ሰራዊት የተረፉትና በጅግጅጋ ከተማ ህክምና እየተከታተሉ የሚገኙ 300 ሶዎችና በአጠቃላይ የኦሮሚያ ክልል አመራርና ፀጥታ ኃይሎችሁ በሶማሌ ንፁሃን ዜጎች ላይ የፈጸሙት በደል፡ጭካኔና ኢ-ሰብዓዊ ድርግቶች በሶማሌ፡ በፈዴራል መንግስትና በሰብዓዊ ድርጅት የተመዘገቡና ከ ሁለቱ ክልሎች ወሰን ጋር የማይገናኝ ፀያፍ ድርጊት መሆኑን የክልሉ መንግስት አስሚሮበታል፡፡

በተጨማሪም የኢትዮጵያ ክልል አገር ሽማግሎች፡የክልሉ መንግስትና ብሎም የኢ.ሶ.ህ.ዴ.ፓ.ከፍተኛ አመራሩ የኢትዮጵያዊነታቸው መብት የማይደራደርና በሌላ ሰበባሰበብ የማይሸፋፈን ጉዳይ መሆኑን እና በሶማሌነታቸው እንደሚኮሩም ተገንዝቦ የፈዴራሊዝም ሥርዓትም ሆነ ህግመንግስታችን ለማደፍረስ የሚመከር ማንኛውም አካላት ቀጥታ ጦርነት እንደሚያወጁና አፍሮ ለህግ እንደሚያቀርቡም አሳወቁ፡፡ በሌላ በኩል የክልሉ አገር ሽማግሎች፡የክልሉ የቀድሞ አመራር አባላትና የክልሉ የቀድሞ ፕሬዝደንቶች የክልሉ መሬት ሲፋት 353,000ኪ.ሜ2 መሆኑና በኢትዮጵያ ክልሎችም በቆዳ ሥፋት 2ኛ ክልል ሲሆን በህዝብ ብዛትም የኢትዮጵያ ሶማሌ ቤሔረሰብ 3ኛ ደረጃ እንደሚያዙና ፈዴራሊዘም ሥርዓት ከተቋቋመበት ቀን ጀምሮ የሀገራችን ሰላምና ፀጥታ ከመጠበቅና  ከማስጠበቅም ከፍተኛ አስታዋፀኦ ያደረጉ ህዝብና መንግሰት መሆናችን ከማንም አልተሰወርም ብሏል፡፡


በተጨማሪም የአሮሚያ ክልል አመራር አባላት የኦሮሚያ ህዝብና መለሺያ አባላት በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መሬት በጉልበት ለመያዝ እገፋፉና ተከታታይ ወረራዎችና ጥቃትም እየፈፀሙ እንደሚገኙም ተረጋግጧል፡፡ነገር ግን የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት እስካሁን የሀገሪቱ ህግ ከማክበሩ ባለፈ ክቡር ጠቅላይ ሚኒስተራችን አቶ  ኃይለማርየም ደሳለኝ የሁለቱ ክልሎች ርዕሳን መስተዳደር ስምምነት ላይ የሁለቱ ክልሎች ሚዲያዎች የሀገሪቱ ሚዲያ ህግና ደንቦች እንድጠበቁና የተጋጩ ህዝቦች የማረጋጋት ሥራ እንደሳራ ያቀረቡ ጥሪ በማክበር ላይ ነን ሆኖም ግን ኦሮሚያ ክልል የራሳቸው ሚዲያ ተቋማት ከማንም ሳይደበቁ ሆን ብሎ የቀውስና የጦርነት መጠቀሚያ ሚዲያ ከማድረጋቸው ባሻገር በኦሮሚያ ክልል ውስጥና በአዋሰን አከባቢውች የሚኖሩ ሶማሌ ማህበረሰብን ከመጨፍጨፍና ከወረራ አልቆጠቡም ብሏል. በተያያም የክልሉ መንግስትና አገር ሽማግሎቹ በጭካኔ የተጨፈጨፉ ዞጎቻችን ከህልውናችን ሳይጠፋ ከአሁን ጀምሮ ኦሮሚያ በህዘባችን ላይ እያደረጉ ያለው ጥቃትና የሥርዓት አልበኝነት ወረራን ለአንድ ደቂቃ ያህል አንታገስም ብሏል፡፡በመጨረሻም የአትዮጵያ ሶማሌ ክልል አገር ሽማግሎች ኦሮሚያን እየጠበቃችሁ የኢትዮጵያ ህዝቦች ቤሔራዊ ቃልኪዳን የሆነው ህግመንግስታችንና የፈዴራሊዝም ሥርዓታችን አደጋ መሆኑን ለፈዴራል መንግስት ጥሪ አቀርቧል፡፡


Kulan Wadatashi ah Oo Kaduwan Kulamadii Hore

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 3da October 2017. Kulan wadatashi ah oo kaduwan kulamadii hore oo ay yeesheen xukuumada iyo odayaal dhaqameedka deegaanka ayaa kaqabsoomay madasha shirarka ee kali 1.

 

Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay hogaaminta sare ee xukuumada iyo odayaal dhaqameedka deegaanka.

Hadaba kulankan oo lagaga wada arinsanayay xaalada guud ee deegaanka, ilaalinta dastuurka dalka iyo gaar ahaan dagaalada joogtada ah ee ay oromadu kuhayso shacabka soomaalida itoobiya ayaa waxay ugu horayn xukuumada deegaanku sheegtay in shacabka soomaalidu ay halgankii khadhaadhaa ee ay EPRDF lagashay kaligii taliskii cadaadiska dhargiga ee ay xukunka kaga tuurtay ay naftooda iyo maalkoodaba uhureen iyagoon badalin magacoodii, afkoodii, diintoodii iyo dhaqankoodiiba. Waxayna xukuumada deegaanka soomaalidu ay hoosta kaxariiqday inuu dhargigii hore burburay balse ay jiraan maanta dad raba inay beeraan dhargi cusub oo kaluuqad duwan.

Dhanka kale waxay xukuumada deegaanku cadaysay sababaha kadanbeeya dagaalka iyo weeraradan joogtada ee ay oromadu kugumaadayso shacabka soomaalida iyadoon ukala aaba yeelaynin balse magaca soomaali ku ugaadhsanaysa. waxayna sababahan uqeexday xukuumadu sidatan:

 

1. Dhul-balaadhsi ay oromadu kudoonayso inay xoog kuqaataan deegaanka soomaalida itoobiya si ay xidhiidh toos ah ula yeeshaan dakadaha wadamada aan dariska nahay sida somaliland, somalia, Djabouti iyo Kenya. si ay ugu sahlanaato inay danahooda gaarka ah ah kafushadaan hubkii ay kuburburin lahaayeen dawlada federalka ah ay ugala soo dagi lahaayeen. Taas oo uu deegaanka soomaalidu dayr adag oo bir ah uu kunoqday fikirkoodaasi.

2.Inay oromadu kacadhootay iskufilaanshaha dhanka nabadgelyada ee uu deegaanka soomaalidu gaadhay maadaama oo uu deegaanku gacan bir ah kuqabtay xadka dheer ee furan ee marinka u ahaa cadawga itoobiya islamarkaana uu deegaanku tirtiray ururadii nabadiidka ahaa ee sida Al-itixaad, Ubbo, Onag, alshabaab iyo wixii lamidka ahaa ee kadagaalamayay ama gabbaadka kadhiganayay gudaha deegaanka soomaalida oo ay Eritrea hubka hal doon ah usoo wada saari jirtay.

3.   Maadaama ay soomaalidu kahor-istaagtay oromada kacdoonadii khadhaadhaa iyo mudaaharaadyadii ay kurabeen inay kusoo celiyaan  nidaamkii cadaadiska dhargiga oo kuhadlaya luuqad kale si ay udumiyaan nidaamka federalismka ah iyo dastuurka dalka oo aysan la'aantood itoobiya jiraynin.

 

 

 

4.     Oromada oo kaxanaaqsan horumarkan dhinacyo badanaha ah ee mudo gaaban gudaheed uu deegaanka soomaalidu kugaadhay gaar ahaan guulaha dhanka jidadka iyo buundooyinka oo deegaankeenii kala qoqobnaa ee aysan degmo degmo kale ugudbi jirin, gobolna gobol kale kuxidhnaan jirin kadhigtay mid sal ilaa baar iskuxidhan oo aan maanta ubaahnayn in degaan kale loo sii dhexmaro taas oo meesha kasaartay inay degmooyinkii uxayirnaa deegaanka oromada wado la'aan iyo buundo la'aan awgeed balse soomaalida ahaa sida lagahida, salaxaad, qubi, mayumuluqo, qarsaadula iyo filtu inay toos isugu xidhmaan.

 

 

 

5.     Inay oromadu kakacday horumarka iskufilaansho ee uu deegaanka soomaalidu kagaadhay dhanka biyaha maadaama waxsoosaarka dalagyada kaladuwan ee beeruhu ay sare ukacayso islamarkaana ay suuq badan kuwaayayso oromadu halkaas.

 

Waxaa kale oo ay xukuumada deegaanka soomaalidu sheegtay inay deegaanka kadhacday arintii Burma kadhacday oo kale oo inta 8 wiil oo reer Tuli ah laqabtay oo la isku xidh xidhay baasiin lagu bil-bilay oo lagubay iyagoo nool, in 2 wiil oo gaadhi saaran lagala dagay meesha layiraahdo 147 oo udhaw mooyaale kadibna nolol lagu gubay. Waxaa taas kasii daran 8dii bukaan jiifka ahayd ee yaalay hospitaalka yaabeelo ee intay faleembadii kajareen ay gawraca ugu wada jiideen iyo inaysan marnaba itoobiya horay uga dhicin xasuuqii awaday oo kale oo ay kugawraceen 18 qof meesha 27 shaqsina ilaa hada lala’yahay meel ay geeyeen iyadoo 300 oo qofna dhaawac lagu soo gaadhsiiyay magaalada jigjiga oo ilaa hada ay qaarkood dhakhtarada yaalaan islamarkaana aysan ilaa hada xukuumada oromadu katacsiyayn iyadoo dhamaan dhacdooyinkaas foosha xun ay udiwaangashan tahay xukuumada federaalka ah iyo hay’adaha xuquul insaanka inay yihiin kuwo kabaxsan arinta xuduuda labada deegaan.

 

Xukuumada ayaana hadalkeedii kusoo xidhay in marnaba shacabka soomaalidu aysan itoobiyaanimadooda cidna uga daba fadhiyin oo ay soomaalinimadooda kufaanaynaan kuna yihiin itoobiyaan islamarkaana ay si cad ula dagaalamayaan cid kasta oo rabta inay burburiso nidaamka federalismka ah iyo wada noolaanshaha shucuubta reer itoobiya iyadoo xukuumadu intaa kudartay inaysan marnaba ubaahnayn dhul uu deegaan kale leeyahay oo uu dhulkeedu kabad-badan yahay oo xataa hadii sida sharciga dalku dhigayo loo isticmaalo uu kufilan yahay itoobiya oo dhan iyadoo xukuumadu intaa kusii dartay in nabad kuwada noolaanshaha qawmiyadaha dalku ay aas aas gun dhigeed utahay qorshaha xukuumada soomaalida itoobiya.

 

Ugudanbayna, dhankooda ayaa waxaa si qoto-dheer uga hadlay odayaal dhaqameedka, mas’uuliyiintii hore iyo madaxwayneyaashii hore ee deegaanka  oo dhamaantood sheegay in marka la eego dhanka baaxada dhulka ee deegaanka soomaalida oo ah in kabadan 353,000km2 uu deegaanka soomaalidu noqonayo deegaanka 2aad ee ugu dhulka balaadhan dalka itoobiya meesha dhanka tirada dadka kunool dalka itoobiya marka la eegana ay qawmiyada soomaalidu noqonayso qawmiyada 3aad ee ugu tirada badan dalka iyo inay shacabka soomaalidu ay wadanka nabadgelyadiisa qaateen markuu nidaamkan federalismka ah ee itoobiyada cusub ee maanta uu dhashay.

 

Odayaasha oo hadalkda sii wata intaa kudareen inay maamulka oromada oo dabada kawada shacabkooda iyo maleeshiyaadka oromada ay weeraro iyo dagaalo gardaro ah oo isdaba joog ah kawadaan gudaha deegaanka soomaalida itoobiya. Dagaaladaas oo ay kudoonayaan inay dhulka soomaalida kuqabsadaan xoog balse ilaa hada ay xukuumada deegaanka soomaalidu dhawrayso shuruucda dalka iyo hadalkii raisal-wasaaraha JDFI mudane Hailemariam Desalegn ee ahaa in shuruucda dhanka saxaafada ay labada deegaanba ilaaliyaan lana dajiyo khilaafka shacabka labada dhinac balse aysan taas maamulka deegaanka oromadu dhag-jalaq usiinin oo ay sii wateen u isticmaalka mediaha goob dagaal oogid oo aysan cidna kaqarsanaynin si cad oo badheedh ahna ugu isticmaalayaan islamarkaana ay wali sii wadaan weeraradii iyo dagaalkii ay kuhayeen shacabka soomaalida ah ee kudhex nool deegaankooda iyo kuwa xuduudaba. Taas oo aan intaa kabadan loo adkaysan Karin oo xad gudub ku ah shacabka soomaalida ah kasokow xasuuqyadii ay galeen. Waxayna odayaashu cadeeyaan inay arinta oromadu tahay mid kawayn soomaalida oo kuwajahan itoobiya oo dhan.

 

Iskusoo wada duuboo, odayaal dhaqameedka deegaanka soomaalida itoobiya ayaa ugu baaqay xukuumada federalka ah in inta ay ilaalinayaan qawmiyada oromada ay macquul tahay inuu dumo nidaamka federalismka ah iyo axdigii qaran ee ay qawmiyadaha dalku wada galeen.

 

 

 

 

 

Abaabulka Waxbarashada Gobolka Qoraxay.

$
0
0

Marsin,(cakaaranews), Arbaca, 4ta October, 2017. Dhawaan ayay ahayd markii uu xafiiska waxbarashada  DDSI u kala diray 12 kooxood dhamaan gobolada iyo degmooyinka deegaanka kuwaasi oo soo hirgalinaya abaabulka  waxbarashada sanad dugsiyeedka 2010TI.  

Haddaba, kooxdii abaabulka waxbarashada heer deegaan ee ka hawlgalay Gobolka Qoraxay oo la soo xidhiidhay shabakada wararka ee cakaaranews ayaa sheegay in kulamadii dhinaca abaabulka waxbarashada ka bilaabeen  xarunta maamulka gobolka qoraxay iyaga oo kulamo la yeeshay masuuliyiinta ugu saraysa gobolka islamarkaana kala qaatay jihooyinka iyo qaab-shaqeedka abaabulka iyo diwaangalinta waxbarashada sanad dugsiyeedka 2010TI.

Kooxdan abaabulka waxbarashada ayaa u dhaadhacday dhinaca degmooyinka gobolka qoraxay iyaga oo shirkii ugu horeeyay ee abaabulka waxbarashada ka bilaabay degmada shilaabo ee gobolka qoraxay  halkaasi masuuliyiinta degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada shilaabo kulan kula yeesheen, kooxda heer deegaan ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada uga warbixiyay ahmiyada ay leedahay waxbarashada Waxayna u sheegeen bulshada in ay keenaa dhamaanba caruurta gaadhay da’da waxbarashad goobaha waxbarashada ardaydii horena ku soo celiyaan fasalada ay u gudbeen si  aan loo arag arday loox-tuuray. Waxaa kale oo ay bulshada ku booriyeen in ay ka faa’iidaystaan waxbarashada dadka waawayn.

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku Dhaqan degmada shilaabo   ayaa sheegay in ay ka qayb-qadanayaan diyaarna u yihiin sidii loo keenilahaa  caruurtooda gaadhay dada waxbarashad goobaha waxbarashada kuwii hore ugu jirayna loo keenilahaa fasalada ay u gudbeen sidoo kalena ka faa’-iidaysanayaan fursadaha waxbarasho dadka waawayn ee aan wakhtiyadii hore helin fursad waxbarasho

Kooxdan abaabulka waxbarashada heer deegaan ee gobolka qoraxay ayaa uga sii gudbay degmooyinka:-  Higloolay, Dh/wayn iyo Ceel-gaadeen kuwaasi oo ay ka qabteen shirka abaabulka waxbarashada waxayna wakhti-xaadirkan ku sugan yihiin  Dagmada Marsin, waxayna sheegeen in hawlaha abaabulka waxbarashadu si fiican uga socoto guud ahaan qoraxay.

 

 

Gobolka Qoraxey iyo Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubaca 1aad Oo Kadhacay Magaalada Qabridahar

$
0
0

Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 4ta October 2017.Waxaa si habsami leh uga furmay xarunta Gobolka qoraxey ee magaalada Qabridahar Shirkii qiimaynta waxqabadka rubaca koobaad ee qorshaha Biyo, Baad, Beer, Cilmi iyo Caafimad(BBC) ee sanad miisaniyadeedkan 2010 T.I islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan maamulada degmooyinka hoosyimaada gobolka qoraxay.

Hadaba, shirkan qiimaynta ah oo uu shirgudoon ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Qoraxey mudane Yuusuf Aadan Yuusuf ayaa sheegay in shirkan ay kasooqaybagleen dhamaan degmooyinka uu ka koobanyahay gobolka qoraxey islamarkaana la iskuqiimaynayo waxqabadka qorshaha BBC ee rubaca 1aad ee sanad miisaaniyadeedkan 2010T.I. Wuxuuna intaa kudaray in degmo kasta ay soo jeedinayso warbixinta waxqabadkeedii rubaca koobaad wixii qabsoomay iyo waliba hadii uujiro waxaan qabsoomin iyo sababta uusan uqabsoomin.

Ugudanbayna, gudoomiyaha ayaa sheegay in shirkani yahay mid xooga lagu saarayo xafiisyada horumarka ee Biyaha, beeraha, xoolaha, caafimaadka iyo Waxbarashada, lasikulana  xisaabtamayo qorshaha rubaca 1aad ee 2010T.I iyadoo degmooyinka liita  ay khibrado kaqaadanayaan degmoooyinka fiican.

Xukuumada DDSI Oo Deeq Isugu jirta raashin,dawooyin iyo agab gaadhsiiyay bulshadii ka soo barakacday deegaanka oromiya Qoloji,

$
0
0

Qolaji(cakaaranews), Khamiis, 5ta, October, 2017. Xukuumada DDSI ayaa deeq raashinka noocyadiisa kala duwan, dawooyin iyo agabka maacuunta gaadhsiisay bulshadii soomalia ahayd ee ka soo barakacday deegaanka oromiya kuwaasi oo ay xukuuamda DDSI dib u dajin ugu samaysay tuulada qoloji.

Deeqdaasi ay xukuumada DDSI gaadhsiisay shacabka soo barakacay ayaa waxaa u qaybiyay oo ku wareejiyay shacabka masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirku xigeenka madaxtooyada DDSI mudane deeq cabdilaahi buraale, wasiirka ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka DDSI mudane xuseen maxamed xasan iyo wasiirka waxbarashada DDSI mudane ibraahin aadan mahad.

Waxayna warbaahinta deegaanku u kuurgashay hab-nololeedka bulshada soo barakacday ee deeqdan la gaadhsiiyay waxayna waraysiyo la yeelatay qaarka mid ah bulshada soo barakacday kuwaasi oo si mug leh ugu mahad celiyay xukuumada DDSI ee taamyeeshay noloshoodii hadii ay tahay hoy,cunta huga iyo dhamaanba baahiyaha noloshooda, waxayna si qoto dheer uga warbixiyeen dhibaatooyinkii ka soo gaadhay gudaha deegaanka oromada oo ay qaarkood sheegeen in dadkoodii lagu horgayracay iyagana ay dhaawacyo soo gaadheen.

 Shacabkan ayaa sidoo kale sheegay in muddo badan dhexdeganaayeen oromada oo aanay maraba islahayn dhibaato ayaa idiinka iman maadaamo oo ay dalkoodii itoobiya dhexdagan yihiin. Ugu dambayntiina waxay aad iyo aad ugu mahad naqeen xukuumada DDSI sida meeqaamka sare ee ay markasta ugarabtaagan yahay uguna fidinayso deeqaha aan kala oga-lahayn

Shirkada Tacab iyo Maal iyo Tababar Loo Qabtay Dhalinyarada Deegaanka Oo Ka Kalayimid Degmooyinka iyo Maamul-magaalooyinka DDSI

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 5ta October 2017.Tababar kusaabsan shaqo abuurka dhalinyarada iyo waliba kamid noqonshaha shirkada Tacab iyo Maal islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhalinyar kakalayimid degmooyinka iyo maamul magaalooyinka deegaanka ayaa si habsamileh uga qabsoomay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.

Hadaba, tababarkan ayaa waxaa kahadlay Wasiirka Xafiiska Maamulka DDSI mudane Cabdi-mahad Maxamed Cabaase oo sheegay in tababarkan dhalinyarada lagu bari doono xirfado kaladuwan sida cunto-karinta, qurxinta-dumarka (beauty salon), noocyada kaladuwan ee dhismaha, electrics, darawalnimada, furnitureska iyo waliba xirfado kale oo muhiim ah. Wuxuuna wasiirku kuladardaarmay in kaqaybaglayaashu inta uu tababarku socdo sifiican ubartaan casharada si tababarku markuu u dhamaado ay u noqdaan kuwonatiijo kakeena shaqadooda iyo waliba shirkada Tacab iyo Maal.

Sidookale, Wasiir-kuxigeenka Xafiiska Maamulka DDSI mudane Deeq Cabdulaahi Buraale  oo isna dhankiisa kahadlay ayaa soojeediyay hadalo muhiim ah isagoo sheegay in xukuumada deegaanku ay qaadatay qorshayaal badan oo kaladuwan kuwaasoo lagu tirtirayo saboolnimada. Iyadoo shikada Tacab iyo maal ay midkatahay qorshayaashan lagulahalgamayo saboolnimada.. Wuxuuna xusay in dhalinyartani ay yihiin dhalinyartii nasibka u yeelatay kamid noqonshaha shirkada Tacab iyo Maal kuwaasoo kakalyimid dhamaan deegaanka qaybihiisa kaladuwan. Wuxuuna tilmaamay  in tababarkan dhalinyarta lagusiin doono casharo laxidhiidha xeerhoosaadka iyo shuruucda shirkada tacab iyo maal iyo waliba casharo laxidhiidha dhamaan xirfadaha kaladuwan ee muhiimka ah. Wuxuuna carbka kudhuftay in ay aad muhiim u tahay in sifiican ay dhalinyartu uga faa’iidaystaan tababarka

Dhankakale, Wasiir-kuxigeenka Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI mudane Jamaal Faarax warmooge oo isna tababarkan kahadlay ayaa sheegay in tababarkani kamid yahay qorshayaasha xukuumadu u qaadatay tirtirida shaqo la,aanta islamarkaana deegaanku kagabaxayo saboolnimada. Wuxuuna xusay in saboolnimada oo laga baxao ay tahay in shaqo iyo waxsoosaar laga helo qofkasta oo deegaanka udhashay.

Ugudanbayna, dhalinyartii kasooqaybgashay  tababarkan oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin tababarkan loo qabtay iyo waliba aasaasida shirkadan tacab iyo maal (TM) oo ah shirkad aad muhiim u ah, taasoo ay rajaynayaan in sal unoqoo tirtirida saboolnimada.

የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ ህብረተሰብ የምግብ፡መድኃኒትና የቤት ቁሳቁሶች እርዳታ ለገሴ፡፡

$
0
0

ቆለቺ(cakaaranews) ሀሙስ,መስከረም 25/2010ዓ.ም.የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት በቆለቺ ቀበሌ የሚገኙና ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ  የኢትዮጵያ ሶማሌ ህብረተሰብ የምግብ፡የመድኃኒትና የቤት ቁሳቁስ እርዳታ ለገሴ፡፡

የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት መስተዳደር ፅ/ቤት ም/ቢሮ ኃላፊ አቶ ዴቅ አብዱላሂ፡የክልሉ የአደጋ መከላከልና ዝግጁነት ቢሮ ኃላፊ አቶ ሁሴን መሀመድና የክልሉ ትምህርት ቢሮ ኃለፊ አቶ ኢብራህም ኣደን መሀድ የክልሉ መንግስት ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ተወላጆችና በቆለቺ ቀበሌ የመልሶ ማቋቋም የተደረገለት ማህበረሰብ የምግብ፡መድኃኒትና የቤት ቁሳቁሶች እርዳታ አደረሱ፡፡

የክልሉ ሚዲያ ለተቀናቃዮችሁ መንግስት እያደረገለት ያለው ድጋፍና በኑሯቸው ላይ የታየ ለውጥ በተጠየቀበት ግዜ፡ተፈናቃዮችሁ የክልሉ መንግስት በተከታታይ እያደረሰ ያለው ድጋፍ የላቀ ምስገና ከማቅረባቸው ባሻገር የክልሉ መንግስት ለሰው ልጅ መስረታዊ ነገሮች እንደመኖሪያ ቤቶች፡ምግብና መድሃኒት ሁሉ አሞልቶልናል ሲሉ ተናግሯል፡፡ከዚህ በተያያዜም በኦሮሚያ ክልል ውስጥ የቤተሰባቸው አባላት በፊት ለፊታችን እያዩ መታረዱና፡በተፈናቃዮች ላይ ከባድ የአካል ጉዳት ማድረሳቸውና ንብረታቸው መዘረፉም አሳወቋል፡፡

 በሌላ በኩል ተፈናቃዮችሁ በኦሮሞ ክልል ለረጅም አመታት የኖሩ ከመሆናቸው ባላፈ በአገራችን ኢትየጵያ ውስጥ እንዲህ አይነት ዘግናኝ ድርግቶች ይደርሰናል ብለን አላሰብንም ብሏል፡፡በመጨረሻም የክልሉ መንግስት በኑሯቸው በጣም እንዳሻሻለ ከመናገራቸው ባሻገር የክልሉ መንግስት ለተፈናቃዮችሁ በተከታታይ እያደረገ ያለው ርብርብና ድጋፍም የላቀ ምስገና አቀርቧል፡፡

                                       

Wakiilka UNDP U Fadhiya Dalkeena Itoobiya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Jigjiga.

$
0
0

Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 6da, October, 2017. Waxaa si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee garaad wiil waal wafti ay hogaaminayso wakiil UNDP u fadhiya dalkeena itoobiya marwo   Louise Chamberlain.

Waxaana ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal masuuliyiinta sare oo ay ka mid yihiin madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee DDSI  marwo Sucaad Axmed Faarax, wasiirka  ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka DDSI mudane Xuseen Maxamed Xasan iyo masuuliyiin kale oo heer deegaan ah.

Soo dhawayn ka dib waxay waftigan ay hogaaminayo wakiilka UNDP u fadhiya dalkeena itoobiya ay kulan balaadhan la yeelay masuuliyiinta xukuumada DDSI waxaana kulankaasi hogaaminasay madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka beeraha iyo horumarinta reer guuraaga DDSI  marwo sucaad axmed faarax oo ugu horayntii waftigan ku soo dhawaysay deegaanka waxayna ka warbixisay madaxwayne ku xigeenka xidhiidhka iskaashi ee ka dhexeeya UNDP iyo xukuumada DDSI islamarkaana loo baahan yahay in la sii xoojiya xidhiidhkaasi iskaashi 

Dhankeeda wakiilka UNDP  u fadhiya dalkeena itoobiya marwo  Louise Chamberlain. Oo ka warbixisay ujeedooyinka socdaalkeeda ayaa sheegtay in ay tahay sidii loo sii xoojin lahaa hirgalinta mashaariicaha ay UNDP ka wado deegaana iyo guud ahaanba xidhiidhka  iskaashiga ee wada shaqayneed ee ka dhexeeya UNDP iyo xukuumada DDSI waxayna ku amaantay  xukuumada DDSI taaba galinta mashaariicaha horumarineed ee laga hirgaliyay deegaanka iyo xidhiidhka wanaagsan ee ay la leedahay xukuumada DDSI  ha’yadaha caalamiga ah ee ay ka mid tahay UNDP.

 

 


Qiimayntii Waxqabadka Rubucii 1aad Ee Degmooyinka Gobolka Nogob.

$
0
0

Ceelwayne(cakaaranews), jumce, 6da, October, 2017. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka gobolka nogob  ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee xarunta gobolka nogob ee magaalada ceelwayne  

Shirkan  qiimaytan   diirada lagu saarayo hirgalinta qorshayaasha  horumarka iyo maamulka suuban ee u dajisnaa degmooyinka gobolka nogob gaar ahaan hirgalinta qorshaha ah isku filnaanshaheena waan soo ceshan karaa  ayaa waxaa ka soo qaybgalay maamunta maamulka gobolka nogob  oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha gobolka nogob  mudane ahmed xaaji Aadan  iyo  dhamaanta masuuliyiinta  degmooyinka hoos yimaada gobolka nogob

Furitaankii shirkan  qiimaynta ah  ayuu gudoomiyaha gobolka nogob mudane Axmed Xaaji Adan    si fiican ugu qeexay maamulada degmooyinka ujeedooyinka iyo ahmiyada shirkan  qiimaynta ah isaga oo sheegay in  qiimayntan xooga la saarayo fulinta qorshyaashii u dajisnaa maamulada degaayinka  oo ah kuwii heer deegaan laga soo dhaadhiciyey iyo kuwii degmada u qorshaysnaa labadaba sida:  qorshaha dhinaca wax soo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha oo ah nidaam casiyo oo lagu hirgalinayo  qorshaha isku filnaanshaheena waan soo ceshan karnaa  iyo wacyigalinta bulshada, dakhliga, nidaamka cadcadaanta iyo islaxisaabtanka miisaaniyada, nidaamka gudi kushaqaynta isagoo gudoomiyuhu tilmaamay inay degmooyinku ku saleeyaan warbixintooda qotobada  sare kucad si ay wakhtiga uga faaiidaystaan.

Waxaana la guda galay dhagaysiga warbixinada waxqabadka rubuca 1aad ee maamulada degmooyinka maamulka gobolka nogob.

 

 

 

 

Talaal iyo Daawayn Laga Fuliyay Ceelasha Caanka Ah Ee Ceelxaar iyo Hadhaawe

$
0
0

Hadhaawe(cakaaranews)Jumce, 6da October 2017. Xafiiska xoolaha iyo horumarinta reerguuraga ayaa talaalka xoolaha iyo daawayn kabilaabay ceelasha caanka ah ee ceelxaar iyo hadhaawe kuwaasoo kamid ah ceelasha  xooluhu kacabaan islamarkaana geeyay daawooyin iyo talaalka xoolaha.

Talaalkan iyo daawaynta oo ay fulinayeen xirfadlayaal kasocotay xafiiska xoolaha iyo horumarinta reeguuraaga iyo waliba xirfadlayaasha kahalgala degmooyinkaas iyadoo talaalka iyo daawooyinkanina ay ceelaashaas kasocon doonaan mudo 45 bari ah.

Hadaba, qaarkamid ah bulshada xoolodhaqatada ah ee daawaynta iyo talaalka loogu sameeyay xoolohooda oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxasanyihiin daawayntan bilaashka ah iyo talaalkan ay u sameeyeen xirfadlayaasha caafimaadka xoolaha. Waxayna xuseen in ay aad ugu mahadcelinayan xukuumada DDSI iyo XDSHSI .

Ugudanbayna qaarkamid ah masuuliyiintii agasimaysay daawooyinkan iyo talaalka ayaa sheegay in xoolo tiro badan oo isugujira geel, lo’a iyo adhi lasiiyay daawooyin iyo talaal islamarkaana ay wali si habsamileh uga socoto daawaynta xooluhu ceelasha ama sabooyinka ceelxaar iyo hadhaawe.

 

 

 

Kulan Kusaabsan Taageero-siinta Bulshada Ladajiyay Tuulada Qoloji Oo Kaqabsoomay Jigjiga

$
0
0

Jigjiga (cakaaranews)Sabti, 7da October 2017. Kulan uu sooagaasimay xafiiska kahortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka islamarkaana kusaabsanaa taageero siinta dadka soomaalida ah ee ladijiyay tuulada qoloji kana sooqaybgaleen xubno kasocday xafiisyada bahwadaata la ah xafiiska iyo waliba hay’ado heercaalami ah ayaa kaqabsoomay xarunta deegnka ee magaalada jigjiga.

Hadaba, kulankan ayaa waxaa xidhtaankiisii kahadlay Wasiirkuxigeenka Xafiiska Kahortaga iyo U Diyaargarawga Masiibooyinka DDSI mudane Anwar Cali wuxuuna sheegay in kulankani kusaabsanaa sidii taageero loosiinlahaa dadka soomaalida ah ee kasoobarakacay deegaanka oromiya ee xukumadu dajisay tuulada qoloji. Wuxuuna xusay in kulankan ay isugu yimaadeen qaarkamid ah hay’adaha bahwadaagta ah iyo waliba xafiisyada heerdeegaan. Wuxuuna tilmaamay in kulankani uu sooscoday maalmahanba islamarkaana siwada jir ah loodiyaariyay istaartijiyadii lagu taakulayn lahaa bulshada barakacayaasha ah loogana gargaari lahaa dhinacyada adeegyada aasaasiga ah ee biyaha waxabarashada caafimaadka iyo beeraha.

 

Iskusoowada duuboo, xukuumada deegaanka soomalida itoobiya iyo waliba shacabka DDSI dal iyo dibadba ayaa maalmahanba kujira taageero dhinacyo badan oo hiil iyoo hooba leh. 

በቆለቺ ቀበሌ የሚገኙ ተፈናቃይ ወገኖች በዘላቂነት እንድቋቋሙ መንግስታዊና መንግስታዊ ያልሆኑ ተቋማት ተሳትፎቸው የሚያጠናከሩበት የምክክር መድረክ ተካሄዷል

$
0
0

ጅግጅጋ (cakaaranews)ኡሁድ መስከረም 28/2010ዓ.ም.በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የአደጋ መከላከልና ዝግጁነት ቢሮ አስተባባሪነት በቆለቺ ቀበሌ የመልሶ ማቋቋም መጠሊያ ጣቢያ የተደረገለትና ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ወገኖች በዘላቂነት እንድቋቋሙ ለማድረግ በክልሉ የሚገኙ መንግስታዊና መንግስታዊ ያልሆኑ ተቋማት ተሳትፎቸው የሚያጠናከሩበት ምክክር መድረክ በክልሉ ርዕስ-መዲና በጅግጅጋ ከተማ ተካሄዷል፡፡በመድረኩ ላይም ከአደጋ መከላከልና ዝግጁነት ቢሮ ጋር ባላድርሻ የሆኑት መንግስታዊና መንግስታዊ  ያልሆኑ ተቋማትም ተገኘቷል፡፡

በመድረኩ መዝግያ ሥነ-ስርዓት ላይ ንግግር ያደረጉት የኢ/ሶ/ክ/መ.የአደጋ መከላከልና ዝግጁነት ም/ቢሮ ኃላፊ አቶ አንዋር አሊ  ምክክር መድረኩ ለቀናት ያህል የቀጠለ ቢሆንም የመድረኩ አላማ የክልሉ መንግስት ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶመሌ ተወላጅ ማህበረሰብን በቆለቺ ቀበሌ የመልሶ ማቋቋም መጠሊያ ጣቢያ መስራቱ የሚታወስ ሲሆን የኢትዮጵያ ሶማሌ ተፈናቃዮች  በዘላቂነት እንድቋቋሙና በክልሉ የሚገኙ ለጋሽ ድርጅቶችና ሌሎች መንግስታዊና መንግስታዊ ያልሆኑ ተቋማት የበኩላቸው ተሳትፎ የሚያጠናከሩበት የጋራ  መፈክር  ከሆኑ ባሻገር ተፈናቃይ ማህበረሰብን በዋናዋና የመስረተ-ልማት ጉዳዮች እንደ-ንፁህ የመጠጥ ውሃ፡ጤና፡የምግብ ዋስትናና መሰል ጉዳዮችን በዘላቂነት እንድቋቋሙ የክልሉ መንግሰት ከለጋሽ ድርጅቶች ጋር የጋራ  ስተራቴጂዎችና ቀጣይ አቅጣጫዎችን የሚያስቀመጡበት መድረክ እንደነበረ አስረድቷል፡፡በመድረኩ ላይም ከአለማቀፍ ድርጅቶችና የክልሉ ሰክተር መ/ቤቶች የተወጣጡ አካላት መሳተፋቸውም ጠቁሟል፡፡    

በመጨረሻም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስትና በአገር ውስጥና በባህር ማዶ የሚኖሩ የክልሉ ተወላጆች ተፈናቃይ ወገኖችን ለመረዳትና በዘላቂነት ለማቋቋም ከፍተኛ እንቀስቃሴ እያደረጉ ይገኛሉ፡፡ 

 

Fiiq iyo Shaqo-abuurka Dhalinyarada Oo La Gudoonsiiyay Lacagahii Shaqo-abuurka Loogusmeeyay

$
0
0

Fiiq (cakaaranews)Axad, 8da October 2017. Waxaa xurunta gobolka Erer ee magaalada fiiq kaqabsoomay kulan balaadhan oo kusabsan shaqo abuurka dhalinyarada islamarkaana lagu gudoonsiinayay lacagihii shaqo abuurkooda loogutalagalay iskaahato kasta.

Hadaba, kulankan ayaa waxaa ugu horayn kahadalay Hogaanka nabadgalayada maamulka iyo cadaalada gobolka Erer mudane guuleed maxamed ismaaciil Iyo waliba Gudoomiye kuxigeenka ahna hogaanka nabadgalayada maamulka iyo cadaalada degmada fiiq mudane  Axmed cabdilaahi daahir oo sheegay in iskaashatooyinkani ay yihiin dhalinyar islamarkaana lagu wareejiyay lacagahoodii shaqo abuurka loogu sameeyay. Waxayna masuuliyiintu intaa kudareen in qorshahan shaqo abuurku uu yahay mid xukuumadu u qadatay in lagu tirtiro saboolnimada. Waxayna kuladardaarmeen dhalinyarta in iskaashato kasta shaqooyinkooda ay kakeenaan natiijo wax ku’ool ah si dhalinyarta kale ee kadanbaysa au ugu daydaan.

Dhankooda, madaxa xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha degmada fiiq mudane mukhtaar awbadal iyo waliba maareeyaha microfinance mudane cabdixamiid cabdiqaadir mursal oo dhankooda kahadlay ayaasheegay in guuda ahaan dalkeenu uu xooga saaray shaqo abuurka si lootirtiro saboolnimada islamarkaana dalku uga mid noqdo wadamada dhaqaalahoodu dhexdhexaadka yahay. Tanina ay qaybkatahay qorshayaashaas dalku qaatay. Waxayna xuseen masuuliyiintu in dhalinyartu si wadaniyad leh oo daacadnimo kudheehantahay uga soobaxaan xilka iyo waajibaadkooda.

 

Ugudanbayna, dhalinyaradii lacagaha laguwareejiyay oo dareenkooda kahadalay ayaa sheegay in ay nasiib uyeesheen shaqo abuurka noocan ah ee lagu gudoonsiiyay lacagaha oo aysan nasiib uhelijirin dhalinyardii kahoraysay. Waxaynabalan qaadeen inay shaqooyinkooda kamidho dhalinayaan

Viewing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>