Wafti Qurba Joog Ah oo Booqday Degmooyinka Waangay iyo Xamaro.
Waangay (cakaaranews) Insiin, 25ka July, 2016 Wafti Qurba joog ah oo maalmahan socdaal booqasha ah ku joogay gobolka Erer ayaa gaadhay Degmooyinka Xamaro iyo Degmada Cusub waangey. Wafdigan qurba...
View ArticleTababar Kusaabsan Daryeelka Caruurta Xiliga Emergenciga
Jigjiga(Cakaaranews)Isnin 25ka July 2016. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI ka furmay tababar kusaabsan daryeelka caruurta islamarkaana ay iska kaashadeen...
View ArticleMunaasabada Gabagabadii Iyo Gunaanadkii Udenbeeyay ee UBBO
Jigjiga(cakaaranews)isniin 25ka July 2016. Munaasabad balaadhan oo loogu magacdaray gabagabadii iyo gunaanadkii UBBO laguna soo dhawaynayay guusha wayn ee uu ciidanka liyuu boolisku kasoo hoyiyay...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Layeeshay Hormuudka Shaqaalihii Ladhaadhiciyay
Jigjgia(Cakaaranews) Isniin, 25ka Juy 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee xarunta madaxtooyada kulan kulayeeshay hormuudka shaqaalihii dhawaan loo...
View Articlekulan Lagaga Hadlayay Dar dargalinta hawlaha Horumarka oo ka dhacay galxamur.
Galxamur(cakaaranews) talaado, 26ka July, 2016 Wafti uu hogaaminayo gudoomiyaha Gobolka Doollo mudane Maxamuud Cali Axmed, masuuliyiin heer gobol, heer degmo iyo qaarka mid ah saraakiisha ciidanka...
View ArticleKulan Wadatashi ah Oo Ay Yeesheen Xukuumada DDSI Iyo Cuqaasha Gaashaamo
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado, 26ka July 2016. Kulan wadatashi ah oo ay wada yeesheen xukuumada DDSI iyo cuqaasha kasoo jeeda degmada gaashaamo ayaa caawa kafurmay hoolka shirarka khaaska ah ee xarunta...
View ArticleXuska Todobaadka Adeega Shacabka Oo laga xusay jigjiga.
Jigjiga (cakaaranews) Arbaca, 27da July, 2016 waxaa maanta si heer sare ah deegaanka iyo dalkaba looga xusay munaasabada xuska todobaadka adeega shacabka taasi oo sanad kasta la xuso 20ka bishan Hamle....
View ArticleDegmada Shiniile Oo Tababar Loogu Qabtay Umiliso-dhaqameedyo
Shiniile(cakaaranews)Arbaco 27ka July 2016.Tababar kusaabsan sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta umuliso-dhaqameedyada islamarkaana ay ka sooqaybgaleen degmooyinka ayshica. shiniile. Hadhagaale iyo...
View ArticleDegmada Gunagado Oo Lagusoo Dhaweeyay qurbojoogta Gobolka Jarar
Gunagado ( Cakaaranews ) Arbaco 27ka July 2016.Waxaa maanta degmada gunagado si heer sare ah loogu soo dhaweeyay qurbajoogta u dhalatay gobolka jarar oo shalay ka ambabaxay xarunta deegaanka ee...
View ArticleOgaysiis fursad Waxbarasho.
Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 28ka July, 2016 Si looga midho dhaliyo istaraatajiyadaha, jihooyinka iyo yoolasha lagu hirgalinayo qorshaaha horumarinta magaalooyinka iyo warshadaha DDSI ayaa waxay...
View ArticleKulan Waynihii 2aad ee Xafiiska caafimaadka DDSI iyo hay'adaha bah-wadaagta...
Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 28ka July, 2016 Waxaa maanta ka furmay hoolka shirarka huteelka City Crown ee magaalada Jigjiga Kulan waynihii labaad ee sanadkan 2008 TI kaasi oo ay ujeedadiisu tahay...
View ArticleMW CMC Oo Soo Gunaanaday Kulankii Wadatashiga
Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 28ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo soo gunaanaday kulankii wadatashiga xukuumada iyo cuqaasha gaashaamo oo mudo laba maalmood ah socday...
View ArticleMW CMC Oo Tababar Usoo Xidhay Dhalinyaradii Soomaaliya
Jigjiga(Cakaaranews) jamce, 29ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka tababar khibrad wadaag ah oo maalmahanba xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga socday...
View ArticleTababar Ka Socday Dhabrasayt Oo Soo Xidhmay
Dhabrasayt ( Cakaaranews ) Jumce 29ka July 2016.Waxaa soo gaba gaboobay tababar ku saabsanaa Hanaanka diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah sida diwaangalinta dhalashada,dhimashada,guurka iyo...
View ArticleKulan Qiimayn iyo Tafatirid Lagu Samaynayay Buuga Luuqada Af-Somaliga Ee Heer...
Adhisababa(cakaaranews)Sabti 30ka July 2016. Kulan ay kasooqaybgaleen xubno ka socday xafiisyada iyo kuliyadaha qaarkmida deegaanada dalka islamarkaana qiimayn iyo tafatirid lagu samaynayay buuga 5aad...
View ArticleKulan Kadhacay Tuulada Qalloocan
Qalloocan (cakaaranews) sabti, 30ka July, 2016 Wafti uu hogaaminayay gudoomiyaha gobollka Doollo Mudane Maxamuud Cali Axmed oo ay kuwehelinayaan kusimaha gudoomiyaha degmad galaadi Mudane Muxiyadiin...
View ArticleXaflad Casho Sharaf ah Oo Loo Sameeyay Dhalinyaradii Ka Socotay Soomaaliya.
Jigjiga(cakaaranews) sabti, 30ka July, 2016 Waxaa xaflad casho sharaf ah loogu sameeyay hoolka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI dhalinyaradii ka socoday dalka soomaaliya ee tababarka khibrad...
View ArticleMW CMC Oo Ukicitimay Xarunta Dalka
Adhisababa(cakaaranews) Isniin, 1da August, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga kicitimay dhanka xarunta dalka ee adhisababa...
View ArticleShir Lagu Qiimaynayo Waxqabadka Dib U Dajinta Oo Ka Furmay Jigjiga
Jigjia(cakaaranews) Isniin, 1da August, 2016. shir lagu qiimaynayo waxqabadkii iyo geedi socodyada fulineed ee qorshaha dib u dejinta iyo nidaamka adeeg bixinta horumarka aas aasiga ah ee goobaha...
View ArticleQurba Joog Booqatay Gobolka Doolo.
Wardheer(cakaaranews) talaado. 2da August, 2016. Qurba joogta ka soo jeeda DDSI ee ka soo qaybgashay kulan waynihii todobaadka qurba joogta DDSI ayaa markii la soo gabagabeeyay kulanwaynihii waxay...
View Article