Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Lagu Sagootinayay Dhakhaatiirtii Deegaanka Axmaaradu U Soo Diray...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 13ka April 2017.  Munaasabad balaadhan oo lagu sagootinayay dhakhaatiirtii iyo xirfadlayaashii caafimaadka ee dawlad deegaanka axmaaradu u soo diray oo ka soo shaqeeyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Layeeshay Mas’uuliyiinta Heer Deegaan Iyo Odayaasha

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 13ka April 2017. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Qaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Duulay Xarunta Dalka Ee Addisababa

Addisababa(Cakaaranews) Jumce 14ka April 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka ooga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa, Isagoo hawlo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Hudhet Oo Lagusoo Gabagabeeyay Qalitaankii Indhaha Iyo Daawaynta...

Hudhet(Cakaaranews) Jumce 14ka April 2017. Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay hawlihii qalniinka iyo daawaynta indhaha ee Maalmahan Kasocotay Degmada Hudhet ee gobolka Daawa halkaas oo ay dib uheleen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Siti Oo Bilaabay Goynta Calafka Xoolaha Oo Ay Ugu Deeqayaan Gobolada...

Qabalaha Gabi(Cakaaranews)sabti 15ka Aprill 2017. Maamulka gobolka siti ayaa bilaabay Goynta Calafka xoolaha ee looyaqaano sudan Garass kaasoo mudayar kahor ay maamulada 8da degmo ee hoosyimaada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Wacyigalinta Guurka Degdega Ah

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 15ka April 2017. Tababar ay kasoo qaybgaleen gabdhaha barayaasha ah iyo xubno ka socday maxkamadaha shareecada iyo golaha arrimaha islaamka ee gobolada qoraxey, Shabeele,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cuspitaalka MM Godey Oo Ay Ka Qalinjabiyeen 20 Umuliso Dhaqameed

Godey(Cakaaranews) Axad 16ka April 2017. Waxaa cusbitaalka MM Godey ka qalinjabiyay 20 umuliso dhaqameed oo kakala yimaaday degmooyinka qalaafe iyo mustixiil islamarkaana tababar loogu hayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MMJ iyo Kal-fadhigii 8aad Ee Golaha Xildhibaanada

Jigjiga (cakaaranews)Axad 16ka April 2017. Waxaa Saaka si habsamileh uga furmay Hoolka shirarka ee Xafiiska  Arrimaha Haweenka DDSI Kalfadhigii 8aad Ee Golaha Xildhibaanada Mamulka Magaalada Jigjiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaaminta XDSHSI Ee Diri-dhabe Oo Lacag 800,000 ah Ugu Deeqay Gobolada Ay...

Jigjiga(cakaaranews)Axad 16ka april 2017. Hogaaminta XDSHSI ee ismaamulka Diridhaba ayaa bulshada deegaanka ee ay saamaysay isnbadalka cimilada aduunka ee roobyaraanta keentay ugu deeqay deeq lacageed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Filtu Oo Uu Ka Bilowday Ololaha Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ah

Filtu(Cakaaranews) Axad 16ka April 2017.  Waxaa Maanta La Daahfuray ololihii Qalniinka Iyo Daawaynta Indhaha Oo Ka Bilaabmay Hospitalka Wayn Ee Degmada Filtu Ee Xarunta Gobolka Liibaan Kaasoo Looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartan Aqoomeed Loo Qabtay Ardayda Dugsiyada MMJ

Jigjiga(cakaaranews)Axad 16ka April 2017. Tartan balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada Maamulka magaalada Jigjiga islamarkaana ay kasooqaybgaleen ardayda dugsiyada oo laga soo kala xulay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Sanad-guurada 41aad Ee Maalinka Haweenka Aduunka Oo Siwayn Looga Xusay...

Dhagaxbuur (cakaaranews)Arbaco 8da March 2017. Munaasabad lagu maamusayo maalinka Haweenka Aduunka oo sanad walba la xuso 8 march islamarkaana ay kasooqaybgaleen kabinetka maamulka magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Maalinta Haweenka Aduunka Oo JigJiga Laga Xusay.

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 8da March 2017. Waxaa maanta guud ahaanba caalamka laga xusay munaasabada 106 aad  maalinta haweenka aduunka oo ku beegay 8da March , 2017taasi oo dalkeena itoobiyana laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Qabridahar Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinka Haweenka Aduunka

Qabridahar (cakaaranews)Arbaco 8da March 2017. Munaasabad lagu maamusayo Xuska Sanad Guurada 41aad ee maalinka Haweenka Aduunka Ee 8da march ayaa maanta si wayn looga xusay maamulka magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khibrad Wadaag Ay Wada yeesheen Masuuliyiinta Cilmibaadhista Deegaanka Iyo...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 9ka March 2017.Iyadoo maalmahan Macadka cilmibadhiista ee degaanku ku guda jiray wakhtigii la qorsheynayey hawlaha cilmibadhiista cusub ee sanadka miisaaniyeedka 2010 T.I....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Qalaafo Oo Lagu Qabtay Tababar Kusaabsan Ladagaalanka Caadooyinka Xunxun

Qalaafe(cakaaranews)Khamiis 9ka March 2017.  Tababar uu soo agaasimay xafiiska arrimaha Haweenka Iyo Caruurta ee Degmada Qalaafo islamarkaana ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa degmada oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalo Deeqo Lagu Gaadhsiinayo Bulshada Abaaruhu Saameeyeen.

Qoraxey(Cakaaranews) Khamiis 9ka March 2017. Waxaa dhawaan ka an-babaxay xarunta deegaanka ee jigjig  masuuliyin isugu jira hogaaminta sare  xukuumada DDSI iyo hogaaminta XDSHSI  kuwaasi oo u baxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ay Yeesheen Xafiiska Beeraha DDSI, Kooxo Ka Socday Wasaarada Beeraha Ee...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 10ka March 2017. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI xafiiska maaliyada horumarinta dhaqaalaha DDSI xafiisyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalka Gurmadka Abaaraha Iyo Doolo.

Wardheer(cakaaranews),Sabti, 11ka, March, 2017. Masuuliyiin heer deegaan ah oo ay hogaaminayso wasiirka horumarinta khayraadka biyaha ahna madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI marwo Fartuun Cabdi Mahdi oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nidaamka Rimay Gacmeedka Oo Tababar Lagu Siiyay Macalimiinta Kuliyada TVET ka...

Godey(cakaaranews)Sabti 11ka March 2017. Tababar kusaabsan nidaamka rimay gacmeedka ee afka qalaad lagudhaho (artificial assimilation) islamarkaana  ay ka soo qaybgaleen macalimiinta kuliyada farsamada...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>