Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 31ka October 2017. Xafiiska waxbarashada ee DDSI ayaa wuxuu ogaysiinayaa dhamaan ardayda soomaalida ah ee waxkabarata jaamacadaha kuyaala kali ah deegaanka oromada inay sida ugu dhakhsaha badan ugu soo diraan magacooda oo sadexan, Telefan numberkooda, Emailkooda, Magaca jaamacadaha ay wax kabartaan, Facultyga ay dhigtaan iyo sanadka ay marayaan e-mailkan:Sacab628@gmail.com iyo telephone numberkan 0915108237 balse kuma jiraan ardayda freshka ah ee sanadkan cusub ee 2010TI.
FG:Ardayda freshka ah ee sanadkan 2010 T.I ee horay loogu meeleeyay jaamacadaha kuyaala deegaanka oromada hala socdaan jaamacadaha ay dib ugu meelaynayso wasaarada waxbarashada ee JDFI.