Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 13ka October 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markay usoo dhamaadeen howlihii shaqo, Shirarkii iyo arrimihii muhiimka ahaa ee uu utagay xarunta dalka ee addisababa, Wuxuuna madaxwaynuhu wakhti xaadirkan ku sugan yahay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.
↧
MW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deegaanka
↧