Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 9ka June,2018. Waxaa wasiirka xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI loo magacaabay mudane Maxbuub Ismaaciil Xuseen oo horey u ahaa gudoomiyaha ururka dhalinyarta federationka DDSI. Meesha 3 wasiir kuxigeen oo cusub loo magacaabay xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI oo kala ah mudane Cabdiwaasac Axmed Maxamuud (Asnaaje) Maxamed Axmednuur (Maame Dheere) iyo wardi Yuusuf Xirsi,,, Waxaana laga filayaa in xubnahan oo leh aqoon waayo aragnimo iyo karti dheeraad inay si hagar la’aan ah oo wadaniyadi ku dheehantahay ugasoo baxaan waajibaadkooda shaqo.
↧
Magacaabis Cusub
↧