Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 131746 articles
Browse latest View live

MW Kuxigeenka Oo Xadhiga Kajaray Dhismayaasha Bangiga Kaydka Dhiiga Iyo Farmasi Si Casri Ah Loo Dhisay

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 8da June 2018. madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI ayaa xadhiga kajaray mashruuca bangiga kaydka dhiiga kaasoo laga dhisay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga iyo waliba farmasi si casri ah loo dhisay oo laga dhisay gudaha Cusbitaalka kaaramardha. iyadoo xadhig kajarka dhismayaashana ay MW-kuxigeenka ku wahelinayeen wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI iyo waliba wasiir kuxigeenka xafiiska caafimaadka DDSI.

Hadaba, Madaxwayne Kuxigeenka Ahna Wasiirka Xafiiska Caafimaadka DDSI Mudane Xamdi Aadan oo warbaahinta uga warbixyay dhismayaashan ayaa sheegay in ay maanta farxad wayn utahay In ay xadhiga kajaaran maharuuca bangiga kaydka dhiiga iyo waliba dhismaha farmasi casri ah oo laga dhisay gudaha husbitaalka Karamardha. Wuxuuna intaa kudaray in mashruuca dhismaha bangiga kaydka dhiiga uu yahay guri balaadhan oo dabaqa kaasoo kakooban  G+2. Wuxuuna intaas kudaray in dhismahani uu yahay kii ugu horeeyay ee laga hirgaliyo deegaanka. Sidookale  MW kuxigeenka ayaa xusay in mashaariicahcani ay faaiido balaadhan u yeelanayaan deegaanka islamarkaana ay yihiin mashaariic  aad  loogu baahnaa isagoo kula dardaarmay shaqaalaha bangiga dhiiga in ay sifiican oo daacad ah ayu ugu adeegaan bulshada maadaama oo ay hayaan shaqo aad muhiim u ah.

Sidookale, Wasiirka Xafiiska Adeega Shacabka Iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha DDSI Mudane Axmed Koore oo isna kahadlay mashaariicdan maanta ay xadhiga kajareen ayaa sheegay in dhismaha bangiga dhiiga iyo waliba dhismaha farmasiguba ay yihiin kuwo aad muhiim ah islamarkaana si qurxbadan oo tayo leh loo dhisay. Wuxuuna intaas kudaray in ay yihiin mashaariic qayb wayn ka qaata daboolida baahida caafimaadka deegaanka.

Dhankakae, Wasiir-Kuxigeenka Xafiiska Caafimaadka DDSI Mudane Caydaruus Axmed oo isna kahadlay mashaariicdan ayaa sheegay in  mashruucan bangiga kaydka dhiigu uu yahay mid si casri ah loo dhisay islamarkaana ay ujeedadiisu tahay in guul laga gaadho islamarkana loo badbaadiyo hooyada iyo bukaanka ubaahan dhiiga. Wuxuuna xusay in hooyada iyo bukaanka ubaahan dhiiga lasiiyo adeeg hufan oo degdeg ah.

Iskusoowada duuboo, waxaa xusid mudan in sidookale mashruuca bangiga kaydka dhiiga laga dhisay gobolada afdheer iyo shabeele kaasoo laga kala dhisay Degmada Hargeele ee xarunta gobolka afdheer iyo waliba magaalada Godey ee xarunta gobolka shabeele islamarkaana dhawaan xadhiga laga jari doono.

 


የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የእንሰሳትእና ከፊል እርሻ ምርምር ተቋም 132 የቴክኖሎጂ ምርምሮች ማዘጋጀቱን አስታወቀ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)አርብ፤ሰኔ 01/2010 .. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የእንሰሳትና ከፊል እርሻ ምርምር ተቋም በ1994ዓ.ም ከተመሰረተ ጀምሮ የክልሉ አርብቶ አደርና ከፊል አርሶ አደር ኑሮ የሚሻሽል በእንሰሳት፤በሰብል ሀብት ልማት ፣ በግብሪና መካናይዜሽንሽ እንዲሁም ሌሎች ግብሪና የሚያቶክሩ  132 የቴክኖሎጂ ምርምሮች  መከናወኑን አስታውቋል፡፡ ተቋሙ 85 በመቶ የሚሆኑ የክልሉ አርብቶ አደርና ከፍል አርሶ አደር የምግብ ዋስትናና ኢኮኖሚ  ተጠቃሚነት ለማሳደግ የሚያከናወናቸው የምርምርና ከህብረተሰብ ጋር  የማላመድ ስራዎችን ለማጠናከር  የተለያዩ ፕሮጄክቶችን ነድፎ እየተንቀሳቀሰ ስሆን ከእስዊዘርላንድ መንግስት ጋር በመተባበርም የዲጂታል የዕፅዋት ናሙና አያያዝና ዝናብ አጠር አከባቢ የሚበቅሉ  ፅዋት ለማላመድና ዚሪያዎችን ለማስፋፋት የሚያስችል ፕሮጄክቶች እያከናወነ ይገኛል፡፡

በክልሉ የሚገኙ በርካታ የዕፅዋት ስብስብ ናሙና በዲጂታል በሆነ መንገድ በመሰብሰብ እና ለማቆየት እንዲሁም በሀገራችን በክልሉ ብቻ የሚገኙና በማጥፋት አደጋ ላይ ያሉ እፅዋቶችዝሪያዎች ለማስፋፋት ተቋሙ የሚያከናወነው  የፖሮጀክት አተገባበር ከትላንትናው ዕለት በስዊዘርላንድ የኢትዮጵያ አምባሳደር ሚስተር ደንኤል የሚመራ ልዑኳን ቡድን በተቋሙ ስራዎች ጎበኝቷል፡፡ልዑካን ቡድኑ የክልሉ መንግስት የእንሰሳት እርባታና ከፊል እርሻ ምርምር ተቋም ሀላፊዎች፣ ተመራማሪዎችና ባላዉዎች በተገኙበት መድረክ በጅጅጋ ከተማ ተገኝተው በፖሮጀክቱ እየተካናወኑ ያለው የዲጂታል የእፅዋት አያያዝን፣የዉብተክል የማላመድና ስርቶ ማሳያ እንዲሁም በተቋሙ ሰርቶ ማሳያ መዓከል እየተከናወኑ የሚገኙ የሰብል ምርምር፣ ማላመድና ቴክኖለጂ ሽግግር ስረዎችን ተዛዋዊሮ የጎብኙ ስሆን በተቀሙ ባላሙዎች ማብራሪያ ተሰጥቷል፡፡ በጉብኝቱ የተገኙት በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የእንሰሳት እርባታና ከፊል እርሻ ምርምር ተቋም ም/ዳይሬክተር አቶ አብዱረህማን መሀመድ እንዳሉን የልዕኳን ቡዲኑ ዋና አላማ በምርምር ላይ የሚገኙ ፕፖሮጀክቶችን ተግባራዊነት ለመመልከት እንደሆነ ገልጿል፡፡

በተጨማሪም  ም/ዳይሬክተሩ “ዛሬ የመጠው የስዊዘርላንድ አምበሳደርና ከጀአይዜድ የመጣ ዴሊገሽ ናቸው፡፡ የጉብንቱ ዋና አላማ የእኛና ጀኣይዜድ ው የትብብር ስራ እንዲሁም ከጂአይዜድ የወሰድነው ሁለት ፖሮጀክቶች ስላሉ ለመከታተልና ለማየት ነው፡፡እነዚህ  ሁለቱ ፖሮጀክቶች አንዱን ሀርፓሪያን ዲጂታላይዜሽን የሚባል ሲሆን ይህ ሀርፓሪያን ከ20 አመት በፊት በክልላችን የተሰበሰበ ዝርያ ወደ ዲጂታላይዜሽን ለመቀየር ነው በዚህም  ፖሮጀክቱ በጣም ውጤታማ መሆኑን አረጋግጧል። ሀለተኛ ደግሞ ወተር ፖክስ የሚባልና በድርቅና ዉሃ መቆራረጥ በሚኖርበት ወቅት የተለያዩ አትክልት ለመተክል የዝናብ ውሃ ለማጠራቀምና ዉሃን እንዲያዝ የሚንጠቀምበት ነው” ሲሉ ተናግሯል፡፡

በሌላ በኩልም የተቋሙ ተመራማሪዎች በበኩላቸው በፖሮጀክቱ እያተከናወኑ የሚገኙ የዲጂታል  ምርምርና የእፅዋት ናሙና አያያዝ ስራዎች በክልሉ የዝናብ አጠር አከባቢዎችን የምግብ ዋስትና ለማረጋገጥና በዘርፉ ለሚከናወኑት የሚርምር ስራዎች የጎላ ጠቀሜታ እነደሚያበረከቱ አብራርተዋል፡፡ በተጨማሪም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ብቻ የሚገኝና በዓለም ላይ ተወዳጅ የሆነና ይእብ የተባለ እፅዋት ዝሪያ ከአሁን በፊት በአምስት ዞኖች ላይ እንደነበረና በአሁኑ ወቅት ግን  በዶሎ ዞን ስር የሚገኙ አንዳንድ ቀበሌዎች ብቻ እንደሚገኝ እንድሁም የአከባቢው ህብረሰብ ለምግብ ፣ለቤት መስሪያና ለእንሰሳት ምግብነት ስለሚጠቀሙ በስዊዘርላንድና በጂኣይዜድ ድጋፍ የሚሰራ የምርምርና ዲጂታላይዜሽን ፖሮጀክቶች የይእብ እፅዋት ዝሪያዎች ከአደጋ እንደዳነና አሁንም በስጋት እንደሚገኝም ተመራማሪዎቹ አስረድተዋል።

 

Magacaabis Cusub

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 9ka June,2018. Waxaa wasiirka xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI loo magacaabay mudane Maxbuub Ismaaciil Xuseen oo horey u ahaa gudoomiyaha ururka dhalinyarta federationka DDSI.  Meesha 3 wasiir kuxigeen oo cusub loo magacaabay xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI oo kala ah mudane Cabdiwaasac Axmed Maxamuud (Asnaaje) Maxamed Axmednuur (Maame Dheere) iyo wardi Yuusuf Xirsi,,, Waxaana laga filayaa in xubnahan  oo leh aqoon waayo aragnimo iyo karti dheeraad inay si hagar la’aan ah oo wadaniyadi ku dheehantahay ugasoo baxaan waajibaadkooda shaqo.

Kulan Kusaabsan Kor Uqaadista barnaamijka Fidinta Caafimaadka Oo Kaqabsoomay Magaalada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 9ka june, 2018. Kulan balaadhan oo kusaabsan sii xoojinta iyo dardargalinta barnaamijka fidinta caafimaadka degaanka  islamarkaana ay kasooqaybgaleen madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI, wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo Hor-cududa shaqaalaha DDSI, madax xafiiseedada xafiisyada caafimaadka degmooyinka, xirfadalaaysha fidinta caafimaadka, maareyaasha xarumaha caafimaadka iyo waliba shaqaalaha xafiiska caafimaadka DDSI ayaa si habasamileh uga qabsoomay magaalada jigjiga.

Hadaba, kulankan ayaa waxaa ugu horayn kahadlay Madaxwayne Kuxgeenka Ahna Wasiirka Xafiiska Caafimaadka DDSI Mudane Xamdi Aadan oo si wayn uga warbixyay staratijyada caafimaad ee kuaadan nidaamka fidinta caafimaadka. Madaxwayne kuxigeenka ayaa tilmaamay in 20kii sano ee udanbaysay uu dalku guulo waawayn kasoo hooyiyay kor uqaadista adeega`fidinta caafimaadka islaamrkaana ay lagama maarmaan tahay in lasii labo jibaaro kor uqaadista fidinta caafimadka ilaa heer qabalee hoosaad.

Madaxwayne kuxigeenka oo hadlkiisa sii wata ayaa kula dardaarmay dhaman hogaaminta herarkooda kaladuwan, laamaha bahwadaagta la ah xafiiska iyo xirfadlayaasha fidinta caafimaadka in ay kaqaybqaatan kor uqadista iyo hirgalinta barnaamijka fidinta caafimaadka. Wuxuuna carabka kudhuftay in xirfadlayasha fidinta cafimaadka iyo maaulada degmooyinku ay dhankooda si wayn uga soobaxaan kor uqaadista iyo hirgalinta barnaamijka fidinta caafimaadka maadaama oo ay iyagu yihiin kuwa doorka ugu muhiimsan kuleh.

Sidookale, Wasiirka Xafiiska Adeega Shacabka Iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha DDSI  Mudane Axmed Koore oo sheegay in deegaankeenu uu guulo wax ku’ool ah kakeenay kor uqadista adeega caafimaadka taasina ay timid kadib markii xukuumadu dadaal badan kubixisay kor uqaadista iyo baladhinta xarumaha iyo rugaha caafimaadka ilaa heer tuulo sidookale wasiirka ayaa tilmaamay in kor looqaaday tababarada ama tirada xirfadlayaasha fidinta caafimaadka kuwaasoo lagu kala meelayay dhamaan rugaha iyo xarumaha caafimadka deegaanka. Wuuxuuna xusay in ay lagma maarmaantahay in lasii xoojiyo nidaamka fidinta caafimadka islamarkaana bulshadu u hesho adeeg caafimad oo tayo leh.

Ugudanbayna, kaqqaybgalayaashii kulankan oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in kulankani ahaa mid kusabsan koruqadista barnaamijka adeega fidinta caafimaadka islamarkaana uu yahay kulan loobaahnaa waxaan laiskulaqaadanayaan qorshayaal iyo jihooyin muhiim ah oo loo dhan yahay. Waxayna xirfadlayaasha iyo maamulada caafimaadka degmooyinku balan qadeen inay dadaalkooda sii labo jibaarayaan oo ay kamidho dhalinayaan qorshayashooda kuaadan fidinta caafimaadka

MW CMC Oo Ka Qaybgalay Qalinjabinta Dufcadii 23aad Ee Kuliyada Macalimiinta Dr. Cabdimajid Xuseen

$
0
0

Jigjiga(Cakaranews) Axad, 10ka June 2018. Munaasabad Si Meeqaam Sare leh loosoo agaasimay oo ay ku qalinjabinayeen dufcadii 23aad ee kuliyada macalimiinta tababarada ee Dr. Cabdimajid Xusen ayaa ka qabsoomay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee sayid maxamed cabdule Xasan.

Hadaba munaasbadan qalinjabinta oo ay kasoo qaygaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, madaxwayne Kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xamdi Aadan,Wasiirka xafiiska maamulka DDSI marwo Maajida Maxamed Maxamud,wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad, maareeyaha kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdimajid Xuseen, Kifaax Macalin Maxamed  qaarkamid ah golaha wasiirada iyo maareyeyaasha DDSI, odayaal dhaqameedka waalidiinta ardayda qalinjabinaysay ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ugu horayn u hambalyeeyay ardaydan qalinjabisay maanta islamarkaana u mahad celiyay  dadaalka ay wado kuliyada macalimiinta Dr cabdinajiid xuseen ee ay ku soo saarayso cudud waxbaratay oo ku gaashaaman aqoon kuwaasi oo ka qayb-qaadanaya hirgalinta qorshayaasha horumarineed ee deegaanka gaar ahaan dhinaca soo saarida macalimiin tayale. Wuxuuna madaxwaynuhu kula dar-daarmay  ardaydan maanta qalinjabisay in ay kasoo dhalaalaan meelmarinta culuuntii ay barteen ugu adeegaan bulshadood gaar ahaan dhinaca tayaynta waxbarashada.

Dhankiisa waxaa isana kahadlay munaasabadan wasiirka xafiiska Waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad gu horayntii u hambalyeeyay ardaydan qalin jabinaysa maanta ayaa  ka warbixiyay dadaalada loogu jiro taaba galinta tayada waxbarshada dalka iyo deegaanka wasiirka ayaa ka warbixiyay guulaha laga soo hooyay sanadihii ugu dambeeyay dhinaca waxbarashada deegaanka isaga oo ku booriyay ardaydan maanta ka qalin jabisay kuliyada macalimiinta inay soo saaraan arday anshax iyo tayo leh islamarkaana siwadaniyadi ku dheehantahay ugasoo baxaan wajibaadkooda shaqo.

Dhanka kale waxaa isana dhankiisa kahadlay maareeyaha kuliyada tababarada macalimiinta dr cabdimajid xuseen oo ugu horayn sheegay in ardaydan maanta qalinjabinaysa oo ah heerka diplomaga  tiradooduna ay dhantahay 382 islamarkaana bartay culuunta kaladuwan ee ay bixiso kuliyadu looga baahanyahay inay iska ilaaliyaan wax walba oo wax udhimaya anshaxa macalinimo oo ay kamid tahay eexda, musaqa, nin jeclaysiga iyo waliba inay bulshada ugu adeegaan sidii loogu talagalay soona saaraan arday tayo leh.

Ugu danbayna waxaa abaalmarino kaladuwan la gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore galay oo uu halkaas abaalmarino ku gudoonsiiyay madaxwayanaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar , iyadoo gabagabadiina ay dareenkooda ka hadleen qaar kamid ah ardaydii qalinjabisay ayaa sheegay inay aad oogu faraxsanyihiin qalinjabintan maanta ya qalinjabiyeen, waxayna intaa ku dareen inay bulshadooda ugu adeegi doonaan sidii loogu talagalay islamarkaana soosaari doonaan arday tayo leh.

Magaalada Qabridahar Iyo Xaflad Qalinjabin Ah Oo Ay Kuqalinjabiyeen Dufcadii 3aad Ee Ardayda Kuliyada TVET

$
0
0

Qabridahar(cakaaranews)Axad, 10ka, June 2018. Waxaa Hoolka wayn ee kuliyada farsamada iyo xirfadaha ee qabridahar kaqabsoomay xaflad qalin jabin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay kuqalinjabinayeen arday tiradoodu dhantahay 62 arday kuwaasoo mudo labo sano ah baranayay culuumta xirfadaha iyo farsamooyinka kala ah  Fidinta Biyaha,  Dhismaha Guryaha, Barashada Cumputarka, Laydh Galinta, Samaynta Birta,  iyo waliba barashada furnitureska looxa.

Xafaladan heerka sare ah, ayaa waxa kasooqabgalay mas’uuliyiinta Gobolka qoraxay, maamulka magaalada qabridahar, maamulka iyo shaqaalaha kuliyada TVET’ka ardaydii qalinjabinaysay, waalidiinta qalinjabiyayaasha iyo martisharaf-kale.

Hadaba, Xafladan ayaa waxaa ugu horayn furitaankeedii kahadlay islamarkaana khudbado muhiim ah kasoojeediyay Gudoomiyaha Gobalka Qoraxey Mudane Cabdicasiis Axmed Habiye Iyo Waliba Maayorka Maamulka Magaalada Qabridahar Mudane Yuusuf Xasan Cali oo sheegay in maanta ay farxad wayn utahay inay kala sooqaybgalaan xafaladan qalinjabinta ah ee ay kuqalinjabinayaan dufcadii 3aad ee ardayda kuliyada TVETka magaalada qabridahar. Waxayna intaas kudareen in xukummadu ay mudnaan gaar ah siisay barashada xirfadaha iyo farsamooyinka kaladuwan islamarkaana ay tahay dhiigjoojin. Waxayn tilmaameen in barashada xirfaadha iyo farsamooyinku ay yihiin tubaha iyo xeeladaha lagaga qalin jabinayo saboolnimada islamarkaana uu dalku ku higsanyo kamid noqoshaha wadamada dhaqaalahoodu dhexdhaxaadka yahay.

Sidookale, Maareeyaha Kuliyada Farsamada iyo Xirfadaha Qabridahar (TVET) Mudane Cabdirashiid Maxamed Cusman oo isna dhankiisa kahadlay ayaa si faahfaahsan uga warbixyay sooyaalkii taariikeed ee kuliyada TVET ka magaalada qabridahar. Wuxuuna xusay in dufcadani tahay dyfacadii 3aad ee kaqalinjabisa kuliayada islamarkaana ay maanta qalin jabinayaan 62 arday kuwaasoo si tayo leh u bartay xirfadaha iyo farsamooyinka kala ah Fidinta Biyaha,  Dhismaha Guryaha, Barashada Cumputarka, Laydh Galinta, Samaynta Birta,  iyo waliba barashada furnitureska looxa. Wuxuuna kuladardaarmay arday qalinjabisay in cilmigan xirfadaha iyo farsamooyinka ay si daacadnimo leh oo wadaniyadi kudhaahan tahay ugu adeegaan bulshadooda islamarkaana iyagu isugu anfacaan.

Dhankakale, waxaa xusid mudan in iyana xafladan ay si wayn uga dhax muuqdeen dhalinta kacaanka gaamuray ee HEEGO oo iyana halkaas kasoojeediyay khudbado muhiim ah oo kahadlaya faaiidooyinka barashada xirfadaha iyo farsamooyinka gacanta iyo waliba sida ay xukuumadu xooga usartay islamarkaan uga hirgalisay dhamaan gobolada deegaanka.

Iskusoowada duuboo, gabagabadii xafladan ayaa waxay mas’uuliyiintii kasooqaybagshay aradaydii ugu dhibacaha badnayd gudoonsiiyeen abaalmarino kaladuwan.

 

 

MAHADCELIN KUSOCOTA JAALIYADKA DDSI EE DALKA DIBADIISA

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 10ka June 2018. Dhalinyarada HEEGO Jaaliyadka DDSI Ee dalka dibadiisa ayaa waxay leeyihiin "Horumarka DDSI Wuu waarayaa abid"

Dhalinyarada HEEGO ee Jaaliyadka DDSI ee dalka Dibadiisa ayaa todobaadadan Xaflado aad uheer sareeya Qabsanayay, Xafladahaas oo ay Ku muujinayeen Taageerada iyo Difaaca XDSHSI Iyo Hiilka Shacabka DDSI ee Helay Hogaanka Cadaaladeed ee kahana qaaday Deegankeena maanta, sida Horumarka waara, Nabadgalyada iyo Maamulka Suuban ee ay DDSI ay Degaanka Gaadhsiisay iyo Hogaankeena kadhashay Ilmadii shacabka Somalida itoobiya Mudane Madaxwayne  Abdi Mohamud Omar.
Hadaba Madaxwaynaha iyo Dawladiisa ayaa Mudo gaaban oo 8 sano ah Deegaanka isbadalkan Muuqda Gaadhsiiyay, Waxaana Xisbiga iyo Xukuumaduba ay dajisay Qorshayaal Horumarineed oo Lagaga saarayo Shacabka saboolnimada laguna Gaadhsiinayo Wadamada Dhaqaalahoodu dhex-dhexaadka yahay, Anaguna waanu Garabtaaganahay Waana lahalgamaynaa Cidwalba oo iskudayda inay Hagardaamayso Systemka iyo shacabka DDSI Waa Hadaladii #Dhalinta_HEEGO ee South africa.

Ugudanbayn, lataliyaha madaxwaynaha ee dhanka Xalinta Cabashooyinka ahna Madaxa Xafiiska Qurbajoogta DDSI mudane Cabdirisaaq Saxane Cilmi ayaa udiray mahadcelin balaadhan isaga oo xusay Dadaalkooda Hadh iyo Habeenba ay Kugarabtaaganyiihiin Shacabkooda,Xisbigooda iyo Xukuumadooda Dhalinyarada HEEGO ee Dhawaantan Qabsaday Xafladaha iskunadhisay ee Sida Wadamada; South Africa, maraykanka, ingiriiska, Saudi Arabia, jermalka, belgem etc iyo kuwo kale oo badan oo muujiyay taageerada xukuumadooda qabtayna xalfadaha taageerada ah iyo kuwa qabanqaabada kujiraba iyo guud ahaanba jaaliyadaha udhashay DDSI ee ka dhisan daafaha dunida ee halgamaayaasha ah una taagan taageerada xaqiiqda dhabta ah iyo qirida horumarka shacabkooda loo qabtay islamarkaana hadh iyo habeen utaagan taageerada joogta ah iyo difaaca sharafta,midnimada ay dadka soomaalida ah gaadhsiisay xukuumada DDSI ee maanta kajirta deegaanka.

 

የኢ.ሶ.ክ. ም/ፕረዝዳንት የደም ባንክና ዘመናዊ የመድሃኒት መስጫ ማዕከላት አስመረቀ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሰኔ 02/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህብረተሠቡን ጥራት ያለውን የጤና አገልግሎት ተጠቃሚ ለማድረግ የክልሉ መንግሥት በትኩረት እየሠራ መሆኑን የክልሉ ምክትል ርዕሰ መስተዳደር እና የጤና ቢሮ ሃላፊ ገለፁ። ምክትል ርዕሰ መስተዳድሩ በጅግጅጋ የተገነባውን የደም ባንክ አገልግሎት ማዕከል እና በካራማራ ሆስፒታል የመድሃኒት አገልግሎት መስጫ ማዕከል መርቀው ከፍተዋል።

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ባለፉት ዓመታት በየደረጃው የሚገኘውን ህዝብ ጥራቱን የጠበቀና በቂ የጤና አገልግሎት ተጠቃሚ ለማድረግ የሚያስችሉ የጤና ተቋማትን ተገንብተው ለአገልግሎት የበቁ ሲሆን በተለያዩ ምክንያቶች ደም የሚያስፈልጋቸውን የህብረተሠብ ክፍሎች ተጠቃሚ ለማድረግም በጅግጅጋ ከተማ የተገነባው የክልሉ የደም ባንክ አገልግሎት ማዕከል የክልሉ ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎች፣ የጤና ቢሮ አመራሮችና ሠራተኞች በተገኙበት በክልሉ ም/ርዕሰ መስተዳድርና ጤና ቢሮ ሃላፊ አቶ ሀምዲ አደን እና በሲቪል ሰርቪስና ሰው ኃይል ልማት ቢሮ ሃላፊ አቶ አህመድ ኮሬ ተመርቋል።

ግንባታው የተጠናቀቀውን እና በአስፈላጊ የጤና መሣሪያዎች የተደራጀውን የክልሉን ደም ባንክ አገልግሎት ማዕከል መርቀው የከፈቱት የኢ.ሶ.ክ. ም/ርዕሰ መስተዳድርና የጤና ቢሮ ሃላፊ አቶ ሀምዲ አደን ህንፃውን መርቀው በከፈቱበት ወቅት እንደተናገሩት "ይህ ዛሬ መርቀን የከፈትነው የደም ባንክ አገልግሎት መስጫ ማዕከል በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ጤና ቢሮ በጀት የተሠራ ሲሆን በዚህ አዲስ ትልቅ አገልግሎት የሚሰጥ የደም ባንክ አገልግሎት ማዕከል ለሠራተኞች የማስተላልፈውና አደራ የምለው በትክክለኛው መንገድ ህብረተሠቡን እንዲያገለግሉ ነው።"

በተጨማሪም የክልሉ  የጤና ቢሮ ም/ኃላፊ አቶ አይደሩስ  አህመድ በበኩላቸው የተመረቀው የደም ባንክ ማዕከል በቀጣዩ የአገልግሎት ማዕከሉን በማስፋፋት በሌሎች ከተሞችም እንደሚከፈት ገልፀዋል። "ይህ ዛሬ መርቀን የከፈትነው የደም ባንክ አገልግሎት ማዕከል ለክልላችን ዘመናዊ እና አዲስ ከመሆኑም በተጨማሪ እንደ ክልል የመጀመሪያም ነው የዚህ አይነት የደም ባንክ አገልግሎት ማዕከላት በቀጣይ በጎዴ እና ሃርጌሌም የሚገነቡ ይሆናል ይህ የደም ባንክ አገልግሎት ማዕከል ትልቅ ጠቀሜታ እንዳለው ይታወቃል እሱም እናቶች በወሊድ ጊዜ በደም እጥርት የሚደርስባቸውን ሞት በከፍተኛ ደረጃ ይቀንሳል በክልላችን ለሚኖሩ ማንኛውም የማህበረሠብ ክፍሎች በአስፈላጊና በፍጥነት አገልግሎትን ይሰጣል ብለን እናምናለን።"

በሌላ በኩል "በክልላችን ለመጀመሪያ ጊዜ ዘመናዊ የደም ባንክ አገልግሎት ማዕከል ተገንብቶ ለአገልግሎት በመብቃቱ ከፍተኛ ደስታ ተሰምቶናል። ዛሬ የተመረቀው ይህ ማዕከል የሚሳየው በክልላችን ውስጥ ያለውን ከፍተኛ ልማትና እድገት ነው። ይህም ባለ ሁለት ህንፃ ባለቤት አድርጎናል በመቀጠልም ይኸው የአገልግሎት መስጫ ማዕከል በቀጣይም በጎዴና ሃርጌሌ ከተሞችም ሥራ ይጀምራሉ።" ሲሉየክልሉ ጤና ቢሮ ተሰረተኛ የሆኑት አቶ ዙቤር ገልጿል።

በተመሳሳይ የመንግሥት ሥራ ሃላፊዎቹ በጅግጅጋ ከተማ ካራማራ አጠቃላይ ሆስፒታል የተገነባውን ዘመናዊ የመድሃኒት መስጫ መርቀው ከፍተዋል። ም/ርዕሰ መስተዳድሩ በምርቃት ሥነ ስርዓቱ ወቅት ፋርማሲው ለህብረተሠቡ በሚሰጠው አገልግሎት ጥራት ያላቸውን መድሃኒቶች ለህብረተሠቡ ለማቅረብ የሚያስችል ከመሆኑ ባሻገር የዚህ ፋርማሲ መገንባት ትልቅ ፋይዳ የመድሃኒት አገልግሎትና የመድሃኒቶችን ቁጥጥርና ለተጠቃሚው የተሻለ ግንዛቤን ይሰጣል በተጨማሪም ይሄ ፋርማሲ እንደ ክልል የመጀመሪያው ነው” ሲሉ ገልፀዋል።

በክልሉ ሲቪል ሴርቪስና ሰው ኃይል ልማት ቢሮ ሃላፊ ሃላፊ አቶ አህመድ ኮሬ "ዛሬ በካራማራ ሆስፒታል ግንባታው ተጠናቆ ለህብረተሠቡ አገልግሎትለመስጠትሲበቃ በማየቴ በእውነት በክልላችን እንዲህ አይነት ዘመናዊ ፋርማሲ ሲገነባ የመጀመሪያውና ዘመናዊ ነው ለህብረተሠቡም ከቀድሞው በተሻለ መልኩ የመድሃኒት አገልግሎቱን ተደራሽ ያደርጋል።"

 

በመጨረሻም የካራማራ አጠቃላይ ሆስፒታልሥራ አስኪያጅም በሆስፒታሉ የተመረቀው ይህ ፋርማሲ ህብረተሠቡን በቅርበት ጥራት ያለው መድሃኒት ተጠቃሚ እንደሚያደርግ ገልፀዋል። 


በዶ/ር አብዱልመጂድ መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ የተማሪዎች ምርቃት ላይ የኢ.ሶ.ክ. ፕሬዝዳንት ተካፈሉ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaranews) እሁድ፤ሰኔ 03/2010. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የዶ/ር አብዱልመጂድ ሁሴን መታሰቢያ መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ ያስመረቃቸውን ተማሪዎች በጅግጅጋ ከተማ በሰይድ መሀመድ መሰብሰቢያ አዳራሽ ደማቅ የምረቃ ሥነ-ስርዓት አድርጎላቸዋል።

በምርቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይም የኢ.ሶ.ክ.መ.ከፍተኛ የመንግስት ሥራ ኃላፊዎች፣ የኢ.ሶ.ክ.መ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ፣ የኢ.ሶ.ክ.መ ም/ፕሬዝዳንትና የጤና ቢሮ ኃላፊ አቶ ሀምዲ አደን፣ የክልሉ መስተዳድር ጽ/ቤት ኃላፊ ወ/ሮ ማጂዳ መሀመድ፣ የዶ/ር አብዱልመጂድ መምህራን ኮሌጅ ዲን አቶ ኪፋህ መዓሊን፣ የክልሉ ትምህርት ቢሮ ኃላፊ አቶ ኢብራህም አደን እና  የተመራቂ ተማሪዎች ወላጆች፣ የሃገር ሽማግሌዎች እንዲሁም ጥሪ የተደረገላቸው እንግዶችም ተገኝተዋል። የእለቱ ክቡር እንግዳ የነበሩትና መክፈቻ ንግግር ያደረጉት የኢ.ሶ.ክ.መ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር ለተመራቂ ተማሪዎች የእንኳን ደስአላችሁ መልዕክታቸውን ካስተላለፉ በኋላ ዛሬ ዶ/ር አብዱልመጂድ ሁሴን መታሰቢያ  መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ ያስመረቃቸው መምህራን በክልሉ እየተከናወነ ላለው ዘርፈ-ብዙ የልማት ተግባራት ከፍተኛ አስተዋፅኦ እንዳላቸው ገልጿል።

በተያያዜም የዶ/ር አብዱልመጂድ መታሰቢያ መምህራን ኮሌጅ ተማሪዎችን ጥራቱን የጠበቀ ትምህርት በመስጠት በክልሉ ጥራት ያላቸው መምህራን ለማፍራት የኮሌጁ አመራርና መምህራኑ ለሚያደርጉት ያላሰለሰ ጥረት በማመስገን ተመራቂ ተማሪዎቹ ከዚህ የቀሰሙት ትምህርትና እውቀትን ለክልሉ ማህበረሰብ እንዲያካፍሉና ተመራቂ መምህራኑ በቀጣይ የሚያስተምሯቸውን ተማሪዎች የበለጠ የትምህርት ጥራትን በሃላፊነት እንዲሰጡ እንዲሁም ለክልሉና ብሎም ለሀገሪቱ ህዝብ በማገልገል የዜግነት ግዴታቸውን በአግባቡ እንዲወጡ ክቡር ፕረዝዳንቱ ጥሪ አቅርበዋል።

የክልሉ ትምህርት ቢሮ ኃላፊ አቶ ኢብራህም አደም መሀድ በበኩሉ በክልሉም ሆነ በሀገሪቱ ባለፉት አስርት አመታት የትምህርት ጥራትን ለማሻሻል ከፍተኛ ጥረት የተደረገ ከመሆኑም ባሻገር የኢ.ሶ.ክ. መምህራን ኮሌጆች የተማረ የሰው ኃይል በማፍራት በአጠቃላይ በክልሉ ትምህርት ተደራሽነት ላይ አመርቂ ውጤቶች ማስመዝገቡን በመግለጽ አሁን የዶ/ር አብዱልመጂድ መምህራን ኮሌጅ ለ23ተኛ ጊዜ ያስመረቃቸው አስተማሪዎች በክልሉ መልካም ሥነ-ምግባርን የተላበሱና ብቁ ዜጎችን ለማፍራት  እንዲችሉ እንዲሁም የሃገራችንን መምህራን ሥነ-ምግባር በጠበቀ መልኩ ህዝቡ የጣለባቸውን አደራ በኃላፊነት የበኩላቸው እንዲወጡ አሳስቧል።

በተመሳሳይም የዶ/ር አብዱልመጂድ መምህራን ኮሌጅ ዲን አቶ ኪፋህ መዓሊን በበኩሉ ኮሌጁ ዛሬ በሁሉም ጾታ በተለያዩ የሙያ ዘርፎች ያስመረቃቸው መምህራን ብዛት 382 መሆኑን በመጥቀስ ተመራቂዎቹ፤ የመምህራን ሥነ-ምግባርና ሙያን የሚያሳንሱና የመምህራን ሥራ ከሚያንቋሽሹ  እንደ ሙስና፣ ወገንተኝነት፣ ብሔርተኝነት እና ከመሳሰሉት አላስፈላጊ ተግባራት እንዲቆጠቡና ለተጣለባቸው ኃላፊነት የበኩላቸውን እንዲወጡ አስምሮበታል።

በተጨማሪም የኢ.ሶ.ክ.መ. ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ በዶ/ር አብዱልመጂድ መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ ካስመረቃቸው መምህራን መካከል ከፍተኛ ውጤት በማምጣት ለተመረቁት መምህራን የተለያዩ የማበረታቻ ሽልማት አበርክቶላዋል።

በመጨረሻም ተመራቂ መምህራኑ ከብዙ ጥረት በኋላ በመመረቂያቻው ላይ የክልሉ ርዕሰ መስተዳድር በመገኘታቸው በጣም መደሰታ መሆናቸውን የገለፁ ሲሆን በቀጣይም የተጣለባቸውን ሃላፊነት በአግባቡ እንደሚወጡም ቃል ገብተዋል።

 

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Xafiiska Arrimaha Socdaalka Iyo Jinsiyada Laantiisa Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Talado, 12ka June 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud cumar iyo maareeyaha Guud xarunta arrimaha socdaalka JDFI ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray xafiiska arrimaha socdaalka iyo jinsiyadaheerqaran  laantiisa jigjiga. iyadoo munaasabadana ay kasooqaybgaleen mas’uuliyiin kasocday heer federal, culimo awdiinka, odayaal dhaqameedka deegaanka sida garaadaada, ugaasyada, suldaamada iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan. Waxaana ugu horayn  lagu daahfuray ducada culimo awdiinka deegaanka.

Hadaba, Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xadhig kajarkii kadib halkaasi kasoojeediyay khudbad muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaysa. Isagoo madaxwaynuhu uu ugu horayn kahadlay xuquuqda iyo sharciga ay u leeyihiin muwaadimiinta deegaanku inay si dhib yar ku helaan aqoonsi iyo passaport sharci ah wakhti gaaban gudihii. Madaxwaynaha ayaa sidookale ka warbixyay dhibaatada shacabka deegaanka ka haysatay qaadashada passaporka oo adhisababa loo doonan jiray iyo masaafada ay isujiraan degmooyinka xadka kuyaala iyo adhisababa. Wuxuuna xusay in  furitaanka laantan socdaalada ee jigjiga laga furay ay dadaal badan xukuumadu ugashay  islamarkaana ay kuguulaysteen. Arrintaasina ay tahay mid ilaahay loogu mahadceliyo, guulwayna u ah bulshada deegaanka qaran joog iyo qurbajoogba.

Sidookale, Madaxwaynaha ayaa tilmaamay in dhibaato kale oo balaadhan ay deegaanka kajirtay taas oo  ahayd Dhanka taysarada. Islamarkaana taysaraha deegaanku ahaa mid la foojariyeeyo, markastana ay laanta socdaaladu qabanjireen. Arintaasna ay xukuumadu ka gaadhay xal aan soo noqosho lahayn. wuxuuna cadeeyay madaxwaynuhu in laga bilaabo maanta aan taysaraha ama aqoonsiga deegaanka aan lafoojariyayn Karin si kasta oo la isugu dayo in loo foojariyeeyo. waayo, waxaa loo sameeyay si tayo leh oo aysan cidna u foojiriyayn Karin. Wuxuuna xusay in aqoonsigu leeyahay Parcode iyo waliba calaamado ugaar ah isaga, tanina ay tahay mid xukuumadu ku bixisay miisaniyad, wakhti iyo fikir islamarkaana ay deegaanada dalku kaga dayan doonaan DDSI.

Dhankakale, Maareeyaha Xafiiska Arrimaha Socdaalka Iyo Jinsiyada JDFI Mudane G/Yohanes Taklu oo isna kahadlay munasabadan ayaa sheegay in maanta laga bilaabo ay shacabka deegaanka soomalidu ay si dhib yar uga qaadan karaan adeegyadii ay ubaahnaayeen ee laxidhiidhay arrimaha socdaalada. Wuxuuna xusay in furida xafiiskan laga furay magaalada jigjiga ay xukuumada iyo shacabkuba dadaal baladhan ugaleen islamarkaana ay guul balaadhan u tahay shacabka DDSI.

Sidaasdarteed, waxaa xusid mudan xafiiskan arrimaha socdaalada iyo jinsiyada JDFI laantiisa Jigjiga uu adeeg-bixintiisi ugu horeeysay maanta bilaabay iyadoo madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar uu xubnihii ugu horeeyay ee adeega passaporka qaata uu halkaasi ku gudoonsiiyay.

Iskusoowad duboo, bulshada kudhaqan magaalada jigjiga ayaa si wayn usoo dhawaysay xafiiskan cusub ee arrimaha socdaalka iyo jinsiyada ee laga furay magaalada jigjiga waxayna u mahadceliyeen xukuumada DDSI iyo XDSHSI.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መዲና ጅግጅጋ የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች ቅርንጫፍ ፅ/ቤት ተከፈተ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ፤ሰኔ 05/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች 8ኛ ቅርንጫፉን መክፈቱ ተገለፀ። በምርቃት ስነ-ሥርዓቱ ላይ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር በክብር እንግድነት በተገኙበት እንዲሁም የመንግሥት ከፍተኛ አመራር አካላት፣ሃገር ሽማግሌዎችና ሌሎችም ጥሪ የተደረገላቸው በተገኙበት የቅርንጫፉን መከፈት አብስሯል። የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች መመሪያ በጅግጅጋ ከተማ መከፈቱ በክልሉ ለሚኖሩት ኢትዮጵያዊያን ከሚሰጠው አገልግሎት ባሻገር ለክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች የትውልድ ካርድ መስጠትና ማደስ ብሎም ለውጭ ሃገር ዜጎች የኦንላይን ቪዛና የመኖሪያ ፈቃድ ለመስጠትና ለማራዘም ወደ መዲናችን አዲስ አበባ ሳያመሩ በዚሁ በክልሉ ቅርንጫፍ ማግኘት እንደሚችሉ የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉደዮችመምሪያ  ዋና ዳይሬክተር አቶ ገ/ዮሐንስ በመግለፅ በእለቱ የክብር እንግዳ የሆኑትን የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር መልዕክታቸውን እንዲያስተላልፉ ጋብዘዋል።

"ለኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ ይህ ዕለት ትልቅ ታሪካዊ ቀን ነው። የኢትዮጵያን መብት የሆነውን ይህን ፓስፖርት ለማግኘት እጅግ በጣም ረጅምና አድካሚ ጉዞ ካደረጉ ወይንም ከብዙ ችግር በኋላ ነበር ሲያገኙ የነበረው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብም ልክ እንደ ማንኛውም የሌሎች የኢትዮጵያ ክልሎች ወይም ህዝብ ማንኛውም ኢትዮጵያዊ ፓስፖርት በመታወቂያው ማግኘት መብትና ግዴታው ነው ሆኖም ግን ለምሳሌ በኢ.ሶ.ክ ከፌርፌር ጅግጅጋ 1500 ኪ.ሜ ነው ከዚህ በተጨማሪም ከፌርፌር እስከ አዲስ አበባ አድካሚ ጉዞ በማድረግ ነበር ፓስፖርት ለማውጣት ይሄዱ የነበረው። በዛ ውስጥ ብዙ ችግሮች ነበሩ ለምሳሌ ሃጂና ኡምራ ለማግኘት አንድ አርብቶ አደር ያውም ጫካ የሚኖር የሐይማኖት ግዴታውን ለመወጣት ሲል የግድ ወደ ሃጅ መሄድ አለበት ፕሮሰሱን በሚጀምርበት ጊዜ ከቀበሌ መታወቂያ ሲያገኝ አንድ አካባቢ ብቻ አዲስ አበባ ሄዶ ነበረ ፓስፖርት ሲያገኝ የነበረው። እንግዲህ እንደሚታወቀው ይህ አርብቶ አደር ወረዳንና ከተማን አይቶ የማያውቅ ሲሆን ከብዙ ውጣ ውረዶች በኋላ አዲስ አበባ ድረስ በመመላለስ ነበረ ፓስፖርት ለማግኘት የሚደርሱት ሌሎች በርካታ ችግሮችም እንደነበሩ ይታወቃል።"

ክቡር ፕሬዝዳንቱ አያይዘውም "በተለይ ቢሮው ባለፉት ሶስት ዓመታት ከፍተኛ መሻሻልና ጥሩ ሥራዎች ተሰርተውበት ነበር ምክንያቱም ቀደም ባለው ጊዜ ረጅም ጉዞ ተጉዞ ማግኘትም ጥሩ ነበረ ማለት ይቻላል ከዚህ በፊት ፓስፖርት ፈላጊዎች ተጉዘው ሄደው ላያገኙ የሚችሉባቸውም ጊዜያትም ነበሩ።ነገር ግን በቢሮው ከፍተኛ መሻሻል ስለተደረገ ይሄው ዛሬ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ በጅግጅጋ ከተማ ፓስፖርት የማግኘት መብቱ ስለተረጋገጠ በመጀመሪያ ምሥጋናችንን ለአላህ እናቀርባለን በመቀጠልም ገደብ የሌለው ምሥጋናዬን ለፌዴራል መንግሥትና ለቢሮው አቀርባለሁ። የክልሉን መታወቂያ በዘመናዊ መንገድ የተሠራና በምንም አይነት መልኩ አመሳስሎ (ፎርጅድ) ሊሠራ የማይችል ሲሆን ይሄንን ከቢሮው ጋር ተስማምተን ያደረግነው ሲሆን በተጨማሪም ለሌሎች ክልሎችም ምሳሌ ሊሆን የሚችል አሠራር ነው ክልሉ የዘረጋው” በማለት አብራርተዋል።

የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉደዮች  መምሪያ ዋና ዳይሬክተር የሆኑት አቶ ገ/ዮሐንስ በበኩላቸው "የጅግጅጋ ኢሚግሬሽን ቅርንጫፍ ጽ/ቤት ለኢትዮጵያዊያን ከሚሰጠው አገልግሎት በተጨማሪም በተለያዩ የውጪ ሃገራት ለሚኖሩ ትውልደ ኢትዮጵያ ለሆኑት የኢትዮጵያ ሶማሌ ልጆች የትውልድ ካርድ የማደስ እና የመስጠት ለውጪ ዜጎች ደግሞ የኦንላይን ቪዛና የመኖሪያ ፈቃድ ለማግኘትና ለማራዘም አዲስ አበባ ሳይሄዱ እዚሁ ሊየዘገኙ የሚችሉበት ሁኔታ ተመቻችቷል።

 በተመሳሳይ የሃገራችንንና የክልሉን ኢንቨስትመንትና ቱሪዝም ገበያን ለማነቃቃት የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳይ ዋና መምሪያ ከየትኛውም የዓለም ክፍል ለሚመጡ ተጓዦች ሁሉም ቪዛዎች በኤሌክትሮኒክስ ወይም ኦንላይን ቪዛ መስጠት ተጀምሯል ዋና ዳይሬክተሩ ሲሉ ገልፀዋል።በመጨረሻም ወጣቶች፣ ሴቶች እና ሌሎችም የናሙና ፓስፖርት ከፕሬዝዳንቱ እጅ በመቀበል በይፋ ሥራ መጀመሩን አብስሯል።

Degmada Dhagaxmadaw Iyo Kulan Loo Qabtay Shaqaalaha Dawliga ah

$
0
0

Dhagaxmadaw(cakaaranews)Arbaco, 13ka June, 2018. Kulan balaadhan oo ay kasooqaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Jarar mudane muxumed xasan suufi, mas’uuliyiinta degmada dhagaxmadaw iyo waliba dhamaan shaqaalaha kashaqeeya xafiisyada kaladuwan ee degmada ayaa si habsami leh uga qabsoomay isla degmadaasi dhagaxmadaw ee katirsan gobolka jarar.

Hadaba, kulankan ayaa waxa augu horayn kahadlay Gudoomiyaha Gobolka Jarar Mudane Muxumed Xasan Suufi oo sheegay in hjeedada kulankani yahay mid dhiiri galain ah islamarkaana lagu sii xoojinayo fulinta waajibaadyada shaqo. Wuxuuna intaas kudaray in shaqaale kasta oo dawli ah oo kashaqeeya xafiisyada kaladuwan ee degmada dhagaxmadaw uu saran yahay masuuliyad islamarkaana uu shaqsi kastaa su daacad ah oo wadaniyadi kudhaahan tahay uga soobaxo xilka waaajibaadkiisa.

Sidookale, Gudoomiayaha Degmada Dhagaxmadaw Mudane Axmed Ibraahim Xuseen oo isna shirkan kahadlay ayaa sheegay in kulankani kusaabsanyahay sii xoojinta hawlaha shaqo ee uyaala xafiisyada degmada. Wuxuuna intaas kudaray in shirkan lagu kalaqaadanayo jihooyin horumarineed  maadaama uu sanad miisaaniyadeedkii 2010 T.I uu meel gabagabo ah marayo islamarkaana la isu diyaarinayo fulinta qorshaha SM 2011 T.I .

Ugudanbayna, shaqaalihii kasooqaybgalay kulankan oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in kulankani ahaa mid lagaga wada hadlayo halwlaha shaqo ee xafiisyada islamarkaana lagu sii xoojinayo  shqooyinka uyaala xafiisyada degmada iyo walib sidii kor loogu qaadi lahaa adeeg bixinta xafiisyada. Waxaqyna shaqaaluhu balan qaadeen in ay dadaalkooda sii labo jibaarayaan.

MW CMC Oo Munaasabada Ciidul Fidriga Hambalyo Tahniyad ah Udiray Muslimiinta Caalamka

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 14ka June 2018. madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tahniyada  farxada ciidul Fidriga hanbalyo u diray dhamaan muslimiinta caalamka kuwa  itoobiya  gaar ahaan DDSI.

Madaxwaynaha ayaa ugu bishaareeyay muslimiinta in ay farxad ku ciidaan isaga oo Allaah uga baryay muslimiinta oo dhan  in laga aqbalo  khayraadkii bisha barakaysan ee Ramadaanka ay cibaadaysanayeen ajri iyo xasanaadna  kala kulmiyo soonkii bishii barakaysneed ay  soomanaayeen. 

Madaxwaynaha DDSi  ayaa dhamaan muslimiinta ugu baaqay in maalinta ciida  farxada lala  wadaago dadka danyarta lana  caawiyo walaalaha muslimiinta ah qofkastana uu ka warhayo walaala muslimiinta danyarta ah ee  dariskiisa la ah.

Ugu danbayana madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhamaan shacabka deegaanka meel kasta oo ay dacalada dunida ka joogaan u rajeeyay farxad, wanaag iyo midnimo isagoona ilaahay ka baryay in sanadkan sanadkiisa uu ilaahay ku gaadhsiiyo unasii adkeeyo horumarka, nabadgalyad,caafimaadka, barwaaqada iyo fikirkooda midnimo ee ay ku rabaan inay kagabaxaan saboolnimadka oo ah cadawga 1aad ee shacabka deegaanka.

 

Magacaabis Cusub

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 14ka June 2018. Waxaa maareeye kuxigeenka kuliyada caafimaadka jigjiga loo magacaabay mudane Hilaal Maxamed Cumar oo ah xubin leh aqoon heer degree ah , waayo aragnimo iyo karti dheeri ah, waxaana laga filyaa inuu noqdo midkii shacabkiisa ugu adeega si wadaniyad ah islamarkaana waajibaadkiisa shaqo sidii loogu talagalay uguta.

የቀብሪደሀር ቴ/ሙ/ት/ሥልጣና ኮሌጅ ደረጃ አረት ያጠናቀቁ ሰልጣኞችን አስመረቀ

$
0
0

ቀብሪደሀር(Cakaaranews)ዕሮብ፤ሰኔ 06/2010ዓ.ም.በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የቀብሪደሀር ቴክኒክና ሙያ ትምህርት ሥልጣና ኮሌጅ በ2007ዓ.ም ከተቋቋመ ጀምሮ በተለያዩ የስልጠና መስኮችን በመደበኛና አጫጭር ስልጠናዎች የሰለጠኑ  ተማሪዎችን አስመሪቆ ወደ ሥራ አሰማርቷል፡፡

ኮሌጁ የክልሉ ህብረተሰብ የሙያ ፊላጎት ለማርካት በተመለከተ በርካታ ገበያ ትኮር ጥናቶችን በማድረግ በገበያ ፊላጎት ያላቸው ሙያዎች የክልሉ ወጣቶችን አሰልጥኖ ወደ ገባያ አሰማርቷል፡፡ በዛሬ ዕለትም 63 መደበኛ ሰልጣኞችን እስከ ደረጃ አረት ብቃታቸው ከተረጋገጡ በኋላ የምረቃት ስነሥርዓት አደርጎላቸዋል፡፡

በምረቃ ሥነ ስርዓት ላይ የተመራቂ ሰልጣኞችን ወላጆች፤የቆራሄይ ዞንና የቀብሪደሀር ከተማ መስተዳደር ኃላፊዎች፤ከተላያዩ የመንግስት ተቋማት ኃላፊዎች እንዲሁም ጥሪ የተደረጉለት እንግዶችም ተገኝተዋል፡፡

በምረቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይ ንግግር ያደረጉት የቀብሪደሀር ቴክኒክና ሙያ ትምህርትና ሥልጣና ኮሌጅ ዲን አቶ አብድ ረሽድ  መሀመድ የእንኳን ደስ አላችሁ መልዕክታቸው ሲያስተላለፉ “በቅድሚያ ለዛሬው ተማራቂው ሰልጣኞችን  እንኳን ደስ አላችሁ እላቿለው ክቡራንና ክቡራት ለዚህ ቀን ለሶስተኛ ጊዜ የሚትመርቁ ተማሪዎች የኮሌጃችን ዋና አላማ ስላሳካችሁ በድጋሜ እንኳን ደስ አላችሁ እላለው”፤ በሃገራችን በየዘርፉ የተመዘገቡ ውጤቶቻችን ቀጣይነት በማረጋገጥና የበለጠ ውጤት በማስመዝገብ ሀገራችንን መካከለኛ ገቢ ካላቸው ሀገሮች ተርታ ለማሰለፍ የተነደፈው የዕድገትና ትራንስፎርሜሽን ዕቅድ በመተግበር ላይ ትገኛለች፤ ይህንን ተከትሎ የመጣውን ፈጣን ልማት ዘላቂነት ባለው መልኩ ለማሣደግ እና አገራዊ ራዕያችንን እውን ለማድረግ ብቁ የሰው ኃይል ማፍራት የማይተካ ድርሻ እንዳለው በሃገር ደረጃ ግንዛቤ ተይዞ የሰው ሀብታችንን አቅም ለማሳደግ፣ ፍትህ፣ ዴሞክራሲና መልካም አስተዳደር በአስተማማኝ የሰፈነባትን ሀገር ለመገንባትና የያዝ ነው ጉዞ ስኬታማ ለማድረግ የትምህርትና ሥልጠና ሚና እጅግ ከፍተኛ ነው” ብሏል

በተጨማሪም የቆራሄይ ዞን ዋና አስተዳደሪ  አቶ አብዱልአዚዝ መሀመድ መልዕክታቸው ሲያስተላለፉ “በዛሬው ዕለት እዚህ ቦታ ተገኝቼ ለቀብሪደሀር ቴ/ሙ/ትና ስልጠና ኮሌጅ የሚያስመርቁት ተማሪዎች የእንኳን ደስ አላችሁ  መልዕክተን ማስተላለፈን በጣም ተደስቻለው  ምክኒያቱም ተመራቂ ሰልጣኞችሁ ለክልላችን እድገት ያለው ፋይዳ የላቀ መሆኑን በመነሳት በበኩለ ደስ ብሎኛል” ሲሉ ተናግሯል፡፡

በሌላ በኩል የቀብሪደሀር ከተማ መስተዳደር ከንቲባ አቶ ዩሱፍ ሀሰን በቀብሪደሀር ቴ/ሙ/ት/ስልጠና ኮሌጅ   ለ3ኛ ጊዜ ካስመረቃቸው ሰልጣኞች መካከል ከፍተኛ ውጤት በማምጣት ለተመረቁት ሰልጣኞችን የተለያዩ የማበረታቻ ሽልማት አበርክቶላቸዋል።

በመጨረሻም ተመራቂ ሰልጣኞቹ ከብዙ ልፋት በኋላ ዛሬ ለዚህ ምርቃት በማብቃታቻውን በጣም መደሰተኛ መሆናቸውን የገለፁ ሲሆን በቀጣይም የተጣለባቸውን ሃላፊነት በአግባቡ እንደሚወጡም አረጋግጠዋል።


Salaadii Ciidul fidriga Ee Caasimada Deegaanka iyo 911 qof oo maxaabiis ah Oo Cafis Loo Fidiyay

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce,15ka June 2018. Waxaa si heer sare ah xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga loogu tukaday salaadii ciidul fidriga oo ay isugu yimaadeen boqolaal kun oo ah qaybaha kaladuwan ee shacabka ku dhaqan magaalada jigjiga, Iyagoo ku tukaday goroonka casriga ah ee caasimada jigjiga.

Hadaba, munaasabadan salaada ciidul fidriga oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal kun oo ah shacabka ku dhaqan xarunta deegaanka, masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamud Cumar, culimo owdiinka, golaha wasiirada, odayaal dhaqameedka deegaanka qurbajoogta iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan xarunta deegaanka ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ugu horayn farxada ciida ugu hambalyeeyay dhamaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan muslimka itoobiya khaasatan shacabka DDSI, wuxuuna madaxwaynuhu sheegay in ugu horayn lagu mahdiyo allah abaartii inaga saaray ee barwaaqo inoogu badalay ee inasiiyay horumarkan, nabadglayadan, nidaamka maamulka suuban iyo dibucurashada ka hana qaaday guud ahaanba deegaanka. Wuxuuna madaxwaynuhu intaa kudaray in deegaanka uu soomaray xaalado nabadgalyo daro oo mugdi ahayd islamarkaana lagagsoo baxay midnimada shacabka iyo xukuumada. Madaxwaynaha ayaana carabka ku adkeeyay in loo baahanyahay in la iscaawiyo oo ay dadka wax haysta kawarhayaan kuwa aan waxba haysanin ruux walba oo ilaahay waxsiiyana uu kawar warhayo dariska iyo masaakiinta islamarkaana la iska ilaaliyo kibirka iyo islawaynida oo ah shay xaaraan ah. Madawaynaha ayaana tilmaamay in ay masuuliyiinta deegaanku ugu horeeyaan kuwa iska ilaalinaya kibirka iyo islawaynida islamraaka yihiin  kabaha shacabka

Madaxwaynaha oo hadalkiisii siiwata ayaa sheegay in xukuumadu marwalba oo ciid ah iyo marar badan oo aan ciid ahayn ay cafis ufidiso maxaabiista dhaqan celinta ugu xidhan xabsiga, Isagoo madaxwaynuhu si faahfaahsan usoo dhigay tirada guud ee maxaabiista dhaqan celinta loo hayo iyo faldanbiyeedka loo xidhay iyo waliba tirade maxaabiista cafiska loo fidiyay manta, waxayna tirada maxaabiista guud tahay 1,612 oo kali ah islamarkaana 911 kamid ah cafis loo fidiyay maanta halka 701 soo hadhayna ay ku xidhanyihiin faldanbiyeedyo kaladuwan oo kala ah 421 ruux waxay kuxidhanyihiin dil iyo kufsi, 98 ruuxna waxay ku xidhanyihiin tuugnimo ama (dharaq wanjal) 69 xagjirnimo, 17 ubbo iyo 96 shaqaale ah.madaxwaynaha ayaa sidoo kale sheegay in marxaladihii nabadgalyo daro ee uu deegaanku soomaray ay sababtay in maxaabiis badan la xidho kadib markii ay xukuumadu deegaanku ku guulaysatay xasilinta deegaankana ay maxaabiis farabadan ay cafis taasoo hoos udhigtay maxaabiist ii badnayd ee deegaanka ku xidhnaa.

Dhankakale, waxaa isana munaasbadan salaada ciidul fidriga qudbad dheer kasoo jeediyay gudoomiyaha golaha sare ee arrimaha islaamka DDSI mudane Sheekh Cabdiraxmaan Xasan oo ugu horayn u hambalyeeyay mulimiinta caalamka gaar ahaan shacabka DDSI, wuxuuna sheekhu xusay in loo baahanyahay inay shacabka deegaanku ku mahdiyaan nabadgalyada, horumarkan iyo barwaaqada ay ku jiraan islamarkaana ay diiniyan tahay inay siwadajir ah isaga qabtaan shaqsi kasta oo iskudaya inuu carqaladeeyo nabadgalayada iyo horumarka ka hanaqaaday guud ahaanba deegaanka.

Ugudanbayna, waxaa intaas kadib si qurux badan loo tukaday salaadii ciida iyadoo markii salaada lagabaxay uu madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar Uu dhex qaaday shacabka deegaanka ee kasoo wada dareereen salaada ciida isagoo la qaybsadey farxadii ciida.

1439ኛው የኢድ አልፈጥር በዓል በኢ.ሶ.ክ. በደማቅ ተከብሮ 911 የሕግ ታራሚዎችም በምህረት ተፈቱዋል

$
0
0

ጅግጅጋ (Cakaaranews)አርብ፤ሰኔ 08/2010ዓ.ም 1439ኛው የኢድ አልፈጥር በዓል በመላ ሃገሪቱ በደማቅ ሁኔታ ተከብሮ ውሏል። በእስልምና እምነት ተከታዮች ዘንድ ትልቅ ቦታ ሚሰጠውና በድምቀት የሚከበረው የኢድ አልፈጥር በዓል በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልልም በደማቅ ሁኔታ ተከብሯል። የእስልምና እምነት ተከታዮች የሃይማኖት አባቶችና በመሺዎች የሚቆጠሩ የከተሟ ነዋሪዎች የሆኑ የእምነቱ ተከታዮች በአንድነት በመሆን በጅግጅጋ ስታዲዮም የኢድ ሶላትና ሌሎችም ሐይማኖታዊ ሥርዓቶች ተፈፅመዋል።

በስነ ሥርዓቱ ላይ የተገኙት የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል ፕረዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር  በክልሉ፣ በሃገሪቷና በመላው ዓለም ለሚገኙ የእስልምና እምነት ተከታዮች የእንኳን አደረሳችሁ መልዕክታቸውን አስተላልፈዋል።

የክልሉ መንግሥት በተለያዩ ወንጀሎች ተከሰው በክልሉ በሚገኙ ማረሚያ ቤቶች የነበሩ የሕግ ታራሚዎችን በተለያዩ ጊዜያት በምህረት እንዲፈቱ ከማድረጉም በተጨማሪ ከዚህ ቀደም በክልሉ ስለነበረው የሰላም እጦት ምክንያት በክልሉ ማረሚያ ቤቶች ከ15ሺህ በላይ ታራሚዎች ይገኙ እንደነበረና በአሁኑ ወቅት ግን 1612 ብቻ እስረኞች እንዳሉ ጠቁመው ከእነዚህም መካከል የኢድ አልፈጥር በዓል የፍቅር፣ የይቅርታና የበረከት በዓል እንደመሆኑና ይቅር መባባል የክልሉ ባህል እንደመሆኑ መጠን በዛሬው እለትም 911 የሕግ ታራሚዎች በምህረት ፈቱዋል።

መላው የክልሉ ሕዝብ ከክልሉ መንግሥት ጎን ተሰልፎ በክልሉ ባለፉት ዓመታት በሠላም፣ በልማትና በመልካም አስተዳደር የተመዘገቡትን ዘርፈ-ብዙ መልካም ውጤቶች አሁንም እንዲደገሙ በክልሉ ሁለንተናዊ ተሳተፏቸውንና አስተዋጿቸውን ከምን ጊዜውም በላይ አጠናክረው እንዲያስቀጥሉ  ክቡርፕረዝዳንቱ ጥሪ አቅርበዋል።

በተጨማሪም የክልሉ እስልምና ጉዳዮች ከፍተኛ ም/ቤት ፕሬዝዳንት ሼክ አብዱራህማን ሀሰን ሁሴን በበኩላቸው ህዝበ ሙስሊሙ በረመዳን ጾም ወቅት ሲፈፅማቸው የነበሩ መልካም ተግባራትን አጠናክሮ እንዲቀጥሉ አሳስበዋል።

በበዓሉ አከባበር ስነ ሥርዓት ላይ የተገኙት ሙስሊሞች በረመዳን ጾም ወቅት በጎ ሥራዎችን በመሥራት በጾም እና በፀሎት ማሳለፋቸውን ጠቁመው በዓሉን የተቸገሩ ወገኖችን በመርዳትና ከዘመድ ወዳጅና ጎረቤቶቻቸው ጋር በፍቅርና በደስታ እያከበሩ እንደሚያሳልፉም ገልፀዋል።

በመጨረሻም 1439ኛው የኢድ አልፈጥር በዓል በክልሉ ዞኖች፤ወረዳዎችና የከተማ መስተዳደሮችም በፍቅር፤በሠላምና በአማረ መልኩ ተከብሮ ውሏል።

Xukuumada DDSI Oo Deeq Isugujirta Raashin Iyo Cagafcagaf Gaadhsiisay Degmooyinka Awbare, Harawo Iyo Danbal

$
0
0

Awbare(cakaaranews)Sabti, 16ka June 2018. Xukuumada DDSI oo kajawaabaysa baahiyaha iyo balanqaadyada shacabka ayaa deeq isugujirta cagafcagafyo iyo raashin kaladuwan gaadhsiisay bulshada ay dhawaan waxyeeleeyeen roobabkii iyo duufanadii ee kudhuftay meelo  kamid ah gobolada faafan iyo siti gaar ahaan degmooyinka Awbare, Harawo iyo Danbal.

Hadaba, xukuumada DDSI oo kajawaabaysa balan qaadyadii dhawaan uu madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ka balan qaaday bulshada kudhaqan degmada awbare ayaa lagaadhsiiyay gadiidka beeraha lagu qoto ee loo yaqaano cagafcagafta oo tiradoodu dhantahay 5 cagafcagaf. Iyadoo dhankakalana xukuumadu ay deeqraashin ah oo isugujirta Baasto, Bariis, Sonkor iyo Saliid gaadhsiisay  Bulshada danyarta ah ee kudhaqan Magaalada awbare iyo qabaleeyada hoosyimaada ee ay kamid yihiin dilaaca shekh cali iyo haliso.  Sidookale  waxaa deeqdan raashinka ah iyana lagaadhsiiyay bulshada kudhaqan degmada Harawo gaar ahaan senterada dharwaanjiye, layla-kaal, gogti iyo qabalaha Dhamal-boodhley. Meesha degmada Danbal ee gobolka siti’na la gaadhsiiyay senterada Cagaarwayne iyo Jabanta.

Dhankakale, Maareeyaha Wakaalada Ilaalinta Deegaanka Macdanta Iyo Tamarta DDSI Mudane Mawliid Haayir Xasan oo warbaahinta uga warbixyay ayaa sheegay in deeqdani tahay mid ay xukuumada DDSI ay kaga jawaabayso baahiyaha bulshada danyarta ah ee uu dhawaan roobaabkii duufaanta watay dhibka ugaystay. Wuxuuna intaas kudaray masuulku in deeqdani ay isugujirto bariis, baasto, saliid iyo sonkor islamarkaana bulshada lasiiyay ay yihiin bulshadii danyarta ahayd. Wuxuuna tilmaamay in xukuumada DDSI ay tahay mid kucaanbaxday kajawaabida baahiyaha shacabka deegaanka islamarkaana ay bulshadu aad ugu mahadcelinayan sida dhakhsaha badan ee looga soo jawaabay baahiyahoodii iyo balanqadkoodiiba.

Ugudanbayna, bulshadii deeqdan lagaadhsiiyay oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin deeqdan lasoogaadhsiiyay. Iyagoo sheegay in xiligii ay ubaahnaayeen lookeenay deeqdan islamarkaana ay aad ugu mahadcelinayaan xukuumada DDSI

MW CMC Oo Kaqaybgalay Qalinjabinta Dufcada 13aad Ee Ardayada kuliyada Caafimaadka Ee JHSC

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Axad, 17ka June 2018. Waxaa hoolka shirarka ee SMCX kaqabsoomay Munaasabad qalinjabin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay kuqalinjabinayeen dufcadii 13aad ee ardayda kuliyada caafimaadka ee JHSC oo tiradoodu dhnatahay 454. Iyadoo munaasabadan ay kasoo qaybgaleen Madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar, golaha wasiirada, odayaal-dhaqameedka Deegaanka, waalidiinta qalinjabiyayaasha iyo waliba dhamaan ardayda qalinjabiyayaasha ah ee waxkabaranaysay kuliyada caafimaadaka ee jigjiga.

Hadaba, munaasabadan ayaa waxaa ugu horayn kahadlay Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uguhorayn halkaasi hanbalyo usoo jeediyay qalinjabiyaaysha. Wuxuun madaxwaynuhuu kahadlay faa’iidada xirfadahan kaladuwan ee cafimaadka ee ay kuqalinjabiyeen ardaydu isagoo madaxwaynuhuu carabka ku adkeeyay in dhamaan xirfadahan caafimaadka ay barteen qalinjbiyaayshu ay yihiin kuwo qaali ah aadna loogu baahan yahay. Wuxuuna xusay in xirfadan aybarteen qalinjabiyayaashu ay qayb wayn katahay fulinta qorshaheena kobaca iyo isbadalka dhaqalaha (GPT2).sidookale madaxwaynaha ayaa tilmaamay islamarkaana tusaale usooqaaatay faaiidad iyo waxqabadka xirfadlayaasha caafiaamadka deegaanka sidii ay qayb libaax uga qaateen badbaadinta shacabka xiliigii xanuunkii shuban biyoodka ee abaartii kalhore.

Madaxwaynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa kula dardaarmay qalinjabinyayaasha in ay qalinjabiyaayshu xirfadan ay barteen ay ugu adegaan bulshadooda si daacad ah  oo xilkasnimo ah. Wuxuun uga u duceeyay in xirfadan ay barteen uu ilahay kadhigo mid ay ku’anfaacaan naftooda iyo dadkoodaba.

Sidookale, Wasiir-kuxigeenka Xafiiska Xirfadaha Iyo Farsamooyinka Gacanta ‘TVET’ Mudane Badri Yuusuf oo isna kahadlay xafladan ayaa ugu horayn usoo jeediyay hanbalyo dhamaan qalinjabiyayaasha kuliyada caafimaadka ee JHSC. Wuxuuna qalinjabiyaaysha ku booriyay in xirfadoodan qaliga ah ee ay barteen ay kor usii qaadaan islamarkaana ay noqdaan kuwo bulshadooda si daacad u ah ugu adeega.

Dhankakale, Maareeyaha Kuliyada Caafimaadka ee JHSC mudane Kaamil Cabdulaahi Haybe oo  Isna dhankiisa kahadlay ayaa halkaas kasoojeediyay sooyaalkii taariikheed ee kuliayada caafimaadka. Waxauuna xusay in ilaa iyo markii laaasaasy kuliyadan ay kaqalinjabyeen Arday cadaddkoodu dhan tahay 4256 arday oo aysan kujirin kuwan maanta qalinjabinaya  Oo ah dufcadii 13aad  islamarkaan ay ardayda maanta qalinjabinaysa  ay tiradoodu dhan tahay 454 arday kuwaasoo 215 ay yihiin rag meesha 239 ay yihiin dumar. Wuxuuna xusay in ardaydani ay mudo sadexsano baranayeen culuumta kaladuwan ee caafiamadka islamarkaan ay yihiin arday laga soo kalaxulay 11 gobol 93 degmo iyo 6 maamul magaalo ee deegaanka.

Iskusoowadaduuboo, gabagabadiii munaasabadan ayaa madaxwaynaha iyo masuuliyiinta kuliyada caafimaadku ay abaal marin ku gudoonsiiyeen ardaydii kaalma hore ka gashay waxbarashada kuliyada caafiamadka ee jigjiga.

በጀረር ዞን አስተዳደር ከደጋህመደው ወረዳ ሠራተኞች ጋር ውይይት ማካሄዱ ተገለፀ

$
0
0

ደጋህመደው(Cakaaranews)እሁድ፤ሰኔ 10/2010ዓ.ም . በጀረር ዞን የደጋህአመዶ ወረዳ በወረዳው ከሚገኙ አጠቃላይ የመንግስት ቢሮ ሠራተኞች ጋር የውይይት መድረክ ማዘጋጀቱ ተገለፀ።  የውይይቱ ዋና ትኩረትም የ2010 ዓ.ም ማጠናቀቂያ እንደመሆኑና በቀጣዩ 2011 ዓ.ም በሥራና ሠራተኛው ሊኖር ስለሚገባው ጠንካራ የሥራ መንፈስን ተላብሶ የማስፈፀም ብቃትን ማዳበር በሚያስችልበት ጉዳይ ላይ መሆኑ ተገልጸዋል።

 በውይይት መድረኩ ላይ የወዳውን ለቀመንበር ጨምሮ የወረዳው ሠራተኞችም ተካፋይ ሆነዋል። የውይይቱ ዋና አላማ የ2010 ዓ.ም የሥራ ማጠናቀቂያ በመሆኑ ሠራተኛውና መስሪያቤቶቻቸው አፈፃፀም ምን ይመስል ነበር የሚለውን በማየት በቀጣይ 2011 ዓ.ም በወረዳው ልማት፤ ሠላምና መልካም አስተዳደር የሚኖረውን አፈጻፀምና ተግባራት በተሻለ ሁኔታ ማስቀጠል በሚቻልባቸው ጉዳዮች መሆኑ የጀረር ዞን አስተዳደሪ ገልጿል።

የጀረር ዞን አስተዳደሪ አቶ ሙሁመድ ሀሰን ስለውይይቱን አላማ ማብራሪያ ሲሰጡ "ዛሬ የምንወያየው ስንከውናቸው የነበሩ ሥራዎች ምን ይመስሉ እንደነበር እንመለከታለን በተለይ በልማት፣ በሠላም እና መልካም አስተዳደር ላይ ከመጀመሪያ ጀምሮ እስከ አሁን የነበረው አካሄድ ጥሩ ነበር አሁንም በዚሁ መልኩ እንዴት ማስቀጠል እንደምንችል የተሻለ ግንዛቤዎችን የምንወስድበት ይሆናል። ሌላው ሁላችንም በየመሥሪያ ቤቶቻችን የተሰጡን ሥራዎች ህዝብን የማገልገል ስሜት መጠናከር፣ የሥራ ሞራልና የተነሳሽነት ስሜቶችን ሠራተኛው በግልፅ ሊላበስና ሊያዳብራቸው ይገባል። የሥራ ሃላፊነት ደረጃው ይለያይ እንጂ ሁላችንም ሃለፊነት አለብን ስለዚህ ሥራን በተሻለና በተቀላጠፈ መልኩ መከወን አስፈላጊ ነው" ብሏል።

በተመሳሳይም በውይይቱ ላይ የማጠናከሪያ ንግግር የደረጉት የደጋህአመደው ወረዳ ሃላፊም "የ2010 ዓ.ም የሥራ ዘመን ተጠናቆ ወደ 2011ዓ.ምየሥራ ዘመን እየገባን በመሆኑ ለቀጣዩ ዓመት የታቀዱ እቅዶቻችን የወረዳው ሠራተኞች በጥልቀት እንዲረዱት እነሱም ድህነትን የማጥፋት ትግሉን በቀጠል ሃገራችን የያዘችውን የፈጣን ዕድገት ስትራቴጂና መካከለኛ ገቢ ካላቸው ሃገራት ተርታ የመሰለፍ ራዕይን ለማሳካት የሠራተኛው ጥረትና ተነሳሽነት ከበፊቱ የበለጠ መሆን ይገባዋል" ሲሉ ተናግሯል።

በመጨረሻም በውይይት መድረኩ ተሳታፊዎች በበኩላቸው ትልቁን ሚና የሚጫወተው ሠራተኛው በመሆኑ የበለጠ ተነሳሽነትን እንደየሥራ ድርሻቸው እንደሚተገብሩና ለልማት፣ ሠላምና መልካም አሰተዳደር መሳካት የበኩላቸውን እንደሚወጡም አረጋግጠዋል።

Viewing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>