Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 131746 articles
Browse latest View live

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa U Anba Baxay Xarunta Dalka Ee Adhisababa

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 28ka may 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga anba baxay dhanka xarunta dalka ee magaalada adhisababa iyagoo madaxwaynaha iyo waftigiisuba ay halkaas kaga qaybgali doonaan shirka deegaanada ee boordhiga Horumarinta gaarka ah.

 


Xuska Sanadguurada 27aad ee 20ka Ginbood Oo Si Heer Sare Ah Looga Xusay Xarunta Deegaanka

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin, 28ka May,2018. Xuska Munaasabadii 27aad ee 20ka Ginbood oo  si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, afhayeenka golaha baarlamaanka mudane Maxamedrashiid Isaaq, Madaxwayne kuxigeenka DDSI ahna wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah marwo Sucaad Axmed Faarax, goloha wasiirada, wasiiro kuxigeenada, maareeyayaasha, saraakiisha ciidanka qaranka, saraakiisha ciidanka gaarka ah ee DDSI, odayaal dhaqameedka,qaybaha kaladuwan shaqaalaha deegaanka, culimo owdiinka dhalinyarta, kooxaha fanka iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan xarunta deegaanka ayaa ka qabsoomay caasimada deegaanka ee magaalada jigjiga.

Hadaba munaasbadan xuska 27aad ee 20ka ginbood ooh al ku dhag looga dhigay halka aan maanta ku suganahay waxaa gundhig u ah 20ka ginbood ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamud Cumar oo ugu horyn deegaanka ugu hambalyeeyay sanadguurada 27 jirsatay islamarkaana si kooban usoo dhigay sooyaalkii taariikheed ee nabadgalyo daro iyo horumar la’aaneed ee uu dalka iyo deegaanku soomaray, madaxwaynaha ayaana intaana kudaray in kadib markii laga gudbay nidaamkii dulsaarnimadka ahaa uu deegaanku ka hanaqaaday isbadal nabadgalyo, mid horumarineed iyo maamul suuban oo salka udhigay nidaamka hada ka jira deegaanka ee lagu badhaadhay.

Madaxwaynaha oo hadalkiisii sii wata ayaa carabka ku dhuftay in adeeg bixinta caafimaadka deegaanka mudo bilaha ah gudohood la gaadhsiin doono heer lamid ah adeegbixinta caafimaadka ee ka jirta wadamada horumaray lana keeni doona hospitalka wayn ee meles momerial hospital dhakhaatiir ajaanib ah oo tayo leh iyo qalab lamid ah qalabka caafimaad ee yaala wadamada jarmalka iyo Thailand, madaxwayanaha ayaana xusay in dhalinyarada deegaanka dhamaan la shaqaalaysiinayo islamarkaana degmo kaste laga shaqaalaysiinayo 300 oo dhalinyaro ah.

Sidoo kale madaxwaynaha ayaa sheegay in nidaamkan uusan ahayn mid ku yimid dheel dheel balse uu yahay halgan iyo eed loo galay in shacabka laga samata bixiyo dhibaatooyinkii ay ku jireen. Madaxwaynaha ayaana carabka ku adkeeyay in xukuumadu ay dadaal dheer ugashay  la halganka aragti xumidii jirtay ee nabadiidnimo qabyaaladeed, argagixisonimo, dulsaarnimo iyo iskudul noolaanshihii jirijiray dhamaantoodna ay xukuumadu xididada usaartay islamarkaana aysan maanta deegaanka ka jirin wax soomaalinimo ka hooseeya.

Ugu danbayana waxaa dhankooda ka hadlay qaarkamid ah odayaal dhaqameedka deegaanka oo sheegay mugdigii iyo marxaladihii adkaa ee ay bulshada deegaanku soomartay iyo sidoo kale isbadalada lama ilaawaanka ah ee ay maalintani dhaxalsiisay bulshada deegaanka, waxayna odayaal dhaqameedka inta ku dareen in maalintan ay tahay maalintii afka ciida loodaray kaligii taliskii macangaga ahaa ee dhergiga.

27ኛው የግንቦት 20 የድል በዓል ለላቀ ብሔራዊ መግባባትና ዴሞክራሲያዊ አንድነት ለላቀ ሃገራዊ ስኬት በሚል መሪ ቃል በጅግጅጋ ከተማ በደማቅ ሁኔታ ተከበረ

$
0
0

ጅግጅጋ(cakaaranews)ሰኞ፤ግንቦት 20/2010ዓ.ም.27ኛው የግንቦት 20 የድል በዓል ለላቀ ብሔራዊ መግባባት እና የዴሞክራሲያዊ አንድነት ለላቀ ሃገራዊ ስኬት በሚል መሪ ቃል በመላው ሃገሪቱ የተከበረ ሲሆን በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መዲና በጅግጅጋ ከተማ በሰይድ መሀመድ አብዱሌ መሰብሰቢያ አዳራሽ በደማቅ ሁኔታ ተከብረዋል። በክብረ በዓሉ ላይ የኢ.ሶ.ክ.መ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር የተገኙ ሲሆን የክልሉ መንግስትና የክልሉ መሪ ፓርቲ ኢሶህዴፓ ከፍተኛ አመራር አባላት፤የክልሉ ሴክተር መ/ቤቶች ቢሮ ኃላፊዎች ፣ የሃገር መከላከያ ሠራዊት፤የክልሉ የፖሊስ ሠራዊት አባላትና አመራር ፣ ሃገር ሽማግሌዎች፤የእምነት አባቶች፤ሴቶች፤ወጣቶችና የከተማው ነዋሪዎችም ተካፋይ ሆነዋል።

ይህ ለ27ኛ ጊዜ ተከበረው የግንቦት 20 የድል በዓል የኢትዮጵያ ብሔር፤ ብሔረሰቦችና ህዝቦች ባለፉት ሥርዓቶች መብታቸው ተነፍጎ ማንነታቸው ተሽሮ በጭቆና ስር ይዟቸው የነበረውን አገዛዝ በመቃወም ሥርዓቱን የገረሰሱበትና ለዛሬ ማንነታቸው ዋስትና ያረጋገጡበት የዴሞክራሲ ሥርዓት የዘረጉበት የሠላም፤፤የነጻነትና የልማት  ዕለት በመሆን በመላው የሃገሪቱ ክፍሎች እየተከበረ ይገኛል። ታዲያ በጅግጅጋ ሰይድ መሀመድ አዳራሽ በተከበረው 27ኛው የግንቦት 20 የድል በዓል በመጀመሪያ ንግግር ያደረጉት የኢ.ሶ.ክ.መ.ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር በአዳራሹ ለተገኙት የበዓሉ ታዳሚዎች እንኳን አደረሳችሁ ካሉ በኋላ ግንቦት 20 ለኢትዮጵያዊያን ብሔር ፣ ብሔረሰቦች እና ህዝቦች የነጻነት እና የማንነታቸው ማረጋገጫ ዋስትና ቀን እንደሆነ ገልጸው ግንቦት 20 ማለት ለኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብም ሠላምና የልማት ዋስትና ማለት መሆኑን ገልጸዋል። የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብም እንደሌሎች ወንድም ብሔሮች የራሱን መብትና ነጻነት አግኝቶ ዛሬ ያለበትን ሠላም ፣ ልማትና ብልጽግና የተጎናጸፈበት ቀን ነው ብሏል ፕሬዝዳንቱ።

በተጠማሪም ክቡር ፕሬዝዳንቱ የግንቦት 20 ፍሬዎች ሲያብራሩ ለመላው የኢትዮጵያ ህዝቦች በተለይ ለኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ እንኳን ለ27ኛው የግንቦት 20 የድል በዓል በሠላም አደረሰን አደረሳችሁ እላቹዋለው፤ ግንቦት 20 ማለት ለኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ ውሃ ማለት ነው ጤና ማለት ነው ብዬ ነው የማስቀምጠው ምክንያቱም ከግንቦት 20 በፈት በነበሩት ሥርዓቶች እንደ ደርግ ወይም ከዛ በፊት በነበረው የነገሥታቱ ሥርዓት የክልሉ ህዝብ እንደ 2ኛ ዜጋ የሚታይ የነበረ ህዝብ ነው ከግንቦት 20 ድል በኋላ በተፈጠረው እራስን በራስ የማስተዳደር መብት እንደ ሌሎች የኢትዮጵያ ህዝቦች እኩል መብት ያገኘ ህዝብ ነው ስለዚህ ግንቦት 20 ሠላም ነው ብዬ ነው የሚወስደው ምክንያቱም የኢትዮሶማሌ ህዝቦች ዜግነቱ እንደ 2ኛ ዜጋ ተደርጎ ሲቆጠር የነበረ ክልል እና ህዝብ ነው። የኢ.ሶ.ክ ህዝብም ከግንቦት 20 ድል በኋላ ነው ልክ እንደሌሎቹ የኢትዮጵያ ህዝቦች ኢትዮጵያዊነቱ የተረጋገጠው መብትም እንዲኖረው የተደረገው በዚህ ምክንያት ነው ግንቦት 20ን ከሌሎች ክልሎች በተለየ መልክ ልናየው የምንችለው ግንቦት 20ን በአጭሩ ለመግለጽ ሠላም ነው ለሶማሌ ክልል።

ክቡር ፕሬዝዳንቱ አክለው ሲገልጹም በአንድ ወቅት በክልሉ የነበረው የፀረ ሠላም ሃይሎች እንቅስቃሴ በዜጎች ላይ ሲያደርስ የነበረውን ጥፋት በወቅቱ የነበሩት አመራሮች ከፀረ ሠላም ሃይሎች ጋር የነበራቸው ቁርኝት እንደነበረና ያንንም የጥፋትና የጠባብነት አመለካከት አሁን ላይ ያሉት አመራሮች ከህዝቡ ጋር ባደረጉት ጠንካራ ትግል ዘላቂ ሠላምን ማረጋገጥ መቻሉን ጠቆሟል። አሁን ላይ የሚናደርገው ትግል ግን ድህነትን አጥፍተን ልማትና ብልፅግናን ማምጣት ላይ እንደሆነ ገልጿል።

ሌላው በክልል አካባቢዎች እንቅስቃሴ ሲያደርጉ ከነበሩ የፀረ ሠላም ሃይሎች እንደ አሊተሃድ ፣ አልሸባብ እና ኡቦ(ኦብነግ) ጋር ሲያደርግ የነበረው እልህ አስጨራሽ ትግል የማይረሳ ሲሆን ከዚህ በተጨማሪም እንደሚታወቀው ክልሉ የሚገኝበት አካባቢ የሃገሪቱ ድንበር እንደመሆኑ የውጪ ሃይሎች ወደ ሃገሪቱ ሰርገው እንዳይገቡ ከሃገር መከላከያ ሰራዊት ጋር በመተባበር የራሱን ድርሻ ሲወጣ እንደነበረ መታወስ አለበት ሲሉ አብራርቷል።

 በተያያዜም የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር  አብዲ መሀሙድ የክልሉ ጤና አገልግሎት ጥራትና ተደራሽነትን እንደሚያሻሽሉና በክልሉ ርዕሰመዲና የሚገኘው የመለስ ዜናዊ መታሰቢያ ሪፊራል ሆስፒታል ከፍተኛ ልምድና እውቀት ያከበቱ ሃክሞች  በወራት ውስጥ ከውጭ ሃገራት እንደሚያመጡ እንደሁም እንደነ ጀርመንና ታይላንድ ሀገራት ያሉ ሃገራት የሚጠቀሙ ዘመናዊና ጥራቱን የጠበቁ የጤና አገግሎች መሳሪዎችን የክልሉ መንግስት ከውጭ እንደሚያመጡ ከመግለጻቸው ባሻገር የወጣቶች ስራ አጠኔት ለመቀነስ ያህል በሁሉም የክልሉ ወረዳዎች ለሚገኙ ወጣቶች ለያንዳንዱ ወራዳ 300 ወጣቶችን እንደሚቀጠሩለትም አክሏል።

በሌላ በኩል በክብረ በዓሉ ታድመው ከነበሩት የሃገር መከላከያ ሠራዊት አመራር አባላትም ስለ ግንቦት 20 ሲገልጹ ከዚህ የቀደመውን አጠቃላይ አስከፊ ሥርዓት ኢትዮጵያዊያን በጋራ በመታገል የገረሰሱበት ቀን በመሆኑ እንኳን ለ27ኛው የግንቦት 20 የድል በዓል በሠላም አደረሰን በማለት ሲሆን ይህ እለት ከዚህ ቀድሞ የነበሩትንክፉ የአገዛዝ ሥርዓቶችን ለመገርሰስ ትልቅ መስዋዕትነት የተከፈለበት እንደሆነ ጠቅሰው ዛሬ የተገኘውን ሠላም ፣ አንድነት ፣ ልማትና ብልጽግና በጋራ አስጠብቆ መዝለቅ እንደሚገባ ተናግረዋል።በተጨማሪም የመከላከያ ሠራዊት አመራር አባላትም በዚህ ቀን በተገኘው ሠላም አማካኝነት ሀገራችን የያዘችውን የዕድገት እና የህዳሴ ጉዞ ለማስቀጠል ቃል የምንገባበትና አንድነታችንን የምናረጋግጥበትና የሚናጠናከርበት እለት በመሆኑ ይህንንም ጉዞ ለዝህባችን እና ለሃገራችን እንደምናረጋግጥ ቃል እንገባለን ሲሉ አስገንዝበዋል

RW Dr. Abiyyi Ahmed Oo Kulan Qaabilaad Iyo Afur Sharafeed Ku Qaabilay Wafti 200 Oo Xubnood Oo DDSI Ah Kakooban

$
0
0

  Addis-ababa(Cakaaranews) Talaado, 29ka May 2018. Raisal wasaaraha JDFI Dr Abiyi Ahmed ayaa  maalinta bari ah kulan qaabilaad iyo afur sharefeed isugujira ugu qaban doona xarunta madaxtooyada ee dalka wafti balaadhan oo ka kooban 200 oo xubnood oo isugujira hoogaaminta sare ee deegaanka oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, odayaal dhaqameedka deegaanka, iyo dhalinyarada.

Kulan Kusaabsan Mashruuca One Health Program Oo Ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga.

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 29ka may 2018. waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagu qabtay kulan kusaabsan mashruuca lagu magaacaabo Hal caafimaad (one healthy) kaasoo ah mashruuc ay iska kaashadeen jaamacada jigjiga iyo wadanka Switzerland islamarkaana kuqotama dhanka caafimaadka gaar ahaan xanuunada ay isku gudbikaraan dadka iyo xoolaha iyo waliba  sida looga hortago.

Hadaba, Madaxwaynaha Jaamacada Jigjiga Dr Cabdicasiis Ibraahim oo sheegay in mashruucan ay iska kaashadeen jaamacada jigjiga iyo wadanka swezerland kaasoo ah mashruuc magaciisu yahay hal caafimaad ama one healthy. Wuxuuna intaas kudaray in mashruucani uu waxkatarayo dhanka kahortaga xanuunada la isku gudbiyo ee xoolaha, dadka iyo deegaanka maadaama oo ay shaqooyinka ay siwada jir ah u qabanayaan 3 kooxood oo kakalsocda caafimaadka xoolaha, caafimaadka dadka iyo caafimadka deegaanka. Wuxuuna tilmamay in kooxahanai ay qabanayaan shqooyinka daraasaadka iyo wacyigalinta ee kuaadan xanuunada

Sidookale, Iskuduwaha Mashruuca Hal-Caafimaad (One Healthy Program) Marwo Khadra Cali Oo sheegtay in mashruucu 5tii sano ee hore uu waday kobcinta awooda ee dhanka shaqaalaha jaamacada ee dhanka cilmiga waxayna xustay in midaas laga midho dhaliyay islamarkaana 10 xubnod lasoo tababaray. Waxayna intaas kudartay in kulankani yahay mid larabo in llagu xoojiyo la iskulana ansixiyo 3 waxqabad oo laxidhiidha baadhitanadii lasameeyay islamarkaana ah dhibaatooyinkii lasoo saaray intii lagu jiray daraasaadyada ee laga soo sameeyay degmooyinka qaar.

Iskusoowada duuboo, mashruucan loogu magac daray hal cafimaad ee ay wada fulinayaan jaamacada jigjiga iyo wadanka Switzerland ayaa lafilayaa inuu waxwayn kaqaban doono dhibaatooyinka ay kusooheleen daraasaadyadoodi ku aadanaa dhanka nadaafada, faayodhawrka biyaha iyo waliba xanuunada ay kamid kayihiin TB iyo waliba xanuunada ay isku gudbin karaan dadka iyo xooluhu

Imtaxaanka Heer Qaran Ee Fasalka 10aad Oo Si Rasmi Ah Uga Bilawday Guud Ahaan DDSI

$
0
0

Jigjiga (cakaaranews)Arbaco, 30 May 2018. Waxaa si rasmi ah dhamaan deegaanka soomaalida itoobiya uga bilawday imtaxaanka heerqaran ee fasalka 10aad. Iyadoo, mas’uuliyiinta xafiiska waxbarashada DDSI  oo uu horkacayo wasiirka xafiiska waxbarshada DDSI oo ay waheliyaan wasiir-kuxigeenka xafiiska waxbarashada DDSI, agaasinka waaxda imtaxaanadka iyo mas’[uuliyinkale ay kormeer indho indhayn ah ku soo mareen dugsiyada sare ee MMJ kuwaas oo dhamaantood ay si habsami leh uga bilawdeen imtaxaanku islamarkaana ay goobjoog ka ahaayeen maaddadii ugu horaysay imtaxaanka.

Hadaba, Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Mudane Ibraahim Aadan Mahad oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in imtaxaanka heer qaran ee fasalka 10aad ee sanad dugsiyeedkan 2010 T.I uu maanta ka bilawday dhamaan dugsiyada sare ee DDSI iyo waliba guud ahaan dalka. Wuxuuna intaas kudaray in imtaxaankan faslka 10aad ay ufadhiisteen arday tiradoodu dhantahay  19,452 arday. Kuwaasoo oo imtaxaanka ku kala qaadanaya 165 dugsi sare oo kukala yaala 11 gobol 6da maamulmagaalo iyo 93 degmo ee deegaanka. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata  ayaa xusay in imtaxankan ay fulintiisa kaqaybqaadanyaan 527 imtaxaan ilaaliyaal ah iyo waliba 124 kormeerayaal. Wuxuuna tilmaamay in xafiiska oo kaashanaya xukuumada DDSI uu sanadadii ugyu danbaysay dadaalo badan kubixiyay kor uqaadista waxbarashada iyadoo tusaale loo soo qaadan karo sanadkii ugu danbeeyay kaasoo ay imtaaxnka heerqaran ay kubaaseen 71% islamarkaana ay imtaxaanka kubaaseen arday tiradoodu kor udhaafayso 7000 oo arday taasi kadhigtay deegaanka marka labarbardhigo degaanada kale deegaanadii ugu fiicnaa dhanka natiijada ardayada.

Sikastaba ha ahaatee, dawlaada deegaanka soomaalida itoobiya ayaa dadaalo badan kamuujisay kor uqaadista tayada iyo tirada waxabarashada deegaanka taasoo siwayan uga dhax muuqatay guuda ahaan dalkeenan itoobiya

Iskusoowada duuboo, imtaxaankan fasalka 10aad oo socondoona 3 cisho oo danbe ayaa waxaa sidookale isna kuxigi doona imtaxaanka heerqaran ee faslaka 12aad.   

 

Boqolaal Gu’yaal Dabadood Baad Fahmi Doontaan

$
0
0

Adhisababa(Cakaaranews)Arbaco, 30ka May, 2018. Kulankii khaaska ahaa ee qaabilaada iyo afur-sharafeedka isugu jiray oo uu Raisal wasaaraha dalka Dr. Abiy Axmed uu xarunta madaxtooyada dalka ugu qabtay wafti kakooban 200 oo xubnood oo kasocotay deegaanka soomaalida oo ay kamid ahaayeen hogaaminta sare ee DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwayne Cabdi Maxmuud Cumar, Odayaal dhaqameedka deegaanka iyo dhalinyarada ayaa soo soo dhamaaday.

Hadaba, kulankan oo ahaa kulan xog iswaydaarsi ah islamarkaana ahaa mid ay albaabadu uxidhan yihiin  warbaahintana aan laga qaybgalinin si uu qof walba si iskii ah oo aan is ilaalin lahayn ugu hadlo ayaa waxaa ugu horayn furay Raisal wasaaraha dalkeena JDFI Dr. Abiy Axmed isagoo ugu horayn si diiran u soo dhaweeyay waftigan labada boqol ee xubnood kakooban sheegayna inuu aad ugu faraxsan yahay kulankooda.

Kadibna, raisal wasaaraha ayaa kahadlay muhiimada ay leedahay iskaashiga iyo nabad kuwada noolaanshaha qoomiyadaha kaladuwan ee dalkeenu inuu yahay ka kali ah ee aynu kaga guulaysan karo cadawgeena 1aad oo ah saboolnimada. Wuxuuna bogaadiyay horumarka, nabadgalyada, dimuqraadiyada iyo nidaamka maamulka suuban ee kahanaqaaday guud ahaanba deegaanka soomaalida itoobiya sanadihii ugu danbeeyay. Raisal wasaaraha ayaana si cad udhigay inaan loo dulqaadanaynin cid kastoo dhibaato ku ah horumarka, nabadgelyada, nidaamka maamulka suuban iyo midnimada shacabka soomaalida itoobiya uu maanta haysto iyo waliba cid kasta oo iskahorkeenaysa labada shacab ee walaalaha ah ee soomaalida iyo oromada. Wuxuuna rasial-wasaaruhu cadeeyay in talada deegaanku ay kago’do oo kali ah XDSHSI ee talada deegaanka haya islamarkaana ay xukuumada federaalku tahay mid taageero guud siisa dhamaan deeganada dalka.

Rasial-wasaaraha oo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu amaan usoo jeediyay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar isagoo ku amaanay kasakaw shaqooyinka uu madaxwaynuhu kaqabtay nabadgalyada, horumarka, maamulka suuban iyo xidhiidhka dadwaynaha ee dal iyo dibadba waxqabadka uu ahmiyada gaarka ah siiyay ee gaar ahaan dhanka daboolida guud ahaan baahida biyaha deegaanka ee deegaanka daashatay oo ahayd caqabada dhibaato walba kadanbaysay. Wuxuuna sheegay in deegaanka soomaalidu uu guud ahaanba dalka itoobiya ahmiyad gaar ah iyo lafdhabarba u yahay isagoo xusay in cidii kala qaybqaybisa shacabka soomaalida ama carqalad kadhex abuuraysa labada qoomiyadood ee oromada iyo soomalida   inay tahay cid duulimaad ku ah nabad kuwada noolaanshaha qoomiyadaha dalka iyo waliba  midnimda iyo jiritaanka dalka.

Raisal wasaaraha ayaana kula dardaarmay shacabwaynaha  soomaalida itoobiya meelkasta oo ay joogaanba inay wax kuyihiin oo kali ah midnamada aan soomaalinimo kasakoynin ee ay muujiyeen 8dii sano ee u danbaysay taasoo uhorseeday heerka ay maanta gaadheen loogana baahan yahay inay halkaas horay uga sii socdaan oo aysan marnaba dib ugu noqonin isjiidjiidadkii qabyaalada iyo cadiifada kusalaysnaa ee ay wadajirka kaga soo baxeen.

Ugudanbayna raisalwasaaraha ayaa guriga kacodsay in maadaama oo lagu jiro bishii barakaysnayd ee ramadaan in la iswada cafiyo isagoo soo daliishaday axaadiis diini ah iyadoo dhamaan hogaaminta iyo kaqaybgalayaashuba  intay hal mar wadakaceen ay halkaas isku wada cafiyeen midnimana kumuujiyeen.

Hadaba iscafiska kadib, ayaa waxaa guriga kasoo dhex kacay nin lagu magacaabo Maxamuud Cabdi Kare oo halkaas iskufashiliyay islamarkaana guriga kacodsaday in sigaar ah isaga loo cafiyo sir culus iyo xogo badana qarxiyay lana wadaagay guriga iyadoo intaas kadib uu gurigu cod buuxa kucafiyay.

Intaas kadib, Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo kulankaasi kahadlay ayaa Raisal wasaaraha dalka  uga mahadceliyay laga bilaabo socdaalkiisii taariikhda galay ee uu ugu horayn isagoo lix maalmood uun laga joogo intii xilka loo dhaariyay uu deegaanka soomaalida kutagay, balanqaadyadii uu fuliyay iyo waliba qaabilaada iyo kulanka quruxda badan ee uu waftigan DDSI kasocday uu kuqaabilay xarunta madaxtooyada dalka. Wuxuuna raisal wasaaraha ku amaanay bisaylka siyaasadeed, kartida iyo waayo-aragnimada uu leeyahay taasoo uu tilmaamay in laga dareemayo nidaamka geedi-socodkiisa shaqada uu kuwado gaar ahaan socdaaladii dal iyo dibadba uu kutagay mudadii yarayd ee uu joogay. Wuxuuna madaxwaynuhu balanqaaday in XDSHSI, xukuumada deegaanka iyo shacabka oo gacmaha is haysta ay kazoo bixi doonaan kaalintooda kaga aadan kamidho dhalinta qorshayaasha dalku kaga mid noqonayo wadamada uu dhaqaalahoodu dhex dhexaadka yahay.

Sidoo kale, waxaa iyana dhankooda kahadlay odayaal dhaqameedka deegaanka oo ay ugu horeeyaan Suldaanka Guud Ee Beelwaynta Abasguul Suldaan Cabdikariim qalinle iyo Ugaas Cabdi ioo ugu horayn uga mahadceliyay raisal wasaaraha socdaalkii taariikhiga ahaa ee uu deegaanka soomaalida kusoo booqday iyo waliba qaabilaadan quruxda badan ee uu qasriga madaxtooyada kuqaabilay iyagoo sheegay inay farxad gooni utahay inay mudo 4 saac kabadan kusugnaadaan qasriga madaxtooyada dalka oo ay halkaas kutukadeen salaadihii maqribka iyo cishaa’iga. Waxayna faahfaahiyeen shaqsiyaadka magafayaasha iyagoo kutilmaamay inay yihiin shaqsiyaad ducfi ah oo wata fikirkii soomaali-wayn ee  kusalaysnaa qabyaalada kala-qaybqaybinta, aragtida cidhiidhyan, kooxaysiga, nabadiidnimada, xoolo cirdoonimda, kabaayac-mushtarka dhiiga shacabka iyo iskahorkeenka bulshada soomaalida ah dhexdeeda iyo bulshooyinka dariska la ahba. Waxayna odayaal dhaqameedku balan qaadeen inuu shacabka soomaalida itoobiya uusan marnaba ogalaanaynin kalaqaybqaybinta iyo iskahorkeenka  shacabwaynaha soomaalida iyo deegaamada dariska la ahba islamarkaana ay utaagan yihiin ilaalinta, xasiloonida, nabad kuwadanoolaanshaha iyo midnimada qoomiyadaha kaladuwan ee dalka.

Ugudanbayna, Raisal wasaaraha Dr Abiy Axmed oo soo xidhay kulankan ayaa umahadceliyay Hogaaminta sare ee DDSI iyo guud ahaanba odayaal dhaqameedka deegaanka iyo dhalinyaradaba. Wuxuuna kacodsaday inay uduceeyaan xukuumada DDSI iyo MW CMC, xukuumada federaalka ah iyo waliba shaqsiyan inay isaga Dr. Abiy ahaan ay si gaar ah ugu duceeyaan in xilka ilaahay ku asturo, midnimada iyo horumarka shucuubaha dalkuna sii adkaato maadaama oo ducadooda la aqbalayo. Wuxuuna kuladardaarmay in  midnimada, magaca iyo maamuuska ay soomaalinimo kugaadheen ay tahay inay sii adkaystaan islamarkaana aysan marnaba dib ugu noqonin kalaqaybqaybsanaantii qabiilka ee ay midnimada soomaalinimo kaga soo gudbeen. Wuxuuna carabka kudhuftay in horumarka, daganaanshaha iyo xasiloonida dalku uu kuxidhan yahay  deegaanka soomaalida itoobiya. Raisal wasaaraha ayaana fariin udiray dadka fikirada khaladka ah aaminsan isagoo ucadeeyay in deegaanka soomaalida itoobiya taladiisa iyo go’aankiisuba ay utaalo oo kali ah xisbiga iyo xukuumada DDSI. Sidaadarteedna, cidii cabasho qabta inay si sharciga waafaqsan ugala xidhiidho deegaankooda maadaama oo ay dawlada fadaraalku tahay dalad guud oo taageero ah oo ay deegaanada dalku wada hoos tagaan. Wuxuuna hadalkiisii kusoo afmeeray inay sii xoojinta nabad kuwada noolaanshaha labada qoomiyadood ee soomaalida iyo oromadu ay utaalo labada madaxwayne ee deegaanada DDSI iyo oromada.

Iskusoowada duuboo, cakaara oo xuquuqda qoraalkan iskaleh  waxay hadalkeeda  ku afmeeraysaa boqalaal gu'yaal dabadood bay garan doonaan

 

Kulan Waynaha Caafimaadka Deegaanka Oo Kaqabsoomay Magaalada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 30ka may 2018. Waxaa hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan si habsami leh uga bilawday shirwaynaha caafimaadka deegaanka kaasoo lagaga wada arrinsanayay heerka ay marayaan adeegyada caafimaadka  DDSI iyo waliba sidii loo sii xoojinlahaa tayada adeega caafimaadka. Iyadoo kulanwaynahana ay kasooqayb galeen Mas'uuliyiinta xafiiska caafimaadka DDSI, xubno kasocday wasaarada caafimaadka, shaqaalaha xafiiska caafimaadka DDSI, madax xafiiseedada xafiiska caafimadka ee Degmooyinka, maareye-yaasha xarumaha caafimaadka, wakiilada arrimaha caafimaadka gobolada iyo waliba hay’adaha bahwadaagta la ah xafiiska.

Hadaba, Wasiir-kuxigeenka Xafiiska Caafimaadka DDSI Mudane Caydaruus Axmed oo ka warbixiyay kulanwaynahan ayaa sheegay in kulankani yahay mid lagaga wada arrinsanayo meesha ay marayaan adeega caafimaadka iyo waliba in dhamaan bulshada deegaanka ee kudhaqan degmo ilaa tuulo hoosaad la gaadhsiiyo adeeg caafimaad oo tayo leh islamarkaana ah mid loo siman yahay. Wuxuuna xusay in kulankan lagu soo bandhigayay heer daloolka caafimaadka meesha uu gaadhay 10 kii sano ee  udanbaysay isagoo carabka kudhuftay in marba hadii 10 kii sano ee udanbaysay lagu dhaqaaqay xawraare aad usaraysa oo ah kor uqaadista tayada iyo tirada adeega caafimaadka deegaanka ay hay'adaha bahwadaadta la ah xafiiska,iyo wasaarada caafimaadka JDFI ay aamini karaan in xawaare intaas kasiibadan lagu sii dhaqaaqi karo, iyadoo waliba xukuumada DDSI ay uqorshaysatahay sanadadan soosocda sii xoojinta iyo sii labo jibaarka kor uqaadista adeega caafimaadka Deegaanka.     

Waasiir-kuxigeenka oo hadalkisa sii wata ay tilmaamay In dhamaan hay’adaha bahwadaagta la ah xafioiska iyo wakiilada caafimaadka heer fedraal ee kasooqaybgalay kulan-waynahn ay aad ugu riyaaqeen islmarkaana sheegay in Kagonaanshaha ay xukuumadu samaysay ee kuaadan adeega caafimaadka 10kii  sano ee udanbaysay  uu yahay mid hersare ah oo kudhaqaqay xawaare aad aad uheersareeysa.

Dhanka kale, qaarkamdi ah madax xafiiseedadii kasooqaybgaly kulan-waynahan o dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in kulankani yahay mid sanadle ah islamarkaana lagu soo bandhigayo guud ahaan adeega caafimaadka deegaanka, startijiyadaha iyo qorshayaasha cafimaadka ee lagu sii xoojinayo tirade iyo tayada caafimaadka deegaanka.

Iskusoowada duuboo , shirwaynahan ayaa markuu sood hamaado laga filayaa inay kasoobaxaan natiijooyin horumarineed oo kor loogu sii qaado tayada caafimaadka deegaanka.


በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የጤና ሽፋን 62 በመቶ መድረሱን የክልሉ ጤና ቢሮ ገለፀ

$
0
0

ጅግጀጋ(Cakaarnews) ሐሙስ ፤ ግንቦት 23/2010 ዓ.ም በኢ.ሶ.ክ የእናቶችና ህፃናት ሞት በሚታይ መልኩ በጉልህ መቀነስ የቻለ ሲሆን ቀድሞ ከ1ሺህ ወላድ እናቶች ውስጥ 871 የሚሆኑት በሞት አደጋ ውስጥ ነበሩ። ዛሬ ላይ ይህ ቁጥር በእጥፍ ቀንሷል። የክትባትና ሌሎች ግልጋሎቶችም እንዲሁ የማህበረሠቡን የአኗኗር ዘይቤ በተከተለ መልኩ እየተሰጠ መሆኑን ተገለጸ። ዛሬም በክልሉ የኒሞኒያ እና የተቅማጥ በሽታዎች ከሌሎች ይልቅ ጡንቻቸው የበረታ ሲሆን እነሱና ሌሎች በሽታዎችን የመከላከሉን ሥራ ተደራሽ ለማድረግም እየተሠራ ነው ተብሏል።

በተያያዜም የተለያዩ አጋር ድርጅቶችም በእነዚህና በሌሎች የጤና ሽፋኑን ማሻሻል በሚቻልባቸው ዘርፎች ላይ በትኩረት እንዲሠራ ስምምነት ላይ ስለመድረሡ የጤና ቢሮ ም/ኃላፊ አቶ አይደሩስ አህመድ ተናግረዋል። በኤሌክትሪክ እና በውሃ መሠረተ ልማቶችን ማሟላት የሚለው እንዲሁ በጤና ተቋማቱም  የትኩረት መስክ መሆኑን ኃላፊው ገልፀዋለ። የጤና ባለሙያዎች ቁጥርን ለመጨመርም በርካታ አመርቂ ሥራዎች ተከናውነዋል ብሏል። በዚህ መሠረትም ቀድሞ በክልሉ አንድ ዶክተር በአማካኝ ለ78 ሺህ ታካሚዎች ያገለግል የነበረ ሲሆን አንድ ነርስ ደግሞ ለ12 ሺህ ተካሚዎች ታገለግል ነበር። አንድ አዋላጅም እስከ 20 ሺህ ለሚጠጉ ወላድ እናቶች የማገልገል ሃላፊነት ነበረባት። ዛሬ ላይ ግን አንድ ዶክተር በአማካኝ ለ31 ሺህ ታካሚዎች፣ 1 ነርስ ለ1,800 ታካሚዎች እንዲሁም 1 አዋላጅ ለ8 ሺህ ወላድ እናቶች እንደሚያገለገሉ ም/ኃላፊው አብራርቷል።

ከ10 ዓመታት በፊት የነበረው የጤና ሽፋን 7 በመቶ እንደነበር በማስታወስ ዛሬ ላይ ግን ወደ 62 በመቶ ከፍ ስለመደረጉ ነው የጤና ቢሮ ምክትል ሃላፊው አቶ አይደሩስ አህመድ የተናገሩት። እንደ ኢትዮጵያ ሶማሊ ጤና ቢሮ ምክትል ሃላፊ ገለፃም ከሆነ የጤና ሽፋኑን ለማሳደግ ከቀበሌ ጀምሮ እስከ ክልል ድረስ የአመራር  ቁርጠኝነቱን በማረጋገጥ ህዝቡን ባሳተፈ መልኩ የተለያዩ ሥራዎች ተከናውነዋል። በዚህም መሠረት ቀድሞ 3 አጠቃላይ ሆስፒታሎች፣ 20 ጤና ጣቢያዎችና 80 ጤና ኬላዎች የነበሩት ሲሆን አጠቃላይ የነበረው የጤና ባለሞያዎች ቁጥርም ከ1,700 አይበልጥም ነበር ብሏል።

በየደረጃው የተከናወኑ ጥረቶችም የተሻለ ውጤት ማስመዝገብ ችለው የአጠቃላይ ሆስፒታሎች ቁጥር ወደ 12 ከፍ ያለ ሲሆን 260 ጤና ጣቢያዎች እና ከ1500 በላይ ጤና ኬላዎች ለማህበረሠቡ ግልጋሎት እንዲሰጡ ማድረግ ተችሏል ብለዋል ም/ቢሮ ሃላፊው አቶ አይድሩስ አህመድ።በተጨማሪም ከተለያዩ መንግሥታዊ ካልሆኑ ድርጅቶች ጋርም በጋራ በመሆን 28 ተንቀሳቃሽ የህክምና ቡድን በሥራ ላይ ሲሆን በክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር ጠንሳሽነት በሥራ ላይ የሚገኘው ተንቀሳቃሽ የዓይን ህክምና ቡድንም ለጤና ሽፋኑ ማደግ የራሳቸው ጉልህ አስተዋፅኦ ስለመሆኑ አስረድቷል።

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የ10ኛ ክፍል ብሔራዊ ፈተና መውሰድ ተጀምሯል

$
0
0

ጅግጅጋ (Cakaaranews) እሮብ፤ግንቦት 22/2010..በዛሬው እለት በአጠቃላይ በኢ.ሶ.ክ በክልሉ በሚገኙ በሁሉም የፈተና ጣቢያዎች 10ክፍልብሔራዊፈተና መስጠት ተጀምሯል። በፈተና አሰጣጡ ሂደት ላይ የኢ.ሶ.ክ.መ ት/ቢሮ ሃላፊ ፣ ምክትል ቢሮ ሃላፊ ፣ የክልሉ ት/ቢሮ የፈተና ዳይሬክቶሬት ዳይሬክተር እና ሌሎችም የክልሉ መንግስት ሃላፊዎች በጅግጅጋ ከተማ የሚገኙትን የሁለተኛ ደረጃ ት/ቤቶች በመጎብኘት እና እንዲሁም በቦታው በመገኘት የፈተና አሰጣጥ ስነ-ሥርዓቱን ተከታትለዋል፡፡

በመሆኑም በመላው የኢ.ሶ.ክ በሁሉም የፈተና ጣቢያዎች ፈተናው በዛሬው እለት በይፋ እንደተጀመረ ፣ በክልሉ 10ክፍልብሔራዊፈተና  የሚወስዱ ተማሪዎች ቁጥር 19,450 እንደሆነና በክልሉ ባሚገኙት 11 ዞኖች፣ 93 ወረዳዎች እና 6 የከተማ መስተዳድሮች በአጠቃለይ በ165 የሁለተኛ ደረጃ ት/ቤቶች ፈተናው በጥሩ ሁኔታ እየተሰጠ መሆኑን የኢ.ሶ.ክ.መ  ት/ቢሮ ሃላፊ ክቡር አቶ ኢብራህም አደን መሀድ ገልፀዋል፡፡ በአጠቃላይ በክልሉ 527 ፈታኞች እና 124 የፈተና ሂደት ክትትል ቡድኖች (ሱፐርቫይዘሮች) የተመደቡ መሆኑንና የፈተና ሂደቱንም የሚከታተሉ መሆኑን አያይዞም ቢሮ ሃላፊው ተናግረዋል። ይህ በእንዲህ እንዳለ የክልሉ ት/ቢሮ ከክልሉ መንግስት ጋር በመተባበር በቅርብ ዓመታት በክልሉ ያለዉን የትምህርት  ተደራሽነት እና ጥራት ከፍ በማድረግ እንዲሁም ከ7000 በላይ ተማሪዎች ማለትም 71በመቶ የሚደርሱ የክልሉ ተማሪዎች በብሔራዊ ፈተናው ውጤት የተሳካለቸው እንደነበረ በምሳሌነት በማንሳት ቢሮ ሃላፊው  አክለው ተናግረዋል፡፡      

በዚህ መሠረት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት በትምህርት ዘርፍ  የተፈለገውን  የተማረ የሰው ኀይል በማፍራት ሰፊ ሥራዎችን በመስራት እንዲሁም ለክልሉ ማህበረሰብ የትምህርት ሽፋንን ተደራሽ በማድረግ፣ የተፈለገው ደረጃ እና ዉጤት እንዲሁም ጥራት ባለው መልኩ ባሉበት አካባቢ በማዳረስ ላይ ይገኛል፡፡ በአጠቃለይ 10ክፍልብሔራዊፈተናውም በአጠቃላይ እንደ ሃገሪቱ በክልሉም ለሚቀጥሉት ሶስት ተከታተይ ቀናት ቀጥሎ እንደሚሰጥም ተገልጿል፡፡

Declarations from the traditional elders of Ethio-Somali Regional State about recent false and biased report by amnesty international East Africa Office

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Thursday, 31th May, 2018. Amnesty International has recently  (on 31 May 2018) issued a report with the intent of creating hastily between the two  brotherly and neighboring communities of Somali and Oromo people by escalating fabricated reports  for the recent  event that took place in the border area between Chinaksane of Oromia region and Tuli-guled of Somali region, blaming the liyu-police as the culprits of the problem which is totally lie. This report is done by individuals working in amnesty international who have special interests and malice intentions to spur violence among these communities.

Ethiopian Somali Regional State's traditional leaders, who  have had a meeting this afternoon criticized the biased and one sided report that amnesty international east Africa office published on their page and then distributed through different medias. Holding light on that the elders exposed the following declaration points:

1.      The Report of the Amnesty International’s East Africa office is a clearly untrue and unwavering statement that has been written by individuals from the Amnesty International with particular personal interests and to incite violence between the Somali people and the Oromo. The elders described the authors that they are bribed so as to prepare this false report which is one side story.

 

2.      The report by the Amnesty International quotes falsely by reports done previously by the disaster preparation and preparedness commission of Federal Democratic Republic of Ethiopia and the International Organization for Humanitarian Affairs (UN OCHA) on the previous incidents between the two communities.

 

3.      The false report of the Amnesty International directly interferes political issues and instructs the Ethiopian Government to dismantle some of its regional police forces which is opposite to the mandate of this organization.

 

4.      This report is also trying Awaken and deliberately reignite on the Somali and the Oromo violence by ordering the federal government to map the border between the two communities, which could be a cause of tragic event that could lead further conflicts between the two brotherly states, and the elders have said, “This is a direct blow to Ethiopia’s political affairs, in particular, on the duties of the Ethiopian Federation House".

Henceforth, speaking in the name of traditional elders in the region and on behalf of Somali people, we strongly condemn twice and thrice the biased untruth reports of amnesty international distributed through the media which blames the security agencies of the country and interfering the internal politics of the country and regions within Ethiopia. We as the elders always believe that the security agencies of the nation works hard day and night and stands for keeping the security of its nation and defend their people's peace and no one should interfere and dictate their job to them.

Last but not least, as the elders of the region we would kindly request and send our concerns about this organization to the different branches of the federal government such as the house of federation, the command post committee for the state of emergency and all other relevant sector bureaus to deeply investigate about this issue and take necessary legal actions

.

 

 

Baaq ay Odayaal Dhaqameedka DDSI Kasoo saareen warbixintii beenta ahayd ee ay qortey Hay’ada Amnesty International East Africa Office

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 31ka may, 2018. KU: Gudiga Command Postiga Xaalada Degdega ah Ee Dalka Itoobiya

Amnesty international ayaa waxay qortay warbixin been cad ah oo haldhinac ah taasoo iskahor keenaysa labada shacab ee walaalaha ah ee soomaalida iyo oromada ee daris wanaagu kadhaxeeyo iyagoo ku eedeeyay dhacdadii yarayd ee maalintii dhawayd kadhexdhecay labada shacab ee degmada jinacsani ee DDO iyo degmada tuli-guuleed ee DDSI inay kadanbeeyeen ciidanka liyuu boolisku taas oo ah mid xaqiiqada kafog oo shaqsiyaad dano gaar ah leh oo kamid ah hay’ada amnesyt international ay ka danbeeyaan.

Hadaba odayaal dhaqameedka DDSI oo kaduulaya warbixinta beenta ah ee iska horkeenaysa labada shacab ee walaalaha ah ee ay hay’ada amnesty international kufidisay warbaahino badan ayaa canbaareeyay warbixintaas halka dhinac ah ee ay hay’adu qortay. Waxayna odayaal dhaqameedku kasoo saareen baaqan:

1.       Inay warbixinta amnesty international laanteeda bariga Africa ay tahay been cad oo haldhinac ah oo aan geed loogu soo gabanin oo ay qoreen shaqsiyaad kamid ah hay’ada amnesty international oo dano gaar ah wata islamarkaana raba inay iska horkeenaan shacabka walaalaha ah ee soomaalida iyo oromada iyadoo odayaal dhaqameedka DDSI ku tilmaamay shaqsiyaadka warbixintan qoray inay yihiin kuwo xidhiidh la leh ururada argagixisada ah oo lacag ku qaatay diyaarinta warbixintan beenta ah ee  halka dhinac ah. Waayo haduu qoraalkoodu xaqiiqada ku salaysan yahay sida dhabta ah ee arintani udhacday bay sheegi lahaayeen.

2.       Warbixinta amnesty international waxay kabeensheegaysaa warbixino ay xigasho uga soo qaateen komishinka kahortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka ee JDFI iyo hay’ada caalamiga ah ee iskudabaridka arrimaha bini’aadamnimada ee UN OCHA warbixinadii ay hada kahor kaqoreen iskudhacyadii labada shacab ee dhamaaday.

3.       Warbixinta beenta ah ee amnesty international waxay si toos ah ufaragalinaysaa arrimo siyaasadeed iyagoo uyeedhinaya dawlada federalka itoobiya inay kala dirto qayb kamid ah ciidamadeeda  taas oo kasoo horjeeda mandateka ay u aas-aasan tahay hay’adani.

4.       Waxay kicinayaan islamarkaana iska horkeenayaan shacabka soomaalida iyo oromada iyagoo amar kubixinayo in xadayn lagu sameeyo xuduuda labada shacab, taas oo ah arrin kicin ah oo horseedi karta colaad hor leh oo dib uga aloosanta labada shacab ee walaalaha ah dhexdooda, waxayna odayaashu sheegeen inay hay’adani ay fargalin toos ah kusamaysay arimihii siyaasada dalka itoobiya gaar ahaan waajibaadkii shaqo ee golaha federationka dalka itoobiya.

Ugudanbayn, odayaal dhaqameedka deegaanka ayaa waxay codsi udireen dhamaan laamaha ay khusayso ee dalka, sida golaha federationka dalka, gudiga commond postiga ee xaalada degdega ah ee dalka uxilsaaran, wasaaradaha kale iyo xafiisyada kale ee ay khusayso inay arrintan si qoto dheer u eegaan islamarkaana ay jawaab kabixiyaan talaabo sharciga waafaqsana ay kaqaadaan.

Adhisababa iyo Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Deegaanada Taageerada Gaarka Ah lasiiyo Oo ka Furmay.

$
0
0

Adhisababa(cakaaranews)jumce, 1da, June 2018. Waxaa si rasmi ah uga furmay xarunta dalka ee magaalada adhisababa shirkii deegaanada bourdhiga ee horumarinta gaarka ah lasiiyo islamarkaana ay shir gudoon ka ahaayeen Raisal-wasaare-kuxigeenka JDFI mudane Damake Mukonon iyo wasiirka wasaarada arrimaha federaalka JDFI mudane Kebede Jane. Iyadoo kulankana ay kasoo qaybagaleen Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Wasiiro heer Deegaan ah.

Hadaba, shirkan ayaa  ujeedadiisu tahay mid lagu qimeynayo islamarkaana lagu soobandhigayo waxqabadka 10kii bilood ee lasoo dhaafey ee 2010 T.I ee deegaanada taageerada horumarineed ee gaarka ah lasiiyo  iyo waliba falanqaynta qorshaha sanad miisaanayadeedka 2011 TI.

Wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI ayaa sheegay inuu imtixaankii fasalka 10aad si nabadgalyo ah ku dhamaaday

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce, 1da june, 2018.  Wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad ayaa sheegay inuu imtixaankii heer qaran ee  fasalka  10aad si nabadgalyo ah ku dhamaaday wasiirka ayaana ugu horayn umahadceliyay xubnihii komond postiga ee heer deegaan, heer gobol iyo heer degmo oo run ahaantii dadaal dheer u galay sidii uu imtixaankani si heer sare ah ugu qabsoomilahaa guud ahaanba deegaanka, wasiirka ayaana xusay in ardayda deegaanku natiijo fiican ka keeni doonaan imtixaanka heer qaran ee fasalka 10aad maadaama uu xafiiska waxbarashada DDSI uu mudadii ugu danbsay juhdi iyo dadaal badan galiyay sidii ay ardayda deegaanku natiijo fiican uga keeni lahayeen imtixaanaadka kala duwan ee heer qaran,wasiirka oo hadalkiisii sii wata ayaa sheegay in uu imtixaanka fasalka 12aad ee heer qaran uu bilaaban doono 27ka bishan ginbood islamarkaana loo baahanyahay in ay xubnaha comond postiga udiyaar garoobaan una fuliyaan sidii quruxda badnayd ee ay u fuliyeen imtixaankii heer qaran ee fasalka 10aad.

Ugu danbayna waxaa dhankooda ka hadlay qaar kamid ah ardaydii qaatay imtixaankii fasalka 10aad oo sheegay  inuu imtixaankii si fiican oogu dhamaaday islamarkaana ay natiijo wax ku ool ah ka keeni doonaan maadaamo oo ay waxbarasho tayaysan barteen.

የቀብሪበየህ ከተማ መስተዳደር 376 ተማሪዎች የ2010 ሀገር አቀፍ እየተፈተኑ መሆኑን አስታውቋል

$
0
0

ቀብሪበየህ(cakaaranews)ሀሙስ፤ግንቦት 23/2010. የዘንድሮ ሀገር አቀፍ  ፈተና በተመለከተ የቀብሪበየህ ከተማ ትምህርትና አቅም ግንባታ ጽ/ቤት በተለይም ከተማሪዎች ከወላጆች፤ከመምህራንና በአጠቃላይ በየደረጃው ከሚገኙ አካላት ጋር ጥልቅ ውይይቶችን በማድረግ በተግባርና በስነ-ልቦና ዝግጅቶች መደረጉንም የትምህርት ጽ/ቤቱ ኃላፊ አቶ ረቢዕ መዓሊን መሀመድ አስታውቋል።

በከተሟ የብሔራዊ ፈተና በሚሰጥበት የዶ/ር አብዱል መጂድ 2ተኛ ደረጃ ት/ቤት ፈተናው በጊዜው የገባ መሆኑን የገለጹት የከተማው ትምህርትና አቅም ግንባታ ጽ/ቤት ኃላፊ  የቀብርበየህ ከተማ አስተዳደር የዶ/ር አብደልመጂድ ሁሴን 2ተኛና መሰናዶ ት/ቤት ባለፈው አመት የ10ኛ ክፍል ፈተና ተማሪዎች ውጤት መልካም እንደነበረም የገለጹት ሲሆን  “ባለፈው አመት በዚህ ት/ቤት ብሔራዊ ፈተና የተፈተኑት ተማሪዎች ጥሩ ውጤት አስመስግበዋል፤የዘንድሮም ከበፊቱ የተሻሌ ውጤት እንደሚያመጡም ሙሉ እምነት አለን” ብሏል የት/ት ፅ/ቤቱ ኃላፊ።

የ2010የሃገር አቀፍ ፈተና ጥሩ ውጤት ለማስመስገብም የከተማ አስተዳደሩ ትምህርትና አቅም ግንባታ ጽ/ቤት የተለየ ዝግጅት መደረጉ የተገለፀ ሲሆን በዚህም ረገድ 267 ወንድና 109 ሴት ተማሪዎች የ10ኛ ክፍል ብሔራዊ ፈተና እየወሰዱ ከመሆኑ ባሻገር “የቀብሪበየህ ከተማ አስተዳደር ት/ት ፅ/ቤት ከከተማ አስተዳደር አመራርና ከተማሪዎች ወላጅ ጋር በመተባበር ለ10ኛ ብሔራዊ ፈተና ከፍተኛ ዝግጅት በማድረግ ተማሪዎችን የከበዳቸው የትምህርት አይነቶች በቅድመ ዳሰሳ በመለየት የማጠናከሪያ ትምህርትና ተጨማሪ ግንዛቤ እንድሰጥ አደርገናል” ሲሉ ገልጿል።

በሌላ በኩል የቀብሪበያህ ከተማ አስተዳደር ከንቲባ አቶ ሙክታር መሀመድ አብዲ በ2010 ዓ.ም የ10ኛ ክፍል ሃገር አቀፍ ፈተና በሚፈተንበት የዶ/ር አብዱል መጂድ 2ተኛ ደረጃ ት/ቤት በመዘዋወር በፈተና ላይ ያሉት ተማሪዎችን ሁኔታ ጎብኝቷል።

በተጨማሪም የቀብሪበየህ ከተማ 2ተኛና መሰናዶ ት/ቤት ከ10ኛ ክፍል ተፈታኝ ተማሪዎች በተጨማሪ የዩኒቬርሲቲ መግቢያ ፈተና ለመስጠት ዝግጅቱን እንዳጠናቀቀም  የከተማ መስተዳድሩ ትምህትና አቅም ግንባታ ፅ/ቤት አስገንዝበዋል።

 


Kulan Casho Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Madaxwaynayaasha Deegaanada Taageerada Gaarka Ah Lasiiyo Oo Kaqabsoomay Shereton Hotel

$
0
0

Addis-ababa(Cakaaranews) Jumce 1da June, 2018. Waxaa kulan casho sharafeed ah wada yeeshay mas’uuliyiinta secterka caafimaadka iyo mas’uuliyiinta deegaanada taageerada gaarka lasiiyo oo ay kasoo qaybgaleen madaxwayneyaasha deegaanada taageerada gaarka ah lasiiyo oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wasiirka wasaarada arrimaha federalka iyo horumarinta reer guuraaga mudane Kebede Jaane iyo marti sharaf kale ayaa ka qabsoomay caasimada dalka gaar ahaan Shereton Hotel.

Hadaba kulankan casho sharafeedka ah ayaa waxaa lagusoo bandhigay waxqabadyada kaladuwan ee ay hirgaliyeen mas’uuliyiintan mudadii ugu danbaysay, waxayna wasiirka wasaarada arrimaha federalka iyo horumarinta reer guuraaga mudane Kebede Jaane iyo dhamaan madaxwaynayaashii kale deegaanadu ku amaaneen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo xukuumadiisaba waxqabadka balaadhan ee ay kahirgaliyeen DDSI ee gaar ahaan ay ugu horeeyaan mashaariicaha waaywayn iyo ceelasha dhaadheer ee laga hirgaliyay deegaanka iyo kor uqaadida secterka caafimaadka oo uu taageero joogta ah lagarab taaganyahay islamarkaana uu ku taamayo in shacabka deegaanku aysan u baahanin in loo gudbiyo dal iyo dibad toona.

Ugu danbayna kulankan casho sharafeedka ah ee  loo sameeyay mas’uuliyiinta ugu saraysa deegaanada taageerada gaarka lasiiyo  iyo mas'uuliyiinta secterka caafimaadka  oo la isku waydaarasday fikiro muhiim ah ayaa si wanaagsan ku dhamaaday, iyadoo shirkii qiimaynta waxqabadka deegaanada taageerada gaarka ah lasiiyo uu halkiisii kasii socon doono.

የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ትምህርት ቢሮ የ10ኛ ክፍል ብሔራዊ ፈተና በጥሩ ሁኔታ መጠናቀቁ ገለፀ

$
0
0

ጅግጅጋ (Cakaaranews) አርብ፤ግንቦት24/2010 ..በዛሬው እለት በአጠቃላይ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በሚገኙ በሁሉም የፈተና ጣቢያዎች 10ክፍልብሔራዊፈተና በሰላምና ጥሩ ሁኔታ መጠናቀቁን የክልሉ ትምህርት ቢሮ ኃላፊ አቶ ኢብራህም አደን መሀድ ገልፀዋል። የ12ኛ ክፍል መልቀቂያ  ፈተና ደግሞ ግንቦት 27/2010 ዓ.ም እንደጀምርና በግንቦት 30/2010ዓ.ም ከ3 ቀናት በኋላ ይጠናቃል ብሏል ቢሮ ኃላፊው።

 በክልሉ የ12ኛ ክፍል የዩኔቬርሲቲ መግቢያ ፈተና ለሚፈተኑ  የተማሪዎች ብዛትም 10,008 ተማሪዎች ሲሆን ፈተናው የሚሰጥበት የክልሉ  98 ት/ቤቶችም ፈተናውን ለመስጠት ዝግጅታቸውን ማጠናቀቃቸውም ገልጿል።

የ10ኛና የ12ኛ ክፍል ፈተናዎች መጠናቀቅን ተከትሎ የ8ኛ ክፍል ሚንትሪ ፈተናም ከሰኔ 11 እስከ 13/2010ዓ.ም. በክልሉ 547 ት/ቤቶች እንደሚሰጥም የት/ቢሮ ኃላፊው አስረድቷል ። ለ8ተኛ ክፍል ሚንትሪ ፈተና የሚቀመጡ ተማሪዎች ብዛትም 33,713 መሆኑንም አስታውቋል።

Wakaalada Ilaalinta Deegaanka Iyo MMJ Oo Si Wada Jir Ah Magaalada Uga Fuliyay Olole Nadaafadeed

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 3da June, 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kaqabsoomay Ol'olo nadaafadeed oo ay si wada jir ah ufulinayaan Wakaalada ilaalinta deegaanka, kaymaha, macdanta iyo tamarta iyo waliba Maamulka magaalada jigjiga. kaasoo ah mid kor loogu qaadayo bilicda iyo nadaafada magaalada jigjiga islamarkaana loogu gogol xaadhayo xuska maalinta ilaalinta deegaanka oo kubeegan 5ta june 2018.

Hadaba, Maareeyaha Wakaalada Deegaanka Kaymaha, Macdanta iyo Tamarta Mudane Mawliid Haayir Xasan oo warbaahinta lahdlay ayaa sheegay in ololahan nadafadeed ee  maanta uu yahay mid ay wada fulinayaan wakaalada IDKMT iyo MMJ islamarkaana ay si gaara ah diirada ugu saarayaan nadiifinta qashinka bacaha iyo caagaga kuwaasoo oo saamayn kuleh deegaanka islamarkaan dhib ukeensada bilicda iyo caafimaadka dadka iyo duunyadaba. Wuxuuna tilmaamay in ololahani yahay mid loogu gogol xaadhayo munaasabada xuska ilaalainta deegaanka aduunka oo kubeegan 5ta June 2018 islamarkaana xuskan ilalinta deegaanka kadeegan ahaan ay kuqaban doonaan Karamardha.

Dhankakale, madaxa xafiiska maayorka MMJ mudane Cabdicasiis Mahad oo isna kahadlay ololahan ayaa sheegay in maanta ay siwadajir ah ufulinayaan olole balaadhan oo lagu nadiifinayo qashinka magaalada gaar ahaan qashinka qalalan ee caagadaha iyo bacaha. In ka maamu magalo ahaan ay u qorshaysan tahay talaabooyin badan oo lagula dagaalamayo qashinka noocyadiisa kaladuwan sida qashinka qalalan ee caagadaha iyo bacaha iyo waliba qashinka qoyan oo ay waxwayn kaqabteen ka magaalo ahaan.

Iskusoodaduuboo, ololahan nadaafadeed oo ah mid lagu nadiifinayo magaalada ayaa waxaa halkudhag looga dhigay Waan la dagaalamaynaa wasakhda caagaga iyo bacahaba.

ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ከስዊዘርላንድ ጋር በመተባበር የዋን ሄልዝ ኢኒሼቲቭ ፕሮጀት ይፋ መደረጉ ተገለፀ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ግንቦት 25/2010ዓ.ም የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ከስዊዘርላንድ መንግሥት ጋር በመተባበር የሚተገብረው ዋን ሄልዝ ኢኒሼቲቭ የተባለ ፕሮጀክት በመጀመሪያ ምዕራፍ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በሸበሌ ዞን አዳድሌ ወረዳ የተሠሩ የጥናትና ምርምር ሥራዎች ይፋ አደርገዋል። ለፕሮጀክቱ የተሠሩ የምርምር ሥራዎች በሸበሌ ዞን አዳድሌ ወረዳ ነዋሪዎችና እንስሳቶችን በተቀናጀ ሁኔታ ተጠቃሚ ለማድረግ በሚተገበሩ ስራዎዎች መሆናቸውን በጅግጀጋ ከተማ በተደረገደው የባለድርሻ አካላት ውይይት መድረክ ላይ ለማወቅ ተችሏል።

85 በመቶ አርብቶ አደር እና ከፊል አርብቶ አደር ማህበረሠብ በሚኖርበት የኢትዮጵያ ክልል የሚገኘው ጅግጀጋ ዩኒቨርሲቲ ከተቋቋመ ጀምሮ ከተለያዩ የሃገር ውስጥና ዓለምአቀፍ ዩኒቨርሲቲዎችና የምርምር ተቋማት ጋር በትብብር እየሠራ ሲሆን ከስዊዘርላንድ የልማት ትብብር ኤጀንሲ ጋር በተደረገ የሶስትዮሽ ስምምነት መሠረት ከሶስት ዓመታት በፊት ዋን ሄልዝ ኢኒሼቲቭ(one health iniative) የተባለ በሃገሪቱ የመጀመሪያ የሆነ ፕሮጀክት ተግባራዊ እየተደረገም ተገልጿል። ፕሮጀክቱ በመጀመሪያው ምዕራፍ እየተካሄደ ከሚገኘው የአቅም ግንባታ ስራዎች በተጨማሪም በክልሉ ሸበሌ ዞን አዳድሌ ወረዳ ሲከናወኑ የነበሩ አርብቶ አደሮችንና ከፊል አርብቶ አደሮችን ፍላጎትና ችግሮችን መሠረት ያደረጉ የምርምር ሥራዎች ተጠናቀው በትላንትናው ዕለት በጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በተካሄደ የባለድርሻ አካላት የምክክር አውደ ጥናት ላይ ቀርቧል።

በጅግጀጋ ዩኒቨርሲቲ በተካሄደው የአዳድሌን ህብረተሠብ ተጠቃሚ ለማድረግ የተሠሩ የምርምር ሥራዎች እውቅና መስጫ አውደ ጥናት ላይ የተገኙት የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ፕሬዝዳንት ዶ/ር አብዲአዚዝ ኢብራሂም እንደተናገሩት በስዊዘርላንድ መንግሥት የሚደገፈው ዋን ሄልዝ ኢኒሼቲቭ ፕሮጀክት ከአቅም ግንባታ ሥራዎች ጎን ለጎን በክልሉ ሸበሌ ዞን አዳድሌ ወረዳ ህብረተሠቡን የንፁህ መጠጥ ውሃ ከእንስሳ ወደ ሰው የሚተላለፉ በሽታዎችን ለመከላከል እና በተቀናጀ መንገድ የሰው እና እንስሳት ጤና አገልግሎት ተደራሽ ለማድረግ የሚተገበር ፕሮጀክት መሆኑን አስታውቀዋል።

በተያያዜም ዶ/ር አብዲአዚዝ ስለ ፕሮጀክቱ ገልፃ ሲሰጡም በኢትዮጵያ የመጀመሪያ የሆነውን ይህን ፕሮጀክት ውል የገቡትና ፈንድ የሚያደርገው የስዊዘርላንድ መንግሥት ነው። ከዚሁ ጋር ተያይዞም የአቅም ግንባታውንም ሆነ ፕሮጀክቱንም ተደራሽ የሚያደርጉት በጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በኩል ሲሆን የስዊዘርላንድ መንግሥትና የስዊዘርላንድ ባስ ዩኒቨርሲቲ ናቸው። የሶስትዮሽ ስምምነት ነው ያደረግነው በዚህ የሶስትዮሽ ስምምነት ላይ ለሶሰት ተከታታይ ዓመታት የተሠሩ ሥራዎች ስላሉ ከአቅም ግንባታው ጎን ለጎን ደግሞ ተማሪዎቻችን መጀመሪያም መምህራን ስለነበሩ አቅማቸውን የሚገነቡት ደግሞ በተመረጡ ወረዳዎች ላይ ሲሆን 1ኛው የአዳድሌ ወረዳ ነው። ተማሪዎቻችን አዳድሌ ወረዳ ላይ ባደረጉት ጥናት የምርምር ሥራዎቻቸው ለምርቃት የሚበቁበትን ጥናታዊ ፅሁፎቻቸውንም ይሠሩበታል። ጥናቱ 3 መፍትሄዎችን ነው ያገኘው 1ኛው ንፁህ የመጠጥ ውሃን ለአዳድሌ ወረዳ ህብረተሠብ በዝቅተኛ ወጪ ተደራሽ ማድረግ ነው። 2ኛው ህብረተሠቡ የሣንባ ነቀርሳ በሽታ በሚከሰትበት ወቅት ራሱን እንዴት እንደሚከላከል ግንዛቤ ማስጨበጥ ሲሆን 3ተኛው ደግሞ ከእንስሳት ወደ ሰው የሚዛመቱ በሽታዎችን በቡድን እየተናበቡ ሪፖርት አጠናቅሮ እንዴት እንደሚሠራ ሪፖርት ማድረግ ናቸው” ብሏል።

በመጨረሻም የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ዋን ሄልዝ ኢኒሼቲቭ  ፕሮጀክቱ ለ12 ዓመታት እንደሚቆይ የተገለፀ ሲሆን በአውደ ጥናቱም በአዳድሌ ወረዳ የተሠሩ የጥናትና ምርምር ሥራዎችም ቀርበው በአውደ ጥናቱ ተሳታፊዎች ሰፊ ውይይት ተደርጎባቸዋል።

Imtaxaanka Fasalka 12aad Oo Si Rasmi Ah Uga Bilawday Dhamaan Deegaanka

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 4ta, June 2018. Kadib markii uu si nabadgalyo ah uga soo dhamaaday deegaanka imataxaakii heer qaran ee fasalka 10aad ayaa Waxaa maantana si rasmi ah dhamaan dalka iyo deegaankaba uga bilawday imataxaanka heerqaran ee fasalka 12aad iyadoo xarunta deegaanka eemagaalada jigjiga ay kormeer indhoindhoyn ah kusoomareen habsami usocodka imtaxaanka mas’uuliyiin uu horkacyo wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI oo uu waheliyo maayorka MMJ iyo agaasimayaasha xafiiska waxbarashada DDSI.

Hadaba, Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Mudane Ibraahim Aadan Mahad oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in imtaxaanka heerqaran ee fasalka 12aad uu si rasmi ah uga bilawaday dhamaan dugsiyada u diyaargarwaga jaamacadaha deegaanka (preparatory sch). Wuxuuna xusay in sanad dugsiyeedkan 2010 T.i ay imtaxaanka ufadhiisteen arday tiradoodu kor udhafayaso 10,000 oo arday oo ah fasalka 12aad kuwaas oo imtaxaanka kukala qaadanaya 98 dugsi oo deegaanka ah. Wuxuuna tilmaamay in imtaxaankan ay kaqaybqaadanayaan  281 ilaaliyaal ah iyo 63 kormeerayaal ah. Wasiirka oo hadal kiisa sii wata ayaa carabka kudhuftay in natiijooyin wanaagsan uu urajaynayo dhamaan ardayda qaadanaysa imtaxaanka heer qaran.

Dhankakale, Wasiirka ayaa sidookale soo kormeeray habsami usocodka imtaxaanka ee senetenrada dhagaxle iyo bombaas ee degmada gursum.

Iskusoowada duuboo, imataxaanka udiyaargarawga jaamacadaha oo si habasamileh uga bilawday dhamaan deegaanka ayaa socon doona mudo 4 maalmood ah kaas oo laga filayo inuu kuu soodhamaado jawi wanaagsan oo nabad ah.

Viewing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>