Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 131746 articles
Browse latest View live

ማሳሰቢያ!!

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews) መክሰኞመስከረም 30,2010.ም ማሳሰቢያ!! የፌስቡክ ተጠቃሚዎች በሙሉ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዚዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር በሚል ስም የተከፈተው የፌስቡ ፡ክፔጅ፣ ትክክለኛ የፕሬዚዳንቱ የፌስቡክ ፔጅ አለመሆኑን እየሳወቅን፤ ይህን የተሳሰተ መረጃ በማሰራጨት፣ ህብረተሰቡን ለማሳሳት በፕሬዝዳንቱ ስምየፌስቡክ ፔጅ የከፈተው ግለሰብ አሁን በሀገራችን ያለውን ልማትና እድገት ቀጣይነት የማይፈልግ የብሄር ብሄረሰቦችንና ህዝቦችን አብሮ የመኖር የማይቀበል አጭበርባሪ ግለሰብነው፡፡ ይህን ፔጅ የከፈተው ግለሰብ ወቅታዊ ሁኔታን በመጠበቅ በፕሬዚዳንቱ ስም ህዝቡን የተሳሳተ መረጃ በማስጠት ላልተፈለገ ድምዳሜ እንዲደርስ ስራዬ ብሎ የሚሰራ ግለሰብነው፡፡

ስለሆነም የተከበራቹ የፌስቡክ ተጠቃሚዎች በክቡር ፕሬዚዳንቱ ስም ትክክለኛው የፕሬዚዳንቱ አካውንት አለመሆኑን እየገለፅን፤ በዚህ ፌስቡክ የሚሰጡ መረጃዎች ትክክለኛነት እንዲታረጋግጡ እንጠይቃልን፡፡


Ceelasha Caanka Ah Ee Malayko iyo Mugwayn Oo Daawaynta Iyo Talaalka Xooluhu Kabilawdeen

$
0
0

Malayko(cakaaranews)Talaado, 10ka October 2017.Waxaa maalmahan isdabasocda dawooyin iyo talaal laga fulinayo ceelasha caanka ah ee ay xooluhu isugu-yimaadaan kadib markii xafiiska xoolaha iyo horumarinta reerguuraaga DDSI uu udiray dhakaatiirta caafimaadka xoolaha iyo waliba dawooyinkii, iyadoo sidookalana ceelasha caanka ah ee malayko iyo mugwayn ay kabilaabatay daawayntii iyo talaalka xoolaha.

Hadaba, Dr Cabaase Maxamed Jibriil oo kamid ah dhakhaatiirta fulinaysa shaqadan daawaynta iyo talaalka xoolaha ee kasocota sabooyinka malayko iyo mugwayn ayaa sheegay in si fiican ugu socoto daawaynta iyo talaalka xoolaha taas oo lasiinayo dhamaan dhamaan isuguyimaada sabooyinkan malayko iyo mugwayn. Wuxuuna intaa kudaray in xafiisku uu dhamaanba ceelasha deegaanka uu kawdo daawaynta iyo talaalka noocan ah,  wuxuuna tilmaamay in shaqadan ay soconayso mudo 45 bari ah kuna sugnaanayaan sabooyinkan islamarkaana ay u qorshaysan tahay koox ahaan in ladaweeyoo xoolo dhan boqol kun oo neef oo kaladuwan.

dhanka kale, bulshada xoolodhaqatada ah ee loo daaweeyay xoolaha ayaa sheegay in ay aad ugu farax sanyihiin talaalka iyo daawaynka loosameyay islamarkaana ay u mahadcelinayan dhamaan shaqaalahan fulinaya iyo waliba xukuumada DDSI.

 

Iskusoowada duuboo, ceelashan malayko iyo mugwayn  ayaa kamid ah sabooyinka waawayn ee xooluhu isuguyimaadaan islamarkaana katirsan degmada Garbo ee Gobolka Nogob.

Soo Dhawayn Balaadhan Oo Loo Sameeyay Ardaydii Waxka Baran Jirtay Jaamacada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 10ka, October, 2017. Waxaa caasimada deegaanka ee jigjiga siwayn loogu soo dhaweeyay ardaydii waxka baran jirtay jaamacada jigjiga ka dib markii ay soo dhamaysteen  fasaxii lixiga  waxbarashada kuwaasi oo ka kala socday dhamaanba deegaanada dalka  iyo  2da ismaamu magaalo ee dalkeena itoobiya.

Waxaana si meeqaam sare ah ugu soo dhaweeyay ardaydan duleedka caasimada deegaanka ee jigjiga masuuliyiinta iyo shaqaalaha  jaamacada jigjiga oo ay ugu horeeyaan labada madaxwayne ku xigeen ee jaamacada jigjiga, masuuliyiinta maamulka magaalada jigjiga, culimo awdiin diimaha kala duwan, odayaal dhamameedka deegaanka iyo dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada jigjiga .

Waxaana soo dhawayntii ka dib la hadlay ardaydan madaxwayne ku xigeenka jaamacada jigjiga  mudane Ilyaas Cumar oo sheegay in ay maanta tahay maalin farxad leh oo ay ku soo noqdeen jaamacada jigjiga ardaydii mudada labada bilood fasaxa  ku maqnaa  madaxwayne ku xigeenka jaamacada jigjiga ayaa sheegay in guud ahaanba jaamacadaha dalku hadda bilaabayaan waxbarashadii sanadka 2010TI wuxuuna kula dar-daarmay in ay dadaal xoogan saaraan waxbarashahooda maadaama oo ay yihiin mustaqbalka dalka iyo cududa aqooneed ee hirgalinaysa qorshayaasha horumarineed ee uu dalka u dajisan.

Dhankooda culimada diimaha kala duwan  ee soo dhaweeyay ardaydan ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin soo dhawaynta ardaydan waxayna ku booriyeen in ardaydan looga baahan yahay in ay ka midho dhaliyaan aqoonta ay baranayaan si ay kaalin mug leh uga qaataan taaba galinta qorshayaasha horumarka dalka.

Sidoo kale qaarka mid ah ardaydan lagu soo dhaweeyay jaamacada jigjiga ayaa sheegay in ay aad iyo aad ugu faraxan yihiin soo dhawaynta balaadhan ee loo sameeyay waxayna sheegaan in soo dhawaynta meeqaamka sare ah ee loo sameeyay ay ku dhiira galinayso ka midho dhalinta waxbarashadooda.

Ugu dambayntii waxaa la filayaa in ay ku soo xeroodaan hadda jaamacada jigjia arday ka badan 8kun oo arday kuwaasi oo ka kala iman doona dhamaanba deegaanada dalka iyo ismaamulada magaalooyinka dalkeena itoobiya 

የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ነባር ተማሪዎች በጅግጅጋ ከተማ በደማቅ ሁኔታ ቅብብል ተደረጉለት፡፡

$
0
0

ጅግጅጋ (cakaaranews),መክሰኞ መስከረም 30, 2010ዓ.ም.ከ9ኙ የኢ.ፈ.ዴ.ሪ. ክልሎችና ከሁለቱ ከተማ አስተዳደሮችን የተወጣጡ የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ነባር ተማሪዎች በኢ.ሶ.ክ.መ. ርዕስ መዲና በጅግጅጋ ከተማ በደማቅ ሁኔታ ቅብብል ተደርጎላቿል፡፡

የጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር አመራር አባላት፡የጅግጅጋ ከተማ አገር ሽማግሌዎችና የእምነት አባቶች እንድሁም የጅግጅጋ ከተማ ህዝብና የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ  ሁለቱ ም/ፕሬዝደንቶችና  የዩኒቬርሲቲው ከፈተኛ አመራር የከረምት ኤረፈታቸው ያጠናቀቁ የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ነባር ተማሪዎች  በጅግጅጋ ከተማ መግቢያ ላይ በደማቅ ሁኔታ የቅብብል ሥነ-ስርዓት አደረጉለት፡፡

በቅብብል ሥነ-ስርዓቱ ላይ ንግግር  ያደረጉት በጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ የጥናትና ምርምር  ም/ፕሬዝደንት አቶ ኢልያስ ኡመር የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ  ነባር ተማሪዎች ለሁለት ወራት ያህል የከረምት ግዜያቸው ጨርሶ በሰላም መምጣታቸው ተላቅ ደስታ የተሰማቸው ከመሆኑ ባሻገር መላው የሀገሪቱ ዩኒቬርሲቲዎች በ2010ዓ.ም የትምህርት ዘመናቸው መጀመሩ ተከትሎ ተማሪዎችሁ በግዜ መግባታቸውን አመስግኗል፡፡ከዚህ ጋር ተያይዞ ተማሪዎችሁ የነጌ አገር ተረካቢ መሆናቸው አስታውሶ፡ትምህረታቸውን ያለ ምንም ስጋት እንድከታተሉና ለትምህርታቸው ብቻ ትክረት እንደሰጡም አሳሲቧል  ም/ፕሬዝደንቱ፡፡

በተመሳሳይም  በጅግጅጋ ከተማ የሚገኙ የእምነት አባቶች በበኩላቸው ለተማሪዎችሁ የተደረገለት የቅብብል ሥነ-ስርዓት በጣም የተደሰቱበት ከመሆኑ ባለፈ ተማሪዎችሁ በሀገራችን የተጀመረው የልማት ጉዞ በእውቀታቸው የላቀ ደረጃ ለማድረስ የበኩላቸው ኃላፊነት እነድወጡና ለትምህርታቸው ትክረት እንደሰጡ ጥሪ አቀረቡ፡፡

የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ተማሪዎች በበኩላቸው የተደረገለት የቅብብል ሥርዓቱ እጅግ ያስደሰታቸው መሆኑና ለዩኒቬርሲቲው የመማር፡ማሰተማር ህደትም አበረታች መሆኑን ገልጧል፡፡

በመቸጨረሻም በዘንደሮ አመት በዩኒቬርሲቲው ከ8ሺ በላይ አዳዲስ ተማሪዎች እንደሚመደብ የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ የጥናትና ምርምር  ም/ፕሬዝደንት አቶ ኢልያስ ኡመር ገልፀዋል፡፡

Jigjiga University Made Warm Welcoming to Its 2010 Academic Year Student

$
0
0

Jigjiga,(cakaaranews)Tuesday, 10th October, 2017. Today Warm welcoming was made for Jigjiga University’s student after they returned back to Jigjiga city from the completing of their annual vacation. These students came from all the 9 regions and 2 city councils of the country. This worm welcoming was performed by Jigjiga University administration, Jigjiga city administration, religious leaders, traditional leaders and all parts of the community live in Jigjiga city.

During this event, Jigjiga University vice president Mr. Ilyas Omar articulated his word in the opening of welcoming ceremony and said on behalf of university administration today I am very pleasant to welcome our student coming to Jigjiga City after when they completed their summer vacation and starting their 2010 education. The president directed to the student to perform further efforts for their education to achieve better result since they are future professionals of the country.

On the other hand, different religious leaders of Jigjiga city talked to the student during the welcoming ceremony and said that they are happy to welcome Jigjiga university students coming to start their 2010 academic. The religious leaders encouraged the students to perform better endeavor to their education in order to actively participate future national growth and transformation plan.

Furthermore, some of the students expressed their feelings towards the welcoming, and told that they are very happy to see this welcoming occasion and how Jigjiga city community are happy to accept and boldly welcome all students of Jigjiga university to take their education inside the city peacefully and tranquility.

Therefore, we are expecting that this year the university receive more than eight thousand students who come from different regions of the country for taking their first and second degree education in the university.

        

 

 

 

 

Qurbajoog Udhalatay DDSI Ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Bulshada Kasoo Barakacday Deegaanka Oromiya

$
0
0

Qoloji(cakaaranews)Arbaco, 11ka October 2017. qurbajoogta u dhalatay deegaanka soomaalida itoobiya ayaa deeq isugujirta raashinka noocyadiisa kaladuwan, bustayaal iyo dhar soogaadhsiiyay bulshada soomaalida ah ee kasoobarakacday deegaanka oromiya ee xukuumadu dib-udajinta ugu samaysay tuulada qolaji.

Hadaba, bulshada barkacayaasha ah ee kudhaqan tuulada qoloji oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu mahadcelinayaan qurbajoogtan walaalahooda ah ee soogaadhsiiiyay deeqdan

Dhankooda, xubnihii qurbajoogta ah ee deeqddan soogaadhsiiyay bulshada ayaa sheegay in ay yihiin urur DDSI ah oo qurbajoog ah islamarkaan dadaal ugujira taakulaynta bulshadooda. Waxayna xuseen in ay kakoobanyihiin dadfarabadan oo qurbajoog ah. Waxayna tilmaameen in dadaalkooda taakulaynta ah ay san ahayn intan uun balse ay siiwadayaan waligoodba.

Ugudanbayna, gudiga abaaraha ayaaa u mahadceliyay ururka DDSI ee qurajoogta ah islamarkaana  soogaadhsiiyay deeqda bulshada barakacayaasha ah. Waxayna xuseen in qurbajoogtani ay yihiin qurbajoog muwaadimiin ah oo daqansho lah slamarkaana ajarbadan iyo wanaagbadanba ka helay bulshadooda iyo xukuumadooda.

 

 

Dib U Magacaabis Jaaliyada DDSI Ee Australia

$
0
0

Australia(Cakaaranews) Arbaco 11ka October 2017. Waxaa gudoomiyaha jaaliyada DDSI Australia ahna gudoomiyaha XDSHSI ee isla jaaliyada australia dib loogu magacaabay Cabdiqani Faarax Yuusuf oo ah mawaadin DDSI ah oo leh aqoon, karti iyo waayo aragnimo dheeraad ah, Cabdiqani ayaana sidoo kale jaaliyada DDSI Ee Australia kasoo qabtay shaqooyin dhaxal gal ah.

Waxaana mas'uulkan loo rajaynayaa inuu si xilkasnimo iyo wadaniyadi ay kudheehan tahay uu uguto waajibaadkiisa shaqo

Kulan lagu Qiimaynayo Waxqabadka Rubucii 1aad ee maamulka magaalada dhagaxbuur oo Furmay.

$
0
0

Dhagaxbuur,(cakaaranews), arbaca, 11ka October, 2017. kulan  lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee maamulka magaalada dhagaxbuur   ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee maamulka magaalada dhagaxbuur  

kulankan  qiimayta ah oo   diirada lagu saarayo hirgalinta qorshayaasha  horumarka iyo maamulka suuban ee u dajisnaa maamulka magaalad dhagaxbuur fulinta qorshayaashii loogu talagalay in la fuliyo rubaca 1aad ee sanad miisaaniyeedka 2010   ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiinta xafiisyada maamulka magaalada dhagaxbuur oo uu ugu horeeyo  maayirka maamulka magaalada dhagaxbuur mudane maxamed xaxan suufi  

Waxaana kulankan qiimayta ah ugu horayntii ka hadlay maayirka maamulka magaalada dhagaxbuur mudane Maxamed Xasan Suufi oo   si fiican ugu qeexay maamulada masuuliyiinta xafiisyada maamulka magaalada dhagaxbuur  ujeedooyinka iyo ahmiyada kulanka   qiimaynta ah isaga oo sheegay in  qiimayntan xooga  lagu  saarayo  fulinta qorshyaashii u dajisnaa  xafiisyada maamulka magaalada dhagaxbuur  kuwii heer deegaan laga soo dhaadhiciyey iyo kuwii degmada u qorshaysnaa labadaba sida shaqo abuurka, xoojinta iskaashatooyinka maamulka magaalada dhagaxbuur bilida iyo nadaafada maamulka magaalada dhagaxbuur, dakhliga, nidaamka cadcadaanta iyo isla xisaabtanka miisaaniyada, nidaamka gudi kushaqaynta isagoo maayirku  tilmaamay inay masuuliyiinta xafiisyada maamulka magaalada dhagaxbuur  ku saleeyaan warbixintooda qotobada  sare kucad si ay wakhtiga uga faaiidaystaan.

 


ESRS Diaspora Provided Grant Food and Materials to Somali Displaced People at Qolaji

$
0
0

Qoloji(cakaaranews) Wednesday, 11th October, 2017. Ethiopian Somali diaspora provided grant food to Somali people who displaced from Oromo region. This grant contained different kinds of local foods and livelihood materials such as blankets, clothes, and bed sheets. The displaced people are currently live at Qolaji Kebele where Ethiopian Somali regional state established settlement after when they are displaced various woredas in Oromo region.

In addition to this, the displaced people at Qolaji told their feelings toward the grant to the media that they are feeling happy on the grant which they got from their diaspora brothers and expressed their gratitude on it.

On the other hand, the diaspora who provided this grant said that they are always ready to support their displaced society needs as well as to perform further efforts towards responding needs of the society as whole and the displaced people as a particular. 

Eventually, Ethiopian Somali drought response committee also thanked to the diaspora for the provision of this grant and other commitments that the Somali diaspora showed to participate current emergencies existing in the region. 

 

 

Wafti Heer Caalami Ah Oo Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Godey

$
0
0

Godey(cakaaranews)Khamiis 12ka October 2017. Wafti heer caalami ah oo ay horkacayso safiirka wadanka Airland u fadhiya dalkeenan Itoobiya ayaa si wayn loogu soodhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada godey iyadoo waftigana ay sidiiran usoodhaweeyeen masuul heer deegaan ah iyo waliba masuuliyiin heer gobol ah.

waftigan oo ay garoonka diyaaradaha ee magaalada kusoodhaweeyen wasiirkuxigeenka xafiika kahortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka DDSI mudane anwar cali, wasiir kuxigeenka xafiiska khayraadka biyaha DDSI mudane cabdixaliim, gudoomiye kuxigeenka gobolka shabeele mudane nuur xayir iyo waliba qaarkamid ah masuuliyiinta maamulka magaalada godey.

Hadaba, sodhawayn kadib ayaa waxaa waftigu booqday islamarkaana ay soo kormeereen abaarti deegaanka kudhuftay iyo sidii loola tacaalay iyo waliba gargaarkii laga bixiyay gaar ahaan deeqdii ay bixiyeen wadanka Airland ee ay soomariyeen hay’adaha gargaarka, dhankakale waftiga iyo masuuliyiintii soodhawaysayba ayaa booqday goobaha adeeg bixinta ee Gobolka shabeele sida adeega caafimaadka iyagoo booqday hospitaalka magaalada godey, xarunta caafimaadka ee magaalada godey, cadaadle iyo beercaano. Kuwaasoo dhamaantood ay u kuurgalayeen nidaamka adeegbixntooda.

Dhankakale waftigan ayaa booqday mashaariicaha sanadkan ay xukuumadu qaadatay ee Biyo, baad, beer, cilmi iyo caafimaad ee loogu talagalay tirtirida saboolnimada iyagoo soo indho indheeyay xerada naaxinta xoolaha ee degmada Elele iyo waliba biyo galinta solorka kushaqaysa ee laga fuliyay qabalaha  Bacaad ee degmada godey.

Ugudanbayna, waftiga oo dareenkooda kahadlay kadib markay kormeerkoodii dhamaysteen ayaa sheegay in ay aad uguriyaaqeen dhanka soodhawaynta iyo horumarkan xawliga kusocda ee deegaanka waxayna balan qaadeen dhankooda in ay siixoojinayaan iskaashiga balaadhan ee kadhaxeeya wadanka itoobiya gaar ahaan DDSI.

 

 

MW CMC Oo U Duulay Dhanka Xarunta Dalka

$
0
0

Addis ababa(Cakaaranews) Khamiis 12ka October, 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanka uga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa, Isagoo hawlo shaqo, Shirar iyo hawlo muhiim ah utagay xarunta dalka ee magaalada addisababa ayaa waxa uu hadana kaqaybqaadan doonaa soo dhawaynta mas'uuliyiin sare oo kasocda wadanka maraykanka oo uu raisal wasaaraha JDFI mudane Hailemariam Desalegn kuqaabilayo xafiiskiisa.

 

President.CMC went to the capital Addis Ababa

$
0
0

Addisababa(Cakaaranews) Thrusday 12th October 2017. President of ESRS Mr Abdi Mohamoud Omar went to Addiss ababa the capital city of the country. The president's trip from Jigjiga to Addiss Ababa focuses on to participate meentings and to implement important activities at the capital. Currently, the president of ESRS stays at Addiss Ababa city.

Xaflad Lagu Abaalmarinayay Dhalinyaradii Tabarucaadka Waxbarashada bixinayay xiliga fasaxa oo ka dhacday jigjiga.

$
0
0

Jigjiga,(cakaaranews), khamiis, 12ka October, 2017. Xaflad balaadhan oo lagu abaalmarinayay laguna sagootinayay  dhalinyarada DDSI ee waxka barta jaamacadaha dalka ee labadii bilood ee fasaxa bixinayay  waxbarasho tabarucaadka ay  barayay ardayda deegaanka ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee Sayid MCX.

Waxaana ka soo qaybgalay xafaladan masuuliyiinta xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha DDSI, masuuliyin ka socday xafiiska waxbarashada DDSI, masuuliyiinka socday ururka fadareeshinka dhalinyarada iyo dhalinyaradii soo bixinasay waxbarashada tabarucaadka ah.

Waxaana xafladan oo halku dhig looga dhigay"isxil qaanka wadaninimo ee dhalinyaradu waa taabagalinta horumarkeena iyo soo ceshiga isku filnaanshaheena" ayaa waxa  ugu horayntii ka hadlay la taliyaha madaxwaynaha DDSI ee dhinaca warbaahinta ahna wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha DDSI mudane Maxamed Bile Xasan oo ugu horayntii siwayn ugu mahad celiyay dhalinyarada waxka barta jaamacadaha deegaanka ee xiligooda fasaxa bixinayay waxbarasho tabarucaad ah wuxuuna sheegay in dhalinyaradu tahay fal-dhabarta bulshada sidaasi darteedna loo baahan yahay in dhalinyaradu xooga saarta sidii ay uga qayb-qaadan lahaayeen taaba galinta qorshayaasha horumarineed wasiirka ayaa ku booriyay in ay halkaasi ka sii wadaan dadaalkooda dhinaca waxbarashada, wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in xukuumada DDSI xooga taageero siinta dhalinyarada deegaanka.

Dhankiisa mudane  Cabdixakiin Maxamed oo ka socday xafiiska waxbarashad DDSI ayaa siwayn ugu mahad celiyay dadaalka balaadhan ee ay dhalinyaradu waxka barata jaamacadaha dalkeenu muujiyeen mudadii ay ku jireen xiliga fasaxa  isaga oo sheegay in ay kaalin mug leh ka qaateen geedi socodka waxbarashada ardayda deegaanka ee waxka barata dugsiyada waxbarashada deegaanka.

Sidoo kale waxaa ka hadlay xafladan gudoomiyaha fadareeshinka dhalinyarada DDSI mudane Maxbuub Ismaaciil oo ka warbixiyay dadaalka muga leh ee ay dhalinyarada ugu jiraan taaba galinta qorshayaasha horumarineed ee deegaanka wuxuuna sheegay in ay dhalinyaradan maanta lagu sagootinayo xaflada abaalmarinta ah ay muujiyeen dadaal dheeriya wakhtigii ay ku jireen fasaxoodii waxbarasha iyaga oo waxbarasho taya leh gaadhsiiyay ardayda deegaanka ayuu yidhi masuulku.

Ugu damnayntiina waxaa abaalmarino kala duwan la gudoonsiiyay  dhalinyarada DDSI ee waxka barata jaamacadaha dalka ee xiligii fasaxa bixinayay tabarucaadka dhinaca waxbarashada iyo xafiisyadii heer deegaan ee ka qayb-qaatay hirgalinta tabarucaadka waxbarashad.

 

 

 

RW JDFI mudane Hailemariam Desalegn Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Wafti Kasocday Golaha Xildhibaanada Maraykanka

$
0
0

Addisababa(Cakaaranews) Jumce 13ka October 2017. Mas'uuliyiinta ugu saraysa JDFI oo uu ugu horeeyo Raisal wasaare Hailemariam Desalegn, RW-kuxigeenka mudane Demeqe Mokenin, wasiirka wasaarada arrimaha dibada Dr. Worqineh Gebayahu, madaxa xarunta dhexe ee xisbiga EPRDF mudane Shiferaw Shigute,  safiirka dalkeena ufadhiya washington DC mudane Kassa Tekleberhan oo ay weheliyaan  madaxwayneyaasha 9ka dawlad deegaan ee dalka oo uu kamid yahay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xafiiskiisa kuqaabilay wafti balaadhan oo kasocday Xafiiska Golaha sanetka(xildhibaanada) ee wadanka maraykanka oo uu hogaaminayay Senator James Inhofe.

Hadaba waftigan Golaha xildhibaanada maraykanka oo marar badan itoobiya yimid islamarkaana kataageeray dhinacyada horumarka kaladuwan ayaa maanta kulankan booqashada ah xafiiskiisa kulaqaatay raisal wasaare Hailemariam Desalegn, mas'uuliyiinta sare ee heer federaal iyo madaxwayneyaasha dawlad deegaanada uu wadanku kakooban yahay.

Soo dhawayntii diiranayd ee raisal wasaare Hailemariam iyo wada hadalada labada dhinac kadib, Senator James Inhofe oo hogaaminayay waftiga ayaa sheegay inay kudayasho mudan yihiin isbadalada horumarineed ee guud ahaanba kahanaqaaday dalka itoobiya marka loo eego wadamada kale ee afrika. Wuxuuna hadalkiisii udhigay sidan, “Arimaha horumarka ee guud ahaanba kajira dalkani itoobiya iyo xidhiidhka wanaagsan ee labada dal waa kuwo runtii lagu diirsado islamarkaana nafarxad galiyay, raisal wasaare Hailemariam iyo madaxwayneyaasha dawlad deegaanadana waxaan kawada hadalay kor uqaadida xidhiidhka arrimaha dhaqaalaha, nabadgalyada iyo qaybaha kale ee horumarka waana isku afgaranay waxaana ku aragnay itoobiya isbadalo horumarineed oo lataaban karo marka lagarab dhigo wadamada kale ee qaarada afrika, waxaadna iskaashi caalami ah layeelateen wadamada afrika iyo kuwa barwaaqo sooranka ah waana wax lagu farxo horumarka aad kutaaabsateen ee aad hormuudka ugu tihiin wadamada qaarada afrika”.

Dhanka kale, Waxaa isaguna warbaahinta dalka lahadlay wasiirka wasaarada arrimaha dibada ee dalka itoobiya Dr. warqineh gebayahu oo sheegay inay labada dhinac kawada xaajoodeen sii adkaynta xidhiidhka wanaagsan ee labada wadan gaar ahaan dhinacyada nabadgelyada, midka dhaqan dhaqaale iyo kan arimaha dibada iyo sii xoojinta xidhiidhadii dhanka maamulka iyo hogaaminta ee soo jireenka ahaa. wuxuuna intaa raaciyay inay congresska iyo aqalka senateka ee maraykankuba ay xidhiidh wanaagsan laleeyihiin dalkani itoobiya isagoo dhanka kalena cadeeyay inay waftigani bogaadiyeen horumarka baaxada leh ee guud ahaanba kahanaqaaday dalka itoobiya iyo nabadgelyo kuwada noolaanshaha dhaqamada kaladuwan ee qawmiyadaha iyo shucuubaha dalka itoobiya. Dr. warqine gebeyahu ayaana hadalkiisii kusoo afmeeray inay Golayaasha sharci-dajinta maraykanku faa’iido balaadhan uleeyihiin sii adkaynta dadaalada xoogan ee uu wadankeenu kagaystay nabadgalyada wadamada qaarada afrika gaar ahaan wadamada geeska afrika.

Senator James Inhofe Admired the Ethiopia's Impressive Economic Growth

$
0
0

Addis Ababa (Cakaaranews). Friday 13th October, 2017. FDRE Prime Minister H.E Hailemariam Desalegn has received and welcomed in his office a large delegation led by US Senator James Inhofe. Accordingly, US delegations who visited Ethiopia several times and provided support regarding the development initiations of the country had participated this meeting with the highest leaders of the country such as vice prime minister,the foreign affairs minister, the 9 regional states chief administers including ESRS president Abdi Mohamoud Omar and others.

During the meeting Senator Inhofe said that Ethiopia has registered impressive economic growth which could be taken as a model for other African states. He also appreciated the existing peace and stability in Ethiopia.

According to Foreign Affairs Minister Dr. Workneh Gebeyehu, Premier Hailemariam for his part expressed gratitude for the support the United States has been extending to Ethiopia in its efforts to pacify the region. (cited from EBC).

 


MW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deegaanka

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 13ka October 2017.  Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markay usoo dhamaadeen howlihii shaqo, Shirarkii iyo arrimihii muhiimka ahaa ee uu utagay xarunta dalka ee addisababa, Wuxuuna madaxwaynuhu wakhti xaadirkan ku sugan yahay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.

President A.M.O Back To Jigjiga

$
0
0

 Jigjiga(Cakaaranews) Friday 13th October 2017. ESRS president H.E Abdi Mahamoud Omer has returned back to Jigjiga after he has successfully completed the important activities and Participated the meetings that he went to Addiss Ababa yesterday. Therefore, the president has departed this morning from addisababa and now arrive at Jigjiga city of ESRS.

ጠቅላይ ሚኒስትር ኃይለማሪያም ደሳለኝ ከአሜሪካ ሴኔትና ኮንግረስ አባላት ጋር በኢኮኖሚከሴ ሠላምና ጸጥታ ማስከበር ጉዳዮች ላይ ተወያዩ።

$
0
0

አዲስ አበባ፣(Cakaaranews) አርቢ ጥቅምት 3 2010.የኢትዮጵያና የአሜሪካን ግንኙነት ይበልጥ ለማሳደግ ከኮንግረሱም ሆነ ከሴኔቱ ምክር ቤቶች ጋር ያለው ግንኙነት እንደሚጠናከር ተገልጿል።

በውይይቱ ምክትል ጠቅላይ ሚኒስትር ደመቀ መኮንን፣የኢህዴግ መዕከላዊ ጽ/ቤት ሃለፊ አቶ ሽፈራወ ሽጉጤ የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልልፕሬዚዳንት አቶ አብድ መሀሙድና ሌሎች የክልልፕሬዚዳንቶችም ጨምሮ ከፍተኛ የመንግስት የስራ ኃላፊዎች ተሳትፈዋል።

ውይይቱን የተከታተሉት የውጭ ጉዳይ ሚኒስትር ዶክተር ወርቅነህ ገበየሁ እንደገለጹት ኢትዮጵያና አሜሪካ በውጭ ግንኙነት መርህ መሠረት በርካታ ስራዎችን በጋራ እየሰሩ ይገኛሉ።

ከጸጥታ ጋር ተያይዞ በአፍሪካ ቀንድ የሚስተዋለውን ዓለም ዓቀፍ ሽብርተኝነት ለመዋጋት በጋራ መስራታቸውን መጥቀስ ይቻላል ብለዋል።

ለሴኔቱ አባላትም እነዚህ ስራዎች ወደፊትም ይበልጥ ተጠናከረው እንዲቀጥሉ ኢትዮጵያ አሁን እያበረከተች ያለውን አስተዋጽኦ አጠናክራ እንደምትቀጥል ተገልጾላቸዋል ነው ያሉት።

በተጨማሪም ሴናተሮቹ ኢትዮጵያን በደንብ የሚያውቁ፣ የሚወዱና የኢትዮጵያ ህዝቦችን ሁኔታ ጠንቅቀው የተረዱ በመሆናቸው ከአሜሪካ ጋር ያለውን ግንኙነት የበለጠ ያጠናክረዋል ብለዋል።

የሴኔቱ አባላት ተወካይ ሴናተር ጀምስ ኢንሆፍ በበኩላቸው ላለፉት 23 ዓመታት የኢትዮጵ­ያን አጠቃላይ ሁኔታ ሲከታተሉ መቆየታቸውንና የአገሪቷ ወዳጅ መሆናቸውን ተናግረዋል።

ሴናተር ጀምስ ኢትዮጵያ ውስጥ አስደናቂ ለውጦች መምጣታቸውን መታዛባቸውን ተናግረው አሜሪካም ጥሩ አጋሯ ናት ብለዋል።

ኢትዮጵያ ከሌሎች የአፍሪካ አገራት ጋር ሲነጻጸር በተሻለ መልኩ የኢኮኖሚ  እድገት እያስመዘገበች መምጣቷን መገንዘባቸውንም አክለዋል።

ኢትዮጵያና አሜሪካ ከሁለትዮሽ ኢኮኖሚያዊ ግንኙነት ባሻገር በቀጣናዊ ሰላምና መረጋጋት እንዲሁም ሽብርተኝነትን በመዋጋት ትብብራቸው ይታወቃሉ።ምንጭ:-FBC

Qalabka Nidaamka Maaraynta Dugsiyada Oo Lagu Wareejiyay Dugsiga Hoyga Agoonta Ee jigjiga iyo Dugsiga Hoyga Agoonta Fiiq

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 14ka October 2017.Xafiiska adeega-shacabka iyo horumarinta cududa haqaalaha DDSI ayaa Barnaamijka nidaamka maaraynta ee looyaqaano school management system kuwareejiyaydugsiyada hoyga agoonta ee magaalada jigjiga iyo dugsiga hoyga agoonta ee fiiq. kaasoo loogu talagalay kaydinta iyo shaqada xogta ardayda, shaqaalaha iyo macalimiinta.

Hadaba, Wsiir kuxigeenka Xafiiska Adeega shacabka iyo Horumarinta cududa shaqaalaha DDSI mudane  xasan aadan xasan oo kulankan kahadlay ayaa sheegay in softwerekan uu yahay school management system islamarkaana ay iskudubarideen shaqaalaha waaxda ICT ee xafiiska, waxaan loogu talagalay 2da dugsi ee kala ah dugsiga hoyga agoonta jigjiga iyo dugsiga hoyga agoonta ee fiiq.

Sidookale, waxaa isna dhankiisa kahadlay Gadh-wadeenka G/S Horumarinta isgaadhsiinta iyo xogaha casriga ah (ICT) mudane Cabdikhadar Caaqil Colaad oo sheegay in barnaamijkan ay horumariyeen geedisocodka ICT ee xafiiska islamarkaana uu yahay barnaamij muhiim u ah dugsiyada oo kacaawinaya dhanka shaqadooda sida kaydinta xogaha iyo dhamaan macaluumaadka laxidhidha ardayda, macalimiinta iyo shaqaalaha.

 

ugudanbayna, waxaa iyana kahadlay maareyayaasha 2 dugsi ee hoyga agoonta fiiq iyo jigjiga oo sheegay in qalabkan iyo barnaamijkani uu uleeyahay faa’iido badan oo waxkataraya dugsiyadooda waxayna u mahadceliyeen xafiiska adeega-shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI masuuliyiintiisa iyo shaqaalihiisaba.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubucii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Faafan Oo Ka Furmay Harta-sheekha.

$
0
0

Harta-sheekha,(cakaaranews), sabti, 14ka, October, 2017. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka maamulka  gobolka faafan  ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee harta-sheekh ee degmad qabribayax

Shirkan  qiimaytan oo  diirada lagu saarayo hirgalinta qorshayaasha  horumarka iyo maamulka suuban ee u dajisnaa degmooyinka gobolka faafan  gaar ahaan hirgalinta qorshaha ah isku filnaanshaheena waan soo ceshan karaa  ayaa waxaa ka soo qaybgalay maamunta maamulka gobolka faafan  oo uu ugu horeeyo ku simaha gudoomiyaha gobolka faafan  mudane axmednuur siyaad cabdi  

Furitaankii shirkan  qiimaynta ah  ayaa waxaa ugu horayntii ka hadlay ku simaha gudoomiyaha gobolka faafan mudane Axmednuur Siyaad Cabdi   si fiican ugu qeexay maamulada degmooyinka ujeedooyinka iyo ahmiyada shirkan  qiimaynta ah isaga oo sheegay in  qiimayntan xooga la saarayo fulinta qorshyaashii u dajisnaa maamulada degaayinka gobolkan faafan  oo ah kuwii heer deegaan laga soo dhaadhiciyey iyo kuwii degmada  u qorshaysnaa labadaba sida:  qorshaha dhinaca wax soo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha oo ah nidaam casiyo oo lagu hirgalinayo  qorshaha isku filnaanshaheena waan soo ceshan karnaa oo ah islamarkaana ka mid ah qorshayaasha ugu muhiimsan ee sanadkan ee ka deegaan ahaan xooga la saarayo   iyo wacyigalinta bulshada, dakhliga, nidaamka cad-cadaanta iyo islaxisaabtanka miisaaniyada, nidaamka gudi kushaqaynta isagoo gudoomiyuhu tilmaamay inay degmooyinku ku saleeyaan warbixintooda qotobada  sare kucad si ay wakhtiga uga faaiidaystaan.

Waxaana la guda galay dhagaysiga warbixinada waxqabadka rubuca 1aad ee maamulada degmooyinka maamulka gobolka faafan.

Viewing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>