Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 131746 articles
Browse latest View live

ጠቅላይ ሚኒስትር ኃይለማሪያም ደሳለኝ ከአሜሪካ ሴኔትና ኮንግረስ አባላት ጋር በኢኮኖሚከሴ ሠላምና ጸጥታ ማስከበር ጉዳዮች ላይ ተወያዩ።

$
0
0

አዲስ አበባ፣(Cakaaranews) አርቢ ጥቅምት 3 2010.የኢትዮጵያና የአሜሪካን ግንኙነት ይበልጥ ለማሳደግ ከኮንግረሱም ሆነ ከሴኔቱ ምክር ቤቶች ጋር ያለው ግንኙነት እንደሚጠናከር ተገልጿል።

በውይይቱ ምክትል ጠቅላይ ሚኒስትር ደመቀ መኮንን፣የኢህዴግ መዕከላዊ ጽ/ቤት ሃለፊ አቶ ሽፈራወ ሽጉጤ የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልልፕሬዚዳንት አቶ አብድ መሀሙድና ሌሎች የክልልፕሬዚዳንቶችም ጨምሮ ከፍተኛ የመንግስት የስራ ኃላፊዎች ተሳትፈዋል።

ውይይቱን የተከታተሉት የውጭ ጉዳይ ሚኒስትር ዶክተር ወርቅነህ ገበየሁ እንደገለጹት ኢትዮጵያና አሜሪካ በውጭ ግንኙነት መርህ መሠረት በርካታ ስራዎችን በጋራ እየሰሩ ይገኛሉ።

ከጸጥታ ጋር ተያይዞ በአፍሪካ ቀንድ የሚስተዋለውን ዓለም ዓቀፍ ሽብርተኝነት ለመዋጋት በጋራ መስራታቸውን መጥቀስ ይቻላል ብለዋል።

ለሴኔቱ አባላትም እነዚህ ስራዎች ወደፊትም ይበልጥ ተጠናከረው እንዲቀጥሉ ኢትዮጵያ አሁን እያበረከተች ያለውን አስተዋጽኦ አጠናክራ እንደምትቀጥል ተገልጾላቸዋል ነው ያሉት።

በተጨማሪም ሴናተሮቹ ኢትዮጵያን በደንብ የሚያውቁ፣ የሚወዱና የኢትዮጵያ ህዝቦችን ሁኔታ ጠንቅቀው የተረዱ በመሆናቸው ከአሜሪካ ጋር ያለውን ግንኙነት የበለጠ ያጠናክረዋል ብለዋል።

የሴኔቱ አባላት ተወካይ ሴናተር ጀምስ ኢንሆፍ በበኩላቸው ላለፉት 23 ዓመታት የኢትዮጵ­ያን አጠቃላይ ሁኔታ ሲከታተሉ መቆየታቸውንና የአገሪቷ ወዳጅ መሆናቸውን ተናግረዋል።

ሴናተር ጀምስ ኢትዮጵያ ውስጥ አስደናቂ ለውጦች መምጣታቸውን መታዛባቸውን ተናግረው አሜሪካም ጥሩ አጋሯ ናት ብለዋል።

ኢትዮጵያ ከሌሎች የአፍሪካ አገራት ጋር ሲነጻጸር በተሻለ መልኩ የኢኮኖሚ  እድገት እያስመዘገበች መምጣቷን መገንዘባቸውንም አክለዋል።

ኢትዮጵያና አሜሪካ ከሁለትዮሽ ኢኮኖሚያዊ ግንኙነት ባሻገር በቀጣናዊ ሰላምና መረጋጋት እንዲሁም ሽብርተኝነትን በመዋጋት ትብብራቸው ይታወቃሉ።ምንጭ:-FBC


Qalabka Nidaamka Maaraynta Dugsiyada Oo Lagu Wareejiyay Dugsiga Hoyga Agoonta Ee jigjiga iyo Dugsiga Hoyga Agoonta Fiiq

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 14ka October 2017.Xafiiska adeega-shacabka iyo horumarinta cududa haqaalaha DDSI ayaa Barnaamijka nidaamka maaraynta ee looyaqaano school management system kuwareejiyaydugsiyada hoyga agoonta ee magaalada jigjiga iyo dugsiga hoyga agoonta ee fiiq. kaasoo loogu talagalay kaydinta iyo shaqada xogta ardayda, shaqaalaha iyo macalimiinta.

Hadaba, Wsiir kuxigeenka Xafiiska Adeega shacabka iyo Horumarinta cududa shaqaalaha DDSI mudane  xasan aadan xasan oo kulankan kahadlay ayaa sheegay in softwerekan uu yahay school management system islamarkaana ay iskudubarideen shaqaalaha waaxda ICT ee xafiiska, waxaan loogu talagalay 2da dugsi ee kala ah dugsiga hoyga agoonta jigjiga iyo dugsiga hoyga agoonta ee fiiq.

Sidookale, waxaa isna dhankiisa kahadlay Gadh-wadeenka G/S Horumarinta isgaadhsiinta iyo xogaha casriga ah (ICT) mudane Cabdikhadar Caaqil Colaad oo sheegay in barnaamijkan ay horumariyeen geedisocodka ICT ee xafiiska islamarkaana uu yahay barnaamij muhiim u ah dugsiyada oo kacaawinaya dhanka shaqadooda sida kaydinta xogaha iyo dhamaan macaluumaadka laxidhidha ardayda, macalimiinta iyo shaqaalaha.

 

ugudanbayna, waxaa iyana kahadlay maareyayaasha 2 dugsi ee hoyga agoonta fiiq iyo jigjiga oo sheegay in qalabkan iyo barnaamijkani uu uleeyahay faa’iido badan oo waxkataraya dugsiyadooda waxayna u mahadceliyeen xafiiska adeega-shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI masuuliyiintiisa iyo shaqaalihiisaba.

Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubucii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Faafan Oo Ka Furmay Harta-sheekha.

$
0
0

Harta-sheekha,(cakaaranews), sabti, 14ka, October, 2017. Shir lagu qiimaynayay waxqabadka rubuca 1,aad ee sanadka 2010TI ee degmooyinka maamulka  gobolka faafan  ayaa ka furmay  madasha  shirarka ee harta-sheekh ee degmad qabribayax

Shirkan  qiimaytan oo  diirada lagu saarayo hirgalinta qorshayaasha  horumarka iyo maamulka suuban ee u dajisnaa degmooyinka gobolka faafan  gaar ahaan hirgalinta qorshaha ah isku filnaanshaheena waan soo ceshan karaa  ayaa waxaa ka soo qaybgalay maamunta maamulka gobolka faafan  oo uu ugu horeeyo ku simaha gudoomiyaha gobolka faafan  mudane axmednuur siyaad cabdi  

Furitaankii shirkan  qiimaynta ah  ayaa waxaa ugu horayntii ka hadlay ku simaha gudoomiyaha gobolka faafan mudane Axmednuur Siyaad Cabdi   si fiican ugu qeexay maamulada degmooyinka ujeedooyinka iyo ahmiyada shirkan  qiimaynta ah isaga oo sheegay in  qiimayntan xooga la saarayo fulinta qorshyaashii u dajisnaa maamulada degaayinka gobolkan faafan  oo ah kuwii heer deegaan laga soo dhaadhiciyey iyo kuwii degmada  u qorshaysnaa labadaba sida:  qorshaha dhinaca wax soo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha oo ah nidaam casiyo oo lagu hirgalinayo  qorshaha isku filnaanshaheena waan soo ceshan karnaa oo ah islamarkaana ka mid ah qorshayaasha ugu muhiimsan ee sanadkan ee ka deegaan ahaan xooga la saarayo   iyo wacyigalinta bulshada, dakhliga, nidaamka cad-cadaanta iyo islaxisaabtanka miisaaniyada, nidaamka gudi kushaqaynta isagoo gudoomiyuhu tilmaamay inay degmooyinku ku saleeyaan warbixintooda qotobada  sare kucad si ay wakhtiga uga faaiidaystaan.

Waxaana la guda galay dhagaysiga warbixinada waxqabadka rubuca 1aad ee maamulada degmooyinka maamulka gobolka faafan.

Xafiiska Waxbarashada Oo Qabtay Shir Kusaabsan Udiyaargarawga Munaasabada Xuska 10aad Ee Maalinka Calanka Qaranka

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Sabti,14ka October 2017. Waxaa hoolka shirarka ee Xafiiska waxbarashada DDSI kaqabsoomay shir balaadhan oo kusaabsan udiyaargarawga munaasaada xuska maalinka caalanka heer qaran kaasoo  ay kasooqaybgaleen wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI, Agaasimayaasha xafiiska iyo waliba shaqaalaha xafiiska waxbarashada heerarkooda kaladuwan.

Hadaba, munaasabadan soo dhawaynta xuska calanka ayaa waxaa ugu horayn lagu bilaabay heesta calanka qaranka, waxaana ugu horayn kahadlay munaasabadan Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad oo ugu horayn umahadceliyay dhamaan shaqaalaha xafiiska Heerarkooda kaladuwan sida wanaagsan ay ugu diyaargaroobeen xuska calanka qaranka. Wuxuuna wasiirku sheegay in kualankani uu yahay kulan ay ugu diyaar garoobayaan xuska 10aad, ee maalinka calanka heerqaran oo ku beegan 6da Bishan Tiqimti 2010 T.I  islamarkaana ay xafiis ahaan gaar ahaantooda u xusayaan. Wuxuuna si kooban uga warbixiyay astaanta calanka dalka. Wuxuuna xusay wasiirku in ay muhiimtahay in la wayneeyo calankeena qaranka.

Dhankakale, munaasabadan ayaa intay socotay lagu soobandhigay warbixin kusaabsan taariikhdii iyo marxaladihii kaladuwaan ee uu soomaray calankeenu iyo waliba guulaha uu dalku kakeenay 26kii sano ee u danbaysay dhinaca horumarka iyo maamulka suuban.

 

Ugudanbayna, munaasabadan oo halkudhag looga dhigay ‘’Halagankii Shucuubta Dalkeenu waa Gundhiga Dib-U Curashadeena’’. Ayaa waxaa dhankooda dareenkooda kahadlay qaarkamid ah shaqaalaha oo sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in kaxafiis ahaan iyagoo iskuduubaan ay xusaan maalinka calanka dalkeena islamarkaana ay sameeyaan aqoon iswaydaarsi kusaabsan marxaldihii uu soomaray calanka JDFI iyo Guulaha laga keenay Horumarka.

Kulan Lagu Shaacinayay Miisaaniyada MMJ Looguna Diyaar Garoobayo Munaasabada 10aad Ee Xuska Calanka Dalka Oo Ka Dhacday Jigjiga

$
0
0

Jigjiga,(cakaaranews), sabti, 14ka, October 2017.  Kulan  balaadhan oo lagu  shaacinayay miisaaniyada sanadka 2010TI ee maamulka magaalada jigjiga islamarkaana loogu diyaar garoobayay munaasabada 10aad ee xuska maalinta calanka dalkeena itoobiya ayaa ka qabsoontay magaalada jigjiga

Kalankaasi  oo ay soo diyaariyay maamulka magaalada jigjiga ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiinta maamulka magaalada jigjiga, masuuliyiinta xaafadaha kala duwan ee maamulka magaalada jigjiga iyo qaybaha kala duwan ee bulshada maamulka magaalada jigjiga.

Waxaana kulankaasi furitaankiisii ka  hadlay maayirka maamulka magaalada jigjiga mudane Ibraahin Maxamuud Mubaarig wuxuuna tilmaamay  in uu  kulankan  yahay mid bulshada lagu tusinayo cadadka miisaaniyada loo qabtay iyo adeegyada horumarineed ee lagu fulinayo  islamarkaana ay lagama maarmaan tahay in bulshadu fahan buuxa ka qaataan si ay dhamaadka sanadkan ugu xisaabtamaan in miisaaniyada lagu fuliyay qorshihii loogu talagalay iyo in kale taasi oo ka mid ah  ayuu yidhi maayirku , cad-cadaanta iyo isla xisaabtanka halbeega u ah xukumada DDSI. Wuxuuna intaa ku daray in miisaaniyada  loo qaybtay mm jigjiga  tahay mid ku salaysan baahida bulshada. Sidoo kale waxa uu maayirka ka warbixiyay in ay fooda inagu soo haysa munaasabada maalinta calanka dalkeena itoobiya islamarkaana loo baahan yahay in si meeqaam sare ah loogu diyaar garoobo xuska maalinta calanka dalkeena itoobiya

Waxaa kale oo ka hadlay kulankan madaxa xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha ee maamulka magaalada jigjiga mudane Khaalid Cabdiraxmaan  oo sheegtay in kulankan  yahay qayb kamid ah tubaha lagu shaacinayo miisaaniyada islamarkaana loogu soo  bandhigayo qaybaha kala duwan ee bulshada maamulka magaalada jigjiga   si ay u la socdaan ugana warhayaan miinaayiyada loogu talagalay sanadkan 2010TI iyo qorshayaasha lagu fulinayo masuulka ayaa intaasi ku daray in qaybaha kala duwan ee bulshada maamulka magaalada jigjiga looga baahan yahay in ay si qurux badan ugu diyaar garoobaan munaasabada qaaliga ah ee markii 10aad laga xusayo guud ahaanba dalkeena itoobiya

Dhankooda qaybaha kala duwan ee bulshada maamulka magaalada jigjiga ee ka soo qaybgalay kulankan ayaa  ayaa sheegay In ay aad u soo dhawaynayaan kulankan loogu shaacinayo miisaaniyada  lagu fuliyo adeegyada aas aasiga ah ee horumarka iyo kuwa kaabayaasha dhaqaale ee maamulka magaalada jigjiga waxayna sheegeen in ay siwayn ugu diyaargaroobayaan xusitaanka munaasabada maalinta calanka dalkeena itoobiya .

 

 

Bulshada Dajinta Loo Sameeyay Ee Kudhaqan Tuulada Suufley Oo Soo Dhawaysay Kafaa’iidaysiga Waxsoosaarka Beeraha

$
0
0

Iimey-galbeed(cakaaranews)Axad, 15ka October 2017. Nidaamka dajinta ee ay qaadatay xukuumada DDSI ayaa ah nidaam xoolo dhaqatadu ay kunoqonayaan xoolodhaqato beeralay islamarkaana ah mid bulshada  uga manaafacad badan xoolodhaqatanimada. Sidaasdarteed bulshada kudhaqan tuulada suuflay ee degmada Iimay-galbeed ayaa soo dhaweeyay islamarkaana u riyaaqay nolosha dajinta iyo kafaaiidaysiga waxsoosaarka beeraha, maadaama oo ay hada kahor ahaayeen xoolodhaqato hadba meel uguura.

Hadaba, qaar kamid ah  bulshada kudhaqan tuulada suufleey ee degmada iimeey galbeed ayaa sheegay in hada kahor kusugnaayeen noolol aad u adag oo rafaaduun leh islamarkaana aan wax nacfi ah lahayn hadana ay yihiin kuwo kunool nolol aad uwanaagsan kadib markii Dawladu dajisay islamarkaana lagu jiheeyay sidii ay uga faaiidaysan laheeyaan biyaha wabiga iyo waxsoosaarka dhulka loona sameeyay adeegyadii aas aasiga ahaa ee nooluhu ubaahne ee sida goobihii caafimaadka dugsiyadii waxabarashada iyo  waliba adeega biyaha nadiifta ah.

Waxayna xuseen bulshadu in noloshoodu hada ay kutiirsan waxsoosaarka ay sameeyeen waxayna tilmaaeen in uu usoo baxo dalgyo kaladuwan iyo waliba khudaarta noocyadeeda kaladuwan islamarkaana ay caruurtoodu heleen waxbarasho. Hada kahor xoolo dhaqatanimadoodiina aysan waxba dhaamin xoolahooda.

Iskusoowada duuboo, nidaamkan dajinta ayaa kamid ah xeeladaha ay xukuumada DDSI kula dagaalamayso tirtirida saboolnimada.

 

 

Raisal-wasaare Kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokonnen Iyo Wafti Balaadhan Uu Hogaaminayo Oo Soo Gaadhay Deegaanka

$
0
0

Qoloji(cakaaranews)Axad, 15ka October 2017. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Raisal-wasaare kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokonen oo ay ku wehelinayeen mas’uulyiin ka socaday Xarunta dhexe ee EPRDF iyo mas’uulyiin ka socday wasaarada kahortaga iyo u diyaargarawga masiibooyinka JDFI ayaa soogaadhay deegaanka waxaana tuulada Qoloji si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiinta deegaanka oo ugu horeeyo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo qaarkamid ah golaha wasiirada deegaanka.

Hadaba, Waftigan uu hogaaminayo Raisal wasaare-kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokonnon oo ujeedkoodu ahaa soo indho indhaynta xaalada barakacayaasha iyo dadkii ay dhibaatadu kasoogaadhay khilaafkii dhaxmaray deegaanka soomalida iyo kan oromada ayaa waxaa waftiga iyo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar kulan kula yeesheen odayaasha deegaanka iyo barakacayaasha dib udajinta loosameeyay. Waxaana kulankaasi si wayn loogaga wada arrinsaday sidii loosoo afjari lahaa dhibaatooyinka ay hurinayaan cadawga duulimaadka ku ah jiritaanka nidaamka fedaraalka ah iyo dastuurka dalka, iyadoo kulankana ay odayaasha deegaanku soo bandhigeen dhamaan dhibaatooyinka jira ee kadhanka ah deegaanka iyo inay muhiimtahay in dawlada dhaxe ay xal waara ka gaadho, maadaama oo shacabka DDSI uu yahay mid u hogaansan shuruucda dastuuriga ah, had iyo jeera utaagan ilaalintiisa. Waxayna carabka kudhufteen in deegaanka soomaalida itoobiya uu yahay deegaan hada uun helay xukuumad iyo maamul suuban islamarkaana leh kala danbayn iyo isuhogaansan kuna mushquulsan horumar qudha oo aan marna rabin qalaalase iyo dhibaato midna. Waxayna odayaashu sheegeen in dawlada federaalku xal ka kakeento oo ay xilwayn iskasaarto dhamaan dhibatooyinka kahaysta dhanka deegaankaas.

kadibna, Raisal wasaare-kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mukanon ayaa halkaasi ka soo jeediyay hadalo muhiim ah oo taabanaya xalka iyo sidii loola tacaali lahaa labada deegaan ee walaalaha ah oo aysan dhibaato danbe ka dhax dhicin. Wuxuuna xusay in dawlada federaalku aad uga xuntahay dhibaatooyinkii dhacay labada dhinacba islamarkaana ay kuhawlantahay xalka dhibaatooyinkii iyadoo ay wado wadatashiyo kaladuwan oo ku’aadan dhibaatada. Wuxuuna tilmaamay in dilkii foosha xumaa ee aan horay loo arag noociisa cidii kadanbaysay  lahorkinii sharciga.

Sidookale, madaxa Xarunta Dhaxe ee EPRDF mudane Shiferaw Shigute oo dhankiisa kahadlay kulankan ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin dhibaatada kadhaxdhacday 2da deegaan ee soomalida iyo oromada. Wuxuuna xusay in dhibaatada dhacday ay san labada deegaan midna sabab u ahayan balse ay  sababatooda leeyihiin dad  cadaw ah oo lid ku ah sysytemka federaalka ah. Wuxuuna carabka ku adkeeyay y in labada deegaan ay yihiin ay labo deegaan oo walaalo ah oo wadaaga dhaqan, diin iyo dhiig intaba.  wuxuuna tilmaamay in cadawgu uu inagu wiirsan hadaan farta inagu isku fiiqno. sikastaba ha ahatee waftigan iyo mas'uuliiynta ayaa isla cadeeyay in Tiradan qoysaska kasoo barakacay deegaanka orimiya ee ku sugan qolaji ayaa gadhayaan 8,903 qoys oo tira ahaan udhiganta  53.874 iyadoo 5 goobood oo kalana  dajin loogu  sameeyay oo ay kamid yihiin salaxaad, Hudhat, Mooyaale, Lagahida iyo qolaji. waxayna tirada guud ee barakacayaashu noqonayaan 41,000 oo qoys

Ugudanbayna, waftigan balaadhan ee uu hogaaminayo Raisal-wasaare kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe mukonon  ayaa kaduulay garoonka caalamiga ah ee magaalada Jigjiga.

 

 

 

Delegation Led by FDRE Deputy Prime Minister Dr. Demeke Mekonnen Had Arrived Somali Region.

$
0
0


Qoloji(cakaaranews). Sunday 15th October, 2017. Large delegation led by FDRE Deputy Prime Minister H.E Demeke Mekonnen accompanied by EPRDF executive members and disaster prevention and preparedness ministry officials have visited Somali region, ESRS president H.E Abdi Mohamoud Omar and other regional officials have warmly welcomed this delegation at Qolaji kebele.


The delegation visit was aimed to observe the current situation on the IDPs, which the conflict between Ethiopian Somali and Oromo regions affected. In addition to this, the delegation has held a meeting with Somali region traditional elders and also IDPs at Qoloji kebele. This meeting has been discussed on how to end the existing conflict which foreign enemies of our federal system and constitution are organized and fueling.
After that, the delegation and ESRS officials identified the whole number of the Somali displaced people which is 8,300 households or 55, 874 individuals who live five different sits.  


On the other hand, this meeting, Somali region traditional elders have been addressed the existing problems that caused by the conflict and the significance role that the federal government has to reach a condition of immediate and durable solutions and to take appropriate action to whoever act against the national rule and law. Again they said that Ethiopian Somali people are always adhering as well as respecting national rule of law as well as regional state administration directives.


During the meeting, FDRE Deputy Prime Minister Mr. Demeke Mekonnen addressed important remarks on the solution of the conflict and how to deal with the two brotherly states in order to never happen again. He stressed that the federal government is deeply disappointed by the problems that faced both sides. In such away, he said that the federal government is engaged to solve the conflict through a variety of consultations and discussions.  Also he pointed that the government will punish the perpetrators who committed the offences of killing innocent people.

Moreover, EPRDF Headquarters head Mr. Shiferaw Shigute, said that they are feeling sad about the conflict between Somali and Oromo regions. He noted that neither the two regions is the reason behind this conflict but an external enemy which is against our federal system have created and implemented the conspiracy behind this conflict. He stressed that the two communities of the two regions are brothers and sisters who shares same culture, religion, and blood. However they need to establish a better relationship in order to have a life together in peacefully and prosperity Shiferaw said.

Finally, the delegation led by FDRE Deputy Prime Minister Demeke Mekonnen departed from Jigjiga international airport.


Munaasabada 10aad Ee Xuska Maalinta Calanka Dalka Oo Si Meeqaam Sare Ah Looga Xusay Jigjiga.

$
0
0

Jigjga,(cakaaranews), isniin, 16ka October, 2017. waxaa maanta si meeqaam sare ah  looga xusay guud ahaan dalka gaar ahaana deegaanka soomaalida itoobiya  khaasatan  caasimada  deegaanka  jigjiga munaasabada  10,aad ee  xuska maalinta calanka jamhuuriyada dimoqraadiga faderaalka itoobiya.

Haddaba, munaasabadan xuska oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday garoonka kubada cagta ee caasimada deegaanka ee jigjiga , Waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinta xukuumada DDSI ugu saraysa oo uu ka mid yahay madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar, madaxwayne ku xigeenada DDSI golaha ,kaabineega DDSI, golaha wasiirada, shaqaalaha heer deegaan, ciidamada qaranka, ciidamada kala duwan ee amniga DDSI, odayaal dhaqameedka deegaanka, qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan caasimada DDSI  iyo kooxaha fanka iyo suugaanta DDSI

Waxaana ugu horaynii ka hadlay munaasabadan xuska maalinka calanka dalkeena itoobiya Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar   oo  ugu horayntii ugu hambalyeeyay guud ahaanba shacab waynaha reer  itoobiya gaar ahaan shacabka DDSI meel kasta oo ay joogaan  munaasabadan qaaliga ah ee  xuska maalinta calanka qaranka. Madaxwaynaha ayaa sheegay in ay tahay maalin ay xusitaankeedu ku  wayn tahay  quluubta iyo qalbiyada  dhamaan Qowmiyadaha iyo shucuubta reer itoobiya gaar ahaana shacabka DDSI islamarkaana loo soo maray halgan adag helitaanka calankan qaranka. Wuxuuna madaxwaynahu intaa kudaray in  calanku uu yahay astaanta kaliya ee muujinaysa qaranimada, madax-banaanida, midnimada wada noolaanshaha iyo is-jacaylka qoomiyadaha iyo shucuubta kala duwan ee dalkeena itoobiya. Madaxwaynaha DDSI ayaa si qoto waribiyay ahmiyada ay leedahay nabad kuwada noolaanshaha qoomiyadaha iyo shucuubta itoobiya wuxuuna sheegay in ay  ka go’antahay xukuumada DDSI iyo shacabka DDSI hirgalinta nabadgalayda xalwaara loogu helayo  xalinta khilaafaadka  xuduuda deegaanka soomalida itoobiya iyo deegaanka oromada. Dhinaca kale madaxwaynaha DDSI ayaa tacsi diiraanyo u diray   dawlada soomaliya iyo shacabkeeda isaga oo uga tacsiyadeedyay dadkii soomalida ahaa ee sida arxan-tarada ah loogu xasuuqay caasimada soomaliya ee muqdisho.  Ugu dambayntii madaxwaynaha DDSI ayaa  ku booriyay qay-baha kala duwan ee shacabka DDSI in ay sii adkeeyaan  ilaalinta nabadgalyada deegaanka si aan carqalad loo galinin geedi socodka xawaaraha horumarka deegaanka iyo guud ahaanba dalkeena itoobiya islamarkaana la sii xoojiya la  tadagaalanka aragtida xagjir-nimada iyo falalka xun ee argagixisanimada ah ee ay wadaan kooxaha nafla caariga ah  gabaadka ka dhiganaya kana ganacsanaya diinta islaamka    

 

Munaasabadan ayaa intii ay socotay waxay   Kooxaha fanka iyo suugaanka DDSI oo ku soo bandhigeen  heeso iyo dhaantooyin si wayn loogu kacay oo ka turjimaya ahmiyada uu leeyahay calanka qaranka dalkeena itoobiya. 

The 10th National Flag Day Was Celebrated at Jigjiga City

$
0
0

Jijiga,(cakaaranews). Monday, 16, October, 2017. The 10th national Flag Day has been celebrated across the country as well as Somali regional state. The ceremony event which the regional state has beautifully organized was held at Jigjiga Soccer Stadium. This celebration ceremony was attended by regional higher officials including ESRS President H.E Abdi Mohamoud Omar, Vice Presidents, members of the cabinet, regional staff, Liyu national army, police officers, traditional elders and different parts of the community living in Jigjiga city.

Opening of the ceremony, ESRS President H.E Abdi Mohamoud Omar, sent a congratulatory message on National Flag Day to all Ethiopian people especially ESRS community. He stated that the celebration of this day is great to the hearts and minds of all ethnics and peoples of Ethiopia especially Ethiopian Somali people. The president added that our flag is the main symbol of our sovereignty and emblem of our unity in diversity. The DDSI President has addressed that peace and stability has a lot of significance to the people of Ethiopia. He stressed that Ethiopian Somali regional state and its people belongs a commitment to respect  to live together in peaceful manner and also to search favorable solution for ending the border conflict between Oromo and Somali regions. He added violence and disturbances exist in same parts of Somali and Oromo region border must be ended. This is an act that dragging the country back into the realm of poverty and undo the benefits achieved in recent years president Abdi Mohamoud said.

Meanwhile, the president asked ESRS people to struggle enemies of our country’s security especially terrorists such like Alshabab which is the only terror that exist in east Africa.  

Finally the president sent a condolence message to federal democratic republic of Somalia particularly the families and relatives who their family members died the car bomb blast which Alshabab terror exploded at Mogadishu where more than 250 people died.  

 

  

10ኛው የኢ.ፈ.ደ.ሪ. ሰንደቅ አለማ በዓል ቀን በጅግጅጋ ከተማ በድምቀት ተከብሯል!!

$
0
0

ጅግጅጋ (Cakaara News) ሰኞ, ጥቅምት, 06  2010ዓም  “ራዓይ ሰንቀናል ለላቀ ድል ተነስተናል’’ በሚል መሪ ቃል በዛሬው ዕለት10ኛው የሰንደቅ ዓላማ ቀን ክብረ በዓል  በደማቅ ስነሥርዓት ክልል ደረጃ በጅግጅጋ ስታድዮም ተከበሯል፡፡

በዚህ ክብረ በዓል ለይ የተደሙት የክልሉ ከፍተኛ አመራር አካላት የክልሉ ፕሬዚዳንት አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር፣ የክልሉ ምክትል ፕሬዚዳንቶች፣ የክልሉ ቢኔ አባለት፣ የመንግስት ሰራተኞች፣ የሀገር መከላክያ ሰራዊት፣ የክልሉ ፀጥታ አካላት፣ ሀገር ሽማግሌዎች፣ የጅግጅጋ ከተማ ነዋሪዎች፣ የኃይማኖት አባቶች ተሳትፏል፡፡

በበዓሉ ላይ ንግግር ያደረጉት የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙደ ኡመር  ለመላው የኢትዮጵያ ህዝቦችና የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብን ለ10ኛው የሰንደቅ ዓለማ በዓል የእንኳን አደረሳችሁ መልዕክታቸዉን አስተላልፏል፡፡ የኢትዮጲያ ቤሔራዊ ሰብደቅ አላማችን ስናከብር ለሀገራችን በሔሮች ቤሔሮችብሔረሰቦችና ህዝቦች ማንነት  ውድ ህይወታቸው ለፀዉት ሰማዕታት ክብር መስጠት እንደሚገባም ርዕሰመስተዳደሩ አሳስቧል::

ከዚህ በተያያዜም ርእሰ መስተዳድሩ ባስተላለፉት መልዕክት እንዳሉት የአዲሲቷ ኢትዮጵያ ሰንደቅ ዓላማ ዕውን ለማደረግ ውድ የህዝብ ልጆች ባካሄዱት እልህ አስጨራሽና መራራ ትግል መተኪያ የሌለውን ህይወታቸውን ማሳለፋቸውን መገንዘብ ይገበናል ብለዋል።

የሰንደቅ ዓላማ ቀን ስናከብር ከሰንደቅ ዓላማው ላይ የሚቀመጠው ብሔራዊ ዓርማ የኢትዮጵያ ብሔሮች፣ ብሔረሰቦች፣ ህዝቦች እኩልነትናሃይማኖቶች ነፃነትአብሮ ለመኖር ያላቸው ብሩህ ተስፋ የሚያንፀባረቅ መሆኑን ማስተዋል ይጠብቅብናል፡፡

የአዲሲቷ ኢትዮጵያ ትውልድ መሆናችን  በልባችን ሰንደቅ ዓላማችን መቅረጽ ይኖርብናል ነው ያሉት በሌላ በኩል አቶ አብዲ መሀሙድ ሰንደቅ አላማችን ከፍ አደርገን በማውለብለብ ደህንነትን ለማሸነፍ የጀመር ነው ትግል ለማሳካት ሁላችንም በሰንደቅአላማችን ፊት ቃል የሚንገባበት መሆኑን ተናግሯል:: ላለፉት አመታት በሰንደቅ አላማችን ሥር ሆንን ዘርፈብዙ  እድገት ማስመዝገብ ችለናል ነው ያሉት በቀጣይም የሀገራችን ህዳሴ እውን ለማድረግና የነጌ ተስፋችን መሰነቅ የሚንችለው በሰንደቃችን ሥር መሆኑንና ሰንደቅ አላማችን ማክበርና ማስከበርም የሁላችንም ኃላፊነት መሆኑን አስገንዝቧል::

በተጨማሪም ርዕስመስተዳደሩ በኢትዮጲያ ሶማሌና በኦሮሚያ ክልሎች አዋሰኝ አከባቢዎች በተፈጠረው ግጭት በሰላምና በውይይት ለመፍታት ዝግጁ መሆናቸውና ሁለቱ ህዝቦች ወደ ቀድሞ ሆነታቸው ለመመለስ እንደሚሰሩም ገልፀዋል::

 በሌላ በኩል ባለፈው ቅዳሜ እለት በጎረበት ሶማሊያ ርዕስመዲና ሙቃዲሾ አሸባሪው አልሸባም ባፈነዱት የቦምቢ ጥቃት ውድ ህይወታቸው ላጡ ንፁሃን ዜጎችና ጉዳት ለደረሰባቸው ወገኖች በክልሉ መንግስትና ህዝብ ስም የተሰማቸውን ጥልቅ ሀዘን ገልፀዋል::

በመጨረሻም የክልሉ ፕሬዝደንት አብዲ መሀሙድ የክልሉ ህዝብ ፀረሰላም ኃይሎችና አሸባሪዎችን በጋራ በመዋጋት ለተገኙን ሰላም በማስጠበቅና ልማትን በማስቀጠል የበኩላቸውን ድርሻ እንድወጡ አሳሲቧል::s

 

 

Fanaanka Caanka Ah Ee Axmed Cali Cigaal Oo Lagu Soo Dhaweeyay Xarunta Deegaanka Ee Magaalada Jigjiga.

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 17ka October 2017. Waxaa garoonka caalamiga ah ee magaalada jigjiga lagu soo dhaweeyay fanaanka soomaaliyeed ee caanka ah ee mudane Axmed Cali Cigaal iyadoo garoonkana ay kusoodhaweeyeen Masuuliyiin heer deegaan ah oo uu horkacayo wasiirka xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska DDSI mudane Baashe Cabdi Ismaaciil iyo qaarkamid ah abaawanada iyo fanaaniinta deegaanka.

Hadaba, fanaankan caanka ah ee mudane Axmed Cali Cigaal oo soo dhawayn kadib dareenkiisa kahadlay aya sheegay in dareenkiisa fraxadeed ee maanta uusan marnama qiyaasi karin islamarkaana uu aad u faraxsan yahay, una mahadcelinayo dhamaan bulshada deegaanka iyo xukuumada DDSI ee uu hogaanka uhayo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Sidookale, wasiirka xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska DDSI mudane Baashe Cabdi Ismaaciil iyo abwaan axmed budul oo dhankooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin soodhawaynta ay soo dhaweeyeen fanaanka caanka ah ee axmed cali cigaal islamarkaana ah fanaan soomaaliyeed oo kasoojeeda deegaanka soomaalida itoobiya.

Iskusoowada duuboo,  waxaa xusid mudan in xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga  ay noqotay  caasimad ay si isdabajoog ah u imanayaan dadka caanka ah iyo waliba xubnaha sarsare ee kasocda dawladaha iyo hay’adaha caalamiga ah

 

 

MW CMC Oo U Duulay Dhanka Caasimada Dalka

$
0
0

Addisababa(Cakaaranews) Arbaco, 18ka October 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa. Iyagoohalkaasugasii gudbi doona magaalada hawaasa ee xarunta deegaanka shucuubta koonfureed  islamrakaana ka qaybgali doona xuska  sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya SEPDM.

 

Kulan Deeqo Taageera Ah Loogu Ururinayay Shacabka Soomalida Ah Ee Ka Soo Barakacay Deegaanka Oromada Ayaa Ka Dhacay Jigjiga.

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 18ka October 2017. Xukuumada DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI ee ku sugan gudaha deegaanka iyo dalka dibadiisa ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii deeqo taageero ah oo lagu daboolo baahiyaha iyo adeegyada bulshada soomalida ah ee ka soo barakacday deegaanka oromiya loo gaadhsiin lahaa. Haddaba kulan maanta ganacsatada yar yar ee maamulka magaalada jigjiga gaar ahaan tukaan laydu iskood isku soo abaabuleen ayaa ka dhacay jigjiga waxaana kala soo qaybgalay gudiga taakulaynta barakacayaasha deegaanka soomalida itoobiya iyo masuuliyiinta maamulka magaalada jigjiga.

Waxaana, faah-faahin dheeriya ka siiyay warbaahinta deegaanka kulankaasi maareeyaha wakaalada horumarinta, dhisida iyo kobcinta  iskaashatooyinka  yar yar ee  DDSI ahna xubin ka mid ah gudiga taakulaynta soo barakacayaasha deegaanka mudane Jamaal Cismaan Qorane  oo sheegay in kulankan yahay mid ganacsatada yar yar ee maamulka magaalada jigjiga ay ku taageerayaan shacabka soomalida ah ee ka soo barakacay deegaanka oromada ee ay xukuumada DDSI dib u tajinta ugu samaysay tuulada qolaji wuxuuna u mahad celiyay ganacsatadan yar yar iskood isku soo abaabulay ee deeqda lacagta ah ku deeqay shacabkan ka soo barakacay deegaanka oromada Dhankiisa maayirka maamulka magaalada jigjiga mudane ibraahin maxamuud mubaarig ayaa sheegay in uu yahay kulan qayb ka ah taageerada balaadhan iyo taakulaynta deeqaha la gaadhsiinayo bulshada soomalida ah ee ka soo barakacday deegaanka oromiya maayirka ayaa u mahad celiyay ganacsadadan yar yar ee maamulka magaalada jigjiga dareenka wadaniyadeed ee ay u muujiyeen shacabka soomalida ah ee ka soo barakacay deegaanka oromada Intii uu kulankani socday ayaa waxay ganacsatada yar yar ee maamulka magaalada jigjiga ururiyeen deeqo lacag ah oo ay ku deeqayaan shacabka soomalida ah ee ka soo barakacay deegaanka oromada ee ay xukuumada DDSI dib u dajinta uga samaysay tuulada qoloji.

Kulankan ayaa hor dhac u ah kulamada lagu taageerayo bulshada somalida ah ee ka soo barakacday deegaanka oromiya iyada oo ay xusid mudan tahay in kulan balaadhan oo kan ka horeeyay ay ganacsatada heer deegaan ku uririyeen aduun lacageed oo ka badan 60 millyan oo ay ku deeqaan shacabka soomalida ah ee ka soo barakacay deegaanka oromada.

 

Dood Cilmiyeedkii Sanadguurada 25aad Ee Xisbiga Dhaqdhaqaaqa Shucuubta Koonfureed Ee Itoobiya Oo Ka Furmay Magaalada Hawaasa

$
0
0

Hawaasa(Cakaaranews) Khamiis 19ka October 2017. Dood cilmiyeedkii  sanadguurada 25aad ee xisbiga  dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya SEPDM ayaa si rasmi ah ugu furmay magaalada hawaasa ee xarunta deegaanka shucuubta koonfurta itoobiya.

Hadaba dood cilmiyeedka  sanadguurada 25aad  ee SEPDM ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiinta ugu saraysa xisbiga EPRDF oo uu ugu horeeyo raisal-wasaaraha dalka ahna gudoomiyaha xisbiga SEPDM mudane haile mariam Desalegn , Raisal-wasaare kuxigeenka JDFI ahna gudoomiyaha xisbiga ANDM mudane Demeke Mokoninn, Madaxwaynaasha dawlad deegaanada dalka oo uu kamid yahay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, mas’uuliyiinta xisbiyada bah-wadaagta ah oo uu kamid yahay gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid Isaaq iyo marti sharaf kale oo ka socday dawlad deegaanada dalka.

Waxaana furitaankii dood cilmiyeedkan  ka hadlay   Madaxa xarunta dhexe  ee xisbiga dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya SEPDM mudane tesfaye baljige  oo si qota dheer ooga warbixiyay  sooyaalkii  Taariikheed eeHalgankii khadhaadhaa ee uu soo maray xisbiga SEPDM, Guulihii laxaadka lahaa ee uu xisbigu kagaadhay dhinacyada horumarka, Caqabadihii iyo dhibaatooyinkii uu xisbigu lakulmay mudadii 25kii sano ee lasoo dhaafay isagoo masuulku   soo ban dhigay jihooyinka horumarineed ee mustaqbalka dhaw ee  xisbiga SEPDM. Sidoo kale mudane tesfaye baljige ayaa sheegay  in xisbiga dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya (SEPDM) ay 17kii Tahsaas,1983  aas-aaseen geesiyadii ururkii dooxada  Riftvalley.

Dhanka kale  kulankan  dood cilmiyeedka sanad guurada 25aad  ee xisbiga shucuubta koonfureed  ee SEPDM ayaa waxaa ka hadlay madaxwaynayaasha deegaanada bahwadaagta ah oo uu kamid yahay Gudoomiye kuxigeenka XDSHSI ahna Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo   sheegay “inay deegaanka soomaalida itoobiya deganyihiin dad leh  hal dhaqan ,hal luuqad iyo Waliba hal diin islamarkaana ay caqabado badan soo wajihi jireen. Halka uu xisbiga shucuubta koonfureed oo ay kumidoobeen 56 qoomiyadood hadana uu horumarka wayn kutalaabsaday uu  kudayasho mudan yahay.

Ugu danbayna dood cilmiyeedkan  sanadguurada 25aad  ee xisbiga shucuubta koonfureed ayaa si rasmi ah usoo gabagaboobmey iyadoo xuska  sanadguurada 25aad  ee  xisbiga shucuubta koonfureed ee SEPDM maalinka bari ah uu si rasmi ah uga furmi doono  magaalada hawaasa.


25TH ANNIVERSARY OF SEPDM WAS CELEBRATED AT HAWASA CITY

$
0
0


The 25th founding anniversary of the Southern Ethiopian people’s democracy movement (SEPDM) was colorfully celebrated at Hawasa City of Southern nations, nationalities, and people regional state.

This 25th anniversary was participated by the highest government officials such as FDRE prime minister and chairman of SEPDM H.E Hailemariam Desalegn, Deputy Prime Minister and Chairman of ANDM party Ato Demeke Mokoninn, regional chief administrators including ESRS president H.E Abdi Mohamoud Omar and other regional party’s chairman. Furthermore, a panel discussion for celebrating the anniversary was conducted for the government officials that attended the anniversary.

At the opening of the ceremony, head of SEPDM Headquarter Tesfaye Beljige expressed the historical background of SEPDM, its major development achievements, the challenges it encountered last 25 years, and its futures strategic directions.


Besides that, during the panel discussion ESRS president and vice chairman of the Ethiopian Somali people democratic party H.E
Abdi Mohamoud Omar noted that the people live in Ethiopian Somali region have one language, one culture and one religion. ESPDP faced various challenges toward the implementation of developmental activities; but Ethiopian southern nations, nationalities and peoples region brought tremendous development which can be benchmark and a good example for the other Ethiopian regions while  there are 56 ethnic groups which have different languages, culture and religions.

Finally, the panel discussion of the 25th anniversary was concluded and other parts of the celebration events will continue tomorrow in Hawasa city.

Magacaabis Cusub ..

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 15ka September 2017. Waxaa  loo magacaabay lataliyaha madaxwaynaha ee dhanka saxaafada mudane Maxamed Bile Xasan isagoo xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI ee uu Wasiirka ka ahaa sidiisii ujooga.

Hadaba Maxamed Bile Xasan oo ah muwaadin DDSI lehna khibrad, Aqoon waaya aragnimo dheer ayaa waxaa mas’uulkan lamagacaabay loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehan tahay  uu uga soo baxo waajibaadka loo idmaday islamarkaana uu ugu adeego bulshada.

Notice on Awaday Khat is Poisened

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews)Friday 15ka September 2017. It has been reported that AwadeyKhat had poisoned because only Somalis chew this type of Khat. The reason that other types of Khat were not poisoned is behind identifying the only consumers of AwadeyKhat areSomali community butOromo people had got great conspiracy of hate rate. Inaddition to this now blood of innocent Somalis was dropped upon this Khat while other types of Khat also is planned to add a poison and toxic chemicals when they (Oromo) are importing to Somali areas. Furthermore, it has been reported that eight persons whose suffers the toxics of Khatare taken to the hospitals and several persons are died.

Poisoning the Khat, is a purpose of harming the lever and human sexual reproductive organs. Therefore, it is has been noticing to all Somalis to give up or stop chewing AwadayKhat and declare that they can be free from chewing Khat generally and AwadeyKhat Specially and also feel the conspiracy.  In the other side, it has been motivating to Somali Khat traders to stop selling poisoned Khat. Selling Khat is similarly mean of poisoning and killing to his/her Somali people.

 

 

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Shacabkii somalida ahaa ee Lagu Xasuuqay Awaday.

$
0
0

Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 15ka September, Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta aas qaran  loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka jigjiga   dadkii shacabka somalida ahaa ee sida axmuqnimada  ah loogu xasuuqay hawaday ee deegaanka oromada dadkaasi oo ay tiradoodu dhantahay 40 qof ayaa maanta waxa lagu aasay xabaalaha gidhibka 18 qof.

Waxaana aaskan qaran oo aan loo kala hadhin ayaa waxa  soo  qaybgalay masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo  madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq Ibraahin, madaxwayne ku xigeenada DDSI, odayaal dhaqameedka deegaanka, hogaaminta diimaha kala duwan ee dalkeena itoobiya, iyo kumanaan qof oo ka mid ah qaybaheeda kala duwan  bulshada ku  dhaqan magaalada caasimada deegaanka ee jigjiga.

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ugu horayntii dhamaan shacabwaynaha DDSI meelkasta oo ay joogaan  tacsiya tiiraanyo leh uga diray  shacabkii aan waxba galabsan ee sida akhmuqnimada ah looga xusuuqey magaalada hawadaay iyagoo waxaba galabsan guryahooda laga la soo baxay ee kaliya lagu dilay magaca somalinimada madaxwaynaha DDSI ayaa sheegay in goobta uu ka socday xasuuqu ay si deg deg ah u tageen  ciidmada qaranka iyo federaal booliska oo si muwaadinimo leh u soo bad baadiyey 300 oo qof oo  in la xasuuqo larabay kuwaas oo kudhex noola oromada madaxwaynaha ayaa sheegay in ay dadkan  lagu xasuuqey meel ay goob jog ka ahayeen qaabdhimeedka nabadgliyada maamul ka bariga harargee oromada balse waxaa jiray qaar kamid ah shacabka oromada oo dadka somalida ah guryahoda ku qariyey si aan loo xasuuqin inta kale. Madaxwaynaha ayaa sheegay in  loo bahan yahay in dadka aan waxba angalabsan ee inagu dhexnool in aan  waxba layeelin si aynaan u fulin ujeedadii uu cadawgu lahaa . madaxwaynaha ayaa sheegay in dadkeenii dhintay aanay soo noolaanayn  lakiin loo bahanyahay in aynu ka shaqaysano nabada iyo xasiloonida   ma aha geesinimo iyo sharaf in la laga aargoosto laakiin  geesinimo iyo sharaf tahay in aan la kala aargoosan madaxwaynaha DDSI ayaa sheegay in dadkii gaystay falkan arxan darnada ah lagaga aargoosan doono sharciga dalka ugu dambayntii waxa uu madaxwaynuhu ka warbixiyay ahmiyada iyo faa’iidooyinka ay  leedahay adkaynta nabadgalyadu islamarkaana tahay furaha horumarka ayaa ku amaanay shacabka deegaanka sida sharafnimada iyo geesinamadu ku jirto ee ay u ilaaliyeen xuquuqaha shaqsiga iyo mida qoomiyadeed.      

Dhankooda hogaamiye diimeedka kala duwan ee dalkeena ayaa si qoto dheer uga hadlay arintan foosha xun ee lagu gudaamay shacabka aan waxba galabsan iyaga oo ugu horayntii tacsi u diray  tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka somalida ee ay ka bexeen dadkan shacabka ah ee aan waxba galabsan ee lagu gumaaday magaalada hawaday iyo nawaaxigeeda waxayna tilmaameen in ay tahay xasuuq heer caalami oo aan wali lagu arag dalkeena itoobiya iyaga oo hogaamintu isku raacday in dadkii ficilkan gaystay si deg deg ah sharciga loo horkeena 

Qiimayn Loo Qabtay Maamulada 229 Dugsi Oo Ah Dugsiyada Quudinta Leh

$
0
0

Jigjiga (cakaaranews)Sabti, 16ka September 2017. Qiimayn kusaabsan waxqabadka dugsiyada quudinta leh islamarkaana uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI oo kaashanaya hay’ada WFP ayaa lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka ee xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI.

Hadaba, qiimayntan oo ay kasooqaybgaleen maamulayaasha iyo xubno kale oo kasocday 229 ka dugsi ee quudinta leh ayaa waxaa xidhitaankeedii kahadlay Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad oo sheegay in barnaamijkan quudinta ee kajirta 229 dugsi oo kamid ah dugsiyada deegaanka ay taageero kagaysato hay’ada WFP. Wuxuuna wasiirku intaa kudaray in barnaamijkan quudintu ay ardayda faaiido wayn uleedahay islamarkaana ay 100% yarayso luux tuurka ardayda ama drop-out ka. In dugsiyada quudinta leh ay dhamaan ardaydu u xaadiraan cahar qaadashada, waxayna ardayda kacaawisa dhanka koritaanka iyo waxbarashada. Wuxuuna wasiirku kuladardaarmay kaqaybgalayaasha in sifiican loo ilaaliyo habsami usocodka quudinta islamarkaana ay ilaaliyaan nidaamka quudinta iyo waliba saxada iyo caafimaadka cuntooyinka quudinta.

Ugudanbayna, maamulayashii kasooqaybgalay kulankan qiimaynta ah oo dareenkooda kahadlay ayaa tilmaamay in kulankani ahaa mid qiimayn iyo tababar isugujira islamarkaana ay balan qaadayaan in ay raacayaan shuruucda quudinta oo ay waliba ilaalinayaan wixii xadgudub ku ah nidaamka quudinta.  

Viewing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>