MW CMC Iyo Waftigii Ay Wada Socdeen Oo Kulankoodii Ugu Horeeyay Layeelan...
Sedney ( Cakaaranews ) isniin, 6dii june 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii ay wada socdeen ee kakoobnaa 13ka xubnood ee uu hogaaminayay afhayeenka golaha federeshinka...
View ArticleAmbassador Tiru Kendamariam Oo Casho Sharaf Gurigeeda Ugu Samaysay Waftiga
Sedney ( Cakaaranews ) isniin, 6da june 2016. Ambaasadhorka itoobiya ufadhiya wadanka Australia marwo Tiru kendamariam ayaa caawa casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay gurigeeda ugu samaysay...
View ArticleKulan Shaqo abuur loogu sameeyay ilaa 700 oo haween ah
Jigjiga(cakaaranews) Isniin, 6da June, 2016 Xukuumada DDSI ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo tirtirilahaa loona qalajin lahaa saboolinimada waxayna xukuumadu dajisay qorshayaal cilmiyaysan oo...
View ArticleMaanta Iyo Waftigii Australia
Sedney ( Cakaaranews ) Talaado, 7dii june 2016. Dawlada Australia ayaa si aad usaraysa usoo dhawaysay waftigii kasocday dawlada federalka itoobiya ee uu kamidka ahaa madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi...
View ArticleMadaxwayne Ku Xigeenka DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiyo Sare.
Awaare(CakaaraNews) talaado, 7da, June, 2016, Wafti uu hogaaminaye Madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka waxbarashada DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan oo ay ku wehelinayaan wasiirka shaqada iyo...
View ArticleShirkii Qiimaynta Waxqabadka Maamulada Magaalooyinka DDSI Oo Ka Furmay Jigjiga
Jigjiga(Cakaaranews), talaado, 7da June, 2016Waxaa Maanta Hoolka Shirarka Qaryaan Dhoodaan kabilaabmay Shirkii Qiimaynta waxqabadka 11kii bilood ee sanad miisaaniyeedka 2008TI ee Maamulada...
View ArticleImtixaankii Fasalka 8aad Oo Bilawday
jigjiga(Cakaaranews ) arbaco 8da June 2016. Waxaa saaka si rasmi ah dhamaan DDSI uga bilawday imtixaankii heer deegaan ee fasalka 8aad kaasoo kabilawday 447 goobood oo deegaanka ah islamarkaana ay u...
View ArticleTababar ku Saabsan Diwaangalinta Dhacdooyinka Muhiimka Ah Oo La Soo...
Jigjiga(CakaaraNews) Arbaca, 8da June, 2016 Tababar ay iska kaashadeen wakaalada diwaangalinta dhacdooyinka muhiimka ah ee JDFI iyo wakaalada diwaangalinta dhacdooyinka muhiimka ah ee DDSI ayaa lagu...
View ArticleXafiiska Ka Hortaga iyo u Diyaar Garowga Masiibooyinka DDSI Oo Kooxo Khabiiro...
Jigjiga(Cakaaranews) khamiis, 9ka, June, 2016 Wasiirka xafiiska ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka DDSI mudane Maxamed Daahir Ismaaciil oo xafiiskiisa ugu waramaya warbaahinta DDSI ayaa ka...
View ArticleTababar ku Saabsan Maaraynta Xogta Caafimaadka Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga( cakaaranews) Khamiis, 9ka June, 2016 Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar u soo xidhay xubno ka socday xafiisyada caafimaadka ee 45 degmo oo ka mid ah gobolada Nogob, Jarar, Doolo Qoraxay...
View ArticleUmuliso Dhaqameedyada Gobolka Doolo Oo Tababar Loo Qabtay
Wardheer( cakaaranews ) jumce 10ka june 2016. Tababar ku saabsan kobcinta aqoonta umuliso dhaqeedyada gobolka doolo islamarkaana ay kasoo qaybgaleen 50 xubnod oo ah umuliso-dhaqameedyo ayaa ka furmay...
View ArticleWafti Uu Hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Lagu Soo...
Jigjiga(Cakaaranews) jimce, 10ka, June 10, 2016 Waxaa garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal international Airport si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay wafti uu hogaaminayo wasiiru dawlaha...
View ArticleShir Heer Qaran Ah Oo Lagu Qiimaynayo Hantida Iyo Maaliyadaha Adeega...
Jigjiga (cakaaranews) Jimce, 10ka June, 2016 waxaa maanta ka furmay caasimada deegaanka ee jigjiga gaar ahaan huteelka xamda shir heer qaran ah oo lagu qiimaynayo nidaamka isticmaalka hantida iyo...
View ArticleShir Ay Yeesheen Xukuumada Iyo Shacabka Gaashaamo
Gaashaamo ( Cakaaranews ) Jamce, 10ka June 2016. Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3dii bisha Sane, 2008TI kadhacay hoolka shirarka ee magaalada gaashaamo Shir ay isugu yimaadeen waxgaradka...
View ArticleHeshiiskii Labada Dhinac Oo Guul Midho-dhal ah Maraya
Jigjiga( Cakaaranews ) Axad, 1da may 2016. Heshiiskii kusaabsanaa dhanka xuduuda ee labada wadan ee Jamhuuriyada Dimoqraadiga Federalka Itoobiya iyo dawlada fadaralka ah ee soomaaliya ayaa meel...
View ArticleArsenal Oo Kaalinta 3aad Doonaysa
Jigjiga ( Cakaaranews ) Axad 1da May 2016 Kooxda Arsenal ayaa guul muhiim ah garoonkeeda kagagaadhay kooxda Norwich City, waxaana Guushan Gunners u horseeday Danny Welbeck oo ciyaarta badal ku soo...
View ArticleKalfadhigii 11aad Ee Golaha Kabineega DDSI
Jigjiga( cakaaranews )Isniin 2da May 2016, Waxaa saaka si habsami leh uga furmay hoolka shirarka ee Xafiiska Madaxwaynaha kal-fadhigii 11aad ee Golaha Kabineega DDSI. Hadaba kalfadhigan ayaa waxaa...
View ArticleMaamulka Degmada Erar Oo Booqasho ku Tagay Biyo-xidheenka laga dhisay Degmada
Erar( cakaaranews ) Isniin 2da May 2016, Biyo-xidheen wayn oo laga dhisay centerka Casbuli ee degmada Erar ayaa buux dhaafay islamarkaana ay bilaabeen bulshadii aagaas dagnayd inay kafaa’iidaystaan...
View ArticleJawaab celintii Deg Dega Ahayd Ee Xafiiska Ka Hortaga Iyo U diyaar Garowga...
Qabridahar ( Cakaaranews ) Isniin 2da May 2016 Jawaab celin deg deg ah oo xukuumada DDSI uga Talagashay dadka ay saameeyeen fatahaaduhu ee ku sugnaa agagaarka togaga iyo wabiyada ayaa saaka Qaybintii...
View ArticleTalaalka isku dhafka ah oo la soo gabagabeeyay qaybtii dabaysha(polio)
Jigjiga(cakaaranews) Isniin, 2da May , 2016. xidhiidhiyaha kor uqaadida caafimaadka, nadaafada iyo fayadhowrka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Cabdishakuur Cabdulaahi Axmed oo u waramayay shabakada...
View Article