Ismaamulka Magaalada Diredhaba Oo laga Xusay 20ka Ginboot
Diredhaba(cakaaranews )Axad 29ka May 2016.Waxaa si balaadhan looga xusay ismaamulka magaalada Diredhaba xuska sanadguurada 25aad ee 20 ka Ginboot. Iyada ooy kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee...
View ArticleDeeq Agab ah Oo Lagu Wareejiyay Ardayda Dugsiga Hoyga Agoonta Fiiq.
Fiiq, (cakaaranews) Isniin, 30ka May, 2016 Wafti uu Hogaaminayo Wasiir Ku xigeenka Qurbajoogta DDSI Ahna Ku simaha Xafiiska Qurbajoogta DDSI Mudane Cabdi Khaliif Buraale (dhoombe) oo ay ku Wehlinayo...
View ArticleImtixaanka Heer Qaran ee Fasalka 12aad Oo Dib Loo Dhigay.
Jigjiga (cakaaranews) Isniin, 30ka May, 2016, Madaxwayne ku xigeenka ahna wasiirka waxbarashada DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan oo si toos ah ugu waramay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in guud...
View ArticleMW CMC Oo Soo Xidhay Kulan-waynihii 7aad Ee Wada-tashiga Xukuumada iyo...
Jigjiga (Cakaaranews) Talaado 31 may 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta soo xidhay kulanwaynihii 7aad ee wadatashiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo socday mudo 5 maalmood...
View ArticleJabkii Cabdiraxmaan Maadey iyo Al Jazeera
Jijiga ( cakaaranews ) Talaado, 31 may 2016. Telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera ayaa UBBO dhulka ladhacay kadib markuu soo bandhigay xaqiiqada dhabta ah ee deegaanka kajirta ee uu Cabdiraxmaan...
View ArticleTababar Ku Saabsan Barashada Aaladaha Casriga ah ICT.
Jigjiga (cakaaranews) talaado, 31, May , 2016 Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen xafiska adeega shacabka iyo horumarinta cudada shaqaalaha DDSI iyo shirkada isgaadhsiinta itoobiya ayaa ka...
View ArticleWasiirka Caafimaadka DDSI Oo Tababar u Soo Xidhay Xubno Ka mid ah Shaqaalaha...
Jigjiga(cakaaranews) Arbaca, 1da June 2016 Wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Cabdifataax Siciid ayaa maanta tababar mudo 3 maalmood ah socday u soo xidhay khabiiro, gadhwadeenada geedi...
View ArticleImtixaanka Fasalka 8aad Oo Loo Diyaar-Garoobay
Jigjiga(cakaaranews)khamiis 2da june 2016. Imtixaanka fasalka 8aad ee heer-deegaan ayaa maanta loosii qaaday dhamaan deegaanka oo dhan kaasoo ka dhici doona 447 goobood islamarkaana bilaabmi doona1...
View ArticleWaxbarashada M.M Dhagaxbuur
Dhagaxbuur (Cakaaranews )khamiis 2da June 2016. Madaxa xafiiska waxbarashada Maamulka magaalada dhagaxbuur oo u waramay shabakada wararka ee cakaaranews ayaa sheegay in meel fiican ay marayso heerka...
View ArticleXaflad Casha Sharaf ah oo Loo Sameeyay Jaaliyada DDSI ee Australia.
Jigjiga (cakaaranews) khamiis, 2da, June, 2016 Ururka horumarinta soomalida itoobiya ayaa xaflad casho sharaf ah oo si aad u qurux badan loo soo diyaariyay u qabtay jaaliyada DDSI ee wadanka...
View ArticleMW CMC Oo U Ambabaxay Qabridahar
Qabridahar ( Cakaaranews ) Jamce, 3da june 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti aad ubalaadhan oo ay kamidyihiin mw-kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska horumarinta...
View ArticleImtixaanka Xaqiijinta Xirfada Ardayga Oo Goday Ka Furmay
Goday(cakaaranews) sabti, 4ta June 4, 2016, Waxaa maanta ka bilowday kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI qaybteeda Goday imtixaanka xaqiijinta tayad ardayga ee loo yaqaano COC kaasi oo ay u...
View ArticleMunaasabada Xadhig-kajarka Garoonka Caalamiga ah Ee Qabridahar
Qabridahar ( Cakaaranews ) Sabti 4ta june 2016. Munaasabad si heer qaran, heer deegaan, heer gobol iyo heer maamul magaalo ah loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay garoonka diyaaradaha caalamiga...
View ArticleDuulimaadkii Ugu Horeeyay Garoonka Caalamiga ah Ee Qabridahar
Adhisababa ( Cakaaranews ) sabti, 4tii june 2016. Kadib xadhig-kajarkii garoonka caalamiga ah ee qabridahar ayay waftigii dawlada federaalka ah ee uu hogaaminayay Dr. Debretsion Gebremichael oo leh...
View ArticleDufcadii 5aad Oo Ka Qalin-Jabisay Kuliyada Caafimaadka Goday.
Goday(cakaaranews) Axad, 5ta, may, 2016, Xaflad si meeqaam sare loo soo agaasimay oo ay ku qalin-jabiyeen dufcadii 5aad ee kuliyada caafimaadka magaalada goday arday dhan 251 ayaa maanta ka dhacday...
View ArticleXuska Maalinta Ilaalinta Deegaanka oo lagu xusay jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews) axad, 5ta, may 2016, Waxaa guud ahaanba caalamka sanadkasta bisha may 5teeda lagu xusaa maalinta ilaalinta deegaanka taasi oo deegaanka maanta laga xusay sanad guuradii 44aad ee...
View ArticleBarnaamijka loo yaqaano KEIZAN oo lagu tababarayo qaar kamida shaqaalaha DDSI
Jigjiga( cakaaranews )Arbaco 27ka April 2016, Tababar kusaabsan aalada looyaqaano KEIZAN islamarkaana ah Aalad cusub oo kor loogu qaadayo nidaamka maaraynta qalabyada kala duwan ee dawlada ayaa maanta...
View ArticleMW CMC Oo Soo Dhaweeyay MW Jubba land
Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis, 28ka April 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu weheliyo madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska hawlaha guud iyo horumarinta magaalooyinka...
View ArticleWada Tashi Ku Saabsan Mashruuca JEG
Adama(Cakaaranews) Khamiis 28ka April 2016. wadatashi uu soo agaasimay Wasaarada Adeega Shacabka iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha JDFI islamarkaana ujeedadiisu ahayd sidii looga wada tashan lahaa...
View ArticleMadaxwayne Ku Xigeenka DDSI Ahna Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Yeeshay...
Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 28, April, 2016, Madaxwayne ku xigeenka ahna wasiirka waxbarashad DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay gudoomiye yeesha Gobolada iyo...
View Article