Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deeq Agab ah Oo Lagu Wareejiyay Ardayda Dugsiga Hoyga Agoonta Fiiq.

Fiiq, (cakaaranews) Isniin, 30ka May, 2016  Wafti  uu Hogaaminayo Wasiir Ku xigeenka Qurbajoogta DDSI Ahna Ku simaha Xafiiska Qurbajoogta DDSI Mudane Cabdi Khaliif Buraale (dhoombe) oo ay  ku Wehlinayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaanka Heer Qaran ee Fasalka 12aad Oo Dib Loo Dhigay.

Jigjiga (cakaaranews) Isniin, 30ka May, 2016, Madaxwayne ku xigeenka ahna wasiirka waxbarashada DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan oo si toos ah ugu waramay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in guud...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Soo Xidhay Kulan-waynihii 7aad Ee Wada-tashiga Xukuumada iyo...

Jigjiga (Cakaaranews) Talaado 31 may 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta soo xidhay kulanwaynihii 7aad ee wadatashiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo socday mudo 5 maalmood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jabkii Cabdiraxmaan Maadey iyo Al Jazeera

Jijiga ( cakaaranews ) Talaado, 31 may 2016. Telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera ayaa UBBO dhulka ladhacay kadib markuu soo bandhigay xaqiiqada dhabta ah ee deegaanka kajirta ee uu Cabdiraxmaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Barashada Aaladaha Casriga ah ICT.

Jigjiga (cakaaranews) talaado, 31, May , 2016 Tababar  ay fulintiisa iska kaashadeen  xafiska adeega shacabka iyo horumarinta cudada shaqaalaha DDSI  iyo shirkada isgaadhsiinta itoobiya ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Caafimaadka DDSI Oo Tababar u Soo Xidhay Xubno Ka mid ah Shaqaalaha...

Jigjiga(cakaaranews) Arbaca,  1da  June 2016 Wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Cabdifataax Siciid ayaa maanta tababar mudo 3 maalmood ah socday u soo xidhay  khabiiro, gadhwadeenada geedi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaanka Fasalka 8aad Oo Loo Diyaar-Garoobay

Jigjiga(cakaaranews)khamiis 2da june 2016. Imtixaanka fasalka 8aad ee heer-deegaan ayaa maanta loosii qaaday dhamaan deegaanka oo dhan kaasoo ka dhici doona 447 goobood islamarkaana bilaabmi doona1...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxbarashada M.M Dhagaxbuur

Dhagaxbuur (Cakaaranews )khamiis 2da June 2016. Madaxa xafiiska waxbarashada Maamulka magaalada dhagaxbuur oo u waramay shabakada wararka ee cakaaranews ayaa sheegay in meel fiican ay marayso heerka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Casha Sharaf ah oo Loo Sameeyay Jaaliyada DDSI ee Australia.

Jigjiga (cakaaranews) khamiis, 2da, June, 2016 Ururka horumarinta soomalida itoobiya ayaa xaflad  casho sharaf ah oo si  aad u qurux badan loo soo diyaariyay u qabtay jaaliyada DDSI ee wadanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimaynta Mashaariicaha Biyo-xidheenada Waawayn Oo Lasoo af-meeray Iyo...

Jigjiga( Cakaaranews ) Talaado, 26ka April 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane  Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka soo afmeeray shirkii qiimaynta mashaariicaha biyo-xidheenada waa wayn ee kala ah: baka,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Mashruuca JEG

Adama(Cakaaranews) Talaado 26ka April 2016. Tababar uu soo agaasimay Wasaarada Adeega Shacabka iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha JDFI islamarkaana ujeedadiisu ahayd  Ka doodida Mashruuca qiimaynta iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga kajaray Mashruucii Biyo-Xidheenka Qabalaha Waaji

Jigjiga( Cakaaranews ) Talaado, 26ka April 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta xadhiga kajaray mashruucii biyo xidheenka qabalaha waaji ee Degmada koonfurta jigjiga  ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Lagu Abaalmarinayay Degmooyinkii Hormuudka U Noqday dhinaca biyo...

Jigjiga(cakaaranews) Talaado, 26ka April 2016. Xaflad balaadhan oo si meeqaam sare ah loo soo agaasimay ayaa caawa ka dhacday  barxada wayn ee xarunta madaxtooyada cusub taasi oo ay ka soo qaybgaleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Golaha Amaanka Oo Ka Furmay Xarunta

Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco, 27ka April 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee xafiiskiisa kafuray shirkii golaha amaanka ee xiliilaha ahaa. Shirkan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa kala Qabsaday Man City iyo Real Madrid

Jigjiga (Cakaaranews) Arbaco 27ka April 2016. Kooxaha Manchester City iyo Real Madrid ayaa barbaro gool la’aan ah ku kala baxay kulankii lugta hore ee Etihad Stadium ka dhacay waxayna labada kooxood ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijka loo yaqaano KEIZAN oo lagu tababarayo qaar kamida shaqaalaha DDSI

Jigjiga( cakaaranews )Arbaco 27ka April 2016, Tababar kusaabsan aalada looyaqaano KEIZAN islamarkaana ah Aalad cusub oo kor loogu qaadayo nidaamka maaraynta qalabyada kala duwan ee dawlada ayaa maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Soo Dhaweeyay MW Jubba land

Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis, 28ka April 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu weheliyo madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska hawlaha guud iyo horumarinta magaalooyinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wada Tashi Ku Saabsan Mashruuca JEG

Adama(Cakaaranews) Khamiis 28ka April 2016. wadatashi uu soo agaasimay Wasaarada Adeega Shacabka iyo Horumarinta Cududa Shaqaalaha JDFI islamarkaana ujeedadiisu ahayd  sidii looga wada tashan lahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Ku Xigeenka DDSI Ahna Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Yeeshay...

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 28, April, 2016, Madaxwayne ku xigeenka ahna wasiirka waxbarashad  DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan  ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay gudoomiye yeesha Gobolada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo MW Jubba land Oo Booqday Biyo-xidheenka Waaji

Jigjiga( Cakaaranews ) Jamce, 29ka April 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan madaxwaynaha jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan iyo waftiguu hogaaminayay ayaa saaka...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>