Maamulka Degmada Qubi Oo Xadhiga kajaray Mashaariic kala duwan
Qubi (cakaaranews ) Khamiis 14ka April 2016, Maamulka Degmada Qubi oo uu horkacayo Gudoomiyaha Degmada Qubi mudane Shaafi Axmed Khaliif ayaa xadhiga kajaray mashaariico ay kamid yihiin biyo xidheen,...
View ArticleTababar Loo Qabtay Maamulayaasha Gobolka Faafan
Jigjiga (Cakaaranews) Khamiis 14ka April 2016 Tababar wacyigalin ah oo loo qabtay maamulayaasha,kormeerayaasha,iyo barayaasha degmooyinka Gobolka faafan ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee xafiiska...
View ArticleBiya Xidheenkii Baareey Oo Si Fiican U Buuxsamay
Baareey (Cakaaranews) Khamiis 14ka April 2016 Mansha allah waxaa dhamaan degaanka ka daya raxmada rabi ee guga iyadoo biya xidheenadii laga fuliyay gooba kala duwan oo degaanka kamid ah ay buux...
View ArticleBiyihii Ceelka Degmada Gunagado Oo Macaan Loo Badalay
Gunagado(cakaaranews )Jumce 15ka Aprill 2016, masuuliyiin isugujira heer degmo iyo heer gobol oo uu horkacayo Gudoomiyaha Gobalka jarar mudane Cabdi Cali Mataan ayaa maanta booqasho kutagay ceelka...
View ArticleGobolka Afdheer Iyo Qiimayntii 9ka Bilood
Hargeele (cakaaranews )Jumce 15ka April 2016, Shirkii Qiimaynta waxqabadka 9ka bilood oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan degmooyinka hoos yimaada Gobalka Afdheer islamarkaana lagu qiimaynayay...
View ArticleMW Wadanka Zimbabwi Oo Aqbalay Safiirka Wadanka Ethiopia Mudane Mustafe Deeq...
Zimbabwi (Cakaaranews ) Jumce 15ka April 2016, Safiirka JDFI ee loo magacaabay 5ta wadan ee Zimbabwi, Zambia, Mozambique, Angola, iyo mauritius. mudane Mustafe Deeq Cabdisalaanayaa maanta sidiiran...
View ArticleXadhig-kajarka 2 Mashruuc Oo Laga Dhisay Degmada Bookh
Bookh( cakaaranews ) Sabti 16ka April 2016, Kadib markii la soo gabagabeeyay shirkii qiimaynta waxqabadka Degmooyinka Gobolka Doolo ayaa Gudoomiyaha Gobolka Doolo mudane Maxamuud Cali Axmed iyo...
View ArticleDakhliga Degmada Doolo-Bay
Doolo-bay(Cakaaranews )Sabti 16ka April 2016, Sidaan wada ogsoonahayba wadan walba horumarkiisa iyo dhaqaalihiisuba wuxuu ku xidhanyahay Dakhliga u soo xarooda iyo waxsoosaarka uu sameeyo. sidaas...
View ArticleMan United Oo Garaacday Aston Villa
Jigjiga (Cakaaranews) Sabti 16ka April 2016 Man United ayaa garoonkeeda ku garaacday kooxda Aston Villa oo si rasmi ah uga hadhay Premier Leaque-ga kadib markii ay Man United 1:0 guul ku gaadhay....
View ArticleDucadii Shacabka Gobolka Sitti Oo La aqbalay
Sitti (Cakaaranews) Sabti, 16ka April 2016. Sida lawada ogsoon yahay waxaa gobolka Sitti kajirtay abaar ay keentay isbadalka cimilada aduunka. Taas oo saamayn kuyeelatay guud ahaanba noolaha gobolka...
View ArticleTababar Kusaabsan Mashruuca WASH Program
Donod( cakaaranews )Jumce 25ka March 2016, Tababar ay soo agaasimeen Xafiiska Caafimaadka iyo Xafiiska Waxbarashada Degmada Donod islamarkaana ujeedadiisu ahayd in fahanbuuxa laga siiyo bulshada ku...
View ArticleMw Cmc Oo Dhagax-dhigay Dhismayaasha mashaariicaha degmada cusub ee kudunbuur.
Kudun-buur(Cakaaranews) jimce,25ka march, 2016, Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku wehelinayeen masuuliyiin sare oo uu ka mid yahay madaxwayne ku xigeenka...
View ArticleMw cmc Oo Ku Soo Noqday Xarunta Deegaanka ee jigjiga.
Jigjiga (cakaaranews) sabti, 26, march, 2016, Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku wehelinayeen masuuliyiin sare oo ay ka mid yihiin gudoomiyaha XDSHSI...
View ArticleBoqolmaayo Iyo Waftigii Heer Deegaan
Boqolmaayo( cakaaranews )sabti 26ka March 2016, Wafti Heer deegaan ah oo kaqayb Galay xaflada dabaaldaga degmada cusub ee Boqolmaayo ee Gobalka liibaan ayaa dhagax dhigay mashaariic Hormarineed....
View ArticleWadada isku xidha Feerfeer iyo Tuulada Abaaleey
Feerfeer( Cakaaranews )Sabti 26ka March 2016, Geedka Garanwaaga looyaqano oo ah geed aan anfac iyo faa’iido midna u lahayn dadka iyo duunyada labadaba islamarkaana dhibaato ba’an ku haya daaqa iyo...
View ArticleXaflada Dhagaxdhiga Mashaariicaha Degmada Cusub ee Galxamur.
Galxamur(cakaaranews) Sabti, 26ka March, 2016, Wafti uu hogaaminayay wasiirka xeer ilaalinta guud iyo cadaalada DDSI mudane Cabdijamaal Axmed Qolonbi oo ay wehelinayaan masuuliyiin uu ka mid yahay...
View ArticleShir Balaadhan Oo Looqabtay Dhalinyarada Degmada Feerfeer
Feerfeer( cakaaranews )Axad 27ka March 2016, Shir ay ujeedadiisu tahay dardargalinta iyo sii xoojinta nabadgalyada iyo horumarka islamarkaana ay kasoo qaybgaleen dhalinyarada degmada feerfeer ayaa...
View ArticleTuulada Badiilacad Oo Waxsoosaar Balaadhan Sameeyay
Goday( cakaaranews ) Axad 27ka March 2016, Mudo laga joogo 5sano oo kaliya ayaa ahayd wakhtigii ay xukuumada DDSI ee uu majaraha u hayo XDSHSI ay qaadatay nidaamkii lagu horumarinayay xoolodhaqatada...
View ArticleXalfada Gobolka Nogob Ee Xaruntiisu Tahay Degmada Ceelwayne
Ceelwayne(Cakaaranews) isniin 28 march 2016 Xalfad si heer sare loosoo agaasimay oo lagu daah furayay gobolka cusub ee xaruntiisu tahay ceelwayne ayaa manta ka qabsoomtay xarunta gobolka nogob ee...
View ArticleTababar kusaabsan Sharciga Suuq-gaynta Xoolaha DDSI
Jigjiga( cakaaranews )Isniin 28ka March 2016, Tababar uu soo agaasimay Xafiiska Xoolaha iyo Horumarinta Reer-guuraaga DDSI Geedi Socodkiisa Suuqgaynta Xoolaha islamarkaana ujeedadiisu ahayd sii...
View Article