Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Xubnaha EMIS

Jigjiga( cakaaranews ) Khamiis 3 March 2016, Tababar  uu soo agaasimay Geedisocodka Maaraynta Xogta Waxbarashada ee Xafiiska Waxbarashada islamarkaana loo hayay xubnaha Vocal-Personska looyaqaano ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayo Waxqabadka Mashruuca RIF.

Jigjiga(Cakaaranews), khamiis, 3da March,  2016 Kulan lagu qiimaynayay waxqabadkii rubicii labaad ee mashruuca hoos u dhigida dhimashada hooyada iyo dhalaanka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood Cilmiyeed Looqabtay Khabiirada Qorshaynta Iyo Xissabaadka

Jigjiga( cakaaranews ) Khamiis, 3,March 2016, Dood-cilmiyeed uu soo agaasimay Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI ayaa loo qabtay qaarkamid ah Agaasinada, khabiirada Qorshaynta,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jawaabaha Su’aalihii ISKUDAY Qaybtii 3aad

Jigjiga (Cakaaranews)  Jumce, 4ta March, 2016. Waxaan akhristayaasha sharafta leh ku wargalinaynaa in ay akhristaan jawaabaha su’aalihii  kabaxay shabakada cakaaranews barnaamijka ISKUDAY Qaybta 3aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir ku Saabsan Udiyaargarawga Munaasabada XDSHSI

Jigjiga( cakaaranews ) Jumce 4, March 2016, Shir uu soo agaasimay Xafiiska Waxbarashada DDSI islamarkaana lagaga wada arinsanayay soo dhawaynta iyo udiyaargarawga munaasabada xuska sanad guuradii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Horumarka Cagaaran iyo Nadaafada Magaalooyinka Dalka

Adhisababa ( Cakaaranews ) Sabti, 5ta march 2016. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xarunta dalka-adhisababa millenium adharaash si rasmi ah uga furmay shir kusaabsanaa horumarka cagaaran iyo nadaafada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalintii 5aad iyo Kulanwaynihii.

Jijiga(CakaaraNews) Arbaca, 24ka February, 2016, Waxaa maalintii shanaad ka socda madasha shirarka kulanwaynihii wada tashiga shacabwaynaha iyo xukuumada DDSI ee lagaga tashanayay  sii  xoojinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geel Loogu Deeqay Ardayda Dugsiga Hooyga Agoonta Ee Fiiq

Fiiq ( cakaaranews ) Arbaco 24 Feb 2016, dugsiga Hooyga Agoonta fiiq oo ay wax kubartaan caruurtii uu nabad diidku waalidkood dilay ayaa la gudoonsiiyay deeq kakooban Geel, islamarkaana ay goob joog...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Fikiradii Shacabwaynaha Ee Kuwajahnaa Argagixisada

Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco, 24ka february 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa galinkii danbe ee maanta guriga usoo jeediyay inay kahadlaan fikirkooda ku aadan argagixisada....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaqa Taageero iyo Go’aano Kasoo Baxay Kulan-waynaha Odayaasha Deegaanka

Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco, 24ka February 2016. Baaqa taageero iyo go’aanadii kasoo baxay kulanwaynaha odayaasha deegaanka  ayaa u qoran sidan:- Marka hore anagoo ku hadlayna magaca odayaasha DDSI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaqa Taageero Ee Mas’uuliyiintii Hore Ee Deegaanka Soo Martay

Jigjiga( Cakaaranews) Arbaco, 24ka February 2016. Baaqa taageero ee mas’uuliyiintii hore ee deegaanka soo martay oo uu madasha kasoo jeediyay mudane maxamed macalin cali(khadar)wuxuu u dhignaa sidan:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kormeer Lagu Sameeyay Qaar Kamida Mashaariicaha Waawayn Ee Ka Socda DDSI

Jigjiga ( cakaaranews ) Khamiis 25 Feb 2016, Kormeer uu horkacayo Maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha iibka iyo adeegyada gaarka ah ee booliska mudane Cabdishukri Maxamed Odawa islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw Cmc Iyo Danjiraha USA Oo Xadhiga Ka Jaray Warshada Hilibka.

Jijiga(CakaaraNews)  khamiis, 25ka February,2016,  Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo masuuliyiin sare oo heer deegaan ah   ayaa saaka   garoonka diyaaradaha ee garaad wiil-waal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska 7aadka Dhaqanka Dalka

Jigjiga( cakaaranews )Khamiis 25ta February 2016 Waxaa maanta si habsami leh uga bilawday xarunta DDSI ee magaalada Jigjiga munaasabada xuska 6aad ee 7aadka dhaqanka Dalka itoobiya. Xuskan 7 aadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISKUDAY Qaybtii 3,Aad

Jigjiga( cakaaranews ) Khamiis, 25ka February 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinkii 2, aad Ee Xuska 7, aadka Dhaqanka

Jigjiga( cakaaranews ) jumce, 26ka February 2016, Waxaa maalinkiisii labaad hoolka shirarka ee sayid Maxamed Cabdile Xasan kasocda xuskii 6aad ee 7aadka dhaqanka dalka ee laguqabtay xarunta deegaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ol‘olaha Talaalka Cudurka Dabaysha (Polio) Oo Bilawday

Jigjiga( cakaaranews ) Jumce, 26ka February 2016, Waxaa maanta guud ahaan ka bilowday wareegii 19aad ee ol olaha talaalka cudurka dabaysha.islamarkana xafladdii lagu daah furayay  ay ka dhacday hoolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War degdeg ah: Degmooyin, MM Iyo Gobolo Cusub Oo Lagu Ansixiyay kal-fadhiga...

Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti, 27ka February 2016. Waxaa galabta kal-fadhigii 2,aad golihiisa 5, aad ee Golaha Xildhibaanada DDSI ay codbuuxa ku ansixiyeen Degmooyin, Gobolo iyo Maamul Magaalooyin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talaalka Cudurka Dabaysha Oo ka Bilawday Magaalada Fiiq

Fiiq( cakaaranews ) Sabti, 27 February 2016, Waxaa sirasmi ah uga bilawday Magaalada Fiiq ee Xarunta Gobaka Nogob Talaalka Cudurka Dabaysha ee (polio) oo lasiinhayo Caruurtada da’doodu ka hosayso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudane Axmed Maxamed Shugri Oo Noqday Mw Kuxigeenka Maxkamada Guud Ee Qaybta...

Jigjiga( Cakaaranews ) Sabti 27, February 2016, Wuxuu baarlamaanku kalfadhiga 2aad golihiisa 5aad uu manta ku ansixiyay bayaan qeexayay sadex madaxwayne ku xigeen oo lagusoo kordhiyay qaab dhismeedka...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>