የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ለ10ኛ ጊዜ ሲያስተማራቸው የነበሩትን 3900 ተማሪዎች በዛሬው ዕለት አስመርቋል
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሰኔ23/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሰ መዲና የሚገኘው የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በዛሬው እለት በመደበኛ፣ በተከታታይ እና በርቀት እንዲሁም በድህረ ምረቃ ፕሮግራሞች ሲያስተምራቸው የነበሩትን 3900 ተማሪዎች ማስመረቁ ተገልጿል። ሃገሪቷ ከያዘቻቸው የሚሊኒየም ግቦች መካከል...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Ee Uu Hogaaminayay Oo Caaawa Kusoo Dheelmaday...
Shaykoosh(cakaaranews)Axad, 1da July 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee maalmahanba ku guda jiray socdaalkii loogu magacdaray shidaal iyo...
View ArticleXafiiska Waxbarashada DDSI Oo Tababar U Qabtay Khabiirada Iyo Dheskiyada...
Jigjiga(cakaaranews)1Axad, da July 2018. Waxaa xarunta deegaanka kabilawday tababar ujeedadiisu tahay kobcinta garaadka aqoomeed ee khabiirada iyo Gadhwadeenada G/socodyada ka hawlgala dhamaan...
View ArticleMW CMC Iyo Waftiigii Uu Hogaaminayay Oo Kusoo Dheelmaday Magaalada Dhagaxbuur
Dhagaxbuur(cakaaranews)Isniin, 2da July 2018. Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee kugudajiray socdaalkii shidaalka iyo saliida ayaa maanta kasoo...
View ArticleRW Dalka Dr. Abiyi Ahmed Oo Lahadlay Guud Ahaan Dhalinyarta Dalka
Adhisababa(cakaaranews)isniin 2da July 2018. Raisal Wasaaraha Dalka JDFI Dr Abiyi Ahmed oo maanta lahadlay guud ahaan dhalinyarta dalka gaar ahaan dhalinyarada deegaanada soo koraya khaasatan...
View Articleበኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የመማር ማስተማር ሂደቱን ለማሳደግ የሞያ ስልጠና መሰጠት መጀመሩ ተገለፀ
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሰኞ፤ሰኔ 25/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ትምህርት ቢሮ አዘጋጅነት በክልሉ ርዕሰ መዲና ጅግጅጋ ከተማ የመማር ማስተማር ሂደቱን ለማሳደግ የሚረዳ የሞያ ስልጠና መሰጠት መጀመሩ ተገልጿል። ስልጠናው ለ10 ቀናት የሚቆይ ሲሆን በትምህርቱ ዙሪያ የሚሠሩ ባለሞያዎች፣ አመራሮች እና የዴስክ...
View ArticleThe Rise Of HEEGO Youth Movement Of Somali Region
By Mohamed Abdidheere jigjiga(cakaaranrews)Tuesday, 3, july 2018. The youth are the backbone of a society and hence they determine the future of any given society. This is because all other age groups,...
View ArticleImtaxaanka Xaqiijinta Tayada Macalimiinta Iyo Hog-Waxbarashada Oo Maanta...
Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 3da july 2018. Waxaa maanta kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr cabdimajiid xuseen si rasmi ah uga bilawday imtaxaanka xaqiijinta tayada xirfada baranimo ee shatiga...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Wali Kusugan Magaalada Dhagaxbuur
Dhagaxbuur(cakaaranews)Talaado, 3da, july 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay oo kuguda jira socdaalkii lamagacbaxay Shidaal Iyo Saliid ayaa wali kusugan...
View ArticleTababar Loo Qabatay Mas'uuliyiinta Iyo Khabiirada 6da MM Ee Deegaanka
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 4ta July 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka bilawday tababar uu soo agaasimay Xafiiska horumarinta magaalooyinka iyo dhismaha DDSI islamarkaana loo qabtay...
View ArticleMW CMC iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kusugan Magaalada Qabribayax
Qabribayax(cakaaranews)Arrbaco, 4ta July, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamud cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee kugudajiray socdaalkii la magac baxay shidaal iyo saliid ayaa...
View ArticleGud.Gobolka Doolo Oo Kulan Qaabilaad Ah Layeeshay Xirfadlayaashii Caafimaadka...
wardheer(cakaaranews)Arbaco, 4ta July 2018. Dhawaan ayay ahayd markii xirfadlayaasha caafimaadka ee kaqalinjabiyay kuliyada caafmaadka ee jigjiga oo tiradoodu dhantahay 445 arday ay xukuumadu uqabatay...
View Articleየኢ.ሶ.ክ ፕሬዝዳንት ከኢለሌ የነዳጅ ምርቃት በኋላ ከተለያዩ የህብረተሠብ ክፍሎች ጋር እየተወያዩ መሆኑ ተገለፀ
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ረቡዕ፤ሰኔ 27/2010 ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ነዳጅ እና የተፈጥሮ ጋዝ በሸቤሌ፣ ቀራሄይ፣ ጀረር እና ዶሎ ዞኖች ሥር በሚገኙ 12 አከባቢዎች እንደሚገኝ የተረጋገጠ ሲሆን አሁን በፖሊ ጂሲ ኤል ኩባንያ የነዳጅና የተፈጥሮ ጋዝ ቁፋሮ የሚደረግባቸው ቦታዎች ግን በሁለት የክልሉ ዞኖች...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xarunta Deegaanka...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 5ta July 2018. Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee kuguda jiray socdaalkii Shidaal iyo Saliid ayaa kadib markii uu u...
View ArticleMM Qabridahar iyo Shaqo Abuurka Dadka Shaqo la,aanta Ah
Qabridahar(cakaaranews)Khamiis, 5ta July 2018. Wakaalada horumarinta waxsoosaarka warshadaha dhexe/yaryar, shaqo abuurka iyo damaanaad qaadka cuntada MM Qabridahar oo kaashanaysa MM Qabridahar ayaa...
View ArticleEthiopian Somalis’ Response To Human Right Report
Jigjiga(cakaaranews)Thursday 5ta July 2018. Despite the federal government collaborating with the regional government is planning to lift ONLF from the list of terrorist in nutshell, ONLF was a...
View ArticleWARBIXINTA BEENTA AH EE HUMAN RIGHTS WATCH
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce, 6dii Jully 2018. Xukuumada deegaanka soomaalida itoobiya oo kaduulaysa warbixinta Human Rights Watch ay kaqortay xarunta dhexe ee dhaqantoosinta asluubta DDSI ee magaalada...
View ArticleKalfadhigii Golaha Wakiilada Shacabka JDFI Oo Si Rasmi Ah U Furmay
Adhisababa(cakaaranews)Jumce, 6da july 2018. Waxaa maanta xarunta dalka ee magaalada adhisababa si rasmi ah uga furmay kalfadhigii 5aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha wakiilada shacabka JDFI...
View ArticleMas’uuliyiinta Iyo Khabiirada Sare Ee 6’da Maamul Magaalo Oo Loo Soo Xidhay...
Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 6da, July 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagu soo gabagabeeyay tababar maalmahanba loo hayay mas'uuliyiinta iyo khabiirada 6da maamul-magaalo ee deegaanka...
View Articleበኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በአንድ ቀን ግንባታ ያለቀው ህንፃ ተገኘ
ሻይጎሽ(cakaaranews)አርብ᎓ሰኔ 29/2010ዓ.ም. በሁለተኛው የጣልያን ወረራ ወቅት ለጦር መሪው ለማርሻል ግራዚያኒ ፅ/ቤት በአንድ ቀን የተሠራ ታሪካዊ ቤት በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል በሸይጎሽ ወረዳ በሆነችው በሻይጎሽ ከተማ ይገኛል። እ.ኤ.አ በ1937 ዓ.ም የፋሺስት ጣሊያን መንግሥት ለ2ተኛ ጊዜ ኢትዮጵያን...
View Article