Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magacaabis Cusub

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 9ka June,2018. Waxaa wasiirka xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI loo magacaabay mudane Maxbuub Ismaaciil Xuseen oo horey u ahaa gudoomiyaha ururka dhalinyarta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Kusaabsan Kor Uqaadista barnaamijka Fidinta Caafimaadka Oo Kaqabsoomay...

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 9ka june, 2018. Kulan balaadhan oo kusaabsan sii xoojinta iyo dardargalinta barnaamijka fidinta caafimaadka degaanka  islamarkaana ay kasooqaybgaleen madaxwayne kuxigeenka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Ka Qaybgalay Qalinjabinta Dufcadii 23aad Ee Kuliyada Macalimiinta...

Jigjiga(Cakaranews) Axad, 10ka June 2018. Munaasabad Si Meeqaam Sare leh loosoo agaasimay oo ay ku qalinjabinayeen dufcadii 23aad ee kuliyada macalimiinta tababarada ee Dr. Cabdimajid Xusen ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Qabridahar Iyo Xaflad Qalinjabin Ah Oo Ay Kuqalinjabiyeen Dufcadii...

Qabridahar(cakaaranews)Axad, 10ka, June 2018. Waxaa Hoolka wayn ee kuliyada farsamada iyo xirfadaha ee qabridahar kaqabsoomay xaflad qalin jabin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAHADCELIN KUSOCOTA JAALIYADKA DDSI EE DALKA DIBADIISA

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 10ka June 2018. Dhalinyarada HEEGO Jaaliyadka DDSI Ee dalka dibadiisa ayaa waxay leeyihiin "Horumarka DDSI Wuu waarayaa abid" Dhalinyarada HEEGO ee Jaaliyadka DDSI ee dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

የኢ.ሶ.ክ. ም/ፕረዝዳንት የደም ባንክና ዘመናዊ የመድሃኒት መስጫ ማዕከላት አስመረቀ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሰኔ 02/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህብረተሠቡን ጥራት ያለውን የጤና አገልግሎት ተጠቃሚ ለማድረግ የክልሉ መንግሥት በትኩረት እየሠራ መሆኑን የክልሉ ምክትል ርዕሰ መስተዳደር እና የጤና ቢሮ ሃላፊ ገለፁ። ምክትል ርዕሰ መስተዳድሩ በጅግጅጋ የተገነባውን የደም ባንክ አገልግሎት...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

በዶ/ር አብዱልመጂድ መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ የተማሪዎች ምርቃት ላይ የኢ.ሶ.ክ. ፕሬዝዳንት ተካፈሉ

ጅግጅጋ(Cakaranews) እሁድ፤ሰኔ 03/2010. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የዶ/ር አብዱልመጂድ ሁሴን መታሰቢያ መምህራን ኮሌጅ ለ23ኛ ጊዜ ያስመረቃቸውን ተማሪዎች በጅግጅጋ ከተማ በሰይድ መሀመድ መሰብሰቢያ አዳራሽ ደማቅ የምረቃ ሥነ-ስርዓት አድርጎላቸዋል። በምርቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይም የኢ.ሶ.ክ.መ.ከፍተኛ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Xafiiska Arrimaha Socdaalka Iyo Jinsiyada Laantiisa...

Jigjiga(cakaaranews)Talado, 12ka June 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud cumar iyo maareeyaha Guud xarunta arrimaha socdaalka JDFI ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray xafiiska arrimaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መዲና ጅግጅጋ የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች ቅርንጫፍ ፅ/ቤት ተከፈተ

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ፤ሰኔ 05/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት የኢሚግሬሽንና ዜግነት ጉዳዮች 8ኛ ቅርንጫፉን መክፈቱ ተገለፀ። በምርቃት ስነ-ሥርዓቱ ላይ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር በክብር እንግድነት በተገኙበት እንዲሁም የመንግሥት ከፍተኛ አመራር...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Dhagaxmadaw Iyo Kulan Loo Qabtay Shaqaalaha Dawliga ah

Dhagaxmadaw(cakaaranews)Arbaco, 13ka June, 2018. Kulan balaadhan oo ay kasooqaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Jarar mudane muxumed xasan suufi, mas’uuliyiinta degmada dhagaxmadaw iyo waliba dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Munaasabada Ciidul Fidriga Hambalyo Tahniyad ah Udiray Muslimiinta...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 14ka June 2018. madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tahniyada  farxada ciidul Fidriga hanbalyo u diray dhamaan muslimiinta caalamka kuwa  itoobiya  gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magacaabis Cusub

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 14ka June 2018. Waxaa maareeye kuxigeenka kuliyada caafimaadka jigjiga loo magacaabay mudane Hilaal Maxamed Cumar oo ah xubin leh aqoon heer degree ah , waayo aragnimo iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

የቀብሪደሀር ቴ/ሙ/ት/ሥልጣና ኮሌጅ ደረጃ አረት ያጠናቀቁ ሰልጣኞችን አስመረቀ

ቀብሪደሀር(Cakaaranews)ዕሮብ፤ሰኔ 06/2010ዓ.ም.በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የቀብሪደሀር ቴክኒክና ሙያ ትምህርት ሥልጣና ኮሌጅ በ2007ዓ.ም ከተቋቋመ ጀምሮ በተለያዩ የስልጠና መስኮችን በመደበኛና አጫጭር ስልጠናዎች የሰለጠኑ  ተማሪዎችን አስመሪቆ ወደ ሥራ አሰማርቷል፡፡ ኮሌጁ የክልሉ ህብረተሰብ የሙያ ፊላጎት...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Salaadii Ciidul fidriga Ee Caasimada Deegaanka iyo 911 qof oo maxaabiis ah Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce,15ka June 2018. Waxaa si heer sare ah xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga loogu tukaday salaadii ciidul fidriga oo ay isugu yimaadeen boqolaal kun oo ah qaybaha kaladuwan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

1439ኛው የኢድ አልፈጥር በዓል በኢ.ሶ.ክ. በደማቅ ተከብሮ 911 የሕግ ታራሚዎችም በምህረት ተፈቱዋል

ጅግጅጋ (Cakaaranews)አርብ፤ሰኔ 08/2010ዓ.ም 1439ኛው የኢድ አልፈጥር በዓል በመላ ሃገሪቱ በደማቅ ሁኔታ ተከብሮ ውሏል። በእስልምና እምነት ተከታዮች ዘንድ ትልቅ ቦታ ሚሰጠውና በድምቀት የሚከበረው የኢድ አልፈጥር በዓል በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልልም በደማቅ ሁኔታ ተከብሯል። የእስልምና እምነት ተከታዮች...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada DDSI Oo Deeq Isugujirta Raashin Iyo Cagafcagaf Gaadhsiisay...

Awbare(cakaaranews)Sabti, 16ka June 2018. Xukuumada DDSI oo kajawaabaysa baahiyaha iyo balanqaadyada shacabka ayaa deeq isugujirta cagafcagafyo iyo raashin kaladuwan gaadhsiisay bulshada ay dhawaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kaqaybgalay Qalinjabinta Dufcada 13aad Ee Ardayada kuliyada...

Jigjiga(cakaaranews)Axad, 17ka June 2018. Waxaa hoolka shirarka ee SMCX kaqabsoomay Munaasabad qalinjabin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay kuqalinjabinayeen dufcadii 13aad ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

በጀረር ዞን አስተዳደር ከደጋህመደው ወረዳ ሠራተኞች ጋር ውይይት ማካሄዱ ተገለፀ

ደጋህመደው(Cakaaranews)እሁድ፤ሰኔ 10/2010ዓ.ም . በጀረር ዞን የደጋህአመዶ ወረዳ በወረዳው ከሚገኙ አጠቃላይ የመንግስት ቢሮ ሠራተኞች ጋር የውይይት መድረክ ማዘጋጀቱ ተገለፀ።  የውይይቱ ዋና ትኩረትም የ2010 ዓ.ም ማጠናቀቂያ እንደመሆኑና በቀጣዩ 2011 ዓ.ም በሥራና ሠራተኛው ሊኖር ስለሚገባው ጠንካራ...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

THE SPECIAL FORCE OF SOMALI REGION, AS A CONTRIBUTOR TO ETHIOPIAN SOMALI...

By Mohamed abdidheere 17 june 2018 This article aims to examine the contribution that the special force of Somali region may take a lion share to regional development.  Attention will be focused on two...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtaxaanka Heer Deegaan Ee Fasalka 8aad Oo Si Rasmi Ah Uga Bilawday Guud...

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 18ka June, 2018. Kadib markii uu si nabad ah usoo dhamaaday imtaxaanaadkii heer qaran ee fasalka 10aad iyo 12aad ayaa Waxaa sidookale maanta si rasmi ah guud ahaan deegaanka...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>