Kulan Balaadhan Iyo Dhalinyarada Magaalada Qabridahar
Qabridahar(Cakaaranews) Khamiis, 17ka May, 2018. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan dhalinyarta maalmulka magaalada qabridahar oo ay hogaaminayeen mas’uuliyiin heer deegaan ah oo ugu...
View ArticleWaftigii Waqooyiga Ameerika Oo Dib Ugu Soo laabtay Xarunta Deegaanka Ee...
Jigjiga(cakaranews)khamiis, 17ka May 2018.Waftigii uu hogaaminayay madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI mudane khaddar cabdi ismaaciil ee uu ku wahlinayay maareeyaha xarunta daarasadka iyo cilmi badhista...
View ArticleMM Qabribayax Oo Xadhiga Kajaray Guryo Wadareed Laga Dhisay Magaalada
Qabribayax(cakaaranews)jimce, 18ka May 2018. Barnaamijka guryaynta ee loo yaqaano guryo wadareedka ayaa kamid ah qorshayaasha xukuumada islamarkaana ah mid guryo loogu dhiso bulshada danayrta ah....
View ArticleImtaxaanka Xaqiijinta Tayada Xirfada Baranimo Iyo Hog-Waxbarashada Oo Maanta...
>Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 19ka May 2018. Waxaa si rasmi ah deegaanka uga bilawday imtaxaanka xaqiijinta tayada xirfada baranimo iyo hogaaminta waxbarashada islamarkaana macalimiinta imtaxaanka...
View Article12ኛው የህዝብ እና መንግሥት የጋራ መድረክ ትናንት ፣ ዛሬና ነገን በጥልቀት የመረመረበት ጉባኤ እንደነበር ተገለፀ
አውበሬ(cakaaranews)ቅዳሜ ፤ግንቦት 10/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ እና መንግሥት በጋራ ያመጡት የክልሉ ዕድገት የማያስደስታቸው አካላት የተገኘውን የልማት ውጤቶች እና የህዝቡን ሠላም ለማናጋት ሌት ተቀን ቢሠሩም የክልሉ ህዝብ አፍራሽ ተልዕኳቸውን ጠንቅቆ ያውቃል ያሉት ወ/ሮ ፈርቱን አብዲ ማህዲ...
View Articleየቀብሪበያህ ከተማ አስተዳደር የጋራ መኖሪያ ቤቶች አስመረቀ
ቀብሪበየህ(cakaaranews) )ቅዳሜ፣ግንቦት፣ 11 2010ዓ.ም የፌዴራሊዝምም ሆነ የክልል መግንስት የታችኛው አቅመ አናሳ ህብረተሰብ ክፍሎችን የመሠረተ ልማት እጥረት ለመቅረፍ ከተነደፉት ሜጋ ፕሮጀክት እቅዶች ፣ ስትራቴጅዎችና ፖሊሲዎች አንዱና ዋነኛው ዘመናዊ የቤቶች ልማት መርሃ ግብርና ጥራት ያላቸውን የጋራ...
View ArticleMMJ Oo Wadooyinka Magaalada Ee Halbowlaha ah Kawada Shaqooyin Muhiim Ah
Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 20ka May, 2018.Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer oogu jirta siday shacabka deegaanka loo gaadhsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah oo ay kamid yihiin jidadka iskuxidha gobolada...
View Articleየቀብሪደሀር ከተማ አስተዳደር ከወጣቶች ጋር በሠላምና ልማት ዙሪያ ተወያየ
ቀብሪደሀር(Cakaaranews)እሁድ፤ግንቦት 12/2010 ዓ.ም በአጭር ጊዜ ውስጥ በክልሉ የተገኘውን የሠላም ፣ የልማትና የመልካም አስተዳደር ተግባራት ለማጠናከር ሁሉም የቀብሪሀደር ከተማ አስተዳደር ወጣቶች የተሳተፉበት የሠላምና የልማት ኮንፈረንስ በቀብሪሀደር ከተማ ተካሄደ። በመድረኩም ላይ የክልሉ ቴክኒክና ሙያ...
View ArticleDoolo-Cado Iyo Mas’uuliyiin Isugujira Heer Deegaan Iyo Heer Gobol Oo Soo...
Dolo-cado(cakaaranews)Isniin, 21ka May 2018. Mas’uuliyyiin uu horkacayo madaxa arrimaha siyaasada Xarunta dhexe ee XDSHSI islamarkaana ay waheliyaan mas’uuliyiin heer deegaan ah iyo waliba...
View ArticleDegmada Waqooyiga Jigjiga Ee Harorays Oo Laga Qoday Ceel Riig Ah Oo Cusub
Haroorays(cakaaranews)Isniin, 21ka, May, 2018. Xukuumada DDSI oo mudnaanta siisay fulinta qorshayaasha biyaha 1aad ilaa 5aad si bulshada deegaanka wakhtigaaban gudahood looga haqabtiro baahida biyaha....
View Article12ኛውን የህዝብ እና መንግሥት የጋራ መድረክ የተሳተፉት የኢ.ሶ.ክ.ተወላጅ ዲያስፖራዎች ክልሉ እያሳየ ባለው ዘርፈ ብዙ...
ጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ግንቦት 12/2010ዓ.ም. በአውበሬ ወረዳ በተዘጋጀው 12ኛው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሠላም ፣ የልማት፤የዴሞክራሲ ሥርዓት ግንባታና የመልካም አስተዳደር የህዝብና መንግሥት የጋራ መድረክ ላይ የተገኙ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በክልሉ እየታየ ባለው ዘርፈ ብዙ የልማት ዕድገት...
View ArticleDhismaha Buundo Si Casri Ah Loo Dhisayo Oo Laga Wado Magaalada Dhagaxbuur
Dhagaxbuur(cakaaranews)Talaado, 22ka, May 2018. Waxaa si habsami leh u socda dhismaha buundo si casri ah loo dhisayo islamarkaana laga dul-dhisayo laagta wayn ee biyo mareenka ah ee dhaxmarta magaalada...
View ArticleMas'uuliyiinta MM Qabridahar Oo Xadhiga Kajaray 12 Wado Oo Kobol Stone Ah
Qabridahar(Cakaaranews) Talaado, 22ka May, 2018. Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer oogu jirta sidii shacabka deegaanka loo gaadhsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah iyo kuwa kaabayaasha dhaqaalaha ee ay...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Layeeshay Mas’uuliyiinta Gobolada, MM Iyo Degmooyinka Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 23ka May 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kaali ka furmay kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta 11ka gobol,...
View ArticleKulan-waynaha Wadatashiga Iyo Qiimaynta Waxqabadka Qorshaha GTP2 Oo...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 23ka may 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kabilawday Kulanwaynaha wadatashiga iyo qiimaynta waxqabadka qorshaha kobaca iyo isbadalka dhaqaalaha wajigiisa...
View Articleየጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የከተማውን ዋና ዋና መንገዶች እድሳት እንደሚያደርግና አዳዲስ መንግዶችም እየሠራ መሆኑን ገለጸ
ጅግጅጋ(Cakaaranews)እሮብ፤ግንቦት 15/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት የክልሉን ዞኖችና ከተሞች የሚያስተሳስሩ መንገዶችና ትላልቅ ድልድዮች በአፋጣኝ የሚሠራበት ፖሊሲና ስተራቴጅዎች ነድፎ በክልሉ የሚገኙ ትላልቅ ከተሞችና በዞኖች ገጠር አከባቢዎች የመንግድ መሠረተ ልማት አገልግሎት ቀልጣፋ ለማድረግ...
View Articleየቀብሪደሃር ከተማ መስተዳደር የሥራ ሃላፊዎች 12 የድንጋይ ንጣፍ መንገዶች አስመርቀዋል
ቀብሪዳሃር (Cakaaranews) እሮብ፤ግንቦት 15/2010 ዓ.ምየኢትዮጵያ ሶማሌ ክልላዊ መንግስት ለክልሉ ህዝብ አስፈላጊውን የመሠረተ ልማት ግንባታ በሁሉም አገልግሎት ተደራሽ ለማድረግ ሌት ተቀን በትጋት እየሠራ ይገኛል። በዚህም የክልሉ መንግሥት የመንገድ መሠረተ ልማት ችግሮችን በመቅረፍ በክልሉ የሚገኙትን ወረዳዎች...
View ArticleKulan Afur-Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Qurbajoogta DDSI Ee Kusugun Magaalada...
Jigjiga (cakaaranews)Khamiis, 24ta May 2018. Xafiiska qurbajoogta DDSI ayaa kulan afursharafeed ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay uqabtay qurbajoogta udhalatay DDSI ee kakala timid dacalada...
View ArticleMMJ Iyo Tartan Aqoomeedkii ‘Kadis’ Ee Ardayda Dugsiyada Oo Lasoo Gabagabeeyay
Jigjiga(cakaaranews)25ka May 2018. Waxaa xarunta deagaanka ee magaalada jigjiga lagu soogabagabeeyay tartan aqoomeedkii ‘Kadis’ islamarkaana ay ku tartamayeen qaarkamaid ah ardayda waxkabarata...
View Articleበደጋህቡር ከተማ አስተዳደር እየተገባ ያለው ድልድይ በማፋጠን ላይ እንደሚገኝ የቸረር ዞን አስተዳዳሪ አስታወቀ
ደጋህቡር(Cakaaranews)ሀሙስ፤ግንቦት 16/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት ህዝብ ለዘመናት መሠናክል ሆነውበት የቆዩትን የሃገር ውስጥ ፀረ-ሠላም ሃይሎች እንደ ኡቦ (ኦብነግ) ፣ አልኢትሃድ ፣ አልሸባብ እና የመሳሰሉትን በሃገር መከላኪያና በክልሉ ልዩ ኃይል አማካኝነት ካስወገደ ወዲህ ዓመታት...
View Article