Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Maamulayaasha Gobolka Faafan

Jigjiga (Cakaaranews) Khamiis 14ka April 2016 Tababar wacyigalin ah oo loo qabtay maamulayaasha,kormeerayaasha,iyo barayaasha degmooyinka  Gobolka faafan ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee xafiiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Biya Xidheenkii Baareey Oo Si Fiican U Buuxsamay

Baareey (Cakaaranews) Khamiis 14ka April 2016 Mansha allah waxaa dhamaan degaanka ka daya raxmada rabi ee guga  iyadoo biya xidheenadii laga fuliyay gooba kala duwan oo degaanka kamid ah ay buux...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Biyihii Ceelka Degmada Gunagado Oo Macaan Loo Badalay

Gunagado(cakaaranews )Jumce 15ka Aprill 2016, masuuliyiin isugujira heer degmo iyo heer gobol oo uu horkacayo Gudoomiyaha Gobalka jarar mudane Cabdi Cali Mataan ayaa maanta booqasho kutagay ceelka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Afdheer Iyo Qiimayntii 9ka Bilood

Hargeele (cakaaranews )Jumce 15ka April 2016, Shirkii Qiimaynta waxqabadka 9ka bilood oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan degmooyinka hoos yimaada Gobalka Afdheer islamarkaana lagu qiimaynayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW Wadanka Zimbabwi Oo Aqbalay Safiirka Wadanka Ethiopia Mudane Mustafe Deeq...

Zimbabwi (Cakaaranews ) Jumce 15ka April 2016, Safiirka JDFI ee loo magacaabay 5ta wadan ee Zimbabwi, Zambia, Mozambique, Angola, iyo mauritius. mudane Mustafe Deeq Cabdisalaanayaa maanta sidiiran...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw Cmc Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Mashaariicaha Kala Duwan ee Degmada Cusub ee...

Bilic-buur(cakaaranews) talaado,22, march, 2016, Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo   madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayeen masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka ganacsiga iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iimeey-barri Iyo Wax Soosaarka Beeraha iyo Mashaariicaha

Iimeeybari( cakaaranews ) Arbaco 23ka March 2016, Degmada iimay bari oo caan ku ah waxsoosaarka beeraha kana mid ah degmooyinka uu maro wabiga shabeelle islamarkaana  ah degmo kamida degmooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw Cmc Oo Socdaal Dheer Ku Maray Mashaariico Waawayn.

Qabridahar (cakaaranews) Arbaca, 23, March , 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan gudoomiyaha XDSHSI ahna afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI mudane Maxamedrashiid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Degmada Mustaxiil Oo Kulan Layeeshay Shacabka Degmada Mustaxiil

Mustaxiil( cakaaranews )Arbaco 23ka March 2016, Maamulka Degmada Mustaxiil oo shir layeeshay shacabka ku dhaqan degmada kaasoo lagaga wada arinsanayay dhinaca horumarka, nabadgalyada iyo maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISKUDAY Qaybtii 5aad

Jigjiga( cakaaranews ) Arbaco 23ka March 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto su’aalahan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkii Roob-doon iyo Dhagaxdhiga Mashaariicaha Degmooyinka Cusub.

Qabridahar(cakaaranews) khamiis, 23,march, 2016, Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo  ku guda jiray socdaalka loo bixiyay Roob-doon ayaa saaka aroortii hore ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Cusub Ee Ceel-Ogaadeen Oo Xadhiga Lagajaray

Ceel-Ogaadeen( Cakaaranews )Jumce 25ka March 2016, Gudoomiyaha Gobalka Qoraxay mudane Yuusuf Aadan Yuusuf oo ay wahelinayaan masuuliyiin heer-gobola iyo kuwo heer maamul magaalo ah ayaa ka qaybgalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Mashruuca WASH Program

Donod( cakaaranews )Jumce 25ka March 2016, Tababar ay soo agaasimeen Xafiiska Caafimaadka iyo Xafiiska Waxbarashada Degmada Donod islamarkaana ujeedadiisu ahayd in fahanbuuxa laga siiyo bulshada ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw Cmc Oo Dhagax-dhigay Dhismayaasha mashaariicaha degmada cusub ee kudunbuur.

Kudun-buur(Cakaaranews) jimce,25ka march, 2016, Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku wehelinayeen masuuliyiin sare oo uu ka mid yahay  madaxwayne ku xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw cmc Oo Ku Soo Noqday Xarunta Deegaanka ee jigjiga.

Jigjiga (cakaaranews) sabti, 26, march, 2016, Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay  ku  wehelinayeen masuuliyiin sare oo ay ka mid yihiin  gudoomiyaha XDSHSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqolmaayo Iyo Waftigii Heer Deegaan

Boqolmaayo( cakaaranews )sabti 26ka March 2016, Wafti Heer deegaan ah oo kaqayb Galay xaflada dabaaldaga degmada cusub ee Boqolmaayo ee Gobalka liibaan ayaa dhagax dhigay mashaariic Hormarineed....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadada isku xidha Feerfeer iyo Tuulada Abaaleey

Feerfeer( Cakaaranews )Sabti 26ka March 2016, Geedka Garanwaaga looyaqano oo ah geed aan anfac iyo faa’iido midna u lahayn dadka iyo duunyada labadaba islamarkaana dhibaato ba’an ku haya daaqa iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflada Dhagaxdhiga Mashaariicaha Degmada Cusub ee Galxamur.

Galxamur(cakaaranews) Sabti, 26ka March,  2016, Wafti uu hogaaminayay wasiirka   xeer ilaalinta guud iyo cadaalada  DDSI mudane Cabdijamaal Axmed Qolonbi oo ay wehelinayaan masuuliyiin uu ka mid yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Balaadhan Oo Looqabtay Dhalinyarada Degmada Feerfeer

  Feerfeer( cakaaranews )Axad 27ka March 2016, Shir ay ujeedadiisu tahay dardargalinta iyo sii xoojinta nabadgalyada iyo horumarka islamarkaana ay kasoo qaybgaleen dhalinyarada degmada feerfeer ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tuulada Badiilacad Oo Waxsoosaar Balaadhan Sameeyay

Goday( cakaaranews ) Axad 27ka March 2016, Mudo laga joogo 5sano oo kaliya ayaa ahayd wakhtigii ay xukuumada DDSI ee uu majaraha u hayo XDSHSI ay qaadatay nidaamkii lagu horumarinayay xoolodhaqatada...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>