Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan La Yeeshay Shaqaalihii Hormuudka Degmooyinka

Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti 22ka October 2016.madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta kulan la yeeshay shaqaalihii hormuudka ahaa ee ku xaraysnaa macadka maaraynta DDSI, Isagoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Amba Baxay Gobalka Erer

Waangey (Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya  wafti balaadhan ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhinaca gobolka erer, Isagoo sii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashaaricaha Biyo Galinta Duduma Cad

Fiiq( Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay  ee u anbabaxay dhinaca gobalka erer ayaa xadhiga kasii jaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar looqabtay Qaar Kamid Ah Xirfadlayaasha Caafimaadka 3 Gobol

Jigjiga(cakaaranews)Axad 23ka, October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay nidaamka casriga ah ee  baadhista cudarada TB, AIDSka, iyo waliba cudurka juudaanka  islamarkaana lasiinayay 80 xubnood oo ka kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Jigjiga Oo Sanadkan 2009 T.I Qaabishay 5400 Oo Arday

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 24ka, October 2016. Jaamacada jigjiga oo kamid ah jaamacadaha dalka JDFI ayaa sanadkan 2009 T.I qaabishy arday tiradoodu kor u dhaafayso 5400 oo arday iyadoo waxbarashadana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Ay Ku Qalin Jabiyeen 70 Arday Oo Bartay Xirfadaha Kala Duwan Ayaa Ka...

Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 24ka, October, 2016. Waxaa maanta lagu qabtay huteelka GREAN ee magaalada jigjiga xaflad balaadhan oo ay ku qalin jabiyeen   Ardaydii baratay  Habka qurxinta haweenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Buundada Waangey

Waangey(cakaaranews)Isniin 24ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray buundada waangey oo dheererkeedu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Qurba Joogta DDSI.

Jigjiga.(cakaaranews), talaado, 25ka October. 2016. Waxaa maanta xaflad  hadhimo sharafeed ah oo si meeqaam sare ah loo soo agaasimay loogu  sameeyay huteelka ZM ee magaalada jigjiga  qurba joogta DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Soo Gabagabeeyay Xirfadlayaal Caafimaad.

Jigjiga(cakaaranews)talaado, 25ka October, 2016. Tababar ay ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadilahaa xirfada daryeelka caafimaadka hooyada ilmuhu ka qubto/ dhiciska oo mudo 12 maalmood ah u socday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuliyada Maaraynta Iyo Adeega Shacabka Oo Bilowday Diwaangalinta Ardayda Cusub.

Jigjiga,(cakaaranews) talaado, 25ka, October, 2016.  Kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI   oo ka duulaysa taabo galinta qorshayaasha horumarineed ee u dajisan xukuumada DDSI, ayaa sanadihii ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kusugan Qariira

Qubi ( Cakaaranews ) Talaado 25ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa xadhig kajarkii buundada waangay kadib uga dhaqaaqeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan La Yeeshay Waxgaradka Fiiq.

Fiiq ( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo xalay u hoyday baadiyaha qariira oo katirsan senterka sac la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka

jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Kor u Qaadida Nidaamka Dakhliga Oo Ka Dhacay Jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews),arbaca, 26ka October, 2016. Kulan lagaga hadlayay  nidaamka kor u qaadida dakhliga oo ay soo diyaarisay wakaalada dakhliga DDSI loona qabtay  ganacsatada ku dhaqan magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan lagu Qiimaynayay Diyaargarawga Barnaamijka Shabakada Damaanad Qaadka...

Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 27ka, October, 2016. Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI kulan lagu  Qiimaynta Diyaar garawga  Barnaamijka shabakada damaanad qaadka cuntada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga iyo Warshada Saabuunta Samaysa Oo Xadhiga Laga jaray

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 27ka, October 2016. Warshada saabuunta oo  soo saaraysa 3000 oo litter oo isugu jirta saabuun qabays iyo saabuunta dharka maalinkasta ayaa si rasmi ah ay xadhiga uga jareen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Wakaalada Diwaaangalinta Marxaladaha Muhiimka ah Oo Ka Warbixisay...

Jigjiga(cakaaranews)khamiis 27ka October 2016. Wakaalada diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah oo ah wakaalad dhawaan laga aas aasay Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya islamarkaana u taagan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qaybtay Shaqaalihii Cusbaa Ee Qaybta Taageerada Habnololeedka

Jigjiga (Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Tababar si heer sare loosoo agaasimay oo uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI  waaxdiisa damaanad qaadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Galinta Senterka Kaaha

Qabribayax( Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka degmada qabribayax isagoo xadhiga ka jaray mashruuca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo ka Dagay Qabridahar

Qabridahar(cakaaranews) Axad, 30ka, October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>