Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jawaabaha Su'aalahii Iskuday Qaybtii 5aad

Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco 30ka March  2016 Waxaan akhristayaasha sharaftaleh wargalinaynaa in ay akhristaan jawaabaha su’aalihii  kabaxay barnaamijka ISKUDAYQaybta 5aad ee shabakada cakaaranews...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Gaarka ah Ee DDSI Ee Ka Hawlgala Nawaaxiga Degmada Feerfeer

Tuulada Abaaleey( cakaaranews )Arbaco 30ka March 2016, Rijimantiga 33 aad ee ciidanka booliska gaar ka ah ee Liyu-Police islamarkaana kahawlgala nawaaxiga Degmada Feerfeer  ayaa beerr ay ka beereen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Heer Qaran Ah Oo Kafurmay Xarunta Deegaanka

Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco, 30ka march 2016. Waxaa saaka hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan ee xarunta deegaanka kafurmay shirkii qiimaynta waxqabadka komishinka anshaxa iyo ladagaalanka musuqa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaanka Xaqiijinta Tayada Ardayga.

Jigjiga(Cakaaranews) arbaca, 30ka March,  2016 Waxaa maanta ka bilowday kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI imtixaanka xaqiijinta tayad ardayga  ee loo yaqaano COC taasi oo ay u fadhiisteen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis muhiim ah jaaliyada north America.

Minneapolis(cakaaranews) khamiis, 31, march, 2016, Waxaa la ogaysiinayaa jaaliyada somalida itoobiya   ee ku dhaqan cariga America in uu jiro Shir  muhiim ah oo lagu tageerayo  guulaha is dabajooga ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar looqabtay Kormeerayaasha waxbarashada

Jigjiga( cakaaranews )Khamiis 31 March 2016, Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen xafiiska waxbarashada DDSI iyo haayada RTI/USAID islamarkaana loohayay kormeerayaasha dugsiyada kuyaalada 68da Degmo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Cusub Ee Higlooleey Iyo Daahfurkeedii

Higlooleey( cakaaranews )Khamiis  31ka March 2016, Wafti uu horkacayo Afhayeenka Golaha Baarlmaanka DDSI ahna Gudoomiyaha XDSHSI Mudane Maxamed-rashid Isaaq ayaa kaqaybgalay daahfurkii iyo dhagxdhigii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gud-Kuxigeenka Degmada Cadaadle Oo Kawarbixiyay Mashaariicaha Dhamaaday

Cadaadle( cakaaranews ) Khamiis 31ka March 2016, Gudoomiye kuxigeenka degmada cadaadle Mudane Saleebaan Cali Bile ayaa ka warbixiyay in ay dhamaystirmeen mashaaricaha ay kamidka yihiin rugo-caafimaad....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Accountka Harawo Oo Daawaha Kusocda

Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016. degmada harawo, galxamur, boqolmaayo, goglo, shabeelay, ceel-ogaadeen, m.m.qabribayax iyo waliba m.m.wajaale, gobolka dhaawa, iyo gobolka sitti ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waaxda Damaanad Qaadka Cuntada Oo Degmooyinka U Dirtay Kooxo

Jjgjiga (Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016, Xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah geedisocodkiisa Damaanad-qaadka cuntada ayaa 3 kooxood u kala diray 28 degmo oo uu kashaqeeyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GO’AANKA SHIRKADA KAAH

Adhisababa ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016. Waxay xukuumada DDSI iyo XDSHSI soo dhawaynayaan uguna mahadcelinayaan go’aanka uu gaadhay maamulka sare ee xawaalada KAAH ee lacagta khidmada ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISKUDAY Qaybtii 4,aad

Jigjiga( cakaaranews ) Arbaco 9ka March 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto su’aalahan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaarkamida Shaqaalaha Xafiisyada Heer-Deegaaan Oo loo Soo Xidhay Tababar

Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 9,ka March 2016, Tabaabar u socday mudo 2 maalmood shaqaale kabadan 260, xubnood oo ka kalayimid Hay’adaha Dawliga ah ee heer Deegaan islamarkaana ujeedadiisu ahayd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW kuxigeenka Dalka, MW CMC iyo Canfarta

Samara ( Cakaaranews ) Khamiis, 10ka march 2016, wafti balaadhan oo uu horkacayo raisal wasaare kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokenin oo ay weheliyaan wasiirka arimaha Federalka iyo Horumarinta xoola...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deegaanka Canfarta Iyo Qiimayntii Kililada

Samara ( Cakaaranews ) jamce, 11ka march 2016. Waxaa saaka si rasmi ah uga furmay xarunta deegaanka canfarta ee samara gaar ahaan hoolka shirarka Agdha and Resort Huteel shirkii qiimaynta waxqabadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan lagu Qiimaynayay Tayaynta Adeega Caafimaadka Oo La Soo Gabagabeeyay.

Jigjiga(Cakaaranews) jimce 11ka, March,  2016 Kulan lagu  qiimayay  waxqabadka  lixdii bilood ee  dhinaca adeega caafimaadka oo uu soo diyaariyay xafiiska caafimaadka loona hayay   hay'adaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Kuxigeenka Dalka Oo Kahadlay Horumarka Deegaanka Soomaalida

Samara ( Cakaaranews ) jamce, 11ka march 2016. Waxaa caawa xarunta dawlada deegaanka canfarta ee samara lagu soo gabagabeeyay shirkii qiimaynta waxqabadka 6da bilood ee boordhiga dawlad deegaanada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba-Joogtii Oo Kalahadhay

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 12ka March 2016, Degmooyinkii cusbaa ee  ay kamidka yihiin Qadhaadhumo, Boqolmaayo, Galxamur, Dharwanaajiye, God-God, Qooxle, Lehel-yucub, Kudunbuur, Gablalu, iyo Eleele ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wakhti Xaadirkann

Jigjiga( Cakaaranews ) Sabti 12ka 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxmuud cumar ayaa saaka kasoo duulay magaalada Samaara ee xarunta deegaanka Canfarta Kadib qiimayntii waxqabadka 6da bilood ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflada Sagoontinta Safiirka Shan-Wadan Oo African ah

Jigjiga( cakaaranews ) Sabti 12ka March 2016, Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamrakaana ujeedadeedu ahayd sagoontinta mudane Mustafe Deeq Cabdisalaan oo ah safiirka dalka JDFI  u fadhiyi...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>