Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boardga kililada Taageerada Gaarka ah Lasiiyo oo Furay qiimayntii waxqabadka...

Addis-Ababa(cakaaranews) isniin, 18da July 18, 2016 Boardga dawlad deegaanada taageerada gaarka ah lasiiyo ee uu hogaamiyo Raisal wasaare ku xigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokenin ayaa furay qiimayntii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Degdeg ah: Dhabuuke Oo Gacanta Lagu Dhigay

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado, 19ka July 2016. Sidaad warkii hore kulasocoteen waxaa jirtay in 8 xubnood oo ay kamid ahaayeen sheekh deeq iyo dhabuuke uu sirdoonka BMK dabasocday maalmahanba iyagoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw Cmc Iyo Wafti heer Faderaal ah oo Lagu Soo dhaweeyay.

Jigjiga(cakaaranews) Arbaca, 20ka July, 2016 Waxaa maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee garaad wiil-waal international Airport  madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mw Cmc Oo Furay Shirwaynaha Wadatashiga Afhayeenada Golayaasha.

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 21ka, July, 2016 Waxaa maanta ka furmay madasha shirarka ee qaryaan dhoodaan shirwaynihii wadatashiga heer qaran ee golayaasha fadaraalka, deegaanada dalka iyo 2da...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Qaabilay Wafti kasocday Australia

Jigjiga (cakaaranews)khamiis 21 July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud Cumar oo ay weheliso madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waftigii Australia Oo Lagudoonsiiyay Hadiyado

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 21ka July, 2016. Kadib qaabilaadii iyo soo dhawayntii waftiga Australia oo booqasho kuyimid deegaanka ayuu madaxwaynuhu uhogaamiyay dhanka hoolka shirarka ee qaryaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Casho-sharaf Soo Dhawayn ah Oo Martida Kulan-waynuhu Usocdo Loo Sameeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis,21ka July 2016. Waxaa barxada wayn ee guriga martida qaryaan dhoodaan caawa kabilawday casho-sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo sameeyay martida uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Hadiyado Gudoonsiiyay Martidii Kulan-waynuhu Usocday

Jigjiga(Cakaaranews) Jamce, 22ka July 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka kaqaybgalay gabagabadii kulanwaynaha wadatashiga afhayeenada iyo afhayeen kuxigeenada golayaasha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Martidii Kulanwaynaha Heer Qaran Oo Dhirayn Samaysay

Jigjiga(Cakaaranews) Jamce, 22ka July 2016. Kadib soo xidhitaankii kulanwaynaha ayaa waxay afhayeenada iyo afhayeen kuxigeenada golayaasha dalka, dawlad deegaanada iyo ismaamulada oo uu hogaaminayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xalay Iyo Damaashaadkii Guusha Ciidanka Ee Qabridahar

Qabridahar(Cakaaranews) Jamce, 22ka July 2016. Qaar kamid ah ciidanka liyuu booliska oo kasoo laabtay hawlgalkii soomaaliya ee ay kusoo afjareen hadhaagii UBBO ayuu shacabka magaalada qabridahar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikh Xumadii Sheekh Deeq Oo Uu Nooga Warbixiyay Mudane Badawi

Qabridahar(Cakaaranews) Sabti, 23ka July 2016. In maydka sheekh deeq lawadho banaanada mudo 7 bari ah waa arin diini ah oo banaan maadaama uu ahaa qaadicu dariiq, dil, dhac, kufsi iyo boob uusan ukala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Qurba joog ah oo Booqday Gobolka Erer.

Fiiq( cakaaranews) sabti, 23ka July, 2016 Ka dib markii la soo gabagabeeyay kulanwaynihii todobaadka qurba joogta ayaa waxay qurba joogtii ka soo qaybgashay kulanwaynahaasi qaarkood   booqdeen gobolada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Kabineega DDSI Oo Kulan Layeeshay Wafti Heer Federal ah

Jigjiga(Cakaaranews) Axad, 24ka July 2016. Golaha kabineega DDSI oo uu hogaaminayo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee xafiiska madaxwaynaha kulan kulayeeshay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Xidhay Xirfadlayaal Caafimaad.

Jigjiga(cakaaranews) axad 24da July, 2016, Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa  maanta tababar u soo xidhay  xirfadlayaal caafimaad oo muddo 12 maal mood ah tababar uga soday hoolka shirarka  Meles Memorial...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hantidhawraha Guud ee DDSI Oo Ka Warbixiyay Qorshaha Hantidhawr Ee Xafiiska.

Jigjiga(cakaaranews) axad 24ka July, 2016  Hantidhawraha guud ee DDSI mudane Aadan Kuusow Cali oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka ayaa ka warbixiyay qorshaha hantidhawr ee xafiiska kuwa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii 7aad Ee Golaha Baarlamaanka MMJ

Jigjiga (cakaaranews)Axad 24ta July 2016. Waxaa saaka hoolka shiraraka ee mm jigaga ka furmay kal fadhigii 7aad ee golaha xildhibaanada maamulka magaalada jigjiga. Hadaba Afhayeenka Baarlamaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsanaa Kor U Qaadida Garaadka Shaqaalaha Xafiiska Beeraha

      Jigjiga ( cakaaranews ) Sabti 25ka june 2016.Tababar uu soo agaasimay waaxda khayraadka dabiiciga ah ee xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah oo kusaab sanaa kor uqaadida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii 6aad Ee Golaha Xildhibaanada Degmada Mustaxiil

Mustaxiil(Cakaaranews)Sabti 25ka june 2016.Waxaa maanta si heer sare ah u qabsoomay kalfadhigii 6aad ee golaha xildhibaanada degmada mustaxiil kaasoo baarlamaanka loogu soo bandhigay warbixinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kaqaybgalay Wareegii 8, aad Ee Munaasabada Qalinjabinta Jaamacada...

Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti, 25ka June 2016. Madaxwaynaha DDSI ahna gudoomiyaha boordhiga maamula jaamacada jigjiga mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka kaqaybgalay munaasabada wareegii 8, aad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Sare Ee XDSHSI Ee Australia

Jigjiga( Cakaaranews ) Sabti, 25ka June 2016. Wareegto kasoo baxday xarunta dhexe ee XDSHSI iyo wakaalada qurbajoogta DDSI ayay ku aqoonsadeen qaabdhismeedka ay samaysteen jaaliyada kasoo jeeda DDSI...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>