Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baafin HCTV

Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis, 23ka June 2016. Waxaa labadii todobaad ee lasoo dhaafay ilaa hada aad la isu waydiinayaa telefishinkii Horn Cable la odhan jiray oo hawada kabaxay iyo mulkiilihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimaynta Mashruuca RIF

jigjiga(Cakaaranews) khamiis 23ka June 2016.Kulankii 2aad ee lagu qiimaynayay mashruuca dhimista dhimashada hooyada iyo dhalaanka ee marka afka qalaad magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano RIF  ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar ku saabsan Shuruucda Dalka JDFI

Jigjiga (cakaaranews) jumce 24ta june 2016.Tababar ku saabsan shuruucda dalka JDFI islamarkaana uu soo agaasimay Golaha Federationka JDFI ayaa loo qabtay qaar kamid ah agaasinada heer deegaan,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka IGAD Oo MW CMC gudoonsiiyay Shahaado Sharaf

Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti, 25ka June 2016. Wakiilka IGAD ufadhiya Soomaaliya mudane Jamaal Axmed Ibraahin oo ay weheliyaan waftigii kasocday dawlada federalka soomaaliya oo baryahanba aqoon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsanaa Kor U Qaadida Garaadka Shaqaalaha Xafiiska Beeraha

      Jigjiga ( cakaaranews ) Sabti 25ka june 2016.Tababar uu soo agaasimay waaxda khayraadka dabiiciga ah ee xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah oo kusaab sanaa kor uqaadida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kal-fadhigii 6aad Ee Golaha Xildhibaanada Degmada Mustaxiil

Mustaxiil(Cakaaranews)Sabti 25ka june 2016.Waxaa maanta si heer sare ah u qabsoomay kalfadhigii 6aad ee golaha xildhibaanada degmada mustaxiil kaasoo baarlamaanka loogu soo bandhigay warbixinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kaqaybgalay Wareegii 8, aad Ee Munaasabada Qalinjabinta Jaamacada...

Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti, 25ka June 2016. Madaxwaynaha DDSI ahna gudoomiyaha boordhiga maamula jaamacada jigjiga mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka kaqaybgalay munaasabada wareegii 8, aad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Sare Ee XDSHSI Ee Australia

Jigjiga( Cakaaranews ) Sabti, 25ka June 2016. Wareegto kasoo baxday xarunta dhexe ee XDSHSI iyo wakaalada qurbajoogta DDSI ayay ku aqoonsadeen qaabdhismeedka ay samaysteen jaaliyada kasoo jeeda DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Harar Kaga qaybgalay Shir Kusaabsanaa Strategyada TVETka

Harar ( Cakaaranews ) Isniin, 27ka June 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xarunta deegaanka hararida ee magaalada harar kaga qaybgalay shir kusaabsanaa strategyada TVETka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismayaal Goobo Ganacsi ah oo Xadhiga Laga Jaray.

Jigjiga(cakaaranews) talaado, 28ka June, 2016 Waxaa xadhiga laga jaray   4 masharuuc oo ah  dhismayaal loogu talagalay  ganacsiga yar yar ee xaafadaha maamulka magaalada jigjiga  kuwaasi oo qayb ka  ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guryo iyo Dhul Beereed Lagu Wareejiyay Shacabka Ay Abaaruhu Saameeyeen.

Gabi(cakaaranews), Arbaca, 29ka, June, 2016 Bulshadii ay abaaruhu hore u saameeyeen ee ku dhaqanaa tuulooyinka hoos yimaada degmada hadhagaale ee gobolka Siti ayaa si heer sare ah loo dajiyay qabalaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Hirgalinta Qorshaha Caafimaadka Oo La Soo gabagabeeyay.

Jigjiga(cakaaranews) Arbaca, 29ka June, 2016 Waxaa la soo gabagabeeyay tababar mudo 6 maalmood ah u socday hogaaminta caafimaadka degmooyinka iyo maamul magaalooyinka oo ay ka mid yihiin madax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah Jaaliyada DDSI.

Jigjiga(cakaaranews)  khamiis, 30ka June 30, 2016  dhamaan qurba joogta ka soo jeeda   deegaanka somalida itoobiya  ee ku sugan wadanka gudihiisa  Waxaa la ogaysiinayaa in ay iska soo diwaan galiyaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Lagu Taageerayey Socdaalkii Taariikhiga Ahaa ee Australia oo Ka Dhacay...

Minnesota( cakaaranews) khamiis, 30ka June, 2016 Shir ay soo diyaariyeen jaaliyada DDSI gaar kaan kuwa ka soo jeeda degmada qubi  ee gobolka Erer  ayaa ka  kadhacay gobolka Minneapolis magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Ku xigeenka DDSI Oo Furtay Kulan Lagaga Hadlayo Waxqabadka...

Jijiga (cakaaranews)khamiis, 30ka June 30, 2016 Waxaa ka furmay hoolka shirarka ee huteelka nogob ee xarunta deegaanka  kulan lagaga hadlayo waxqabadkii lixdii bilood ee ugu danbaysay ee  mashruuca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI ee Edmonton Oo Deeq Raashin Ah Soo Gaadhsiiyay Dadka Danyar ah.

Jigjiga (cakaaranews) jimce, 1da July, 2016 qaarka mid ah hogaaminta  Jaaliyada DDSI  ee ku dhaqan magaalada  Edmonton ee gobolka Alberta ee wadanka Canada ayaa deeq raashin ah u soo diray dadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Article: - The success is not crisis

jigjiga ( Cakaaranews ) Saturday jully 2, 2016. During kebri-dahar airport opening ceremony, at Arrival of federal delegates led by Dr. DebreTsion & welcoming by regional president Abdi Omar.  In...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Qurba Joog Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil waal.

Jigjiga (cakaaranews) sabti, 2da, July, 2016 Wafti  qurba joog ah oo uu hogaaminayay Ugaas Xasan Maxamed Cabdisalaan  ayaa si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee garaad wiil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kaqaybgalay Qalinjabintii Kuliyada Xirfadaha

Jigjiga ( Cakaaranews ) Axad, 3da Jully 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka kaqaybgalay xafladii qalinjabinta kuliyada tababarada xirfadaha iyo farsamooyinka gacanta oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Qurba Joogta Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha...

Jigjga (cakaaraNews)  isniin 4ta July , 2016 Waxaa  garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal international Airport si heer sare ah loogu soo dhaweeyay wafti qurba joogta oo ka kala socday wadamada...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>