Xafiiska Ka Hortaga iyo u Diyaar Garowga Masiibooyinka DDSI Oo Kooxo Khabiiro...
Jigjiga(Cakaaranews) khamiis, 9ka, June, 2016 Wasiirka xafiiska ka hortaga iyo u diyaar garowga masiibooyinka DDSI mudane Maxamed Daahir Ismaaciil oo xafiiskiisa ugu waramaya warbaahinta DDSI ayaa ka...
View ArticleTababar ku Saabsan Maaraynta Xogta Caafimaadka Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga( cakaaranews) Khamiis, 9ka June, 2016 Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar u soo xidhay xubno ka socday xafiisyada caafimaadka ee 45 degmo oo ka mid ah gobolada Nogob, Jarar, Doolo Qoraxay...
View ArticleUmuliso Dhaqameedyada Gobolka Doolo Oo Tababar Loo Qabtay
Wardheer( cakaaranews ) jumce 10ka june 2016. Tababar ku saabsan kobcinta aqoonta umuliso dhaqeedyada gobolka doolo islamarkaana ay kasoo qaybgaleen 50 xubnod oo ah umuliso-dhaqameedyo ayaa ka furmay...
View ArticleWafti Uu Hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Lagu Soo...
Jigjiga(Cakaaranews) jimce, 10ka, June 10, 2016 Waxaa garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal international Airport si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay wafti uu hogaaminayo wasiiru dawlaha...
View ArticleShir Heer Qaran Ah Oo Lagu Qiimaynayo Hantida Iyo Maaliyadaha Adeega...
Jigjiga (cakaaranews) Jimce, 10ka June, 2016 waxaa maanta ka furmay caasimada deegaanka ee jigjiga gaar ahaan huteelka xamda shir heer qaran ah oo lagu qiimaynayo nidaamka isticmaalka hantida iyo...
View ArticleShir Ay Yeesheen Xukuumada Iyo Shacabka Gaashaamo
Gaashaamo ( Cakaaranews ) Jamce, 10ka June 2016. Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3dii bisha Sane, 2008TI kadhacay hoolka shirarka ee magaalada gaashaamo Shir ay isugu yimaadeen waxgaradka...
View ArticleSHIRKI MAANTA EE JAAMACADA CAMBERRA AUSTRALIA
Camberra ( cakaaranews) Sabti 11 June 2016, Shir maanta jaamacada camberra ka dhacay oo ay diyaariyeen arday tiro yar oo ka soo jeeday qoomiyadaha kale ee dalka itoobiya oo si heer sare ah u...
View ArticleSafaarada Turkiga Oo Afur-sharafeed U Samaysay Madaxwayne Kuxigeenka DDSI
Adhisababa( cakaaranews ) sabti 11ka june 2016. Safiirka safaarada turkiga ee wadanka itobiya ayaa afur-sharafeed heer sare ah u sameeyay madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska Horumarinta...
View ArticleDufcadii 11Aad Oo Ka Qalinjabisay Kuliyada Caafimaadka Jigjiga.
Jigjiga(cakaaraNews) sabti, 11ka June , 2016Xaflad si meeqaamsare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalinjabiyeen dufcadii 11aad ee kuliyada caafimaadka jigjiga xirfadlayaal caafimaadka oo dhan 464...
View ArticleTababar Ku Saabsan Qorshaha Qoyska Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga(cakaaranews) Sabti, 11ka, June, 2016 Tababar ay si wadajir ah u soo agaasimeen xafiiska caafimaadka DDSI, Ururka horumarinta soomaalida Itoobiya iyo hay'adda ACPA oo ku saabsanaa Qorshaha...
View ArticleGob-Doolo iyo Shir Kusaabsan Ladagaalanka Kontrobaanka
Wardheer( cakaaranews )axad 12ka june 2016. Shir kusaabsan ladagaalanka kontrobaanka islamarkaana ay si wada jira ah isaga kaashadeen maamulka gobolka doolo iyo ciidamada finansiga oo ay ka soo...
View ArticleJaaliyada DDSI Ee Belgium Oo Gudoomiye Cusub Loo Doortay
Belgium (Cakaaranews) Axad 12ka june 2016. Kulan deg deg ah oo ay yeesheen gudida fulinta DDSI ee jaaliyada dalka belgium oo maanta ka dhacay magaalada Gent ayaa gudoomiye kumeel gaadh ah loogu...
View ArticleShirkii Melbourne Oo Si Heer Sare ah U dhacay
Melbourne (Cakaaranews ) isniin, 13ka june 2016. Waxaa maanta magaalada Melbourne ee wadanka Australia kadhacay shir ay si heer sare ah usoo agaasimeen jaaliyada DDSI ee wadanka Australia kunool....
View ArticleAfurkii Melbourne
Melbourne ( Cakaaranews ) Isniin, 13ka June 2016. Kadib shirkii Melbourne oo aad moodaysay inuu kadhacay hoolka shirarka Kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI ayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud...
View ArticleDajinta Iyo Wax-soosaarka Beeraha 9kii Bilood Ee U Danbeeyay
Jigjiga(Cakaaranews)Khamiis 5ta May 2016, Wasiirka Horumarinta Waraabka iyo Dooxooyinka DDSi mudane Suldaan Maxamed (suldaankhayre) oo xafiiskiisa ugu waramay shabakada wararka ee cakaaranews ayaa ka...
View ArticleShirkii Qorshaha Horumarinta Xoolaha Oo La soo Gabagabeeyay.
Jigjiga(cakaaranews) jimce, 6da May, 2016, Waxaa hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan ee xarunga deegaanka lagu soo gabagabeeyay shir lagaga hadlayay qorshaha isbadalka koboca dhaqaalaah GTP2...
View ArticleMashruuca Dhismaha Maxjarka Ee Centerka Harre Oo Gabogabo maraya
Jigjiga(cakaaranews )Axad 8da May 2016, Mashruuca dhismaha ee maxjarka oo ay fulinayso Wakaalada dhismaha iibka iyo adeegyada gaar ka ah ee booliska DDSI ayaa maraya 92%. Kaasoo dhismihiisu ku fadhiyo...
View ArticleMW CMC Oo Furay Tababarkii Hogaaminta XDSHSI
Jigjiga( Cakaaranews ) Isniin, 9ka may 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee Kali kafuray tababarka hogaaminta XDSHSI heerarkiisa kaladuwan oo soconaya mudo...
View ArticleDood Cilmiyeedkii Casharkii Saaka
Jigjiga( Cakaaranews ) Isniin, 9kii may 2016. Kadib casharkii saaka uu madaxwaynuhu siiyay hogaaminta XDSHSI heerarkooda kaladuwan kuna saabsanaa sooyaalkii dhanka nabadgelyada deegaanka ee kadhacaa...
View ArticleSoo Jeedintii Fikirada Dooda Kooxaha
Jigjiga ( Cakaaranews ) talaado 10ka May 2016, tababarkii hogaaminta XDSHSI oo galay maalinkiisii labaad ayay saaka 9kii kooxood ee ka koobnaa 120ka xubnood ee isugu xidhnaa 60,30,1 ilaa 5 xubnood ay...
View Article