Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Baareey Iyo Xuskii Sanadguurada XDSHSI

Baareey( cakaaranews ) Talaado 8,da March 2016, Munaasabad lagu maamuusayay xuska sanadguurada 18aad ee XDSHSI ayaa kadhacday Damada Baareey ee Gobolka Afdheer  waxaana kasoo qaybgalay dhamaan bulshada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Golaha Amaanka Oo Furmay

Diridhaba( Cakaaranews ) Talaado, 8da march 2016, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee Samrat huteel kafuray shirkii golaha amaanka ee deegaanka oo kadhacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaarkamida Shaqaalaha Xafiisyada Heer-Deegaaan

Jigjiga( Cakaaranews )Talaado 8,da March 2016, Tabaabar uu soo agaasimay Xafiiska Adeega shacabka iyo Kobcinta Maamulka DDSI islamarkaana ujeedadiisu ahayd kobcinta aqoonta shaqaalaha ee dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Sanadguurada Maalinka Haweenka ee 8,da March

Qabridahar( cakaaranews ) Talaado 8,da March, 2016, Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo kusaabsan Xuska Sanadguurada Maalinka Haweenka Aduunka islamarkaana laga xusayo Maanta dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Caga-dhigtay A.A.B.I.A

Adhisababa ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar   ayaa shirkii golaha amaanka ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada diridhaba kadib saaka uga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Accountka Harawo Oo Daawaha Kusocda

Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016. degmada harawo, galxamur, boqolmaayo, goglo, shabeelay, ceel-ogaadeen, m.m.qabribayax iyo waliba m.m.wajaale, gobolka dhaawa, iyo gobolka sitti ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waaxda Damaanad Qaadka Cuntada Oo Degmooyinka U Dirtay Kooxo

Jjgjiga (Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016, Xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah geedisocodkiisa Damaanad-qaadka cuntada ayaa 3 kooxood u kala diray 28 degmo oo uu kashaqeeyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GO’AANKA SHIRKADA KAAH

Adhisababa ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016. Waxay xukuumada DDSI iyo XDSHSI soo dhawaynayaan uguna mahadcelinayaan go’aanka uu gaadhay maamulka sare ee xawaalada KAAH ee lacagta khidmada ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISKUDAY Qaybtii 4,aad

Jigjiga( cakaaranews ) Arbaco 9ka March 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto su’aalahan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaarkamida Shaqaalaha Xafiisyada Heer-Deegaaan Oo loo Soo Xidhay Tababar

Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 9,ka March 2016, Tabaabar u socday mudo 2 maalmood shaqaale kabadan 60, xubnood oo ka kalayimid Hay’adaha Dawliga ah ee heer Deegaan islamarkaana ujeedadiisu ahayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talaalka Cudurka Dabaysha Oo ka Bilawday Magaalada Fiiq

Fiiq( cakaaranews ) Sabti, 27 February 2016, Waxaa sirasmi ah uga bilawday Magaalada Fiiq ee Xarunta Gobaka Nogob Talaalka Cudurka Dabaysha ee (polio) oo lasiinhayo Caruurtada da’doodu ka hosayso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudane Axmed Maxamed Shugri Oo Noqday Mw Kuxigeenka Maxkamada Guud Ee Qaybta...

Jigjiga( Cakaaranews ) Sabti 27, February 2016, Wuxuu baarlamaanku kalfadhiga 2aad golihiisa 5aad uu manta ku ansixiyay bayaan qeexayay sadex madaxwayne ku xigeen oo lagusoo kordhiyay qaab dhismeedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Boodalay Ee Deegaanka Dulqabaw, Degmada Horshagax Ee Deegaanka Ilo,...

Jigjiga ( Cakaaranews ) Axad, 28ka February 2016.  Sida lawada ogsoon yahay caasimada DDSI ee jigjiga waa ismaamul gooni ah oo leh qaab-dhismeed dhamaystiran oo budgetary ah iyo baarlamaan gaar ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafladaha Dabaaldaga Degmooyinka, Gobolada iyo MMka Cusub Iyo Kaalinta Qurba...

  Jigjiga( Cakaaranews ) Isniin 29 February 2016, Xarunta Dhexe ee XDSHSI  ayaa faah faahin ka bixisay sida ay u dhacayaan  Xafladaha loogu dabaaldagayo Degmooyinka, Gobalada iyo Maamul Magaalooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida ay Hogaaminta Sare Uga Qaybgalayso Dabaaldaga Xafladaha Degmooyinka,...

Jigjiga ( Cakaaranews ) Isniin, 29ka february 2016. Xarunta dhexe ee XDSHSI ayaa sidan hoos kuqoran uqeexday sida ay hogaaminta sare uga qaybgalayso xafladaha adabaaldaga 25ka degmo, 2da mm iyo 2da...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska DPP Oo Qabtay Tababar ka Diyaargarowga Isbadalka Cimilada.

jigjiga ( cakaaranews ) Isniin 29 February 2016,Tabarbar uu soo agaasimay Xafiiska ka hortaga iyo u diyaargarowga Masiibooyinka waaxdiisa prime oo kusaabsanaa ka diyaar garowga isbadalka cimilada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ...Ogaysiis …Ogaysiis

Jigjiga ( Cakaaranews ) Isniin, 29ka February 2016. Waxay  xarunta dhexe ee XDSHSI ogaysiinaysaa dhamaan hogaaminta sare ee deegaanka ee kaqayb-galaysa xafladaha loogu dabaaldagayo 25ka degmo, 2da...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoghaynta Xafiisyada Oo Lagu Tababarayo Xirfada Computerka Oo Casri ah.

Jigjiga ( cakaaranews ) Talaado 1 March 2016 Tababar uu soo agaasimay Xafiiska Adeega Shacabka iyo Kobcinta Maamulka DDSI islamarkana ujeedadiisu tahay kor uqaadida Xirfada Computerka (Basic Computer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Balaadhan oo ka Dhacay Gursum.

Gursum(Cakaaranews) , talaado, 1da March, 2016, waxaa ka dhacay magaalada gursum ee xarunta degmada gursum kulan balaadhan oo ay ujeedadiisu tahay  sii xoojinta hawlaha horumarka nabadglayada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Sanad Guurada 120aad ee Guusha ADWA.

Jigjiga(Cakaaranews) talaado, 1da march, 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa guud ahaanba shacab waynaha  itoobiya ugu hanbalyeeyay sanad guurada 120 aad ee  guusha ADWA oo...

View Article
Browsing all 131746 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>