Addis-ababa(Cakaaranews) Khamiis 12ka April 2018. Wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku wehelinayeen odayaal dhaqameedka deegaanka ayaa ka degay xarunta dalka ee magaalada addi-sbaba, iyagoo halkaas kaga qaybgali doona shirar muhiim ah. Wuxuuna Madaxwayanuhu wakhti xaadirkan ku suganyahay xarunta dalka ee magaalada addis-ababa.
↧
MW CMC IYO WAFTI UU HORKACAYO OO KA DEGAY XARUNTA DALKA
↧